Musalsalka Habboon:- Xalqada 4-AAD:- Maalin Jimco

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
    Astaan Tv 2022

ความคิดเห็น • 2K

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 ปีที่แล้ว +1892

    Muxuu sidaan waqti dheer ugu qaatay musalsalkan aan si aadka ah ugu xiisaynayno inta musalsal ay sameysay soomaliya waxaan dhihikaraa waa kii galaya kaalinta koowaad habka loo jilayo iyo dadka xulka ah ee jilayaasha oo wadankeenii lagu sameeyay inta ila aaminsan aniga iyo dadka kale oo daawanaya oo ku xiran page kan ❤️🎉🎈🎊

    • @amalgarad3508
      @amalgarad3508 2 ปีที่แล้ว +11

      M.a mid lamid ah walegay ma arag

    • @anitaanita9659
      @anitaanita9659 2 ปีที่แล้ว +6

      Mnsha allah aad ban uga helay sida lo duubay iyo qisada uu xanbaarsan yahay musasalku Astaan tv netfelex iyo Shaahid bay naga bareejaysay aniga kugu raacsan fadumo abyo

    • @sumayomohamod5550
      @sumayomohamod5550 2 ปีที่แล้ว +3

      Wow m.a waan kahelay qaabka loojilay musalsalkan ani waxaan ku qimeyn lahaa 💯💯💯💯💯💯

    • @abdihakiimomar8467
      @abdihakiimomar8467 2 ปีที่แล้ว +1

      maka Hor dhacayo Wali waa cudubygy Qeybtii 4aad lee Marooya

    • @hudapeipe2927
      @hudapeipe2927 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllh the best serial somali sameso

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 2 ปีที่แล้ว +325

    ASTAAN waad mahadsan tihiiin waxaan Ahay AABE DHALINYARO AH, Hore uma daawan jirin wax film ahoo musalsal ah, any-films Arabic iyo Hollywoodba Lkin filmkan somaliga ah xaaskayga ijeclaysiisay, waxaan jeclaan lahaa inaad filmkan si taxane ah noogu soo daysaan sababtoo ah waanu ku caweyn laheyn aniga iyo xaajiyaduba Lol.!
    Thank u Astaan.

    • @zamzamabdikadir5630
      @zamzamabdikadir5630 2 ปีที่แล้ว +2

      Mashaaallah barakallah Allah in hifdyo

    • @mohamedabdirahan3150
      @mohamedabdirahan3150 2 ปีที่แล้ว +1

      😁🤣🤣🤣

    • @hafsahaji9155
      @hafsahaji9155 ปีที่แล้ว +1

      Kusoco aboo hadiibo dartaa wX kuheleeno😒🥰

    • @Ismail-somali
      @Ismail-somali ปีที่แล้ว

      @@hafsahaji9155 Adeero Season 2 baa inoo bilaabmay.
      La soco🥰

  • @hanoush101
    @hanoush101 2 ปีที่แล้ว +81

    Maamada iyo abaha duqaynay isku hayaan😅😅👏
    Best dialogue ever🥰🙏
    Halmaran isku dawaday from 1 ilaa 4 mashallah astan keep going 10/10 masaage ka uu filmkan gudbinayana bulshada faaido wayn bu u hayaa wlha qasatan dhalinyarada
    Musalsalkan wuxu noqonaya ki igu horeyay o somali ah an dawado xata riwadaha somalida qaabkay u jilaan imaso jidan jirin lkn hada korean ki iyo turkigi an dawanayay astan aya so ciriirsatay taasna wa hormar an ku faani karno ka somali ahaan thank u astan tv🇸🇴💙🙏
    Haboon iyo jamaal 🥺❤

    • @zachariaabukar6243
      @zachariaabukar6243 ปีที่แล้ว +2

      I started watching this film in today and I'm now in part 4 lol

    • @hanoush101
      @hanoush101 ปีที่แล้ว +1

      @@zachariaabukar6243 one year later😁

    • @zachariaabukar6243
      @zachariaabukar6243 ปีที่แล้ว +1

      @@hanoush101 i kno I'm late lol

  • @queendm1317
    @queendm1317 2 ปีที่แล้ว +24

    Aad iyo aad ayaan u jeclahy kartida dumarka somaliyed masha Allah tabarak 😍 ilaahow aduun iyo aaqiraba u naxariso oo nabad yeel amiin 🥰🥰🥰🥰🤩🤩

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 2 ปีที่แล้ว +1014

    Walaalahen reer somaliland musalsalkan haboon madaawadan bal walal ismuuji hda daawato🙋‍♂️🙏

