DEG DEG Abdirahman Abdishakur oo Caawa Weerar Ku Qaaday Somaliland Iyo Fariin Kulul oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • DEG DEG Abdirahman Abdishakur oo Caawa Weerar Ku Qaaday Somaliland Iyo Fariin Kulul oo
    abdirahman abdishakur, abdirahman abdishakur warsame, abdirahman abdishakur wareysi, abdirahman abdishakur channel, abdirahman abdishakur 2024, abdirahman abdishakur warsame 2024, abdirahman abdishakur dastuurka, abdirahman abdishakur hees, abdirahman abdishakur warsame waraysi, abdirahman abdishakur iyo farmaajo, abdirahman abdishakur interview, abdirahman abdishakur baarlamaanka, abdirahman abdishakur wareysi 2024, abdirahman abdishakur warsame dastuurka, somalia, somali, puntland
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "DEG DEG Somaliland oo Weerar Ku Qaadi Rabto Gobalka Awdal Hub & Ciidan"
    • DEG DEG Somaliland oo ...
    ~-~~-~~~-~~-~

ความคิดเห็น • 53

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland wasn’ t never Gobol but it was country who took his souvereignity 26 June 1960. Stop lying. You still continue to kill the Somalilanders in Mogadisho m. Why you kill Mr Dahable Allah yarxamu

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abdirahman Gasi Madaxweynaha xiga INSHA. ALLAH

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar anaga yaab aragnay midnimada somalia maxa ku xidhay somaliland o 34 sano ka hor gooni isu taagnay dawlad dhisatay dastur samaysatay dadkeda iyo dalkeda dhisatay waxn leyahay madaxda soamlia war intas soamliland ku mashqulsantihin dalkina nabad ka dhiga dadkinan danyarta ahna u naxarista musaqana iska qabta nabadiina aad uga shaqeeya soamliland haku mashuuline inatad xaga eegaysa dalkina hoos u eega nio

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sidaas oo aad xasan gurguurte ku gacansiiseen in uu wadanka burburiyo

  • @manineima4398
    @manineima4398 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobonimo somaliland

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 3 หลายเดือนก่อน +2

    C C SHAKUUR LAGA BILABO HADA WAXAN AHAY XISBIGAGA TAGERO MUGLEH ❤❤❤GUUL

  • @PRIME_ERLC
    @PRIME_ERLC 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdirashiid Sharmarki wale runtuu ogaday alaahu Akbar alow somali midee oo xaqa tus oo wadanka badbaadi muqdisho 😢

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 3 หลายเดือนก่อน

    Munaasabaddaan qiimaha leh ee 1da Luuliyo Waxaan u xiisnay heestii taarikhi ahayd oo soomaali dhan weligood aan illobi doonin hestaasoo ahayd : -
    THOWRADDATAN BARAJEEYSAN TALLAABADII AY QAADEEN..........
    Fadlan heesraas meel ku sheega idinkoo ku mahadsan .

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 3 หลายเดือนก่อน

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Nacaybka loo hayso Somaliland iyo dadkeeda ee taliska Moqdisho ku hayo ilaahay waa caadil taa dhagihiina u forta haddii aydun arki waydaan Moqdisho oo taladdii lagala wareegay…Ilaahay idinkii….
    Intaa indiin dhaafi maayo
    Waa Khayran katiiran suti gaashaan

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 3 หลายเดือนก่อน

    Guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo ilahay hana tuso somaliland oo calankeedu ka babanaayo caalamka guul guul somaliland

  • @hassannoor3960
    @hassannoor3960 3 หลายเดือนก่อน

    Waryahe hanagu warerin nacaala shaydanka kuyale. Al Shabab la midoba, usku aaf manixiin abowe lol😂😂😂😂

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk. Gumeysi. Kii ugu cumaa ugu doqonsanaa. Hada ayaad dhax fadhidaaa. Yaa miskiiin. Bilaa qimo ah

  • @nmohammed5150
    @nmohammed5150 3 หลายเดือนก่อน +2

    If there is one man one vote we will vote you MB cabdishakuur.

