Sidee la isula fahmaa Qur'aan ka iyo Sayniska | the timeless Qur'an | Hamza Tzortzis

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @faaraxlamaane5179
    @faaraxlamaane5179 4 ปีที่แล้ว +7

    Shaqo fiican ayaad heysaa runtii aad baana ugu amaanantahay walaalkiis waxaana kuugu talinlahaa inaad xirfadaada aad SII korshiso Si aad wax badan U qabto mahadsanid

  • @MohamedMohamed-md3qe
    @MohamedMohamed-md3qe 4 ปีที่แล้ว +2

    Diintu waxa ay shaqaynaysaa Ilaa laga gaadhayo Qiyaamaha Sababtuna waxa weeye Fasirka Quraanka iyo isbadalka jiilalka kala dambeeya iyo Cilmiga Sayniska waayo Aayadaha Qaar lama fahmi karaynba xiligii quraanka la tafsiirayay Oo dadkii xiligaa noolaa aanay waxba ka fahmayn oo aqoontoodu gaadhsiisnayn Markaa Tafsiirka Quraanka iyo fahamkiisu wuxuu ku xidhanyahay hadba heerka aqooneed aadamaha

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi runtaa fiicane ninkan waa ka ugu fiican xaga is barbar dhiga sayniska iyo quraanka
    Sideedaba ha la ogaado quraanku maaha kutub saynis ee waa kutub hanuun oo alllah inoo soo diray si uu wadada xaqa ah inoogu hago waxii scientific ah ee ku soo arooray way saxanyihiin waa laga yabaa aragtida dadka iyo qaab fakarkooda inuu khaldamo waxaana cadayn u ah mar walba in iyagu ay khaldanyihiin waa in aragtidoodu is bad badalayso balse quraanku aanuu is bad badalayn waligiis

  • @enghamdiabdirisak4866
    @enghamdiabdirisak4866 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah ❤❤❤🖤🖤💫

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 2 ปีที่แล้ว

    jizakallaahu walal qaali

  • @watchman9794
    @watchman9794 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @elyassayoub9785
    @elyassayoub9785 3 ปีที่แล้ว

    thanks sxbyaal

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah ku barakeyo wll

  • @najiibmaxamed1290
    @najiibmaxamed1290 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa dood mahiima inlays waydiiyo in wax laysla eego

  • @maxamedcabdilaahi9310
    @maxamedcabdilaahi9310 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah keep going khadar johar

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 4 ปีที่แล้ว +11

    In marba ayadaha quranka lala doonanayo sayniska cusub laguna jaan goynayo halaga taxadaro.
    Waxa dhici karta in beri kamalin lahelo wax kagedisan waxan aynu hayno
    Soo gef noqon mayso.

    • @laqlaajisnugal2756
      @laqlaajisnugal2756 4 ปีที่แล้ว +4

      Wlle.saynisku waa.isbad badalayaa.illaa uu.kasoo gaaro.cilmigiisu ...wixii.quraanku.inoo.sheegey.marka.wixii.kadambeeya.isma.badali.karo...masaal..dhulku.wuxuu.usameysan.yahey.sida.sida.ukunta goroyada...cid.waxka.badalan.keeni.karta.majirto..sayniskuna.hada.madiidi karo..lakiin.meela badan.ayaa.ubaahan.taxadar.iyo.cilmi.bdan.oo.looyeesho.qur.aanka

  • @xasanquulle3895
    @xasanquulle3895 4 ปีที่แล้ว +5

    waxan isleeyehy wadaadkaan iyo doodiisa waa laga raajaxsanyahay
    waxaa asal ah sideeda
    1: quraanku waa warkii xaga alle ka yimid adduunkuna waa kii alle abuuray sayniskuna waa fahamkii aadanaha
    2:ilaahy warkiisa iyo makhruuqiisu(adduunku) isma khilaafi karaan .
    3:fahamka dadku(science) hadalka ilaahy waan khilaafi karaa waana waafiqi kara
    4: hadalka alle waa sugan yahay lkn fahamka dadku waa isbad badalaa
    5: hadalka alle waa marjac loola laabto waxa dadku soofahmaan(scienceka ) ee maaha labo wax yaalood oo la isbarbar dhigayo kee saxan kee khaldan
    6: ugu dambayn scienceka wixii kitaabka waa faqa waa saxan yihiin wixii ka horyimaadana waa lagu laabanayaa

    • @mohamedibrahim.6938
      @mohamedibrahim.6938 4 ปีที่แล้ว +1

      mashallah : sifiican baad usoo khulaasaysay wanakugu raacsanahy arigtidadaas quraanku marjac bani aadamka oodhan wixii waafuqsan quranka iyo waxyiga ilahay waa saxan yihiin wixii khilaafsanna waa in lagu laabtaa baadhitaankeeda . asabta

