SICIID QALINLE HEESTA KUN BAA RABI KAA BARYEYSA HCTV MUSIC | © HCTV | 2019 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 212

  • @ahmedsuldaan5692
    @ahmedsuldaan5692 5 ปีที่แล้ว +73

    Wiilkan waa soo baxayaa oo muran kama taagna dhuun dahabi ah baa saaran mnsha allah bro waqti aan fogayn waxaad maqlaysaan fanaanaankeenii waynaa lkn ani wax aqoona uma lihi codkisaa isoo jiitay

  • @rabiileahmed3453
    @rabiileahmed3453 5 ปีที่แล้ว +254

    Siciid qalinle wa fanaan mustqbal leh codkiisa halaasiga wuxu i xasuuusiyay xasan aadan samatar war inta heestan tiktok ama instagram kaso argaty like ii saara

    • @fatuushabdirashid5508
      @fatuushabdirashid5508 5 ปีที่แล้ว +3

      Ana manta dhan xassan Adan ku badhye ilen inanka na qada heesta🥰😘

  • @nasirawil1232
    @nasirawil1232 5 ปีที่แล้ว +31

    The best fanaan fankii inuu soo noolaanayo ayuu umuuqdaa wiilkan yar ee codka macaan ee kasoo jarmaaday magalada Garoowe mar haduu hargeisa yimid Wuu Qarxayaa ee halayla eego!!!

  • @adeshlelefow8620
    @adeshlelefow8620 5 ปีที่แล้ว +18

    Samaaatar yare.... Keep going
    Eeesh ... Calaa sooout👌🎶🎼... Waaa Hassan Adaan Samatar ooo meshan tagaan

  • @haliimosacdiyo642
    @haliimosacdiyo642 5 ปีที่แล้ว +38

    Kuun baa rabi ka baryeysa😍 intaaasa iga gadan❤️

  • @somalitv9331
    @somalitv9331 5 ปีที่แล้ว +17

    heestan markan tiktok ku maqlye nin wayn baan filaaye balse mid yar baa iga soo hor baxay keep going bro samatarkii qarniga wn kuu qiray

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +21

    Waaaaw waa marki igu horeysay aan maqlo codkiisa tik tok ka so arkay cod wuu ku dhamaaday keep going bro😎

  • @yaasmabeauty2261
    @yaasmabeauty2261 5 ปีที่แล้ว +9

    Ax wiil yaro cod dahabi ah leh axsan miro mashallah beskaba idilay keep going samatar yare 🙏

  • @safaabdiaziz5599
    @safaabdiaziz5599 5 ปีที่แล้ว +96

    Waqti ayey igu qaadatay helida heeskaan 😁
    21 July 2019👀👀👀👂👂👌💖❣

    • @mursalmaxamuud3516
      @mursalmaxamuud3516 5 ปีที่แล้ว +2

      Anba status kuso arkay magaciis wan aqon wayay ilaa markii Bageka horncable baaro

    • @hilowlea5600
      @hilowlea5600 5 ปีที่แล้ว

      Anigaba

    • @hassankhalif3651
      @hassankhalif3651 4 ปีที่แล้ว

      2 daiqa iku qadatay

    • @Kadiil
      @Kadiil 3 ปีที่แล้ว

      Safadeyda.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @safaabdiaziz5599
      @safaabdiaziz5599 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Kadiil 😍😍😍😍😘😘😘💋💋

  • @aaminagamadiid2693
    @aaminagamadiid2693 5 ปีที่แล้ว +39

    Finally 😃 wlhi caadi maaha kan yar ha lay doono huuno hadad soomli maxamed tihiin😉😉😉😉

  • @b_z_b.7
    @b_z_b.7 5 ปีที่แล้ว +19

    Tubeec buu iso xasuusiyay laabsaalax iyo furinle ka'agdawoow sxp ragaas weey kusosaarayaan

