DEG DEG Xildhibaan Abiib oo Hada Ka Hadlay Qaabka Uu Xabsiga Uga Soo Baxay Go'aanka Uu Qaatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @cabdiraxmaan-ym5mr
    @cabdiraxmaan-ym5mr หลายเดือนก่อน

    Soodhawoow Xildhibaan mxmd Abb

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 หลายเดือนก่อน

    Xaqdaro ayaa lagu xidhey Xildhibaan Mohammed Abiib
    Waana wixii laga dagaalamey Xidhigaa xaqdara ah iyo Dilalka leyska dilaayo Dadka,Boobka iyo in leys cabudhiyo
    Alxamdullilah hadii uu maantaba Xoriyadiisii la soo noqdey
    İllahey Dadka xaqa ha garansiiyo
    Wixii Sharwadana Allah heynaga qabto
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @AhmedMohamed-rq6hr
    @AhmedMohamed-rq6hr หลายเดือนก่อน +1

    Waa in xildhibanka xaal iyo magdhoow lasiiyo sodonka malmoodna xaqdaro laguxirey

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir หลายเดือนก่อน +1

    Maxkamada sare xagee ku maqnayd 30 cisho uu xirnaa Mohamed abiib

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 หลายเดือนก่อน

    Xilibaanada huwanta hoosta kala shaqeeya oo kaliya ayaa soodhaweyey shacbiga somaliland way idinku khasaareen dalkana waa laydinka qabanayaa Sha.allaahu

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m หลายเดือนก่อน

    Ragii ku afduubta wa inad dacwad kageysa maxkamada oo dulmiga lagu xiray

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m หลายเดือนก่อน

    Meesha baarlaman kamajire halagu kalayaco meesha reer baa hayste

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 หลายเดือนก่อน

    Bacaaaaaaaclayaaa huwan ilaa huwan kuwani maaha xilibano waa basaasiin

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir หลายเดือนก่อน

    Faldanbiyed gacmaha uu kula jirey ma diyaarada ayuu soo afduubay

  • @gureey3185
    @gureey3185 หลายเดือนก่อน

    Waan ku faraxsanahay cadaalada soomaalilan halasiidaayo maxaabiista muslimiinta ah ee lakala heesto maxamad abiib arintaa ka shaqee adaa xabsi soo arkay

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir หลายเดือนก่อน

    Somali weyn wa danbi Ethiopia wa walaal waa tabalo aduun

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj หลายเดือนก่อน

      Haa walalahayo waqkuwii markay naxasuuqeen waanuwalalalo moodnay na garab istaag ay abaal baanu uhaynaa dhulkii aanu udagaalamijirsy ernu somaliwayn u raadinjiray waqkii afwayne yidhi iska qaadi mingistoow oo isaaq iisoo xaree aan xasuuqeee

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 หลายเดือนก่อน

    Kuwani waa CADAWGA GUDAHA dalka waa laydinka qaban

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Tuugaa ina bii I Kaz fiican

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 หลายเดือนก่อน

    Mustafe qodax marku xamar joogayna wuu difaacijiray somaliland marku dalka kuso noqdayna cafis ayuu weydistay madaxweyne muse waana lacafiyey markaa wax dhiba maleh laakiin ina abiib waa basaas qaran dumisa

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q หลายเดือนก่อน

    shacab godoonsan oo dowlad is mooda baa tihiin

  • @SamayoSaciid
    @SamayoSaciid หลายเดือนก่อน

    Alla been badanaa marhore maxay ficilkaas usamayn waayeen

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj หลายเดือนก่อน

    Cunay oo kooben heegan ka ahaa saqqid gsrasbada radiya ayaa halkan sidan u hadlaya ala maxaa saaqid is urursaday

  • @MohamedJamac-w7f
    @MohamedJamac-w7f หลายเดือนก่อน

    C/rahman soodaan ina oromo kuwii and faqash

  • @MohamuudNour-lm8qe
    @MohamuudNour-lm8qe หลายเดือนก่อน

    Fanax dhuusaweene nagaweeci dhuusada