ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Sheekadii Mataan Ciideen ee xiisaha badnayd Full By Idaajaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2017

ความคิดเห็น • 839

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 ปีที่แล้ว +92

    Wariye Axmed idaajaa suu wax usharaxayo ba CAJIIB ah😊Allah Cimriga haku barakeyo #idaajaa💖

  • @halimamahat2866
    @halimamahat2866 6 หลายเดือนก่อน +29

    Team 2024😂

    • @user-kr9tu4hn8u
      @user-kr9tu4hn8u 4 หลายเดือนก่อน

      😂

    • @ZainOmerhaji
      @ZainOmerhaji 4 หลายเดือนก่อน

      😂

    • @shabbacal-gaadeer
      @shabbacal-gaadeer หลายเดือนก่อน

      Waykan.kkk

    • @LuCa-9
      @LuCa-9 หลายเดือนก่อน

      @@shabbacal-gaadeerlast😂

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 4 ปีที่แล้ว +22

    Allah ha u naxaristo mataan ciideed...... Idaa jaa cimir dheer iyo caafimaad qab

  • @ahmedgelle8919
    @ahmedgelle8919 2 ปีที่แล้ว +28

    Hadii Aad dhageysanayso 2022 Like Saar✌

    • @FayzaWarmooge
      @FayzaWarmooge ปีที่แล้ว

      2023 ban.dhagyzanayaa Imtaxaan ban Ku Jiraa F4 zaka Leyguzoo Darayy maba garanayO waxn ka zhaqeeyey😢😂

    • @SharmakeAdan-eb6vb
      @SharmakeAdan-eb6vb 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@FayzaWarmooge2924/5/20😂

  • @muscabkaraamahassan8330
    @muscabkaraamahassan8330 2 ปีที่แล้ว +35

    2022 yaa dheeysanaya shekadan like isaar bal hadi aad weli daawaneysid🖒

  • @bircun-technicians7625
    @bircun-technicians7625 5 ปีที่แล้ว +15

    Khasab mahan tariikhdu inay wadan macaantahay. Lakiin tanibtu iyo aruurintu weey wanagsan tahay.👍👍👍😉👏👏😘

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +2

    Sheekada waxa isii macaneyey dhageysigeda codka Axmed farax idaajaa.. Allah Cimriga &caafimadka haku barakeeyo Wariye Qiimo badan👏

  • @abdisamedjante4740
    @abdisamedjante4740 3 ปีที่แล้ว +104

    2021 Yaa Daawanaya👍

  • @eliasjakaarta7901
    @eliasjakaarta7901 5 ปีที่แล้ว +50

    Hadii aad timir abuurtiyo hadad tiin talaashaba taarikhdu wey ku werin"
    Masha alh ahmed farah ali idajaa shaqsi ku deysasha mudan so gudbin fiican

    • @deeqmuhumed3647
      @deeqmuhumed3647 5 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @somaliamericanvoice
    @somaliamericanvoice 4 ปีที่แล้ว +28

    Waa markii labaad oon sheekadan dhegeysigeeda dib u bilaabay .
    Sababta ah waxaan aad uga helay afsomaliga Idaajaa uu ku hadlayo .
    Afsomali waa buuxaa

  • @ambassadorade3002
    @ambassadorade3002 3 ปีที่แล้ว +34

    Mataan ciideed wuxu aha Ogaden maxamed zubeer ree cabdille ♥️♥️♥️

    • @bashiirgeelqaad5002
      @bashiirgeelqaad5002 3 ปีที่แล้ว +2

      walcaleg abahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍macan.ilahokuda.Abe.macan

    • @MoGaMan99
      @MoGaMan99 3 ปีที่แล้ว +2

      Mataan Ciideed wuuxuu ahaa bartire not Ogden

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 2 ปีที่แล้ว

      Dhaqanka la sheegayo Mataan ciideed, waa Nin maskaxda wax uga dhinaayeen. Oo qof kasta dila. Haddii Uu joogi lahaa yurub, irbad Dajisa ayaa lagu dhufan lahaa,

    • @abdihassan4785
      @abdihassan4785 2 ปีที่แล้ว +1

      @@MoGaMan99
      Been haka shewgin taariikhda Aniga qays hoose ayaan isku ahayn ilaahay ha u naxariisto mataan.reee Cabdille atu ahaa

    • @greatspead1363
      @greatspead1363 2 ปีที่แล้ว +1

      @@MoGaMan99 Mataan cideed nin Bartire sheegan karaan ma ahee Wiil Waal ha idinku filnaado.

  • @abdirahmanmohahanshi5770
    @abdirahmanmohahanshi5770 4 ปีที่แล้ว +226

    2020 Qifkii dhageeysanooyo like iisaar🔝✔

  • @RIYAALRIYAAL
    @RIYAALRIYAAL 3 ปีที่แล้ว +38

    Idtajaa has shown a great craftsmanship in the art of telling stories,annotation and literary criticism. I admire him.