  • @gorgeousgirlabdi8975
    @gorgeousgirlabdi8975 5 ปีที่แล้ว +5

    Wow amazing wlhi hore u soco huno codkaagu dareenbu abuuraya quruxlow

  • @naciimozhabeel9823
    @naciimozhabeel9823 5 ปีที่แล้ว +3

    Siiciid qaline fanan buux waaaye codkiis top waye 👏👏👏 hore usocoda hno qli

  • @asmaahmed7208
    @asmaahmed7208 5 ปีที่แล้ว +25

    heesta sidaan uradinya ugu danbnti waan hely

  • @xafsomohamed738
    @xafsomohamed738 4 ปีที่แล้ว +9

    Wiil baa manta igu yiri waa kugu duceysta ina xaskeyga noqoto raba
    markas heestan xasuusti
    Waa jecelhy anigaba wiilkas
    2020 like 🙈💖💑💘

  • @suucadcdysuucadcdy3969
    @suucadcdysuucadcdy3969 5 ปีที่แล้ว +4

    Heeestan tiktokA ka arkay markasa Waxan moday inow xasan Adan samatar hees cusub soqaday markasa sidan uradinaye oo uqorayay xasan Adan hees cusub lkn ugudanben Wan helay wawil yaro cod macan wlh Masha Allah

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 5 ปีที่แล้ว +4

    amazing xasan adam codkisi bu so dhawayey keep going

  • @ikramali9945
    @ikramali9945 5 ปีที่แล้ว +5

    Muuse ismaciil qalinle ayaa dhaly ayee ilatahy Masha Allah 😍

  • @ayancaynisaleeban9054
    @ayancaynisaleeban9054 5 ปีที่แล้ว +3

    Mn shaa allah alle ha ku dhawro codkaagaan la dhacay😉😍

  • @najaxnadka8400
    @najaxnadka8400 5 ปีที่แล้ว +3

    Marka laleeyahay hargeisa waa hoygii fanka waaa sidan ookale wiilkani garawe ayuu ka yimid isagoon caan ahayn haddana waad aragtaa siduu yahay reer hargeisa hadaan nahay waan soo dhawaynaynaa wixii Somali sheegtaba

  • @yahyrkaros4165
    @yahyrkaros4165 5 ปีที่แล้ว +3

    Wooow codka guuxa Wa nin talent leH Horey usoco🙏

  • @istahillaki2180
    @istahillaki2180 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanan jira siicid qalinle ku tageera keep going wllo

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 5 ปีที่แล้ว +3

    Wqwwwwww cajap maxan raadiyay heesta akhir Ku gulysty mansha Allah wiilku ma Xasan adanba

  • @roblox4life685
    @roblox4life685 5 ปีที่แล้ว +5

    What a hees mashallah beautiful voice 😍🥰✌️💯

  • @naasirmuniir6103
    @naasirmuniir6103 5 ปีที่แล้ว +27

    wixii arka inuu xasan aadan ucod eegyahay Liketa🙋

  • @shaimasahasom5521
    @shaimasahasom5521 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah quruxow ilxun kuma aragto🥰😘

  • @amalhassan3066
    @amalhassan3066 5 ปีที่แล้ว +5

    Codba kugu dhamaday prada Hore uu soco🤗

  • @sagalsomaliankingofficial7554
    @sagalsomaliankingofficial7554 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi fanaan aan si dhap ah u tagaaro waa siciid qalinle 2019 💕💕🙏🙏🇸🇴

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 5 ปีที่แล้ว +26

    You have gold voice laakiin get good education Aaqiro iyo Aduunyo ku anfacda insha allah

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 ปีที่แล้ว

      Kun baad uqeybsameyne
      Kun baa Rabi ka Baryeysa 😯😯

  • @abdidheere1328
    @abdidheere1328 3 ปีที่แล้ว

    Waar inankan Hala siiyo fanaanka somalida ugu codka fiican Somaliland talent ayaa usoo baxay wlhi abwaanadu ha u dhiibtaan ninkan midhahooda ax waar niyow ninkan soo dhaweeya wllo

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 ปีที่แล้ว +3

    All time hit song!!!!
    2022 new year
    Said qalinle

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 5 ปีที่แล้ว +6

    Dhuuntii fannaan qalinle AHUN bal xasuuso heestii ubaxoo dillaacay.🎖

  • @najmiyaessa6438
    @najmiyaessa6438 5 ปีที่แล้ว +4

    Dhuun Dahabiyaa Kusaaran 😍😍😍

  • @rahmakoosaar8539
    @rahmakoosaar8539 5 ปีที่แล้ว +11

    Woow.waligaay hees comment kamabixin lkn wiilkan yarka ah mnshaallah waaye xasan adan two lkn codkaa sas umacaan inaad quraan ku aqriday ahaayd wllo

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +3

    Codkii xasan aadan samatar oo xagaas taagan weyaan keep going bro

  • @ishwaaqgeenyo7351
    @ishwaaqgeenyo7351 5 ปีที่แล้ว +9

    Wlh heestan adbey iiga gdanthy inbdn baan raadinyeee inan kan yar adban oga mhd celinyaa

  • @ahlaamcadey616
    @ahlaamcadey616 5 ปีที่แล้ว +13

    San u raadiye le fanily😃 hada instgram kaso arke

  • @hamdadahir6410
    @hamdadahir6410 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Xasan aadan ayu u cod eegayahy wiilkan yaa ila arkay

  • @ismahandhuxul5859
    @ismahandhuxul5859 5 ปีที่แล้ว +2

    Saan uradinaye mantaa hilay waa hes aad unacan 2019 9. 22 😌😌😌 waq badan baaa radinaye

  • @abdinasirabdi9568
    @abdinasirabdi9568 5 ปีที่แล้ว +4

    Woow cod jiro iyo hees qimo leh fanki dhib ayu u curtay

  • @mohameddeek2857
    @mohameddeek2857 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah cod dahabi ah ayuu leeyahay Hassan Aden Samatar ayuu shabaha

  • @hamdaqani2752
    @hamdaqani2752 5 ปีที่แล้ว +4

    Kusoo helay ugu danbeyn kunbaa rabi kaa baryaysaa

  • @ahmetdakir2596
    @ahmetdakir2596 5 ปีที่แล้ว

    Fanaan siciid qanile codbaa kuga dhan sxp Hore usoco fanaan wakhtigan lajooga kuwa ugu codka uguwacan

  • @zalmaandayax5888
    @zalmaandayax5888 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax yaa fanaan lapa codle 🌠❤👏👏

  • @ikhyaarali3159
    @ikhyaarali3159 4 ปีที่แล้ว +1

    fananka qarniga heesta July 2019 horu soco sicid qalinle

  • @AbduhalimXallo
    @AbduhalimXallo 5 ปีที่แล้ว +1

    Codkaaaga wala isku raacay pro keep going fanka waxa nagu wareeriyey faladagane😂🙏🏾

  • @mahamudahmed1157
    @mahamudahmed1157 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha
    aallah
    Waa
    Walaaka
    Siciid
    qalile

  • @mustafeibr1040
    @mustafeibr1040 5 ปีที่แล้ว +27

    *hygu badinieee inyrio like dhac dhac dhac iigu siiya waaa jimcee dhamn tiin mahdsanidiin*

  • @sooraanmire7791
    @sooraanmire7791 5 ปีที่แล้ว +6

    Axyaa fanan

  • @jowharanuur9238
    @jowharanuur9238 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw hees iyo bar weeye way iga gadan thy

  • @fatumomohamed2529
    @fatumomohamed2529 3 ปีที่แล้ว +2

    Codkiisa xaduu I kiciyaa wlh ♥️♥️♥️💋

  • @miskihassan1956
    @miskihassan1956 5 ปีที่แล้ว +6

    Xasan adan samatar buku bananyahy wilkan 💕💕

  • @nimcoaskar8474
    @nimcoaskar8474 4 ปีที่แล้ว

    Wa hesta kaliye an niyada kudhisano stil waching 2020

  • @nourayusuf2415
    @nourayusuf2415 5 ปีที่แล้ว +3

    The best song wlhi 🎵🤘

  • @xamdatogdheer1007
    @xamdatogdheer1007 5 ปีที่แล้ว +7

    Heesta waan ku daalay ugu danbayntii waan helay kun baa rajo kugu sugaysa

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +2

    Ka yar codbaa ku dhamaaday👏👏

  • @inmadey9019
    @inmadey9019 5 ปีที่แล้ว +1

    Hasan adan samatar u cod egaa wilka masha allah ish cala cod

  • @hassanqanniapdilahi6762
    @hassanqanniapdilahi6762 5 ปีที่แล้ว +9

    Siciid qaLinLe keep going wll🌏♥️🔐

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa halka fanaan aan udhalan soomaaliland laakiin codkiisa kujooga

  • @TheOnePercentt_
    @TheOnePercentt_ 5 ปีที่แล้ว +3

    Xasan adadnka hada

  • @hadew1418
    @hadew1418 5 ปีที่แล้ว

    My fanan mansha allah siciid yare from PUNTLAND horay u soco

  • @sumayafaraxsumayafarax932
    @sumayafaraxsumayafarax932 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah cod iyo daganana nolow😍😍😍😍😍💝💝❤

  • @zaamiyajibriil7778
    @zaamiyajibriil7778 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allh axlaa cod

  • @munamohamed4299
    @munamohamed4299 5 ปีที่แล้ว +1

    Shaki kuma jiro inuyahy Xidigi fanka nolaynlaha ❤️❤️👏💯

  • @marshmellbh6976
    @marshmellbh6976 5 ปีที่แล้ว +22

    Waxan Islahaa kaliga Ba Riyo kutaamee Ilayn 999 kale ba Jira Waryaaa 😡😡😡

  • @macsaromacsaro5871
    @macsaromacsaro5871 2 ปีที่แล้ว

    Waa fanan aysan jirin qof u dhigma

  • @hodanali4440
    @hodanali4440 2 ปีที่แล้ว

    Heesta ma isaga originalkeda iska leh?

  • @hamdaclaahi4841
    @hamdaclaahi4841 5 ปีที่แล้ว +3

    My favourite song my husband Ayaa ku xasuus taa 😋🤗

  • @safack9837
    @safack9837 5 ปีที่แล้ว

    Cod bad haysa pro hore usuco🥰

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 4 ปีที่แล้ว

    Kunbaa rajo kugu sugaysa
    Kunbaa riyo kugu tabaysaa
    Ragbaanad uqaybsamaynin
    Kunbaa rabi kaa baryaysaa
    Eesha calaa ereyo 😍😍😍😍😍

  • @sawdacabdi4114
    @sawdacabdi4114 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah cod macaana wiiku 💯

  • @dagalsiciid7088
    @dagalsiciid7088 2 ปีที่แล้ว

    Beautiful voice ♥️

  • @amamdhogor
    @amamdhogor 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa legend fanaankani.

  • @khadracabdigmailcom2228
    @khadracabdigmailcom2228 5 ปีที่แล้ว +2

    L lake ☺️you song ☺️

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว

    More than a song🎧

  • @istahilwaaawcadimahaguulpu5354
    @istahilwaaawcadimahaguulpu5354 5 ปีที่แล้ว +1

    I like this song so much

  • @shugrimohamed946
    @shugrimohamed946 5 ปีที่แล้ว +1

    Keep going siciid qalie

  • @seesmedia1
    @seesmedia1 5 ปีที่แล้ว +132

    Subcribe dee nacalaa shaydaan ku yaale dee Heesta hadaad sidayda soo raadisay kadibna Heshay😂😂😂✌