    • @clweligaas9130
      @clweligaas9130 2 ปีที่แล้ว +8

      Feereyn maxaa looga jeeda

    • @ayaanhassan5459
      @ayaanhassan5459 2 ปีที่แล้ว +7

      Aad film waa dhaafay kani

    • @maimounaabdizalam6844
      @maimounaabdizalam6844 2 ปีที่แล้ว +8

      @@clweligaas9130 anba markay ka qaaday e ay qolka la aaday fahmay😂😂😂

    • @nimcodagan4506
      @nimcodagan4506 2 ปีที่แล้ว +14

      Haa wl jecelahy waliba from hargeisa

    • @mohametthanshi6060
      @mohametthanshi6060 2 ปีที่แล้ว +5

      @@nimcodagan4506 woow sifican udaawada

  • @farahabdiaziz8276
    @farahabdiaziz8276 2 ปีที่แล้ว +505

    Dadka film Kan jilaya cunto badanaa wlhi cadaanki ayey Naga barejeyen😂😂 keep going waa film aad u wngsn runtii 🥰🙏

    • @aydanmurad432
      @aydanmurad432 2 ปีที่แล้ว +15

      Baahi baah iqabato beeh marka arko🤣🤣

    • @saidaabdi2489
      @saidaabdi2489 2 ปีที่แล้ว +1

      😅😂😂

    • @rizaksavageofficial5647
      @rizaksavageofficial5647 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣aniga ayaa dhihi rbay

    • @nihanabdi4541
      @nihanabdi4541 2 ปีที่แล้ว +14

      cunto badan maahane waa cunadii Aan cuni jirny Lee ee alaabta badan yeysan kusirin

    • @zeynabshiiqxasan8311
      @zeynabshiiqxasan8311 2 ปีที่แล้ว +1

      90 shanka cunto u jiraan

  • @koobidafillimada
    @koobidafillimada 2 ปีที่แล้ว +48

    The professor giving lectures in the university and one of the students expressing her idea towards the revolutionary soldiers, and also that dialogue between Habboon and Jamaal when she is giving him qamiiska, wow beautiful scene

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +23

    haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaam
    #Love saar

  • @sahramohamud1150
    @sahramohamud1150 2 ปีที่แล้ว +632

    Qeybta haboon iyo jamaal waan ku heystaa😁

    • @bidhaanqurux3518
      @bidhaanqurux3518 2 ปีที่แล้ว +20

      Intakale waabootiyaa hhhhh 😁 🤣 dhankooda jiraaa

    • @Shabalaalamedia
      @Shabalaalamedia 2 ปีที่แล้ว +16

      Labadii is jecelba waan ku heystaa🤣👍

    • @fatimagaraad399
      @fatimagaraad399 2 ปีที่แล้ว +5

      Mida uuukahelay xitaa waa iyada

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 2 ปีที่แล้ว +2

      Horta 2daas wllo mahan miya mxa jamal haboon yahaded ayo hooyo dhaha ifahansiya bal

    • @farhiaibrahim8414
      @farhiaibrahim8414 2 ปีที่แล้ว +7

      @Maryan happy Jamaal habarta iyada dhashay lkn haboon iyada soo korsatay

  • @ahmedsaid1528
    @ahmedsaid1528 2 ปีที่แล้ว +502

    Filimkan fariimaha ku jira ee uu soomalida u dirayo
    1- in marka cuntada la cunayo adoo afka isku haya aad calaliso waxad cunayso .
    2-in qoysku meel wax ku wada cunaan
    3- Cadayga Dheer ee sida qaldan meelaha qaldan sida shaaracyada lala istaago laga waantoobo Islamarlamarkaana aan candhuufta dariiqadyada lagu tufin ee meel Baydhasan lagu cadaydo sida musqusha . .....
    4- in laga waantoobo takoorka indhola'aanta ah ee qabiilka ku Dhisan
    5- markaad qof qolkiisa galayso inaanad daf Iska odhan ee aad albaabkiisa garaacdo .......
    Ku darso

    • @omaraweis8531
      @omaraweis8531 2 ปีที่แล้ว +10

      🤣🤣🤣 pro wax aan daawannay lee nooga sheekeynoosaaa illaa iyo hadda👍

    • @asmoabshirhassan5524
      @asmoabshirhassan5524 2 ปีที่แล้ว +19

      @@omaraweis8531 dulucda sheekada uqaado waayo dadka badankood madadaalo iyo xiiso udaawadaan

    • @asmoabshirhassan5524
      @asmoabshirhassan5524 2 ปีที่แล้ว +7

      Bro mahadsanid intaad noo soo koobtay muhiimada😃😃

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 2 ปีที่แล้ว +12

      Iyo kala dambeynta is ixtiraamka walalaha yar iyo weyn waa film maskaxiyan sifiican looga shaqeeye runtii

    • @djzafwan4331
      @djzafwan4331 2 ปีที่แล้ว +4

      @@omaraweis8531 walahi comment gaa waa iga qoslisay 😂😂😂😂

  • @amranabdulahimohamed3108
    @amranabdulahimohamed3108 2 ปีที่แล้ว +29

    Waa Markii igu horeysay aan daawado musalsal ay jilayaan somali ❤Astaan tv thanks mi favourite kanal 😘 keep going i can't wait part 5 🤗