    • @bashiirmohamed6783
      @bashiirmohamed6783 2 ปีที่แล้ว +1

      What a brief of conclusion you have made

    • @gaare8701
      @gaare8701 2 ปีที่แล้ว

      hadii wax sheegeyso. somaali ku. fasir

    • @ahmedjama448
      @ahmedjama448 ปีที่แล้ว +1

      Wali ma arag qof saas uga sheekeeya oo wixii gabay, geeraar, iyo goodin ku soo aroorayba wax ka sheega. Waan la dhacay runtii wakhti badana waa ku bixiyay, mar ayaan maqlayay mogadishu suaalo lagu waydiiyay oo lagu lahaa sheekadaadu hal deegaanbay u badantahay lamase yaabo oo waa dadkuu yaqaanay ama xog ka helay.

    • @user-yc4st1ec9e
      @user-yc4st1ec9e 8 หลายเดือนก่อน

      ​ 2:21

  • @abdiaziz7472
    @abdiaziz7472 3 ปีที่แล้ว +20

    Soomaalida waxa Taariikhle ogadeen baa ku jira Iinta iku Raacsan #Like dhaca ku sii😂😂👇🏿

  • @abdirahman9929
    @abdirahman9929 3 ปีที่แล้ว +17

    One of the best stories a man ever narrated, Ahmed farah Ali idaajaa 19/8/2021 ,06:25 am on Thursday

  • @FayzaWarmooge
    @FayzaWarmooge ปีที่แล้ว +3

    DADKA MAANTA BARTYY EE WELIGOOD MAQAL 2023 IMTAXAANKII Daa,uuuD😂😢

  • @user-by3rj4jj7v
    @user-by3rj4jj7v 6 ปีที่แล้ว +45

    Mataan Ciideed. A Somali legend. اسطورة الصومال. My beloved country- حبيبتي بلدي.

  • @abdirahmanhaji6968
    @abdirahmanhaji6968 6 ปีที่แล้ว +68

    Hadii aad doneyso inad ka fa'ideysato tariikhda hidaha iyo dhaqanka ha aqrinin wax comment ah

  • @BrainyBaseHub
    @BrainyBaseHub 4 ปีที่แล้ว +13

    05/09/2020.. maanta oon idaajaa Nairobi kulakulmay...hdana dhagaysanayaaa

  • @issasharmarke7360
    @issasharmarke7360 6 ปีที่แล้ว +3

    Idajaa ha qabiil Kuna xusin shekadaan..Larkin degaan buy ka hadlay...
    Nimkii wax ku dare Karo shakado ha ku daro...waa sheEko dhaxal gal ah...
    Aan wax dhisno...wax dumis waa raqiis Wana Sagal..this is a Somali heritage..saladanada ajuraan...warsageli..galedi..majerteen are all ours. Somali ha nolaato

  • @rashidosman1216
    @rashidosman1216 6 ปีที่แล้ว +140

    We need this kind of stories in our schools.

  • @FarhanAhmed-tr2es
    @FarhanAhmed-tr2es 6 ปีที่แล้ว +116

    Idaajaa waan jeclahay soo jeedintiisa waayo wuxu isticmaalaa erayo afsoomaali waa weyn ah

  • @thelastking5725
    @thelastking5725 5 ปีที่แล้ว +7

    Sheeko hadii lasoo hadal qaado waa la qabaayaleeden
    Heeso iyo gabayo waa la qabyaaladeen
    Siyaasadi waa la qabyaaladeen
    Tolow aakhiro maxee ku taree
    Laan dheere ,Daraawish ,boqortooyo all xaqiiqada waxaa waaye
    You are what allah made you

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin magantii dhacay oo xaaskiisi iyo sodohdii ceebeyey oo dhaankii maatida weecsaday hero ha nooga dhigina ee waa nacas iyo tuug garab og buu ahaa dhaha

  • @Beachworld
    @Beachworld 4 ปีที่แล้ว +73

    Hadaad idaajo tageerto like isaar plz✔✔✔

  • @fadumoxuseen3870
    @fadumoxuseen3870 3 ปีที่แล้ว +6

    masha allaah idaajaa cimri dher iyo cibado suban allaha kusiiyo yaa sidabn okale sugaanti somaliyed inoo ururin doona

  • @abdulxakiinaxmed5984
    @abdulxakiinaxmed5984 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaan jecelahay Axmed Cali idaajaa Soo jeedintiisa Taariikhaha Soomaaliyeed