    • @cabdifataaxmaxamed5163
      @cabdifataaxmaxamed5163 4 ปีที่แล้ว +1

      1.qeexitaanka(quraanka;waxyiga aduunka iyo science-ka)
      2. xidhiidhka ka dhexeya quraanka;waxyiga iyo makhluuqaadka;aduunka
      3,4. xidhiidhka waxyiga iyo science;fahamka dadka
      5.darajooyinka quraanka iyo science-ka
      6.gabagabo(conclusion)
      that's really good engineering
      jzk bro #xasan

    • @cabdifataaxmaxamed5163
      @cabdifataaxmaxamed5163 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedibrahim.6938
      and that's good summary
      jzk bro

    • @mahadmahmoud6117
      @mahadmahmoud6117 3 ปีที่แล้ว

      Mash Allah wll waa hadal sax ah warkaaga
      Marna leysma barbardhigi Quraanka iyo Science
      Quraaanka waa hadalkii Allah
      Science waa fahankii aadanaha
      Waana qaldanaan karaa waana saxnaan karaa

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 ปีที่แล้ว +1

    So much thanks MO, waxaa xiiso badan leh tarjumidda luqada, oo ah mid faseexa oo xataa xanbaarsan dareenka ereyga ( dhinaca gudbinta) keliya waxan dareemayaa inyar oo degdeg ah.

  • @jamaahmed2600
    @jamaahmed2600 3 ปีที่แล้ว

    Thank teacher

  • @abdallecumar9460
    @abdallecumar9460 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan wuu ila saxanyahay quraanka waxa jira aayado dhawr macno yeesha hadii aaayad dhawr siyaabod loo macneyo lagu xidho arakti saynis oo la yidhaahdo aragtidada saynisku sheegay ayay ka hadlaysa aayadu hadhowna saynisku isbadalo madama saynisku mar walba sii horu maro marka waan ku taagersanahay in aan lagu xidhin ayadaha makhluuqadka ka hadlaya oo macna yowga badan iyo sayniska

    • @nurxashi4069
      @nurxashi4069 4 ปีที่แล้ว

      Khilaafka noocaas ah wuu ino fcn yahy

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan6336 4 ปีที่แล้ว +5

    M.Allah waxaan ka fahmay waxbadan mahadsanid

  • @diinteenuwaamacanalx429
    @diinteenuwaamacanalx429 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 4 ปีที่แล้ว +11

    Hamza hadalkiisa ayaaba iska hor imaanayo wuxuu yiri quraanku waa timeless waqti walba la jaanqaadaya hadana wuxuu ku dhagan yahay dadka qarnigaan nool ee quraanka waafajinayo scienceska hada jira , dadkii noolaa qarniyadii hore quraanka waxay waafajinayeen ama ay ku fasirayeen waxay garanayaan, dadka imaan doona qarniyada soo socda iyaguna waxay ku fasiri doonaan waxyaabaha ay garanayaan iyo science kooda
    Waana sababta uu quraanku u leeyahay ereyo leh micno badan leh
    Hadii ereyga علق qarnigii hore lagu fasiri jiray xinjir maxaa diidayo in maanta lagu fasiro tirxi oo lagula doodo inuu quraanku waafaqsan yahay empirical science
    Mas'alada الإعجاز العلمى فى القرآن الكريم waa mas'alad in badan lagu faaiiday oo dad badan kuso islaameen waxayna aheyd ilaa hadana tahay hubka ugu qatarsan ee loo adeegsado dacwada
    Hamza iyo EIRA waan taageeraa lkn arintan kuma raacsani

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  4 ปีที่แล้ว +2

      @Wedjan A.Rahman Runtii waxaad kamid tahay Dadyawga ugu comment ga fiican horayna waan u Arkay Comments hore ood bixisay 👍👍👍
      Saasaa loobahan yahay Qofku markuu 2da dhinacba dhagaysto kii laxoog bata isdhoho kanaa Yar xoog badan

    • @wejdanaabdurahman5973
      @wejdanaabdurahman5973 4 ปีที่แล้ว

      @@jawaahiri aad baa u mahadsantahay ustaad

    • @midgaanyareadanturaab4370
      @midgaanyareadanturaab4370 4 ปีที่แล้ว

      Walaalo ninkaan waxa uu ku doodayo wa qodob muhiima oo waliba jira , waxyaalaha ay daliishadaan Marka su aalaha qaar lawaydiiyo dr zakir iyo walaalaha kale jawaabta uu kabaxsho Walahi anaa dib u qajila oo wa gacan kusamees Hal il baan qabsadaaa mida kalaaan ku daawadaa intaa waxaa dheer science ka aad quraanka utiirineesid khuburo madaxbaan oo muslimiina o scientist tayaala ma soo Saarin ama ugu yaraan nagama aanay hubin oo muslimiinta ayagaaba liita . Mar haday sidaa tahay waxkastoo laguu soo malmalooqay oo science lagaaga soo dhigay ma quraankaad la aadayaaa xita hadu yahay mid LAGUU SALLAXAYO si aad ugu siibato .