    • @Abdisadik28774
      @Abdisadik28774 ปีที่แล้ว

      Musalsal kaa Kale ee Abukar mahdi madan arkin miyaaa

  • @Hariirshow1
    @Hariirshow1 2 ปีที่แล้ว +77

    One of the best Somali show I ever watch in my life

  • @curin22
    @curin22 2 ปีที่แล้ว +218

    "Haboon" Waa Qof Muxtarim Ah Masha allah

    • @kooshdul
      @kooshdul 2 ปีที่แล้ว

      Ugaarsiga Jigjiga 🇸🇴 th-cam.com/video/P7TejbR2clU/w-d-xo.html
      Ugaarsiga Jigjiga 🇸🇴 .. th-cam.com/video/P7TejbR2clU/w-d-xo.html

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 2 ปีที่แล้ว +132

    Dumarka allah hanoo daayo wax walba ayagaa inoo diyaariya masha allah

  • @ahmedkuluc9091
    @ahmedkuluc9091 2 ปีที่แล้ว +356

    Haboon is a talented person who is very impressed with her acting style

  • @arshadhassan741
    @arshadhassan741 2 ปีที่แล้ว +13

    A had the notion that this kind of life doesn’t exist in Somalia 🇸🇴 but a hope this series is changing my mind now 💕

    • @nanacarazone906
      @nanacarazone906 ปีที่แล้ว

      arshad bhai this is an average life not the best thanks tho

  • @ayaanhaji2874
    @ayaanhaji2874 2 ปีที่แล้ว +199

    Kan Film Waa Dhaafey Plz Nooga Dhiga Every night 1 episode 😢
    Omg Waa ku haysta From Somaliland ❤🌹

    • @maryanxasan7940
      @maryanxasan7940 2 ปีที่แล้ว +2

      Somaliland miyaa

    • @ubaxjibril347
      @ubaxjibril347 2 ปีที่แล้ว +3

      Ictiraaf coming soon ☺️🤣🤣

    • @ayaanhaji2874
      @ayaanhaji2874 2 ปีที่แล้ว

      @@ubaxjibril347 🤣🤣🤣 hadee Idam Alle

    • @ayaanhaji2874
      @ayaanhaji2874 2 ปีที่แล้ว

      @@maryanxasan7940 Haa Wllshiis

    • @mizkizhood6985
      @mizkizhood6985 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanhaji2874 😂

  • @curin22
    @curin22 2 ปีที่แล้ว +74

    Mida Kele Oo Aan Aadka Uga Helay ayaa Ah Haboon Inay Tahay Jilaa Heer Calami ah Qaab Jiliinkeedana Waa Masha allah

  • @edillinaagahkhan3445
    @edillinaagahkhan3445 2 ปีที่แล้ว +16

    Walalhay rer jigjiga filmkan mala socatan haday haa tahay. Like isaar team jigjiga

    • @hamzejamac1271
      @hamzejamac1271 ปีที่แล้ว +2

      Ree jigjiga arman labadena bas nahay 😂😂

    • @alisaahmedyare
      @alisaahmedyare ปีที่แล้ว

      Wan la socnaa🤣

  • @hiiliyetravel1958
    @hiiliyetravel1958 2 ปีที่แล้ว +18

    MAASHAA ALLAH ma aqaan si aan ku micneeyo weligeen ma arag jilitaan sidaan u urux badan directarka filinkaan iyo dhamaan inta ka qayb qaadaneysa waxaan dhihi lahaa horey u sii dhaqaaqa THANKS ASTAAN TV

  • @bisle4227
    @bisle4227 2 ปีที่แล้ว +34

    Waw filmkan wacyi badan ayaa ka muuqda, doodaha ku jiraana inta badan maaha kuwa somalida dhexdooda ka caan ah. Intu film yahay waxa ka badan intuu garaadka bulshada somaliyeed kobcin doono. Aad bad u mahadsantihiin Astaan.

  • @xyz-wv9nb
    @xyz-wv9nb 2 ปีที่แล้ว +85

    One video popped in my TH-cam recommendation and here I am addicted. Masha Allah. Keep going guys

    • @kooshdul
      @kooshdul 2 ปีที่แล้ว

      Ugaarsiga Jigjiga 🇸🇴 th-cam.com/video/P7TejbR2clU/w-d-xo.html
      Ugaarsiga Jigjiga 🇸🇴 .. th-cam.com/video/P7TejbR2clU/w-d-xo.html

    • @beerlulabusur9534
      @beerlulabusur9534 2 ปีที่แล้ว

      Same here 😀

  • @fathaomar3446
    @fathaomar3446 ปีที่แล้ว +9

    I love how they all sit in the dining table and eat together as a family, Mashallah 💕

  • @tsss
    @tsss 2 ปีที่แล้ว +18

    I love jamaal's mindset. Even the kid in the house got the mindset of old generation.