  • @maxamedomar6964
    @maxamedomar6964 ปีที่แล้ว +2

    Inta laagusoodaray Examkii 2023 sheekadan like 😅✋

  • @vibes8900
    @vibes8900 4 ปีที่แล้ว +44

    Axmed muxumed iyo mataan ciideed waa awowyaday ilahay hau naxariisto

    • @marwoduumar9937
      @marwoduumar9937 3 ปีที่แล้ว

      Me too

    • @zirnidaamiye345
      @zirnidaamiye345 3 ปีที่แล้ว +1

      Inaadeer reerma.ayuu ahaa ninkani

    • @vibes8900
      @vibes8900 3 ปีที่แล้ว +7

      @@zirnidaamiye345 wuxuu ahaa ogaden reer cabdile reer warfaa reer dalal bah xawaadle ah

    • @mohamedjamaomar5145
      @mohamedjamaomar5145 2 ปีที่แล้ว

      @@vibes8900 xawaadle Baladweyne dago maxaa isku kiin galay

    • @vibes8900
      @vibes8900 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedjamaomar5145 waa reer ayaydeen 2 jeer bay na dhaleen mar dalal bay dhaleen marna muxumed xirsi dalal bay dhaleen lkn waxaa caansan bahxawaadlaha reer xirsi dalal

  • @RIYAALRIYAAL
    @RIYAALRIYAAL 3 ปีที่แล้ว +23

    One of the most interesting stories annotated by Ahmed Farah Ali Idtajaa

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah 6 ปีที่แล้ว +18

    Nin Geesi ah, Nin Jiran, Nin kibir badan Ayaa lagu sheegay.. Soo dadka manta na hogamiya een jecelnahay maha ninkan oo kale.

    • @jabrilaweys9973
      @jabrilaweys9973 5 ปีที่แล้ว +1

      Kuwa maanta jooga ayaa aad u fcn geesi ma ahan nin caruur iyo hooyo aan cafineen cid ka sareysana aaminsaneed

    • @fadumosaleban9156
      @fadumosaleban9156 4 ปีที่แล้ว +2

      Nin caqli badan baa tahay sxb

    • @reermiye1geeljire41
      @reermiye1geeljire41 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa rutaa isagah baa ba dhaamay waayo caruurta iyo dumarka mataan malaan jerin kuwa maanta inoo taliyaah waa wadah umula doox

    • @raxmamuse6037
      @raxmamuse6037 3 ปีที่แล้ว

      haa

    • @cabdulaahimaxamed4964
      @cabdulaahimaxamed4964 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumosaleban9156

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha 4 ปีที่แล้ว +22

    War Mataanku Ma Nin Waalanbuu ahaa noole intaas oo gardaraa maalinba Mid Masameeyeene ???
    Yaa daawanaya 2020

  • @axmednoor7363
    @axmednoor7363 6 ปีที่แล้ว +29

    dadkii hore weey fiicnaan yeen dad culus caqli bdan ey ahaayeen lkn mataan ciideed maxaa loo qaban waayay
    June 2018

  • @pillanhaibe7613
    @pillanhaibe7613 5 ปีที่แล้ว +2

    Mataan ciideed wuxuu ahaa inan inamada ka uray inta sheekada ka dhadhansatay like iigu qabta

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 ปีที่แล้ว +24

    “wuxuu ahaa gardaro garab og “

  • @FagaaseCiideed
    @FagaaseCiideed 4 ปีที่แล้ว +41

    26/3/2020 yaa dhagaystay 2020 like isaaar✅✅

  • @abdiwalifarah757
    @abdiwalifarah757 6 ปีที่แล้ว +8

    Afcaleek siduu umarinayo ayaankahelay idaajaa Abwaanjirawaaye

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 ปีที่แล้ว +13

    Idaajaa codkiisa waa caan." brave" buu ahaa . macangag dabeecada anaga oo dhan baa leh(geesi mataan ciid)

    • @sadiomaner4728
      @sadiomaner4728 6 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Mamou asalba jaahilin ayaa tihin xininyahana tolka lama dhaafaan intaas ayay ku eegtahay

  • @hindasaleebanrermagal7228
    @hindasaleebanrermagal7228 5 หลายเดือนก่อน

    axmed idaja masha alah ahmed ale cimriga haku dhereyo yaila dawanaya 2024....isma dhafno ilmader ❤

  • @dabkashido904
    @dabkashido904 7 หลายเดือนก่อน

    2024 Ayaan Daawanaya Allah haku naxariistoh Axmed faarax idaaaja Dulucda Sheekada Inaan Dumarka laxumayn

  • @maxamedcabdinuur2819
    @maxamedcabdinuur2819 3 ปีที่แล้ว +4

    2021 qofkii dhagaysanaya like dhac dhac dhac igu sii guuuuuuul iyo gobonimo baan idiin rajaynaynaa .