  • @halimomahamed894
    @halimomahamed894 3 หลายเดือนก่อน

    fadlan naga xishooda Siyaasiinta Somaliyeed. Maalinta xornimo😢

  • @ahmedabdi3629
    @ahmedabdi3629 3 หลายเดือนก่อน

    BEENLE BEENLE DHALY WAJIGA GUBAY HAWIYE ISKA SOMLI HALKA DHIGAY

  • @IndhoJacayl-wz8ct
    @IndhoJacayl-wz8ct 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyada wastay soomali soomaliland guul guul guul

  • @halimomahamed894
    @halimomahamed894 3 หลายเดือนก่อน

    Inaga maxaa na dhexmaray inagoo Muslim ah!! Siyaasi Somali waa TUUG , fadlan waxba ha noo sheegina

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Ciyaal faaycali oo guddoomiye looga dhigay

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaad sheegeso oo dhiba kakowbaa tahay sheekhow, runta unoqo

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 หลายเดือนก่อน

    Warhus yaaka xoroobay waqooyi yaatay kumanaqane hus yaad isusharaxaysa waqooyi hadaanunay uf baanu idinidhi waxabalana inaydan waqooyi cagaha soodhigikarin waban wuxuushyay calankaaanu idiinkeenay ba ku faanaysan unukaaleh shadhab

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 3 หลายเดือนก่อน

    UNuuka leh muqdisho u tali xawayaan yahow ha nasheegan duliyahow xiniyo ayaa loo bahan yahay faqiir yahow maad taada utalisid bal habargidir uun soo mideee iskadaa abgaalow xawayaan j
    Hawiye aniga sidaad igu talin waxaan ahay isaaqe taydamoye tukale talinmayse yahuuuuuuuu

  • @abdihassab6014
    @abdihassab6014 3 หลายเดือนก่อน

    Abdirixmanow Staley markaad u olaleyna 2:55 iay angoo hawiye ah baan Ku heshiinay inaan nin hawiye ah markaas baad keentay Hassan shiekh oo Donald la ogaa waxa uu ahaa ha u gafin Kali talis kan wax lagu si feeyo lama hayo inta reer kaagu Ku faanayo Waa goofkeena hawiye ganacsi Waa sameyn karaa lacking ma yaqaano wax dad ka dhaxeeya dawladnimada somaliyana in ay maqnaato 34 sano ayagaa sabab u ah

  • @Ali-xk1wr
    @Ali-xk1wr 3 หลายเดือนก่อน

    Boobka iyo kufsiga Eretria ayaa u gaysatey wecel yahow

  • @abkowabullaahi3655
    @abkowabullaahi3655 3 หลายเดือนก่อน

    Madaashid dadka somaliya ku ma mooga qudbawanaagsane

  • @MaxamedMuxudiin-z5p
    @MaxamedMuxudiin-z5p 3 หลายเดือนก่อน

    Walagatagay e dadkaka dhinackarac duliyahow

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 3 หลายเดือนก่อน

    Hawiye taariikhda run bay ka sheegaan waa dad aan cuqdad ku soo korin from ciise 😂

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 3 หลายเดือนก่อน

    Arinta ethopian ka is dilay qoomiyada tigreega dawlad iyo ararariya labadaba waa ku duulan midna ma oran karan kan baa noo wanaagsan? Ta kale somaliland heestii lagu soo daray amxaarka nooga wanaagsan somalida kale waa sax wayo anaga somaliland ahaan amxaaradu abaal bay nagu leeyhiin markii dadkayga dawladoodi samaliya ay ducaqyabysay ee isir ahaan loo dhamayanyay isaaqa dadkii magan galyada na siyay amxaaro ayay ahayn dadkii nagu dageeray inan Iska calino rajiimki siyaad bare amxaaray ahayn anaga abaal wayn bay nagu leeyhiin oo waliba anan gudi karin

  • @abkowabullaahi3655
    @abkowabullaahi3655 3 หลายเดือนก่อน

    Waa siyaada somalia maaha warar leysku soo aada aadiya iyo mucaaradnimo madhaleysah oo aan micno badan laheyn

  • @abdirashidmohamudcapitano9580
    @abdirashidmohamudcapitano9580 3 หลายเดือนก่อน

    Wraa ninkaan xaguu ku maqnaa markaa kuwaa hadaa xilka hayoo lo dhibayee xilkaa

  • @abkowabullaahi3655
    @abkowabullaahi3655 3 หลายเดือนก่อน

    Qudaba qurux iyo qudba siro waxba isma dhaaman

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 หลายเดือนก่อน

    Waa lagu qasaaray tuug ina siyaad bare xaaraan

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 3 หลายเดือนก่อน

    Cadowgaga wa xasan meed qufte

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 3 หลายเดือนก่อน

    64 saac maahan ee waa 64 sano mtr shakuur!

