ka xishooda waxa aad soo gudbineysaan manta shiine iyo ruush wax dhaca ah inoo ma geysanayaan balse wax ay ina tusayaan dhabta nonolsha so sxp ciyrta naga daa se china iyo rashiya ma modaa inay sidii dagalkii 2abaad ee aduunka dhabta ka hadlayaan intii raacday ama gacnta u taagtay wakuwaa manta ceeshay so maxaa inoo diiiday hDII aan somalinahay nahay inaynu dhankaa ku xidhanano
Guul.somalind❤❤❤❤
Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
VIVA SOMALILAND
Àle ha ku anfaco wasiirada iyo madaxwynaha iyo kuxigeenka dhaartaasi oo ay ugu weyn tahay ilaalinta qadiyada qaranka Jamhuriyadda Somaliland iyo ictiraaf raadinta Jamhuriyadda somaliland, mida xigta waa sinaan iyo cadaalad
Ethopia heshìska fuli ama naga tag qarankan shacabkeeda ayaa masiirkeeda leh
Masha Allaah dad masuula oo xaqa arka inay culaysku hayso weeye ilaahow xifti
CHINA OUT OF SOMALILAND. OR RECOGNIZE SOMALILAND. WELCOME TAIWAN WE RECOGNIZE TAIWAN AS A COUNTRY.
Shiinaha waxaa wata Djbouti iyo Pintiland
Shiinaha tuugta ah ee somalilnd soo galay yaan lasii dayn caalamkana hala tuso
𝐝𝐡𝐚𝐚𝐫𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐭𝐢𝐢 𝐢𝐧𝐚𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐥𝐢𝐟𝐨 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐞😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Hadii u idinku jiro Mid dhaartay sidii dhaartii Ina Khalif oo kale ILAAHAYOW si degdeg ah u qabo oo Ka IFi Calaama degdeg ah oo ay ugu horeyso Inay qallasho gacanti uu Kitaabka Kariimka ah saaray. اللهم امين
❤❤❤❤❤❤❤𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐭𝐢𝐢𝐝𝐡𝐢 𝐰𝐚𝐫 𝐤𝐡𝐚𝐫𝐥𝐞 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
𝐦𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐧 𝐱𝐮𝐮𝐤𝐮𝐦𝐚𝐝𝐞 𝐦𝐚𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐫𝐭𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐦𝐮𝐥 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐚𝐥𝐞𝐝😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😮😮
OGI OGI MAROODIGU TAKARTA SAARAN MA ARKEE WUXU ARKAA TAKARTA MID KALE SAARAN. SOOMAALILAND WAXAY TAHAYBA WAXAAN WAXBA AHAYN SOOMAALI KALE OO DHAN
HABARTA XIIRAN ILAAHEY SHARKEEDA QARANKA SOMALILAND HAKA BADBAADIYO WAA NAAG CAADI AH
Xukumadan cusub ictirafka haso dhiciso
Etiopia.ufataalaysaa.ood.rabtaa.dhulkssga.iyo.khayraadkasgasiiso.dabadhilifyow.anigoo.hargaysa.dagan.oo.kularaas.ah.ayaa.kule.fulinta.heshiiskasi.waa.jahanaba.lagalay.ee.halaga.dig.toonado
Shiinaha shirkadihiisa halagasaaro dalka ficiltanbaa inagadhaxeeya
Weli imuu noqon mudanene cabdiramaan ciro madawayne waayo wax kasta waan sugayaa inuu yahay madaxwayne waayo wuu iska hadlyaa ee ma aaminsana unuuba yahay madaxwayne qaran waar hanjabaad muuji raganimo
inaykashaqeeyaanba maha dalka wax aan.waxyeelo ahayn...inagumahayaan
Hashiiskaa.ninsiyaasi.ah.unbay.dani.ugu.jirtaa.ooraba.in.iilacagta.iibka.qaato..eedadkakinool.somalland .ee..ee.hurda.waa.in.ay.ufiirsadaan.dadka.duleeyay.noloshooda.ee.madaxfa.usheeganaya.waa.danaystayaal
Auw Saciid miyaanu ahayn reer Djbouti.
MD Abdulrahman, ha siin Abiy taako ka mid ah baddeena.
Yahuud ayuu rabaa inuu keenu Saylac si ay uga toogtaan Yeman.
Reer Somalilland china waa ineey aad iskajidhaan waa tuug china Africa yimadda waa debijifka china iyo tuugti waa iin laiska ilaliya
maxaa laga dhaari ayaa waabey inoo muuqataa badidooda waxay ka turjumayaan markaa waxay ila thy yacan xadhigaa ku fogeynayaan
Wasiiradoow dhaarta adkeeya dabarna haydiin noqdo weliba wasiirka arimaha dibadoow dhaartu yaanay kaanoqon tii ina khaliif daacad noogu shaqee heshiiskii soomaalilaan iyo etopiya udhexeeyay dhamaystir aqoonsigii mrayk nookeen 😮😮😮😮
Ethiopia manta ayey kahadashy miyaa Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexamay Ethiopia Muse bixi Cabdi ayaa diyaar la ahaa lkn hada inay calalcasho ma ah
DHAAR BUU KA SHEEKEYNAYAA ADIGA OO LAGU DHAARIYEY SOWDIGA KA BAXAY EE RAACAY JABUTI IYO SOMALIA OO AH CADOWGA KOOBAAD EE QARANKA SOMALILAND WAXAA BALAN AH IN AAD KABO LA,AAN KAGA BAXDAAN MADAXTOOYADA QARANKA SOMALILAND WAA BALAN
ICTIRAAFKA SOMALILAND BEEN HA KA SHEEGINA
CIROOY MOU FULI HADII AAD TAHAY NIN ISLAAMATAHSY
ka xishooda waxa aad soo gudbineysaan manta shiine iyo ruush wax dhaca ah inoo ma geysanayaan balse wax ay ina tusayaan dhabta nonolsha so sxp ciyrta naga daa se china iyo rashiya ma modaa inay sidii dagalkii 2abaad ee aduunka dhabta ka hadlayaan intii raacday ama gacnta u taagtay wakuwaa manta ceeshay so maxaa inoo diiiday hDII aan somalinahay nahay inaynu dhankaa ku xidhanano
MOU waa khiyaamo. Abiy oo DDS inaga haysta ayaa raba inuu baddii na ku darsado. MD Abdulrahma, iska jir Abiy oo Yahuud la doonaya inay Saylac ka toogtaan Yeman.
Kkkkkk badaas ayaa losocda
Hhahaahah
Ri'yadii xalaytaan rumaystoo kkkkkk
30 sannadood ayaad soojeedka ku ri'yoonaysaan kkkkkkk
Ex.gudomiye.xuto.qabanqaabiya.mudaharad.aynu.kagajawabayino.weraread.jayine.kuhayo.cAlaska.tow.xIndia.inago.ugubaqayina.ganacsatada.uSafran.cHeineken.alaabta.ayinukalasodegno.chavine.inagokugubayina.suuqyada.sIda.fAlabama.sufurada.shandadah.jegaga.ninwaliba.hAL.1.shaving.hakeeno.waxayinuka.iibeano.haogaado..
Kan.arav.siyo.news.etiopa.ayaa.futada.kagashay.bilaa.aqliweeyi.dabadhilif.xaqiisa.aasaya