    • @dhaqanmedia3314
      @dhaqanmedia3314 3 ปีที่แล้ว

      tuug si

    • @FayzaWarmooge
      @FayzaWarmooge ปีที่แล้ว

      2023 ban Dhagayzanayaa Waxana ii Keeney imtaxaan Layga Qaadey zaaka F4 hada baxaya Ahay😢😂

  • @idreezabdi644
    @idreezabdi644 3 ปีที่แล้ว +3

    Naftu waa maqnow
    amase waa mahad ku noolowe waa
    miiska aan ahay hadii uu mid udhaxeeyaye 💌

  • @ayaanhassen4934
    @ayaanhassen4934 4 ปีที่แล้ว +5

    Sida magaciisu ama naanaystiisu tilmaamayso, XASAN AXMED XIRSI, oo MATAAN CIIDEED, ku magac dheeraa dhulka ciid laoogu yeedho wuxuu hoy u yahay 80%, suugaanta afka soomaaliga, waa sidaan anigu aaminsanahye, waa dhulka ay ka soo burqadeen/burqadaan taariikhaha, gabayada, sheekooyinka ,dhacdooyinka ciyaar-dhaqameedka iwm .

  • @carafaatfaarah6578
    @carafaatfaarah6578 2 ปีที่แล้ว

    Mataan ciideed waa sheeko xiiso badan idaajaa waad mahadsan tahay sida aad noogu soo gudbisay sheekadan xiisaha badan

  • @arimahajaceylka333
    @arimahajaceylka333 11 วันที่ผ่านมา

    Haddaad daawaneyso 2024 like iisaar❤

  • @nabadiyonolol4903
    @nabadiyonolol4903 4 ปีที่แล้ว +7

    Axmed Faarax idaaja abwaan qoora manshallah like hyla dhafiin

  • @asiye717
    @asiye717 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 dawanoya
    Idaajaa cimri dher iyo cafimad baba 🥰
    Yarantaydi ha VOA ka dhagaysan jiray shekoyinkaga mcn🥰

    • @fitaax6979
      @fitaax6979 2 ปีที่แล้ว

      Me 🖐️

    • @asiye717
      @asiye717 2 ปีที่แล้ว

      @@fitaax6979 🥰🥰

    • @fadumoyusuf9066
      @fadumoyusuf9066 ปีที่แล้ว

      Me

    • @asiye717
      @asiye717 ปีที่แล้ว

      @@fadumoyusuf9066 🥰🥰abyo

  • @shucaybdualleh9950
    @shucaybdualleh9950 ปีที่แล้ว +2

    inta examka ku soo aragtey 19/6/2023😂

  • @khaalidabdi8610
    @khaalidabdi8610 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhamaadka 2020 baan dhageysanaya idaaja👍🙏

    • @abdulajamal6257
      @abdulajamal6257 3 ปีที่แล้ว

      because you are not orginal Somali maybe u are hawye

  • @kowtharfanax8828
    @kowtharfanax8828 5 ปีที่แล้ว +16

    waa sheeko cajiib ah ee shekada soo dhameystira

  • @marufabdiwarsame1638
    @marufabdiwarsame1638 2 ปีที่แล้ว +2

    Qeeybtii u danbeeysay kasoo daawo @waddani somali tv ugu yaraan 3 sano aan raadinaaye ugu danbeyn waan soo daawady

  • @HRU20209
    @HRU20209 3 ปีที่แล้ว +2

    Idaa Jaa waa shaqsiga keliya ee Soomaali ka dhashey ee sheeko tebinta cidna aaney ku labeyn.

  • @abshirojamac1222
    @abshirojamac1222 ปีที่แล้ว +1

    2023 Haddii aad daawanayso like saar

  • @amransuper431
    @amransuper431 4 ปีที่แล้ว +9

    Ogaden wa dadka ugu geesisan somalida. Wa dagaalyahan. Gabadha
    Deeqsi..mataan cided wuxu boqorciided.

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow ader cimrigada alaha dhereyo kobciyaha aqliga aya tahay ader shugraan

  • @wadanidaacad782
    @wadanidaacad782 5 ปีที่แล้ว +23

    Inta gabayga ka heshay like ii saara )guul drada waxaa kuugu wacan geenyadii horeye isgud gudubka xMarow maxaa go
    Ihi kaa raacay

  • @jimcaalemaxamad183
    @jimcaalemaxamad183 5 ปีที่แล้ว +25

    ان اكرمكم عنداالله اتقاكم

    • @nasmoha6760
      @nasmoha6760 5 ปีที่แล้ว +2

      Wallee been maad sheegin taa saa xaqiiq ah walal jazakalahu kheyr

  • @aishaabdullahi7564
    @aishaabdullahi7564 6 ปีที่แล้ว +19

    soomaali waxba isuma ogola daaroodna dad umabaahna aqoonyahan iyo gabyaaba uma ciilqabaan ilaahay baaka haqabtiray ee idaajaa afkiina kadaaya ninwalba daarood ayuu umalynayaa kulahaa adeer daarood illaahay ayaa ka haqabtiray dad taariiqyahano ah aduunkana qofwalba taariiq ayuu katagaa ee qaraarka iskadaa yaalo aqoonya Han taariiqda aduunya dana wax ogatag nacnacda iska dhaafe aniga waxaan leeyahay somali weyn guul guul

    • @burhansheikh1952
      @burhansheikh1952 6 ปีที่แล้ว

      Aisha Abdullahi
      kkkkk

    • @burhansheikh1952
      @burhansheikh1952 6 ปีที่แล้ว +1

      GADHBA44 GADH88
      kkkk
      kuli waa darood laga soo bilabo xawo iyo adan mel dhow ayaa ku waregaysan mooye darood alle ayaa badiyay

    • @ashleyschimmel9476
      @ashleyschimmel9476 6 ปีที่แล้ว +1

      soomaali waa hiraab iyo in lagu kabay

    • @eliasjakaarta7901
      @eliasjakaarta7901 5 ปีที่แล้ว

      👌💔👏

  • @haariyebulale3323
    @haariyebulale3323 4 ปีที่แล้ว +5

    Somalia anigu Sayid Maxmed cabdili xasan ayaan u aqaanha
    Like iisara 2020

  • @warsamewaberi3084
    @warsamewaberi3084 5 ปีที่แล้ว +12

    Ahmad farax idajaa wuxuu ka hadlaa oo Kali ah taariikhda daaroodka. Muxuu uuga hadliwaayay geesiyadee Ciise weyne iyo taariikhdii magalaada Saylac oo ahayd halkii diinta islamku ka soo gashay geeska Africa.

    • @duriyadiisayidnuur9735
      @duriyadiisayidnuur9735 5 ปีที่แล้ว +3

      Warsame Waberi adeer si qaldan baad wax ufahantay ninkan cid walba wuu ka hadlaa balse daarood ma cid taariikhda kula tartami kartaa jirta wax magacle oo laga sheekeeyo dadka kale wuu kuyaryahay

    • @Ahmeto536
      @Ahmeto536 5 ปีที่แล้ว +2

      waa daarood lkn adigu taariikhda akhriso

    • @mohamudmohamed8165
      @mohamudmohamed8165 5 ปีที่แล้ว

      War ninyahow ha daroodleynine ee sheekada dageeyso abwaanka sheekoyinka saxda ah ayu so tabiyaa he is a historian and besides darood are the only clans who had influence to other parts because they were pastoralists as well as traders unlike Rer konfur who were majority farmers and slaves

    • @marhabanbikum3615
      @marhabanbikum3615 5 ปีที่แล้ว

      @@duriyadiisayidnuur9735 walal subscribe iisaar

    • @marhabanbikum3615
      @marhabanbikum3615 5 ปีที่แล้ว

      @@Ahmeto536 walal subscribe iisaar

  • @amransuper431
    @amransuper431 4 ปีที่แล้ว +6

    Maran chided wa gesi ogaden maxed supera.

  • @kooshinugazka5053
    @kooshinugazka5053 6 ปีที่แล้ว +3

    dad badan qisoyinkoda hadii filimo laga matali lahaa super hit bey noqon lahaueen 😂😂

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 4 ปีที่แล้ว +2

    Tabiye aftahan ah #idaajaa asaga oo kle allaha inoo badio

  • @Tashaten
    @Tashaten 5 ปีที่แล้ว +11

    Africans are GODS!!! They came from the stars the cosmos dark matter carbon!!! They came from the old universe SIRIUS to South Africa on into Khemet!!! From SIRIUS to PLANET ROCKS!!! Africans must wake up from deep dead sleep and become those GODS again just like the ancient ones!!! Creator blessed Africans!!!!

    • @abdiaziizgoodir781
      @abdiaziizgoodir781 5 ปีที่แล้ว

      😮

    • @mohamedhassan58
      @mohamedhassan58 4 ปีที่แล้ว +1

      Mashllh wlh aad ban u xiiseeya inaaan aad uga faideysto

    • @romakuppsala6736
      @romakuppsala6736 2 ปีที่แล้ว +5

      Human beings cannot reach the God level. You may be meant for a complement but it isn't.

    • @abdishakuurabdi1873
      @abdishakuurabdi1873 2 ปีที่แล้ว +1

      Subxana llaah ALLAH CREATED ALL OFF US ❤️🙏🏾😢

    • @Tashaten
      @Tashaten 2 ปีที่แล้ว

      @@abdishakuurabdi1873 ...Yes just as well the wicked ones in power!! We are in these dangerous times judgment coming from the MOST HIGH on the snowman and please don't take the snowman's zombie juice!! It's time for Africa to unite and become powerful Kings and Priests healing and curing just like in the ancient of times!!!

  • @saadaqcali2237
    @saadaqcali2237 3 ปีที่แล้ว +7

    ☕shekada Matan cideed aad
    Ban ugu helay

  • @shiinnaaldo9728
    @shiinnaaldo9728 3 หลายเดือนก่อน +1

    23/4/2024 Yaa Dhageystayy Like Isaaar👍

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 6 ปีที่แล้ว +25

    viva halyeyada ogaadeen absame somali Waxa tariikh Kaleh Waa ogaadeen

    • @hadew1418
      @hadew1418 6 ปีที่แล้ว

      MUNA ABDI
      Walal he is not ogaaden he is majerten he my uncle.

    • @ayuubtalaabo5987
      @ayuubtalaabo5987 6 ปีที่แล้ว +1

      T dots realest he is not daarod great garxajis especially habaryoonis

    • @ayuubtalaabo5987
      @ayuubtalaabo5987 6 ปีที่แล้ว

      MUNA ABDI inbt ninku mala garxajis ba dhalay

    • @ayuubtalaabo5987
      @ayuubtalaabo5987 6 ปีที่แล้ว

      T dots realest inta Badan murtida oagdenbaa Somali u ahaya lkn wuu ka gudbaa ogaden darajada Somali bu gaadha ee local ha ka dhigina

    • @Abdul1842
      @Abdul1842 6 ปีที่แล้ว +2

      BaL dadkan caqliga xun eega ileen cagdheer Bila caqliyoo qolofween baad tihiin Waxy ku faanayan Ninkii dhibka badna ee illahy iyo umadiisa ka xishoon wayay waar warkiisa IsKa dhaafa kibirkuna Allah baa iska leh inagu adoomo baa nahay

  • @liibanmccjimcale8440
    @liibanmccjimcale8440 6 ปีที่แล้ว +12

    sheekada wali waa isocota lkn waxa iga muuqda in uu ahaa tuug garab heysta oo aan xolaha xaranta iska ilaalin

  • @mahamedabdimahamed3462
    @mahamedabdimahamed3462 ปีที่แล้ว

    Mattaan cideed adeerkay nin ogaden ah m zuber ah rer abdille ah rer
    Ugaaaas khalaf ah allah ha u naxariisto

  • @MohamedIbrahim-vx2bv
    @MohamedIbrahim-vx2bv 5 ปีที่แล้ว +12

    Best of somali sheeko xariir I love it

    • @qudhachure9598
      @qudhachure9598 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa sheeko dhab xariiro mahan Ina adeer

    • @abdisamadhassan2011
      @abdisamadhassan2011 2 ปีที่แล้ว

      @@qudhachure9598
      Say walhi waaye kan 😂🤣😂😂🤣

  • @mmmsannnsa5701
    @mmmsannnsa5701 6 ปีที่แล้ว +21

    Somali waligeed dulmigay ku faanta dilka iyo nolasha admiga qiima malahanjirin waxaba ka qima badnaa nolsha dadka geela

    • @jabrilaweys9973
      @jabrilaweys9973 5 ปีที่แล้ว

      Walaahi beenta ma ahan bal kawaran qof tariikhdaan dhageystay hadana dhahayo geesi buu ahaa halyey buu ahaa legend buu ahaa waa nin laga sheegayo wax uu dhaafo ma jirin caruur haween

  • @elyasabdi9384
    @elyasabdi9384 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa sheko macan. Cimri dheer Ahmed Idajaa

  • @xaashicali1944
    @xaashicali1944 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi Barnamijkaan Ad Ayaan ujeclhaya noso Badi Baaba Farax Cali idaajaa Allah ku sharfee

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 ปีที่แล้ว

    Axmad faarax Cali {Idajaa]
    Alle haka abaal mariyo sida quruxda badan Tariikhda iyo suuganta
    Soomalidu ledahay noogu so tabiso Soomalidu waa dad tariikh dahabi ah leh iyo af Qani ah
    .19/09/2022
    .12:00
    .Axad

  • @abdiaziz2745
    @abdiaziz2745 6 ปีที่แล้ว

    saas iga dheh waa la is ku yaacaa ogow sax somalida Allah ayaa xig mad u dhiibay waxayna leyihin taariqa cajiib ah kuna leh dunida ayadaa hoos is ku wada mooyee waan ku faanaa wadan kayga iyo taariqihiisa cajib ka leh Allow noo dhis Aamin dhaha

    • @osmanali3788
      @osmanali3788 6 ปีที่แล้ว

      Abdi Aziz kkkkkkkk Aboow goyaah waxaah ka hooreya maqaar waxaah ka sihooreya dhooqo

  • @kowtharfanax8828
    @kowtharfanax8828 5 ปีที่แล้ว +9

    somaali qabiil yaa meel xun ka galay jira xunbaa heyso allow ka caafi tariiqda iyo sugaanta ma qabiil bey noqotay idaajaa waa nin suganta iyo tariiqda yaqaano haduu soo bandhigay eed malahan aad ayuu umahad san yahay allow cimriga ku dheree

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว +5

    Ogaadeen baa magaca u bixiyey iyaguna cag dheer bay noo bixixiyeen ii sheega sababta labadaa magac aanu isugu bixinay???

  • @mahadow1
    @mahadow1 5 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan laga sheekeynahayo ee MATAAN lugu sheegay, markaan jeedjeediyey qisadiisa, waxaa iisoo baxday dhowr arimood midkood:
    1) in uu dhimirka ka xanuunsanaa lkn la moodayey ruux fiyow!
    2) in uu ahaa ruux yaraantiisii la dhibaateeyey oo waxa ay CHILD ABUSE ugu yeeraan lugu sameey!
    3) in uu qabey cuqdad ka dhalatay xaalad u gooni ah asaga ( inuu ahaa LABEEB tusaale ahaan)!

    • @FursadahaNolosha
      @FursadahaNolosha 4 ปีที่แล้ว

      waa arin macquula aniguba saas baan isleeyahay

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk adeer laaadheeranimqdiisa ayaaa halkaa gaadhsiiyey cunsuri uma xumid

    • @waraabecabdiaxmed1620
      @waraabecabdiaxmed1620 3 ปีที่แล้ว

      Mahadow waxaasi caqli maaha ma xanuun saneyn waxba ma qabin ninkaasi, ta labaad aad sheegtay maba dhici karto nin caruurnimo lagu cadaadiyey taa ha sameeyo sababma ilma yaraan lagu ciiley maba hanaqaado, ta saddexaad nimaan xiniinyo lahayni waxuu ku kacayo xasan mataan maba ku kici karo.
      Horaa loo yidhi:
      Saddex rag baa kugu dila:
      1: Dhalad ha ahaado.
      2: Dhudunna ha lahaado.
      3: Hana dhimira gaab naado.
      Ninkani wuxuu ahaa nin dhiirranaan ku dhashay kibirna lagu ababiyey yaraatiisa oo wax lagu garab istaago mooyee wax laga waabiyaaba dhicin, taasuu ku hana qaaday oo ku abab baxay, wuxuu laacdan kaga adkaadey barbaar intey isu babac dhigeen, Dabaded waxa kaskiisa uu ku hubsaday inaan inan ragba loodin karin. Waata keentay inuu falalkan laga irdhoonayo uu ku kaco.

    • @mahadow1
      @mahadow1 2 ปีที่แล้ว

      @@waraabecabdiaxmed1620
      Qabiil uun buu isku haleynayey mooyee isagu dadnimo ma laheyn. Doqonimo heerka uu ka gaaray waa ninka xaaskiisa iyo sodohdii tix ku af lagaadeynaya! Doqonimo intuu ka qabo waa ninka biyaha caruurta iyo marasta loo wado dhaxda u galaya!
      Xagee raganimadu taal waa yaabe?
      Doqon dadkiisa ku kibray buu ahaa, ee haduu xiniinyo leeyahay duulaan ayuu hogaamin lahaa sidii WIIL WAAL !

  • @harunsaiddiraac9397
    @harunsaiddiraac9397 3 ปีที่แล้ว +7

    Old is Gold..

  • @raygalofficial
    @raygalofficial 4 ปีที่แล้ว +3

    Allow aftahan ma yahay Idaajaa.

  • @isaacnewton3342
    @isaacnewton3342 6 ปีที่แล้ว +8

    Sawirka aad soo qaadateen maaha mataan cideed ee waa sawir uu qaaday nin faraansiis ahaa oo la odhan jiray Roland Bonaprte, ninka sawirka ku jirana waa nin Habar Awal ah oo la odhan jiray Warsame Yoonis.

    • @amore5583
      @amore5583 5 ปีที่แล้ว

      Oo ninkaasi muxuu ahaa bro ma abwaan ba

    • @amore5583
      @amore5583 5 ปีที่แล้ว

      Bal sawirkan taarikhdi laqaaday nooga waran

    • @mukhtarmohamed3156
      @mukhtarmohamed3156 5 ปีที่แล้ว

      @#العجوزةالأولي hbar awal

    • @haaruunyahye7429
      @haaruunyahye7429 5 ปีที่แล้ว

      Isaac Newton ma inaa qabiil ka sharqamis miyey aheed ujeedadii

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 5 ปีที่แล้ว +1

      @@haaruunyahye7429 intaan hawiye ka aheyn qabiilkooda ayay shidayaan hawiye hada waxaa usoo baxay sanbaloolshe hhhh

  • @abdilahiali9213
    @abdilahiali9213 3 ปีที่แล้ว +2

    Idaajaa hortu waa oday soolaaliyeed laakiin taariikhdiisu dhinacbay kararantahay

  • @engabdrhmnbarkhad6430
    @engabdrhmnbarkhad6430 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah qiso iyo hadalo runtii cajaaib ah noo soo badi sheekadan

