Aduunka waa saas maalin aad murugeysan tahay iyo maalin aad faraxsan tahay masha Allah maanta weey Koreen weyna kuu sii kori doonan ee diinta kula dadaal Insha Allah ayagana beri beey wax ku tari doonan
Waruntaa abaayo mcn rabi ayaa lonoqdaa qof bini adan ah loma dhuldhaco waayo wax dan ah kuma hayo bal eeg hoyadaas dhaqtarada ah ee hana niyo jabtaye. Bal maxaa kamaqan waa qof mantaye waxbarataye oo iskufilan allow bini adan hanojabin.
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +967735955836. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·°꒰·̮ •̥·°🎉😢😢 😢😊😢😢
Dumarka waxbaa isaga qaldan naa nin hadaad guursataan ma asxaan inaad u fasheen ayaad u maleysaan adiga dantaadii aaway soo anigu interest malihid see wax idinka yihiin hadaan reer sameysto micneheeda maaha nin inaan u daneeyey anigaa danteyda u guursaday saas ogaada guurkiiba waa na nacsiiseen saa nin inaan alaab u nahay ayaad naga dhaadhicineysaan 😒
Hooyada wa fariid gabar yahay wallahi
Go Therapy dumarow bacaacda duufka iyo ilmada joojiya waad ujeedan nimanki Somaliyed cadaawad iyo kuxumayn bay wadaan waxani wa ilin iyo action
ماشاءالله احسن وادعم ام راءيتها في حياتي
Allah hooyo mcn ilahay qalbiga ha u adkeeyo😢😢 waa dhiri galisay hooyadeda nimankan somali 🥵
Best hooyo Baarakallaah fiika, she made me cry.
Wlhi hooyo boqorad ah baa dhashay illahay qalbiga Ha u qaboojiyo anaga inta hooyadood dhimatey hooyo noo aqli celiso noma noole illahay Ha naga bad baadiyo 😢
Farqiga u dhaxeya hoyadan iyo hooyada caisho😢
Caasho ayadaa cayda hooyadeed ayadaa caasi ah
Qurbaha iyo cidladana dadka waa sii waalayaan ilaahow noo kaalmey yaa rabi
Masha allah ala hoyadeed nasabsanaa masha allah ala hoyoyinka qaar adeeb cay iyo bahdil kugu soo fadhiisanee
Mashallah abyo ilahey haku xafido gabdha walashen ilahey qalbiga ha udajiyo sifiican ayaa ula talisey mashallah
Hooyo mcn badan aa dhashay sida hooyadey mcn marwalba wexee idhahdaa naa bini aadan qalbigaada hasiinin nina inuu jiro xitaa ha aaminin markoo si aadan u walwalin nolol fiican ku noolaaw ilmahaada ninkaada si wanaagsan ula noolaaw lkn qalbigaada ilaasho Hooyo ku jecliyaa alaha iikaa dhaafo❤
MAASHAA ALLAAH WAA HOOYO FIICAAN ILLAAHEEY HAA UU XAAFIIDO
Waa hooyo wanaagsan
JazaakaAllaah kheer nasra
Hooyo fariiid ayaaa dhashay dhiiriyaaaay hooyo cimrigaaa ha raaago jecliyaa hoyada gabdheeda dhiirsa
Jaceylgu wa cadaw lkn allaha haleyku xiro
Ruufyaanimada ileen social media bay taalaa
Masha allah hoyo karti leh😢 weey guula saneeysaa gabadhaan waayo hoyo sharaf leh garab istaag san
Waa hoyo macan
Alah wlhi abayo markaa qof kujogim ninka ehel kadhigata marka waxanun ani 2020 aYaa afar carur oo 6 jir ugu wen 1 jir ugu yar qurbo jogo leykatage leyku furay anah 24 jir ah wlhi hal bil cunto macunin wan barye aan isku labano ilmhas dartod aan kudhahye wax ba umaleynaye inu aduunka hada igu gadome hada wlhi alxm 10 jir 9 jir 6jir 5jir