    • @quruxsanmuuse703
      @quruxsanmuuse703 5 ปีที่แล้ว +1

      Cabdirashiid Xasan Cadde walhi soo raadiyay

    • @roodajamac2521
      @roodajamac2521 5 ปีที่แล้ว

      Aniga aha indeer inta radiisay

    • @seesmedia1
      @seesmedia1 5 ปีที่แล้ว

      @@roodajamac2521 kkkkkk soo hel.oo ha waayin

    • @naagadagofficial3744
      @naagadagofficial3744 5 ปีที่แล้ว

      Kkk

    • @dagansharaf9644
      @dagansharaf9644 5 ปีที่แล้ว

      Akhiiran waa heynay 😂😂😂😂😂😂

  • @barwaqochanle84
    @barwaqochanle84 5 ปีที่แล้ว +2

    Mash alllah shodhadkayga

  • @hallahudaato4804
    @hallahudaato4804 5 ปีที่แล้ว +1

    War mba radin cooming soonti hesta lyso dirayba clip yar ezhclaa voice

  • @samiiroyuusuf4363
    @samiiroyuusuf4363 5 ปีที่แล้ว

    Cood mcn walhi sacid yare

  • @fatimahahmed6920
    @fatimahahmed6920 5 ปีที่แล้ว +1

    M. A kahelay dhabtii😘

  • @ustaadgeelle5545
    @ustaadgeelle5545 5 ปีที่แล้ว +3

    Siciid qalinle sxb cadceed soo baxaysa ayaad tahy fankuna adoo kale ayuu kuu baahan yahy

  • @muunamohamad7887
    @muunamohamad7887 3 ปีที่แล้ว

    Best fanan

  • @Xaabzade
    @Xaabzade 4 ปีที่แล้ว +2

    00:00 bey ii thy❤️💔

  • @zamdicismaan91
    @zamdicismaan91 5 ปีที่แล้ว +6

    Wle heestan mxan raadraadiyey mrkii aan wyeye ka quuztayna dar ale iguzoo pxdaY

  • @fardowsaabdi9127
    @fardowsaabdi9127 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaw fanan jidha

  • @abdirahmanmohamudali9344
    @abdirahmanmohamudali9344 4 ปีที่แล้ว

    Xasanoo Eeden oo iso xususiyay

  • @abdihakiin1971
    @abdihakiin1971 4 ปีที่แล้ว +1

    Kun baa rabii kaa baryeysaaa

  • @muunafaaraahjamac663
    @muunafaaraahjamac663 4 ปีที่แล้ว +1

    Rag baanad uqeybsameyneh kunbaa rabi kaa baryeysa

  • @muusemohamoud1548
    @muusemohamoud1548 4 ปีที่แล้ว +3

    Xasan Aadan Yar weeye

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan jecelahay heestan

  • @mohmetsulthan7670
    @mohmetsulthan7670 4 ปีที่แล้ว

    Allah lehe fanaan

  • @mohamedarton3204
    @mohamedarton3204 4 ปีที่แล้ว

    Hhh wlhi heeskan hablahaa niyada u dhisaysaa kun kun raadis beena maaha👍👍👍

  • @xasankorontoofficial6279
    @xasankorontoofficial6279 5 ปีที่แล้ว +1

    Codkii raga ayaad lee dahay sxb horow soc qalinle wlhi codkii waayo waayo

  • @sekihassannuur1008
    @sekihassannuur1008 4 ปีที่แล้ว

    Kunbaa riyakugsugeesa siciidoo wllo

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 5 ปีที่แล้ว +2

    Yaa salaam

  • @theflagbearer9196
    @theflagbearer9196 5 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka reer Garowe, caleyk 🎶

  • @ahmedgolden3906
    @ahmedgolden3906 5 ปีที่แล้ว

    Ragga fanka soo noolayn rabuu hormuud u yahy saciid qalinle codkiisa nool
    Hasan adanka qarnian

  • @abwaanabdiaziizdhako
    @abwaanabdiaziizdhako 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash allaah