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 หลายเดือนก่อน

    Arinta mudug wa arin caqiido

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 หลายเดือนก่อน

    Ha guuulaysan abidkaa qasaare

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 หลายเดือนก่อน +1

    C cadi shukur xasuus riyo oo soonoqoneynin iska hdal kkk🎉🎉🎉🎉

  • @Ali-xk1wr
    @Ali-xk1wr 3 หลายเดือนก่อน

    Mooryaanta ma rabno!

  • @cabdirisaaqcalirasta1037
    @cabdirisaaqcalirasta1037 3 หลายเดือนก่อน

    Badhaacis

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤Noolow Wasiir.

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 3 หลายเดือนก่อน

    MAASHA ALLAH GUULEYSO CABDURAXMAN CABDU SHAKUUR WAA HOGAANSHE LA HUBO EE SANADAHA SOO SOCDAH WAXAANU DHISAN DOONAH NINKAN IYO SACIID DENI MIDKII NASIIBKENU NASIIYO ANIGU WAXAAN AHAY MAMO REER PUNTILAND AH WAXAANA WALIGAY OGAA IN SACIID DEKI IYO CABDURAXMAN CABDISHÀKUR YIHIIN HALYEEYO SOMALIYED ❤💪💪🫶🫶💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🤝🤝🤝🤝🤝🤝💪💪💪💪💪🤝🤝🤝🤝🤝🤝💪💪💪💪🤝🤝🤝🤝💪💪💪🤝🤝🤝🤝🤝💪💪💪🤝🤝🤝🤝🤝💪💪💪🤝🤝🤝

  • @xawasomalia1538
    @xawasomalia1538 3 หลายเดือนก่อน

    I love nabada iyo midnimo., 🇸🇴
    I love wadankeiga 🇸🇴.
    I love soomaaliya🇸🇴♥️💙🇸🇴.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 หลายเดือนก่อน

    Wxn layaba marka siyasinta rer xamar ay qaranimo iyo dowlad ka hadlaan war sow ma ogidin muqdisho oo ah halkii dowladnimada somaliyed laga
    Sugaayey ay 2024 anuka leh kuso dhamadtay iyo qaruuro faagis mxey tahey dowlanida damal jidid laga sugaayo

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 3 หลายเดือนก่อน

    WALAHAY IN ANAN WELIGAYO HESHINAYN SOMALIYA INTAY TAGAN YIHIN WAQOYIGA SOMALIYA. ADER HADI AY KA TAHAY DACAD SOMALI JACAYL MAXAD UGA HADLI WEYDEY SADEXDII SOMALIYED EE KALE.KILILKA SHANAD,NFD,JABUTI. MA REER SOMALILAND UN BAA SOMALI AH.WAR ADEER WAX KALE KU HADLA OO RUNTA KA HADLA OO QIRTA RUNTA

  • @ademwarsame6937
    @ademwarsame6937 3 หลายเดือนก่อน

    Abdishakuur abdirixman Warsame guul baan kuu rajaynaya

  • @ahmedabdi3629
    @ahmedabdi3629 3 หลายเดือนก่อน

    WAXA AAD SHEGYSO ADAA KAW KA AH DILI IYO DAADUN ILAAHAY KU BAD

  • @xaliimokeynaan8465
    @xaliimokeynaan8465 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 3 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo wuu ku saxsanaa inuu weeraro gurigii oo ku laayaa shaqaalihiisii iyoehelkiisii sababtoo ah waa nin dheer oo aan caqli lahayn

  • @yusufbarud2813
    @yusufbarud2813 3 หลายเดือนก่อน

    Dr c/raxmaan c/shakuur hadaankaraayo waxaan kaadhigilahaa madaxwayne qaran

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ma dhuusuu nagu toogan kkkkkkkkkkkkk waa badhaaciyee