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 2 ปีที่แล้ว +104

    Haboon waa qalbi xabxab anaaba jeclaade🙋‍♂️❤😭

  • @hudaabdihakinomer8345
    @hudaabdihakinomer8345 2 ปีที่แล้ว +328

    "Ragiina bari salaada jimcaha markaad aadaan nooso duceeya hadii kale %30 inan misaajidka idinla yeelanyo Ayaan u codaynyaa"
    Hadalkaas wan qaatay😀🙏

    • @selfieboychannel8338
      @selfieboychannel8338 2 ปีที่แล้ว +10

      Huda ducada waa Naga diyaar, 30% naga ma baxde🤣🙏salaan walaasheey

    • @jima2132
      @jima2132 2 ปีที่แล้ว +2

      😂😊😂

    • @hudaabdihakinomer8345
      @hudaabdihakinomer8345 2 ปีที่แล้ว +1

      @@selfieboychannel8338 waan ka qaaday Walal e maso duceesay manta😀

    • @selfieboychannel8338
      @selfieboychannel8338 2 ปีที่แล้ว

      @@hudaabdihakinomer8345 haa kal iyo laab 30% xaage ka heleysaan hee🤣😂🙏

    • @maryamomuhidin5574
      @maryamomuhidin5574 2 ปีที่แล้ว

      😄😄😄😄😄😄😄 baboon waa gabar caqli badan

  • @caseercabdulaahi
    @caseercabdulaahi 2 ปีที่แล้ว +7

    Waaw moqdisho iyo astaan wa tageen whi this is real musalsal 😍😍😍 ilahow muqdisho wa tagtaye haso celin

  • @nimo_hodanmohamed4308
    @nimo_hodanmohamed4308 2 ปีที่แล้ว +40

    Film ki ugu horeeyay ee Somali ah oo si xidhiidha u daawan doono insha allah from Hargeisa

  • @xaniifaxaajicali1490
    @xaniifaxaajicali1490 2 ปีที่แล้ว +7

    Gabdhahena barisana m.a calamka ma hystan gabdho san ubari ah wlhi wax welibana ku samyneyso runtii🥺alx dhaha wilasha somaliyed

  • @mohamedabdulahi9302
    @mohamedabdulahi9302 2 ปีที่แล้ว +74

    Indho aan haboon ahayn mahaayo😍

  • @abdirashidtyger8531
    @abdirashidtyger8531 2 ปีที่แล้ว +65

    My Somali people. This is amazing no more other movies. Please translate the film to other languages like Arabic and English so that other communities can benefits from it. Watching from wajir....Kenya 🇰🇪

    • @hoygafilimaanta2849
      @hoygafilimaanta2849 2 ปีที่แล้ว

      I liked this film

    • @yasinnoor6756
      @yasinnoor6756 2 ปีที่แล้ว +2

      Same to you🇰🇪

    • @aragsanmohaa6327
      @aragsanmohaa6327 2 ปีที่แล้ว +3

      😂Me too I was thought if am the only Person who's Watching from Wajir🇰🇪

    • @mohamudjirow6444
      @mohamudjirow6444 2 ปีที่แล้ว +1

      Am frm wajeer weyn too, , best somali movie of the year

    • @zamzamabdikadir5630
      @zamzamabdikadir5630 2 ปีที่แล้ว

      From wajir too what are fantastic film

  • @sahalknowledge5410
    @sahalknowledge5410 2 ปีที่แล้ว +13

    Hirsi is very humble that is what mum loves him

  • @curin22
    @curin22 2 ปีที่แล้ว +71

    Xaqiiqadii Markay Quracanayeen Aniga Xalwad ayaan Cunayay Alxamdulilaah Kuma Gaajoon Quracdooda hhhhhh

    • @ruweidahmahmett2680
      @ruweidahmahmett2680 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣anoo sooman baan dawanayaa

    • @curin22
      @curin22 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ruweidahmahmett2680 hhhhh Anigaba Markasan Afuray Kabacdi Xalwad ayaan isk Gishtay

    • @marwanlyrics8540
      @marwanlyrics8540 2 ปีที่แล้ว +1

      Timir agteyda talay Ayan Ana laacay hhhhh

    • @maryamaqalbisaafi9684
      @maryamaqalbisaafi9684 2 ปีที่แล้ว

      Ani xitaa xalwad iyo roti ku casheynaayay

  • @ayansabriye7759
    @ayansabriye7759 2 ปีที่แล้ว +67

    I can't wait. Wlhi waa film shidan isbuci 4mar kadhiga

  • @M.khadar
    @M.khadar 2 ปีที่แล้ว +7

    Musalsal ma daawado waligeeyna Baraajii iyo Shiikaa musalsal aa aheyn ma daawanin, Musalsalkaan wuxuu naga baraajeeyay Shika iyo Barajii waa musalsal jawi dagan ah Habboon waa kuheystaa sidey ujileyso daganida iyo akhlaaqdaba Waa professional ayada iyo Jamaal 🤟🏽

  • @adnanshanaana5614
    @adnanshanaana5614 2 ปีที่แล้ว +4

    Team Haboon hadii maqli jirtey marwo wah style haboon Ku jileyso and gabar wax baratey dhaqan keydah heysato inkastow kuwah badan qurbahah kunool wax barteen like man camal ah oo iyagah wax low kariyo rabaan jiro kkkkk and Haboon she’s so beautiful .housewife and educated girl tii lagu ducoon jirey waaye waleey vivo Haboon big support Astaan tv 📺 best award 🥇 tv nisiiyey u guys work hard well done 👍 respect uk 🇬🇧 anagow joogno nagu sow ceyliseen wadankii hooyo u maleen maawo Mogadisho tago waxan firsado wah aqanaah astaan tv ii shid leey taganahey