  • @Mohan_Abdullahi
    @Mohan_Abdullahi 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxb videos so habeey codka yara qurxi sida ogaalka dunida u dr zakir uso turjumi jiray😍💯

    • @future3578
      @future3578 3 ปีที่แล้ว +3

      Codkiisu uu uqurux badan yahay wll

  • @mohathecnolgy348
    @mohathecnolgy348 4 ปีที่แล้ว +2

    Zhp waxad nozoo badi khudbadaha dr zakir naik alla hakaaa jazimariyee👍👍

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Jzk pro
    waa link casharka xamse akhrinayo halkan ayaad ka soo dajisan kartaa slides
    👇👇👇👇👇
    th-cam.com/users/redirect?event=video_description&redir_token=QUFFLUhqbHI2OTRVMGQ4N0pZTHk4YzhIMkpqN0hpeDBud3xBQ3Jtc0ttQ2wzUm9YNEJSZVJPMFc3eE0xNUoxSlNQS2RlX1ExNDE4T21RdG9WeWlHVnJlb3ZlcHJkN2RsZ0hBdFFHa01sS04zYmJuUW50T0MzdDZFb2tGakFiUFpxME41UjdDaGdBSVNJMUc1am1yM05uUGc4TQ&q=http%3A%2F%2Fbit.ly%2FiERAQuranScience&html_redirect=1
    Dr.zakir iyo Hamsa labaduba waa isku kaymid fikirkayga dhanka science
    لكل نبإ مستقر وسوف تعلمون
    Al-An'am - 67

  • @rweydadiriye8729
    @rweydadiriye8729 4 ปีที่แล้ว +3

    👍👍👍👍

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc.wlle.allaha ku barakeeyo..wadaadka.hadalkiisu..mawuxuu.udhacayaa.quraanku mucjiso.maaha..oo.quraanka.kahor.ayaa.culimada.saynisku.ogaayeen..inbirtu.aysamada.ka.soodagto..ama.ay.ogaayeen.in.dayuxu..usanlaheyn..iftiin ugaara.balse.quraanku.wuxuu.kawaramayo.waa.sheegasho.illaahey.sheeganayo.lahaansho.awooda.abuurista..waxaa.ogtihiin.iyo.waxaydaan.ogeynba.balse.aad.ogaan.doontaan xiliyo.kala.duwan.oo.dambe

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  4 ปีที่แล้ว

      Waxa uu kawado waad fahmi doontaa wll dhamayso

    • @mohamedibrahim.6938
      @mohamedibrahim.6938 4 ปีที่แล้ว +2

      maya wall sidaas ha ufahmin . quraanku asal ahaan waa mucjiso guud ahaan waana hadalkii ilahay . cid keeni karta quraankan oo kale ama aayad majirto oo taas ilahaybaba sheegayba .balse shekh xamza wuxuu kahadlaya . hadii hadalkiisa lakhulaaseeyo .quranku waa hadalkii ilahay < sayniskuna waa cilmi baarista bani adamka daciifka ah uu soo saaro oo waliba lagu kalsonaan karin isna badbadalaysa . sidas tarted in hadalka ilahay .iyo makhluuq daciifa wuxuu soo baadho laysla barbar dhigo waa ayaan daro. macnuhu waxa weyi saynisku ugu danbayn wuxu waafuqidona waa quranka .quranku wuxuu kawarama wax dhacay saman jahiligii kahor iyo zaman jahiligi waxjoogay iyo wx samanjaahili kadib dhicidoona .macnaha waxad ka fahmaysaa in uu quranku zaman kasta lajanqadayo . uu zaman kaliya ku eekayn. > intaas waa intaan kafahmay xamse hadalkiisa . walahu aclam.

    • @hudacabdi703
      @hudacabdi703 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedibrahim.6938
      Mancha Allah tabrkallah shukran wllo ilahy ha na fahnsiyo qawlkiisa

    • @laqlaajisnugal2756
      @laqlaajisnugal2756 4 ปีที่แล้ว +1

      @@jawaahiri waan dhameystey.wlle.ee.adaan fahmin.wixii.aan.idin.su.aaley.

    • @laqlaajisnugal2756
      @laqlaajisnugal2756 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedibrahim.6938 subxaana llaah.wlle allaha kudhowro.waa.inuu.qur.aanku.yahey.kalaamkii.illaahey.sw mucjiso.inuu.yahey.waan.ogahey.cidla.imaankata.hal.aayad.ineysan.waa.ogahey..

  • @saabiriinmuhiyadiin3269
    @saabiriinmuhiyadiin3269 4 ปีที่แล้ว +2

    👍🏽👍🏽👍🏽

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 4 ปีที่แล้ว

    run ahantii waxaa layidhi xaqdoon isma diido midkastana sidii uu isdhaho malaha dintani wayku fafi kartaa unbaa lasaxsanaatay aniga fikradayda waxaa quruxbadan in laga joogsado insayniska iyo qura anka aanlaysgarab wadiid siduu dr camzaba shegay xilikadta ayuu isbadali karaa markana dinta ayay dadka qaar kashakini kataan

  • @jannahpath9044
    @jannahpath9044 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc.
    Walaalayaal Subscribe igu caawiya

  • @future3578
    @future3578 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah