CAYTO BSB 2020 | MICIIN | OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye 4 ปีที่แล้ว +14

    Sxbkay Cayto Keep going bro #JIJIGA BSB inta TaQana hoos Farin igu reeba wan idin salamay dhamantin Dadkaygi one love ❤️ Respect Somali wayn pin me

    • @ciisegabaxofficial4143
      @ciisegabaxofficial4143 4 ปีที่แล้ว

      Bsb waah aqanah abti cayto bsb timiro

    • @maamezameyarebigshow7224
      @maamezameyarebigshow7224 4 ปีที่แล้ว

      Bsb wan aqna waxay galan magalada jigjiga gar ahan xafada 1
      Cayto bsb
      Xamse bsb
      Radi bsb
      Khader nikke
      Timiro bsb Doon
      Jamiil wehilye adna waxad ko jertay jsb boys
      Adke jsb iyo jamiil
      Lkiin ma xasosoto hada wan kala ilaway inkasto an wadanke 5 sano ka maqna

    • @eidledaudalidhuureyofficia6021
      @eidledaudalidhuureyofficia6021 3 ปีที่แล้ว

      N

  • @yahyeahmed9783
    @yahyeahmed9783 4 ปีที่แล้ว +4

    wow waxasaa hees lagadhahaa cayto BSB muqalka iyo stylka iyo codkuba waxay ista ishaa 3M iyo inkabadanba ❤👏

  • @halimocadeey4062
    @halimocadeey4062 4 ปีที่แล้ว +1

    Diinta illahay fanan waye wiilkan aad ban u tagara heesahisa wa wax kale iyo videoyashisa Mashallah Cayto hore usoco huno I rate this one ☝️ 💯🔥🔥🔥🔥❤️

  • @ahmedkassim1380
    @ahmedkassim1380 4 ปีที่แล้ว +9

    Inta ka heshay dhalada qamriga oo caanaha geela ku jiro like saar commentigan 🤪

  • @Raad_wanle
    @Raad_wanle 4 ปีที่แล้ว +7

    igaarkani fanka wax Bdan Buu KabadaLy Walle😊😍

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +5

    Cayto Axmed Jeex fanaan qiimo le zxb guulayso labada darooodba ❤️

  • @RiyaaqFilms
    @RiyaaqFilms 4 ปีที่แล้ว +2

    Wooow wallky cayto keep going
    Maame HD

  • @samdaeid7852
    @samdaeid7852 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw wllky marna zxpkay an ku faano cayt0 Ahmet 🥳😘🥰🥰

  • @bochomebrate2558
    @bochomebrate2558 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend cayto .....keep gonig bro🙏🙏🙏🙏

  • @AD20H74H
    @AD20H74H 4 ปีที่แล้ว +3

    Ayto 🔥 👊 💯 Wan Ka Hayna Wax Shidan

  • @mascuudmaxamed2563
    @mascuudmaxamed2563 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep Going maame Hd $ cayto bsb 💪💪

  • @silentkiller8668
    @silentkiller8668 4 ปีที่แล้ว +15

    War nio heesta meel caadiya soo dhiga si loowada arko
    Abdi askari ama waqal studio
    So gliya heestu ha qaraxdee

    • @abdinasirjeyteofficialchan5417
      @abdinasirjeyteofficialchan5417 4 ปีที่แล้ว +1

      Halkaanu miyayna caadi ahayn walaal

    • @silentkiller8668
      @silentkiller8668 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdinasirjeyteofficialchan5417
      Zhp hda cid og ma jirto inay heestani jirtaba zbbto ah somalida dunada ku nool inta bdan 2 daas TH-camr ayy ku xidhanyihn wx wlbna kla socdaan

  • @hibonuraofficials754
    @hibonuraofficials754 4 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwwwww man sh allha walhi Cadi maha horay u so co maxamad Xasan farax

  • @Caano.H2
    @Caano.H2 4 ปีที่แล้ว +1

    cayto lengend horay usoco 🔥🏅🎤🎧

  • @guledneero4014
    @guledneero4014 4 ปีที่แล้ว +5

    CAYTO bsb Ku WATAA pr0ther 🌸♥️💫

  • @husniabdi1005
    @husniabdi1005 4 ปีที่แล้ว

    HorY uzoco pro ayto ahmet jeex 💯💯💯

  • @amintahir8042
    @amintahir8042 4 ปีที่แล้ว +1

    cayto macal xarre hore uu socda 😍😍

  • @Warya-woow
    @Warya-woow 4 ปีที่แล้ว +4

    @Caydarus Ahmed Jeex Keep Going bro

  • @khadarjuxaa1645
    @khadarjuxaa1645 4 ปีที่แล้ว +2

    Clipka inta ka heshay like ta aan aragno

  • @arafoabadidofficial42
    @arafoabadidofficial42 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco bro cyto and maame production

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 4 ปีที่แล้ว +1

    CaYto ahmet jeex
    Iyo maame
    Hre uzcoda culimo❤✔

  • @lakiabdimuhamed6106
    @lakiabdimuhamed6106 4 ปีที่แล้ว +1

    Inaba cadi maha 😍

  • @Teamdarbi
    @Teamdarbi 4 ปีที่แล้ว +1

    best of the best cayto bsb caadi maaha heestan waalaqaatay

  • @arafoabadidofficial42
    @arafoabadidofficial42 4 ปีที่แล้ว +3

    Hore usoco bro cyto and maame production waad dadalaysin

  • @ilhaanabdirahman4809
    @ilhaanabdirahman4809 4 ปีที่แล้ว +2

    Fanan buxo ceynte🤴❤💉

  • @ahmedalikaahin1007
    @ahmedalikaahin1007 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw cayto axmed jeex fanan somaliyeed

