ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ Leave them alone to eat and enjoy themselves and be deluded by false hopes, for soon they will find out the Truth.
Ma xumo ruwaayada balse meesha lagu jilaayo waxaa wanaagsan in aad Kala badashaan tusaale Aamina dhool Xuseen shire markey dhaheyso waka guura in guri lagu dhigo balse Hal meel in lagu wada sameeyo Ma ila qurxano
tan anshax xumo ayaa lagu barayaa umadda runtii waa nasiib daro waxaan leenahay jilaayaashaa alle ka baqa oo iska ilaaliya waxyaabahay aan ku fiicanayn diinta iyo dhaqanka umadda
thanks Abukar Mahdi
musalsaladii turkiga iyo hindiga si qooto qooto ah ayaa lagu iloobay noolaada fanaaniinteena.
Thank you so much for the qooto qooto i love it's amazing 100% already
abukar mahdi bro thanks aad bd u mhdsabthy baarnaamijka aad ugu xerenhy director abukar mahdi
these people they deserve something from the Somali government because they are making Somali's people happy and busy Thanks
Mahadsanid direct Abukar. Waxan mar walba daawadaa qooto -qooto qooto ilaa ruwayadda cusub aad noo gentit kan ayan daawanayaa.
Than' ks walaal
Faadumiina caadi maaha Ruwaayada wee inoo Shide 😘😘😘😘😘😘
qooto qooto caadi maahan mahadsanid Abukar Mahdi
umaaa sifiican ma igu duceenin kkkk fadumiini ku hestaaa tnx bro abukar mahdi
wlh filmadi kale wnba nacay qooto qooto lee dhowraa thx yaaqey mahdi
caadi ma.han heer qoto qoto all funny wlhi nolada dhmntiin xale a dawaday cml abukar mahdi brothere thnks hosha aa shacabka u qawaty wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
tkx huno abukar i was very impatient for part8
fadumiina funny wa wlh
faadumina👍👍👉😍
caadi mahan jimca kasto waan ku tashtaa thnxx abukar mahdi
ruwaayadaan meelaha qaarba haka qadanaatee waa super
dalmar yare iyo abwaan khaakh tug halagu soo daro👍✌
khaakh tuf
nice
shrjt
aor
kuwas waa lagu qasaray
hhhhhhhhhhh best ruwayad ever abukar mahdi tnx
Aamino dhool & Lacky Xaaji waceys ayaa ugu jilid fiican xaga dumarka jilaayaasha ah....
faadumina ma ujeedid miyaa
Kulikood kalama dhacaan sxb. Mid aan ika qosolsiin kuma jiro hhhh
mohamed farah fadumin aqwantey uma jedid I Miya Aniga Taas aaa Iga washay
Najmo Ali isku mid nahay runtii
Najmo Ali...Walaal waa runtaa lkn aamino dhool waa best Jilid waxaa ku soo xiga xaga jilitaanka Lucky...
fikrad gadantay socotay wlhi masha Allah Abuukar_mahdi inan arakay qooto qooto restaurant amazing
Thanks Ruwayadan Aad Ban Uga Helay.
waaw waxaana riywaayad gaah thanks walalaha madaale
wlh caadi maahin ruwayadan abukar thanks
Na wu sasay ki yaraaye😂 Faynuus & Fadumina si an caadi ahayn ayey u kala kiciyen qeybtan 👌
fadumini cadi mahaan wlhi i love u amar alee
waad mahadsantahay abukar dhamaan universal tv
Thanks abuukar Mahdi halkaa kawada shaqada Qooto Qoota halkaa kawada dadalka
Iblees] said, "My Lord, because You have put me in error, I will surely make [disobedience] attractive to them on earth, and I will mislead them all
kkkkkkkkk fadumiina Iyo Laki best actor ❤❤❤
abukar mahdi thanks qooto qooto aad aan ula dhacay waana barnamijka kaliya aan aad ugu xermay qooto qooto an ku firsadaaa markaan ilmaha qooto qooto isaga sexiyo hhhhhhhhh
musbaar kuleel aa Ku xiray Ku teh
faadumiina viva
muunye maaxi masha alaah ooskar in laguugu siiyo waaye heesta qooto qooto hadiiba intaanoo fanaan eray aad hees kadhiktay wataan legend iyo hanbalyo fanaaniinta oodhan
hhhh Qooto qooto ilaa madaxweynaha daawado😂😂😂😂 thanks legend Mahdi.
thnks abukar mahdi wn sugeyney
waaw waxbaa kadhacay runtii
ɷ Heeey Frienddss I Haveee Justtt Wonnnn Branddd New iPhonee From visitt : - t.co/Id5mxvbyCs
+Johnny Deffinbaugh
qoot qooto miyaa waxaas
inta loma jogee
thank you so much Abukar Mahdi
Kkkkkk thank you director Mahdi 😍
mahadsanid abuukar mahdi waxaan kasugnaba part qooto qooto mahadnaaq
lakiii iyo faduumiini waan ka helay wa gisheen wlh ruwayadaaabahey asoo xasuustaay
ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ
Leave them alone to eat and enjoy themselves and be deluded by false hopes, for soon they will find out the Truth.