    • @user-cu4ov9ve1v
      @user-cu4ov9ve1v ปีที่แล้ว

      WY kan dee isoo doono😂🏃‍♀️

  • @sacduush
    @sacduush 2 ปีที่แล้ว +120

    maamada iyo adoogaa ku haystaa Ani🤣🤣🥰

    • @farhiafarhia9621
      @farhiafarhia9621 2 ปีที่แล้ว +3

      Ani kuma haasti wan isdhafiyaa doodooda 🤣🤣🤣

    • @caaishoxasaan7887
      @caaishoxasaan7887 2 ปีที่แล้ว +3

      Qeybta qalafsanantee kujilayaan 😂😂😂

    • @butterflies1248
      @butterflies1248 2 ปีที่แล้ว +5

      @@farhiafarhia9621 😂😂😂😂dadka is qaboo dhana saas ah markay waawaynadan

    • @nasriabdihakim3813
      @nasriabdihakim3813 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiafarhia9621 mer twoo😂🤣dood yaabis ah

    • @Milgo_Ali.M-56
      @Milgo_Ali.M-56 ปีที่แล้ว

      @@butterflies1248 kuwo badano sas ahayn ba jira😂

  • @sucaadsacdia3476
    @sucaadsacdia3476 2 ปีที่แล้ว +7

    Wakhtiga uu soogalaayo noosheega isbuuca mida kle noosoo dadajiya waa nagala raagaysaan
    Thanks astaan tv🙏🙏🥰

  • @nicimaahmet961
    @nicimaahmet961 2 ปีที่แล้ว +40

    Filmku inuu laba qos yeesho qurux badnayd💯

    • @lakshminabbe1114
      @lakshminabbe1114 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa haboon iney qos kle yealto qatar ahan lehid wlhi shid lkin sidan xita wan wataa💉🙋‍♂️

    • @maryamaqalbisaafi9684
      @maryamaqalbisaafi9684 2 ปีที่แล้ว +3

      Hadaba wuu leyahay mamo maryam iyo idil cid kale sow maaha

  • @saamkhalif5044
    @saamkhalif5044 2 ปีที่แล้ว +3

    Walhi nolosheyda musasal somali ma daawan kii ugu horeyay aan daawado o iso jiitu aha ila igula racsan ha iso racan walhi so amizing ❤

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman 2 ปีที่แล้ว +133

    Aad ban ugu xiranhey filmanta iyo barnamijyada reer xamarka wan idinka mid noqdey kolka reer somalia 😂🙌.
    From duriyada 💚🤍❤

    • @izaqueen711
      @izaqueen711 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh sodhawoow

    • @ibrahimmohamad6153
      @ibrahimmohamad6153 2 ปีที่แล้ว +1

      War wa Isla anagi nalamakalakarteen uskumel haddan islatgnahy nagadhafhee😂

    • @abdeek_.othman
      @abdeek_.othman 2 ปีที่แล้ว

      @@izaqueen711 mahadsanid hada waba idinka mid ahe dhalasho reerna igu dara 😂👍.

    • @abdeek_.othman
      @abdeek_.othman 2 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimmohamad6153 sxb hadalkga man fahmine ii jilce 💯

    • @mohamedhassan995
      @mohamedhassan995 2 ปีที่แล้ว +1

      Labadeenaba halkaa inagu dar my bro abdirisak wan ku salaamay🙏

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 2 ปีที่แล้ว +32

    Sidan u sugaye siba la jirta wlhida 😩❤️
    Thank you 🙏 astaan tv ❤️🙏

  • @Imbie3z3
    @Imbie3z3 2 ปีที่แล้ว +16

    I don’t really watch Somali movies or shows but I love to watch this show it’s really good 🥰❤️💖

  • @aqiidahmedhashi6983
    @aqiidahmedhashi6983 2 ปีที่แล้ว +44

    The first film to be compatible with the ones in the world. Go ahead, my gyz ❤

  • @hanimuhudinaden3873
    @hanimuhudinaden3873 2 ปีที่แล้ว +22

    Waa iga codsi Astan tv plz, Isbuuci 2 ilaa iyo 3 mar noosoo daaya Musalsalkaan wn ku haysana 🥰😍✌️✌️

    • @deeqaali1522
      @deeqaali1522 2 ปีที่แล้ว

      Sax wa ga shor gsban

  • @ironlady8943
    @ironlady8943 2 ปีที่แล้ว +20

    Wllhi waan ka helay sida loo matalay musasalkan waa kii ugu horeeyayay een ka helo musasaladay soomalidu sameyan♥️

  • @maxamedcali4363
    @maxamedcali4363 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa ok qaab jiliinka waxaansa ku darsan lahaa in marki subax la soo kacayo in lagu daro jiliinka famil salaada ooga maadaama aan umad muslimiina nahay waa mahadsantihiin astaan 🙏🏻🙏🏻