  • @mustafenorth8703
    @mustafenorth8703 4 ปีที่แล้ว +3

    Cayto hees waalan

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 4 ปีที่แล้ว +5

    #Cayto #Lyrics
    Muuqaaga Hadaan Arag
    Mugdi Sow Ma Dareemo
    Sawtkaaga Hadaan Maqal
    Ma Un Mamus Sow Ma Ahado
    Hadaad Midigtaada Igu Siinin
    Siinin Anfaca Igu Siinin
    Dhadhanba Malahee Miyaan
    Liqaya Liqaya Dhadhanba Malehe
    Miyaan Liqayaa
    Adaa Maankayga Maamulo Jawigiyo
    Markaad Ila Jooktiyo Wan Mabsuda
    Markaad Maqan Tahay Maahee
    Dartaa Mugdi Baan Galaa
    Murugiyo Ciilaa
    Minute Hadaan Kuwaayo
    Mashquul Sow Ma Ahaado
    Mugayga Hadaanan Tabin
    Tacbaan Tacbaan Sow
    Man noqden
    Hadaa Midigtayda Joogin
    Joogin Marwalba ILaJoogin
    Maciinbaad Ii Tahee MiYaan
    Ladaya Ladaya Ladaya
    Macinbad ii Tahe Miyan
    Ladayaa

  • @zuhaipmahmoud3014
    @zuhaipmahmoud3014 4 ปีที่แล้ว +1

    Cayto legend 🥇👑

  • @nztizhali5200
    @nztizhali5200 4 ปีที่แล้ว +1

    Go forward bro cayto Ahmed jeeh

  • @zainahmed8871
    @zainahmed8871 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw niga cayto Bsb

  • @abduleydking8310
    @abduleydking8310 4 ปีที่แล้ว

    Wlll cayto keep going walaal

  • @khadarsomali609
    @khadarsomali609 4 ปีที่แล้ว +2

    Cayto horay usoco

  • @zakariyemusemaxamedl5843
    @zakariyemusemaxamedl5843 4 ปีที่แล้ว +1

    War cayto tan maad iska soo istahisye uun mise waa snap war wx waxap ku yale💋🥵🥵🤣

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😂😂habibi 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 habibi

  • @nimcohassan1804
    @nimcohassan1804 4 ปีที่แล้ว +2

    Caytoh

  • @aminhaji7134
    @aminhaji7134 4 ปีที่แล้ว

    Cayto legend😘

  • @deeqacabdisamad47
    @deeqacabdisamad47 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi isk ka jecelahaybwll

  • @guyolion7801
    @guyolion7801 4 ปีที่แล้ว +4

    Birtaaa aan ujedaaah tii gidhipka maaha miyaaah mise waaa indhahayga teeda kleh biyihiii maxaaa ku dhacay ???

    • @MOHAMED-HASEN-FARAH
      @MOHAMED-HASEN-FARAH  4 ปีที่แล้ว +2

      Waad garatay bro haa wa isagii oo gudhay

    • @guyolion7801
      @guyolion7801 4 ปีที่แล้ว +1

      MAAME HD MEDIA PRODUCTION bisinka bro mxaa ku dhacy abaro miyah dhacy birta dheer ayn grty iyo dhagaxda la fadhizan jiry wakhtigii lgu dabalan jiray

  • @abdinasirjeyteofficialchan5417
    @abdinasirjeyteofficialchan5417 4 ปีที่แล้ว

    Best of song

  • @farahahmedhusen1799
    @farahahmedhusen1799 4 ปีที่แล้ว

    Tugan khayaanolaha ah her gaadhi maayo

  • @iqrakayse2480
    @iqrakayse2480 4 ปีที่แล้ว +1

    cayto heer gadh

  • @samatarofficialpage9435
    @samatarofficialpage9435 4 ปีที่แล้ว

    Caytoh bsb

  • @saramo9503
    @saramo9503 4 ปีที่แล้ว

    War wllo hesta mxd channel wayn uso galin wayday

  • @royou6648
    @royou6648 2 ปีที่แล้ว +1

    Gidhibkii biyihiisa in la isku sawiro loo tagi jiray magaalka iyo miyiguba ku dhaqanayeen miya saan ah aduuuun

  • @indholyrics4825
    @indholyrics4825 4 ปีที่แล้ว

    HeztaN Gidhipkii Jig Jigaa lagu QaaadeY Hadan Gartey subscribe

  • @abdiwasaabdirashid6615
    @abdiwasaabdirashid6615 4 ปีที่แล้ว +1

    😧meshan ay Ku heesayan miyayna ahayn gidhib/biya xidheen ki jigjiga

  • @abdullahimoalin6961
    @abdullahimoalin6961 4 ปีที่แล้ว +3

    Gidhibki jigjiga sidan maiya udanbaysay

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 4 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @MyUGAAS
    @MyUGAAS 4 ปีที่แล้ว

    Dhaqanka iyoo diinta hala ilaaliyo dhalinyaro... Waan ka naxay qaab socodka muuqaalkan iyo dhamaan dadka ka tala bixinayaba.

    • @Suldanyaraha
      @Suldanyaraha 4 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad qof ila dareemay dhankaa wanaaga adaa jira dadku waxay iska soo qorayaan masha ALLAH. dhaqanka iyo diintii baa waa la ilaaway.

  • @Warya-woow
    @Warya-woow 4 ปีที่แล้ว

    LINKIGAN HOOSE KA SOO DAAWO
    HEESTAN OO QORAL AH THANKS GUYS
    th-cam.com/video/hZLZlmm08Fc/w-d-xo.html

  • @Caano.H2
    @Caano.H2 4 ปีที่แล้ว +3

    cayto lengend horay usoco 🔥🏅🎤🎧