  • @JabriilMaxamuud
    @JabriilMaxamuud 2 หลายเดือนก่อน

    Inta daawan doonta 2026 love ❤️ saar

  • @STAR-Master
    @STAR-Master ปีที่แล้ว

    KIBIRKA WAA LAGU JABAA SHAW MATAAN FIRCOONKA SOOMALIDA AYUU AHAA 2023 CIDII DHAGAYSANAYSAA HAYSOO RAACDO

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 5 ปีที่แล้ว +15

    *Naftu Waa Maqnoow Ama* *Mahad Kunoolowe Waa Miiska Aan Ahy Ama Mid U Dhexeeyaaye* (Gabaygii Salado)
    *Mataan Ciideed* Caaq Taariikh Ka tagay Ragna Meeel Iska Saaray
    Gabadh iyo Sodohna Aan Dhaafine Gabay Ku Abaaray.

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว +4

    We have to do film on these

  • @abdul5689
    @abdul5689 3 ปีที่แล้ว +4

    Yaa dhageysanaya 2021👍

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheekadii will walal iyo Caro well cigaal shidaad fabricio kuwaa iskadaaya waa Somali waxba maheeystaan walal

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 6 ปีที่แล้ว +14

    Aad iyo aad idajaaa nin wayn

  • @axmedjibaax782
    @axmedjibaax782 5 ปีที่แล้ว +2

    alla ha u naxariistee wuxuu ahaa nin isla weyn ragna aan waxba iskaga tirin wuxuu is lahaa gayiga aad ku nooshahay cidi kaama sareyso

  • @axmedilyaas9705
    @axmedilyaas9705 2 ปีที่แล้ว +1

    waaw somalida waa geesi yaal aaa gab baso lahaan 😛🤩👌

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +14

    Lipaaxii soomaali mataan ciideed iyo ninkii soomaalida ka waabiyay oromada ee wiil waal kulli waxay ahaayeen Daarood.

    • @husseinadan2096
      @husseinadan2096 5 ปีที่แล้ว +1

      Nin weyn hadal uu ku hadlo kumaadan hadal, hadaa wali wixii jiida na dhigey maanka aa ku heeso, hadal duluc la'laa hadaan garasho lagu darin>!!! Ragna waa isku hiil arinka haduu garsho gaaro.,.....!

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว

      @@husseinadan2096 war soomaalimaxamadey ninkan wuxuu qoray yaa fahmay hhhhhhh markasu ani isagoo rer xamara i leeyahay hadal kumaad hadlin😂😂

    • @duriyadiisayidnuur9735
      @duriyadiisayidnuur9735 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedshakaal1545 ninku axmaar somaliga bartaybaa murti yaraa kkkkk

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว

      @@duriyadiisayidnuur9735 BAL ADBA😄😄😄

    • @obsiiyemediaonline871
      @obsiiyemediaonline871 5 ปีที่แล้ว

      MAXAMED SHAKAAL aaaaaa

  • @mustafehassandahir28
    @mustafehassandahir28 5 ปีที่แล้ว +8

    Absame Kuu abtiyaashay iyo awawyaashayba

  • @mustafa-bo2dh
    @mustafa-bo2dh 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Very good Story

  • @cumarxasan6951
    @cumarxasan6951 3 ปีที่แล้ว +1

    Axmed faarax cali idajaa thanks hadada tariikhda ururin jiilkena dambe mana baraneen

  • @willkafican6906
    @willkafican6906 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaa tariikh Darood aaaway dadki kale Yaab idaajah waa Nin qabiil ko wenytahay

    • @guulwade989
      @guulwade989 4 ปีที่แล้ว +1

      Idaaja waa nin darood ah tariiqda ka hadley waa tisa adigu tada aaway beel ii nosheek sababta waa nin tariiq leh matihiid

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 3 ปีที่แล้ว +1

      Beenta wuu faafiyaa Idaajiye iska jira nacdali haku dhacdee

    • @atofficial7197
      @atofficial7197 3 ปีที่แล้ว

      @@ashaadana9295 adi ninka saas maxad ugu cayni asaga wixi qoran ayu akhrinayaa xooloyoho

    • @fitaax6979
      @fitaax6979 2 ปีที่แล้ว

      @@ashaadana9295 adi hakugu dhacdo

  • @mohamedabdullahihussein7324
    @mohamedabdullahihussein7324 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadad 2022 dawaatey isoraac

  • @qayskainanuur628
    @qayskainanuur628 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa aqli ogaaden iyo tala xumadoodii

  • @aweysduceysane2393
    @aweysduceysane2393 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 ya dhagaysty axmed farax ali idaajaa