Koshin yare

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ค. 2024
  • Qaaci show

ความคิดเห็น • 37

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 9 หลายเดือนก่อน +5

    Cajaaib AHUN Kooshin waa mid ah xulkii iyo Foolaadkii fanka dhexe, ama fankii hore-ba wuxuu metelay Xeeldheeranimo, fan, oo u dhaxaysa da'aad aad ukala duwan waa, fanaan koobsaday, Cod degan iyo kabankii aad u mcn, waxa la odhan karaa waa boqorkii, fanka dhexe Alle naxariistii jano ha siiyo. Kooshin Yare.

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ahay ah ❤alle qabriga hakuu nuuriyo naxariistisa bana hakugu deeqo yaa waduud❤

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 หลายเดือนก่อน +1

    LIKE

  • @Kaafi-fq5sv
    @Kaafi-fq5sv ปีที่แล้ว +1

    Erayadii AUN dhaqtarkii jacelka Mohamed Ali kaariye

  • @ahmedaboker5052
    @ahmedaboker5052 4 หลายเดือนก่อน

    tunable ayaa curtsey Eebbe ha u naxariistee, riwaayadii Hablayahow handmaid Guursan

  • @khadarfaarax7603
    @khadarfaarax7603 2 ปีที่แล้ว

    Eshqiyaasak qalbigaa nadhaqaaqee kooshin ale hakuu naxariisto

  • @xuseenxajiadaan5818
    @xuseenxajiadaan5818 9 หลายเดือนก่อน

    Abwaan maxamuud tukaale cismaan baa lahaa riwayaadii hablayhow hadmaa guursan doontaan bay ku jidhay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 หลายเดือนก่อน

    LIKED

  • @MaxamuudAxmed81-ii6bj
    @MaxamuudAxmed81-ii6bj 5 หลายเดือนก่อน

    Waw fankasomalida ❤❤❤❤

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 2 ปีที่แล้ว +2

    Ereyadii AUN abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan.

    • @mohamedcabdi573
      @mohamedcabdi573 ปีที่แล้ว +1

      Maha sxb waa abwana maxamad cali kariye abwaankii jacelka

    • @charkodeqsalampeace1919
      @charkodeqsalampeace1919 ปีที่แล้ว

      @@mohamedcabdi573 Waxay ka mid ahayd riwaayaddii hablayahow hadmaad guursan doontaan (heesta bilaawga heesahan ah ).

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan ugu horraysa gabadha qaadaysa magaceeda igu caawiya

  • @feysalmoge1719
    @feysalmoge1719 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaa Yaa Ciisaag ninyahow hestan Dugsi ayaabo full ah sidhaan ku helaa plz

  • @atoreabdi959
    @atoreabdi959 3 ปีที่แล้ว +1

    Kaban

  • @axmedabdisamad
    @axmedabdisamad 9 หลายเดือนก่อน +1

    Balantii aaynu dhiiganaba waligaa habaylihin❤❤❤❤❤xusus❤saxiibkay❤arooskiisa❤

  • @user-cj5ww9yl5g
    @user-cj5ww9yl5g 5 หลายเดือนก่อน

    Dawadiisu cashaqa waa dadkii is doortee""""""

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 หลายเดือนก่อน

    LIKEDS

  • @daahiraxmed4643
    @daahiraxmed4643 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla yacisak erayadii a abwaan maxmad cali kaariye abwaankii jaceelka codka mcn waa kooshin yare iyo farxiya rasta kooshin ilaah ka ku naxariisto iyo abwanka farxiya iyada weey nooshahay 😍😍

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 หลายเดือนก่อน

    LIVES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 หลายเดือนก่อน

    LEGETA

  • @daahiraxmed4643
    @daahiraxmed4643 2 ปีที่แล้ว +3

    Erayada abwaan maxmad cali kariye abwaankii jacelka

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 หลายเดือนก่อน

    LIVE

  • @iprahimyoome6631
    @iprahimyoome6631 4 ปีที่แล้ว +6

    Daraad dhiiranayda
    Shalay diric sanayda
    Mantana ku dabarto
    Danba kuu run sheegte
    Dayro ruuxi qaadaba
    Daynba uyalee
    Weli digashadadiyo daw dhaagka caashaqa dib usoo xasuuso
    Haygu daalinbanku idhi

  • @MohaGo-
    @MohaGo-  4 ปีที่แล้ว +4

    #qaaaci

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 หลายเดือนก่อน

    SHORTS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 หลายเดือนก่อน

    SHARE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 หลายเดือนก่อน

    LIKEDS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 หลายเดือนก่อน

    LEGETA

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 หลายเดือนก่อน

    LIVE