Aduunka waa saas maalin aad murugeysan tahay iyo maalin aad faraxsan tahay masha Allah maanta weey Koreen weyna kuu sii kori doonan ee diinta kula dadaal Insha Allah ayagana beri beey wax ku tari doonan
@@cousinbro1580 insh alh wll mahadsanid 💓
Xaladas aniga kujiro adigaba haduba kufuran alxdulilaah dheh aniga ino ifuro diiday biilna imasiiyo wan iska fasaqay ma asa idhalay sheeko 23 jira ahay ilmaheyga 6 jir 5 jir 3 jir ijoogo ilahey ujoogane dhabarkana utuurtay ilahey cafimadka haidaye wana isku tashaday waayo waxaan arkay in nolosha thy imtixaam adiga waba lagu fududeyay aniga inta liila guursaday liigu dhahay kuma furayo 😂😂sheeko inte kajirta sheekadas saxib nolosheyda ana leh qofka rabo ayaana lajira marka alxdulilaah dheh hore usoco bari asiga kusoo laaban isago soo ahaay kaliito into kahela ilmaha udhashay kuwo kaqiimo badan naa noloshada wado aminad danbe kadhamatay wana kucimro qadatay
@@cousinbro1580sax waaye walaahi
@@Hidanhuda wow wlhi gesiyad lkn abayo hada somali jogtid waxyar wadhib lkn insh alh ilah wax kudhibo kumatuso mcnto 💓🙌
Allah hanoo dhaafo hoyo yinkeena noo dhaaf
Manshaallh hooyo karti leh
M.a hooyo mcn illlahow no dayso 😢😢😢
Waruntaa abaayo mcn rabi ayaa lonoqdaa qof bini adan ah loma dhuldhaco waayo wax dan ah kuma hayo bal eeg hoyadaas dhaqtarada ah ee hana niyo jabtaye. Bal maxaa kamaqan waa qof mantaye waxbarataye oo iskufilan allow bini adan hanojabin.
Wlhi anigubah cidada ku jiraa malinkii lay furay xanuun wn dareemay waxbaan baranyey hal malin ismah badlin laýma dareemin
Allah u gargaari gabdhan😢
WAA RUUN MARKA DHIIB KU HEESTO WAALAA HAADLA WAKU NAFIISESAA
Nasro abayo codka kor uqaad laguma maqlayo tartiib
❤❤👍🏾
NIINKA WAA EEY DAYUUS AH DOFAAR ILLAAHEEY KU SOO QAABEEY
Gandho aan Allah isku xirno bini Aadan wax kasta ka filo Allah subaxanallah wa ya alaha hadaa isku xirtaan qof bini Aadan ah kuma niyad jabin karo
Abaayo sual dadka wxd tidhaa isnapka igaala soo hadlaa markaa laagaala soo hadlo msg ayn kuso qoreey imaad soo jawabin
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +967735955836. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·°꒰·̮ •̥·°🎉😢😢 😢😊😢😢
Wlhi waan maray xaladan anoo uur leh lkn saq dhaxe aan alle ka baryey alx maanta wuu Ila joogaa lkn aduunka unecbahay wlhi
Hadu ka tagay oona aduunka ugu necebtahay maxaa urabta Ina ilmaha iskugu badisid oo hadana qof walalka ah lasexaneysid habenki oo la necebtahay!? Ilahey Unoqo walal naceybkana iska sar qof aad la noshahay oood ogoshahay Ina saxetid gudahana ufurtid aqli maha Ina adunka ugu necbatid
Asc abayo nasriin waxan rabey inaad igacawiso cid watch hours ibuxiya oo lacag igaqata TH-cam channel ayan furtay
Abaayo snpka igasoo qabo
@@nasriinofficialnasriinoy waa gabar inbadan ku daawan jirtay ina adeyrey channelkaana furte sherout II same waan kaaga mahadcalinaaye
Yaa codka ka duubay mamada
Maamadu live ay ka hadlaysay ayay soo gashay
Subxnllh Subxnllh ❤🥺🥺