DEGDEG: Odayaasha Habar Awal oo runta u sheegay Ciro & Wadani oo galay xaalad dagaal ....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @ALIELABEHMoubarik
    @ALIELABEHMoubarik 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wuu seexday mudane ciro habar awal waxay is mooday inay kaligood ay isaaq yihiin mee gadhxajis wali xukunkii habar awal waxay wadaa balaayo

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    OGI OGI MARNABA WAA WAXAAN HABOONAYN IN XUKUUMADDA LOXOSKA AH MW CIRO DURBA LAGU DHALIILO MELE AWAAL IYO WAXAAN LA HUBIN OO KU TIRI KU TEENA.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa heshiiska dawladda ethiopia iyo somaliland ee MoU ciddina xog kama hayso.
    2.0. Waxan dhahayaa heshiiska MoU ee somaliland iyo dawladda ethiopia waxa meesha ka saarrey heshiiska ka dambeeyey ee turkiga
    3.0. Heshiiska turkiga waxa kulmay Rajab Dayib Ordugan iyo Xassan sherkh Maxamuud iyo E/W dalka ethiopia attoo abbii ahmed ali.
    4.0. Wuxuu sheegay Rajab Dayib Ordugan u sheegay R/W ethiopia inuu joojiyo aqoonsiga uu siinayo somaliland.
    5.0. Wuxuu sheegay inuusan xaq u lahayn aqoonsiga uu sheegay waayo ma tihid United Nations General Assembly oo shaqadaasi iyadu iska leh ayna khuseyso.
    6.0. Wuxuu u sheegay xasan sheekh maxamuud inuu siiyo badda ay u bashantahay dawladda ethiopia.
    7.0. .adaxweyne xasan sheekh maxamuud wuu ka aqbaley codsigaasi waxanu dhahay waxan ka siinayaa badweynta Hindiya meesha Hobiyo amaba marka caddey.
    8.0. Wuxuu ka diiday inuu siiyo saldhigga ciidanka badda ethiopia.
    9.0. Rajab Dayib Ordugan wuxuu sheegay inuu hobiyo uga dhusayo dekedda ganacsiga iyo jidadka isku xidhaya dalka ethiopia.
    10.0. Heshiiska turkigu wuxuu meesha ka saarey heshiiskii somaliland iyo R/W dalka ethiopia.
    11.0. Rajab Dayib Ordugan isagaa xukuma somalia iyo ethiopia labadaba waxaanu ka dhex arkayaa danihiisa gaarka ah.
    12.0. Heshiiska turkiga isagana waxa meesha ka saarey oo laalley madaxweynaha Faransiiska macron.
    13.0. Marcron wuxuu tegay djibouti waxanu la kulmay madaxweyne Ismaciil cumar geelle wax badanna wuu kala hadley.
    14.0. Haddana wuxuu tegay dalka ethiopia waxanu la kulmay R/W attoo abbii ahmed ali wax baddana wuu kala hadley.
    15.0. Macron wuxuu djibouti ka sheegay ciidanka badda ethiopia inay u baahanyihiin in badda cas cagaha loo gelliyo oo kliyaatra.
    14.0. Macron wuxuu meesha ka saarrey saldhigga ciidanka badda ethiopia iyo dekedda ganacsiga ee lagu mashquuley.
    15.0. Haddaba Badda cas waa xaggee halkayse ku taallaa?
    16.0. Badda cas waxay ka billaabantaa baabul mandab ay xidheen xuutiyiinta yemen waxayna ku dhammaataa Suez canal ee masar.
    17.0. Waxay xuutiyiintu ka fadhiyaan baabul mandab woqooyiga wayna dul fadhiyaan baabul mandab.
    18.0. Dawladda iyo dekedda djibouti waxay kaga beegan tahay baabul mandab dhinaca koonfureed masaafo yarna way u jirtaa baabul mandab.
    19.0. Dawladda simalia waxay ku dhacdaa badweynta hindiya( indian ocean) shaqana kuma laha badda cas ee macron dalbadday.
    20.0. Dawladda somaliland waxay ku dhacdaa gacanka cadmeed ( gulf of aden) shaqana kuma laha badda cas uu macron dalbadday.
    21.0. Macron waa madaxwryna faransiiska isagaa sameeyey ciidanka badda ethiopia.
    22.0. Macron wuxuu siiyey R/W attoo abbii ahmed ali hubkan:
    A). 25 dayuuradood oo miiraaj ah.
    B). 25 dayuuradood oo hellicopter.
    C). 35 dayuuradood oo drones ah.
    D). Tiro badan oo gantasllada ridada dheer ee fogaanta wax ka duqeeya.
    E). Wuxuu ugu ballan qaadday malaayiin doollars oo la siinayo ciidanka badda ethiopia iyo ciidamada kalleetto.
    23.0. Waxa taageeraya hawl galkan dawladahan soo socda:
    A). Dawladda ingiriiska.
    B). Dawladda faransiiska.
    C). Dawladda UAE/DP world oo lacagta ugu badan bixisay.
    D). Dawladda yuhuudda oo hawsha loo fullinayo.
    E). Dawladda ethiopia oo la adeegsanayo lana hawl gellinayo.
    24.0. Hsddaba arrinta daeladda ethiopia waxay tahay inay weerar ku qaaddo xuutiyiinta xidhay baabul mandab ee yementa.
    25.0. Dawladda ethiopia uma baahna dekedda ganacsiga waayo waxay haysataa dekedda djibouti iyo dekedda berbera iyo dekedda kenya.
    26.0. Madaxweyne muuse biixi cabdi waxa hawsha la galley kursiga ku soo noqoshadiisa oo kelliyaatta.
    27.0. Aqoonsiga dawladda mareykanka maxaa looga hadli waayey intaad ka hadleysaan ka ethiopia ee khatartu ku duugantahay.
    28.0. Weerarka xuutiyiintu hadduu dhaco waxa iman karayaa maxay tahay?
    29.0. Dekedda djibouti waxay noqoneysaa digada iyo dambaska.
    30.0. Dekedda berbera waxay noqoneysaa digada iyo dambaska.
    31.0. Saldhigyada ciidamada shisheeyahu djibouti waxay noqonayaan digada iyo dambaska.
    32.0. Hargeysa iyo djibouti waxay noqo ayaan digada iyo dambaska.
    33.0.waxa arrintan badda cas cagaha loo gellinayo ciidanka badda ethiopia ka qayliyey dawladda masar iyo.eriteria oo qaylo afka furtey.

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale tv munaafaq tv isku dir dadka