  • @hassanqurow
    @hassanqurow 2 ปีที่แล้ว +13

    Duqa iyo maamada Maba Heshiiyaan Miyaa Tolow😁
    I liked Their Action🎉

  • @abdirahmanmumin5926
    @abdirahmanmumin5926 2 ปีที่แล้ว +38

    wiilka iyo gabadha waan wataa😇Ereyada ay ku hadlayaanbaan ku haystaa😇

  • @fofom8013
    @fofom8013 2 ปีที่แล้ว +290

    I don't watch Somali movies or shows but the way they made this show is so appealing and the characters are Masha Allah 👏🏽👏🏽👏🏽 ..keep going forward and can't wait for the next episode ...hope you extend to one hour instead of half and hour ❤️

    • @JJ-xm2km
      @JJ-xm2km 2 ปีที่แล้ว +5

      Same 🥰…. Try this series ifurtaye maxa faaiday.: it’s really funny …

    • @aminadadir4470
      @aminadadir4470 2 ปีที่แล้ว +1

      @@JJ-xm2km yes it's another level 2

    • @MohamedHassan-vs6rm
      @MohamedHassan-vs6rm 2 ปีที่แล้ว

      Q

    • @fofom8013
      @fofom8013 2 ปีที่แล้ว

      @@JJ-xm2km thanks i am gonna check it

    • @Ouzyman
      @Ouzyman 2 ปีที่แล้ว +2

      It's a series not an show dummy.

  • @nuseybasacid4982
    @nuseybasacid4982 2 ปีที่แล้ว +1

    Farxad ayaan la olmeyay runti waxana igashqy rajo qurux badan o xaga somali films iyo musalsal ah waxana rajo weyn iga gashe in aan mustaqbalka dhaw musalsal iyo film somali eey jishay aan si ku qanacsanan buxda leh ku daawa doono😫😍🥰❤🤩

  • @hafsamohamed9158
    @hafsamohamed9158 2 ปีที่แล้ว +3

    Waligey ma dawanin filim ey somali jisho xita kan afsomaliga lasaro ma xisen jirin but musalsalkan wa another level waxkale waye 🔥❤️❤️

  • @Cadceed72
    @Cadceed72 2 ปีที่แล้ว +33

    Inta ku silicsanaada oo suga anaka caawa ayaan tv-ka astaan ka daawaneynaa 💯💯💯💯💯

    • @ikramabdi4262
      @ikramabdi4262 2 ปีที่แล้ว

      Second kaliya noo haaray😁

  • @queens5170
    @queens5170 2 ปีที่แล้ว +156

    Musalsalka Haboon iyo jamal leeba igu haayaan😂😂❤🙈

    • @khadiijohassan4822
      @khadiijohassan4822 2 ปีที่แล้ว +2

      Sun dusey meel walba miala jogtaa macney kalama horno❤❤

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว +1

      @@khadiijohassan4822 baayo quruxey xagoo kaloo igu aragtay😩😂

    • @khadiijohassan4822
      @khadiijohassan4822 2 ปีที่แล้ว

      @@queens5170 tiktok TH-cam what's apka in tasba🤣🤣

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว +1

      @@khadiijohassan4822 walee what'sapp aaa🙄😂😂

    • @khadiijohassan4822
      @khadiijohassan4822 2 ปีที่แล้ว

      @@queens5170 Haa 😅

  • @kederabdulahi1033
    @kederabdulahi1033 2 ปีที่แล้ว +2

    Kaalay xamar sadexda waqti muufo uun maa lacunaaa😃 waqtigii aan jamal iyo habon ku daawan lahayn ba muufaysi aa lagujiraa, haboon way quruxbadan tahay masha allah.

  • @____riinacabdigaaz3634
    @____riinacabdigaaz3634 2 ปีที่แล้ว +7

    Ala haboon wn kahelay wllhi🥺ILove you abaayo❤👸🏽

  • @ridwahaji7588
    @ridwahaji7588 2 ปีที่แล้ว +78

    I can’t wait part 5🥺😭

  • @anisomaxamed37
    @anisomaxamed37 2 ปีที่แล้ว +23

    Haboon best waye wanku heysta hadlkeda wa hadal miasman jamalne walamid ❤️🥰

  • @saadmusa9492
    @saadmusa9492 2 ปีที่แล้ว +18

    The truth is that the Somali series is beautiful and it is a kind of health awareness of the community in the café of coexistence outside the Somali system represented by the tribal system and the consequences of the mass displacement after the civil war

    • @saadmusa9492
      @saadmusa9492 2 ปีที่แล้ว +3

      لكم كل الشكر والتقدير

  • @idiliinapeaidiliinapea4805
    @idiliinapeaidiliinapea4805 2 ปีที่แล้ว +35

    Musasalka hooyada iyo abaha lee iku hayo ani doododa jeclahy🤣🤣✋

  • @asmaqaaali7537
    @asmaqaaali7537 2 ปีที่แล้ว +14

    Nabiga igula saliya scw scw🥰

  • @hogotolyrics2895
    @hogotolyrics2895 2 ปีที่แล้ว +28

    SHAAXA ANAA KARINAYA MASAAJIDKA AAD ANNA DAWASHADA IYO LIKE IGU DAAYA🥰🥰🥰🥰🥰🤣🤣😅👍

    • @Dagan77
      @Dagan77 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @miskimire8415
      @miskimire8415 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣

  • @Nani-abdalla
    @Nani-abdalla 2 ปีที่แล้ว +13

    Cawa kaliya ayan 4ta xalqodod dawaday very interesting wlhi🥰🥰💝

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 2 ปีที่แล้ว +23

    Habboon is watchable one and good characteristic with humor, they're all good and talented pple 🙏❤️

  • @mssdheyman6969
    @mssdheyman6969 2 ปีที่แล้ว +37

    Habarta odayga ale saar ayaa maqli jiraay 😂😂😂 ano yar

  • @behijabi1611
    @behijabi1611 2 ปีที่แล้ว +13

    Dadka waxa ugu khyr badan kan dadka cawiya ee anfaca wll isoo booqo fadlan 👏

  • @yyussufadhan6624
    @yyussufadhan6624 2 ปีที่แล้ว +5

    Am frankly amazed by that dialogue of habon and Jamal..... very impressive.

  • @sawdodhagoole7332
    @sawdodhagoole7332 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabadha haboona waa qofka filimka igu shaqo badan

  • @mahamedhirsi3716
    @mahamedhirsi3716 2 ปีที่แล้ว +38

    Musalsalka habboon inta ka heshay love saar ❤

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 2 ปีที่แล้ว +23

    This film really interesting keep moving my country Somalia 🇸🇴
    I am from Uk 🇬🇧

  • @ahmedali-zt9ih
    @ahmedali-zt9ih 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisada sida yaanyada aad noogu goobo goobaynaysaan wax ka badala musiga tirada badanna ajar ka heli maynee walaalayaalow doodayda wax halaga qabto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @safaali8735
    @safaali8735 2 ปีที่แล้ว +15

    Habon io jamal hadalada ay isku tur turayan I like 🥺🥰❤️❤️❤️❤️❤️

  • @najmomaxamuud9984
    @najmomaxamuud9984 2 ปีที่แล้ว +24

    Haboon iyo jamaal waa wata masha allah ❤️❤️👏👏

  • @abdiwaliabdulleodawa7535
    @abdiwaliabdulleodawa7535 2 ปีที่แล้ว +13

    Haboon waa another level dhinac kasto. Mashiinka filimka wa ayada🤩🤩🤩

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 2 ปีที่แล้ว +26

    Mamada ku heystaa ilahey ba odaygaas ku diray ayada 😂😂😂😂😂

  • @raaqiaruun6340
    @raaqiaruun6340 2 ปีที่แล้ว +26

    Dulqaadkii waa naga dhamaDay sidan markan daqiiqad lagaaraba aan u soo egayay 🥵🥶🥰

  • @asmaamohamedbashir2559
    @asmaamohamedbashir2559 2 ปีที่แล้ว +95

    Haboon best actor 👏❤

  • @ziinahassanofficial4093
    @ziinahassanofficial4093 2 ปีที่แล้ว +7

    Wan hambalyeynaya qaabka quruxda badan ee aad flimka u diyariseen.
    Fursadaas adinka helay oo ad wax qurux badan wadanki inoga so gudbisaan anagana wan ka mahad celineyna.
    Mahadsanidiin Astaan TV !

  • @iammeyou3867
    @iammeyou3867 ปีที่แล้ว +1

    Filmka haboon maqli jiray uun walahi waan kahelay 10 /10 % siiyay
    Sida dadka hampalyo hampalyo odhan maayee
    Masha allah masha allah
    Hore usocda alla 9g inaydu comment kayga arkiye 🥰✊

  • @hananmohamuud9575
    @hananmohamuud9575 2 ปีที่แล้ว +38

    Waqtiga soo galaayo nooshega isbuuci yacni maalmaha lasoodena sida ulasoo thanks astaan Tv

    • @remac4595
      @remac4595 2 ปีที่แล้ว +4

      Isnin iyo qamis aya laso dayaa

    • @sumayoahmed2604
      @sumayoahmed2604 2 ปีที่แล้ว +3

      @@remac4595 haweenka talado iyo haweenka jimcaha lawasac waaye

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 2 ปีที่แล้ว +10

    Haboon ayaan ku heystaa waa gabar dagan active ah weliba aaad u ixtiraam badan wooow the best actarad
    Filimkana qofki qoray iyo qaabka jilinkisa wanku heystaa

  • @rahmamohamed200
    @rahmamohamed200 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad faraxalka ka dayn lahaydeen qaybaha cuntada oo fargeetooyin iyo qaadooyin la isticmaali lahaa qurux ayuu sii noqon lahaa masha Allah.

  • @fathiomar2061
    @fathiomar2061 2 ปีที่แล้ว +7

    Woow😯filmkaan waa iga gadanyahy wlhi somalida filimadeda ma daawan jirin balse hada kan waa sugi la.ahay intaa halaada 5aad lasoo galinayao qaybta haboon iyo jamal caadi maaha😍👌

  • @munaahmett2624
    @munaahmett2624 2 ปีที่แล้ว +12

    Haboon iyo jamaal inaba caadi maaha 🤴👸 iyo sidoo kle Omar yare 🥰 icant wait part 5

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 ปีที่แล้ว +15

    Filmkan dhinacyo badan ayuu bulshada ka saxayaa mashalaah .
    Astaan TV way is xilqaameen,waxad moodaa inay isbadalka bulshada lasocdaan.

  • @quenmalabo942
    @quenmalabo942 2 ปีที่แล้ว +4

    I Don’t really watch Somali riwaayado or films but i love to watch this show it’s really good 👍 keeep going ✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 2 ปีที่แล้ว +29

    20:25👈👌👌👌
    This is my favourite part in this episode

  • @Aliyayusuf2024
    @Aliyayusuf2024 2 ปีที่แล้ว +18

    Aabaha cdi mhn waa aabyasha somliyed matolaa 🥰🥰❤️

  • @muhsindek4693
    @muhsindek4693 2 ปีที่แล้ว +64

    Xersi Is my legend Waan aaminsanahy Ninkaas luqaafadiisa 😂😂

    • @xanfargeele4643
      @xanfargeele4643 2 ปีที่แล้ว +3

      ahahahah ninkaas waa rageeda xayraamiinta iyo muqayiliinta Soomaaliyeed ayuu matalayaa...

  • @hamdiosman1510
    @hamdiosman1510 2 ปีที่แล้ว +7

    Haboon & jamaal wan ku heystaan illaahow ay is guursataan🥺😂

    • @Hennaandcooking
      @Hennaandcooking 2 ปีที่แล้ว +2

      Adiga aniga mahad igu fikir thy😂wlhi sido kale wee isku nuraayaan shalay leee wada daawaday waana sugi la ahay qeebta5

    • @hamdiosman1510
      @hamdiosman1510 2 ปีที่แล้ว

      @@Hennaandcooking xabiibti dhiigeena isla shaqeeyo mindhaa 😂 ani xalay lee wada daawaday 1ilaa 4 labadooba aa ka helay😂

    • @hayaanmohamed6316
      @hayaanmohamed6316 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @gulledabdalla7057
    @gulledabdalla7057 2 ปีที่แล้ว

    Waligee ma fiirsan musalsal balse musalsalkaan haboon wan ku heystaa wan kusii tixnaa doonaa aad & aad ayuu ii soo jiite thnks bahda astaan tv oo aan asxaab baddan ku leeyahaye guleeysta saxiibyaal from Cape town city idinka soo salaamaa

  • @ahmedcade1667
    @ahmedcade1667 2 ปีที่แล้ว +11

    Habuun maxa Ku dhahaa homar wacan sister 🔥❤️ congratulations 👏

  • @ayuniali7958
    @ayuniali7958 2 ปีที่แล้ว +5

    Habon waa gabar hibo Allah siiyey mash Allah ❤️

  • @rahiimsheikh7274
    @rahiimsheikh7274 2 ปีที่แล้ว

    koleey sheekha muslimiinta dhan waa uduceeye anagana AAMIIN ayaan dhahne intaas sow idinkuma filna.

  • @to2557
    @to2557 2 ปีที่แล้ว +64

    Baarinimo kama ahan ee shaxaad bu ka raba 😅❤️
    Daily routinkii na salada subax la an wye Jiliin waye waxan almiino iskaga so dara 👊

  • @zakariejames6898
    @zakariejames6898 2 ปีที่แล้ว +5

    Noloshayda waa filimkii ugu horeeye soomaali aan isleeyahay mid la mida maad daawan best film somali xagayga📸🥰
    Dhan kale hadan is dhaho waa film qiso hadda ka hor ani igu dhacdey filmku anuu i khuseeya ayan filayaa😏
    Astaan plz and plz todopadki 3 cisho ka dhiga soo badiya ma sugi karnee

  • @khaalidaxmed3094
    @khaalidaxmed3094 2 ปีที่แล้ว +7

    Plz and plz this film translate other languages, specially Arabic and English amazing

  • @ahmedmohamudadawa9396
    @ahmedmohamudadawa9396 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc dhamaan bahda isku xilqantay filinka haboon Masha allaah wallahi waa musalsal aad umacaaan waliba qeymo iyo murti xambarsan runtii aniga waa iga gadmay waxan idin leyahay halkaa kawada inshallah waxad kuguleysan dontaan jilinka filimada ticanaha ah wan idin jeclahay qasatay haboon

  • @fowziyoxuseen219
    @fowziyoxuseen219 2 ปีที่แล้ว +6

    M.a astaan horay usocdaa wlahi waan jeclhy waana KU xeranahy musalsalkaan haboon 🙏❤️

  • @raxmoibrahim1705
    @raxmoibrahim1705 2 ปีที่แล้ว +15

    Waxaan kaga nasanay mususslaadka ajaanibta 🥰hore u socda