qooto qooto wan dawada wahli waa funny😂😂😂
ilove you viva fatiniina und laku haji caadi ma ahan
fadumina 👏👏👏
war iillaahay kaacabsaada oo iis aastuura subxaanaallaah
maan shaa alaah waalaahi qooto qooto waan ka helay
faadumiiina kal iyo laaab wlhi ilaahy hdaasto saan ugu helo kush kush aakuumaleenaayay kulahaa ilen buujimaa lagugu bartay kkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkk mhdsnd wllky abukar mahdi
Alla jecleya fatumina 👸♥️
wow nice riwaayad i like it
Nice riywaadan waye shiidantahay
hhhh nimco yasin iyo fadumina ku hestaa wlhi cadi maha thanks abukar mahdi
axsan riwaaaayad wlhi all fananiinta cml wad mahadsantihiiin
Nice riwaayad inba caaadi ma ahan
Good film
qaybta south africa iga ohisay
please nosoo dadajiya qeybaha saan u sugeenay samirki ayaa naga dhamaaday wlhi waan jclhy flimkan ama riwayada qooto qooto
waw thanks dhaman
faadumiina so funny wllhi👍👍👍
Walaahi riwaayadaan waa jiraa ani waxaan dhihilahaa sii moosasalkii halagadhigo
fadumiina mesha ogu jilid fcn
Thanks my bro abukar mahdi
Thanks my bro
kkkkkkk laki x aaaji boloogiii lasheegaayay uu isaaaray kulahaaaa laki hhhhhhhhhhhh
Cabdixakin alfaghi jilayasha halagu soo daro iyo amin arts mhdsanid A.mahdi
respect abukar mahdi &fanaaninta
qoto qoto is nice history 🖒
thank u nin weyn abukar mahdi
Ma xumo ruwaayada balse meesha lagu jilaayo waxaa wanaagsan in aad Kala badashaan tusaale Aamina dhool Xuseen shire markey dhaheyso waka guura in guri lagu dhigo balse Hal meel in lagu wada sameeyo Ma ila qurxano
wooow
oo
ااتو ةةلببل houlgjkhuiyvg
ااتو ةةلببل
fäďamina
Woow 👏👏👏👍👌
waa ka baxsatay abuukar mahdi sxb
Hhhhhhh laki haaji wacays legend waaaye wlha
thnks bro abukar
2020 ayn markii labaad ku ceshanyaa axl
😥😥 laki sxbey beerka iga soriday anaaba qooto qooto kula ooyey
ruwaayadan caadi ma ahan masha Allah
tan anshax xumo ayaa lagu barayaa umadda runtii waa nasiib daro waxaan leenahay jilaayaashaa alle ka baqa oo iska ilaaliya waxyaabahay aan ku fiicanayn diinta iyo dhaqanka umadda
hh fadumiina funny waye wlhi 😂👏
Hehe qoto qoto wa kuhesana so soco hee abukar ma hdi txn
lmao!!! This is the best
qooto Qooto waa qatar qooto Qooto aan ku fiirsadaa
wwwww mash allah good brother thanks
qooto qooto wax jira ma aha abwan abukar somalida wuu sii walin
Midaan shaanshida ah yaa ka saara meesha foosha xun fadumiina akhas
Ruwayaada hadiisan Fadumiina ku jirin laheen dhadhan maba lahaan laheen sxb
nacas thy uf wax dhintay cay rag iska dhintay
ibrahiin caynte aqwantey maa laga saray ayada ayeyba Ku socota mesha 😳
Waxba lama joogto qoftaan
Fadumina ninki yaqana yaqana hadadan ka helin dad ka hely ba ka badan she is beauty full
faadumiina masha allah gacanaa kutagay
mahdsanid abukar Mahdi
faynuus wale waa top
Laki xaji jilaye dhameystiran ayaa thye adi iyo fadimna waan idinku hesta
alla Laki yey ha ooyin wlh wa xaqiiq dumarkeena khaar waxa haysta ayad ka hadashay.....
Fadumiina Funny Ah Wlhi Sideedan Jir lee Legu Og Yahay 😃Ader Maki Xaji Waa Iga Qosliyay Ani Ma I Qooto Qootoyee Kulahaa 😃
Hhhhhh fadumina mucjiso wyh
good 👍✌
wwww cadi mahan
z 1g. a xa xc xc scx9omymyiiy
mamo sumeya mamo sume. Lql
kkkkkkkkk funy wlhi fadumiin laki iyo amaara😂😂😂😙
laki Xaaji wacays 😍😍 ❤ 💋
Abukar thanks
thanks Abuukar mahdi
hhhhhh fadumina iyo laku xaji wey ika qosliyen dahabada ladhaca ana dahab dadow dhacaya
Qatar waye qooto
thnks abuukar
Faadumiina ani kuhaystaa
Was that a legend Subxanallah
Faadumina Miina Kush kush lee u maleenayey ileen Buujimo aa lagu baranayey
Sosaarha musalalakan abukar mahdi in hadalda qaar xoga anshaxumo ayku jorto lgu badalo kuwa murti ah o anshaxesan mahadsanid
Shirwac iyo cabdi good ku soo dara noo
Thanks abukar mahdi
iidaadi halagusoo Daro
riwayadan maahmaaho badan ayaban ka bartay lollll
Maah maahda ugu khatarsan
mahiin galo wa galanthy
😂😂😂😂😂😂
kkkkk
Warunta ee aniga adigaba kuguheesta kawaran qooto qooto ma is ku baranaa
Kaido Sultan
Kaido Sultan to
kkkkkkkkkkkk I like aamina dhool