YURUB GEENYO┇ JACAYLKA UDUGII IS GAADHAY ᴴᴰ ┇ Lyrics 2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 325

  • @hamzebarre961
    @hamzebarre961 2 ปีที่แล้ว +30

    Heeskan caawa iigu horeysa
    Isma lahayn heeskanoo kale maqlaysaa cajaaib! Heart touching
    17.4.2022

  • @hamdikhadar9260
    @hamdikhadar9260 2 ปีที่แล้ว +50

    Hestan abwanka anu I sameyay malaHa😭wxn is barany wiiL 2018 waxa Ina dhax maray jacyl midki ogu wanagsaNa farxda murugo wax wlpo Isla so qadanay 🥺nasiip xumo dalka ma usan ila jogin wadna dareemi karTaN qof jcylkisa ka maqan yhy caqabadaHa u maraYo😭😭😭wilkas wlh jcyl dhap u qadaY 😭wax kasTo u igu sameyo ima cada o jcylkisa un ba I cad dhip kasTo u ii eegsTo🥺ileyn naf wax jeclty ayan ahay🥺wxy sidas ahata ba nolosha noc kasTa oo somarta aan ogu dulqadaNaYe ka dip wxa dhacday 2022 dhaxdisa wxa inaga dhaman waye qilaaf jogTo io shaki😭wadna daremi karTa qofkagi o qadka ku jira online ah misna kula hdlynin mrka la hadshaNa sacado ka dip kuso jwbyo 😭🥺💔Mar kasTo aan la hdlo waqti ima sinayo wn mashqulsnhy io wn dalanhy un ba la igu oran markan la hdlo😭wax kasTo ay tahay wn iskaga dulqada jiray wlh wxpo kma so qadi jirin wxs dhan kaliYa wxn ku farxi jiray inta yar u ila hadlayo💔jcylki aan 4 years aan uso dulqadaNaye aan is dhahaye Mar un wu is badaLi donaYe u dulqado hamday ka Mira dhaLi jcylkiNa 😭5 November 2022 23:44 habniMo💔💔aYa meel cidla la iga dhaqajiyeey waa qofkan 4 years jcyLa wa qofkan is dhahaYe Hal Mar un wu is badaLi doNa iska sug aya igu jwby xly xiriirkaN intan ka bdn ma si wado karo io hdLo jees jees ah 😭wxn ku hdLo garan waye wagi ba igu baryey taaLo wey igu cakiran taaay🥺😭💔
    NolosHa farxda igu nolow😭💔

    • @ugbaadinaadanbarre9412
      @ugbaadinaadanbarre9412 2 ปีที่แล้ว

      Apyoh. Qalbiga allha ku qabooojiyo💔🥵😢😢😢😢😢🤲

    • @ahmedroobleahmed2129
      @ahmedroobleahmed2129 2 ปีที่แล้ว +4

      Sorry wax fiican baad u qalantaa aduunka in gabadh soomaliyed ay ciishoto ayaan ad u necbahay wll sorry

    • @hamdikhadar9260
      @hamdikhadar9260 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedroobleahmed2129 thanks wllo🥺❤

    • @YahyeZAAm
      @YahyeZAAm ปีที่แล้ว +1

      way cashaq kalig ugalay qof kulagalay axdyo mizana gabay

    • @zafwaanmohammed453
      @zafwaanmohammed453 ปีที่แล้ว

      😥😥

  • @maahiryare7638
    @maahiryare7638 6 ปีที่แล้ว +24

    Heestan jaceylkaygi 2016 aan heystay aaan kusoo xasuuuustaaa
    Axyaaa hees wlhi
    Erayadi an adegsan jiray waxa kamid aha
    '' Aayaha Dookhan ishaartay midii iga mudneed abaalko miyaan axad kula sima jira Midan kulahaa aduunkoo"
    One love yqy xasuus wlhi

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 7 ปีที่แล้ว +21

    Ala ba'ayeey heestu Calool xanuun waynaa? walaahi calooshaa I hurtay anigoo nin ah maxaa moodaa gabdhaha #yurub_Boqorada_codka ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @dajiyayousuf6967
      @dajiyayousuf6967 7 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhhh calool jilicsanid, hindiga yareyso! :p

  • @niyaalshilall5914
    @niyaalshilall5914 ปีที่แล้ว +5

    “Anaa Eeda Iska leh
    Calafka Rabbiba Qornaa
    Aadmigu Waa kii kulmee
    Ayaamuhu Wali May Idlaan
    Qalbiga iga Aamin baxay “ 🥺❤️‍🩹
    Fv Song Sowtu Raxma 💋

  • @mumtaazmohamed4831
    @mumtaazmohamed4831 5 ปีที่แล้ว +17

    Aadmigu waa kii kulme Ayaamuhu wali mey idlaan qalbiga iga amin baxay anon oridisa noqon Sowtu raxma Yurub Geenyo 👏👏👏

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 ปีที่แล้ว

      Anaa Eeda iska leh
      Calafka rabi baa qornaa
      Emotional song 🎵

  • @ummualiisha3977
    @ummualiisha3977 11 หลายเดือนก่อน +14

    5/1/2024❤ ✋

  • @everestmoves8778
    @everestmoves8778 4 ปีที่แล้ว +9

    Heestan 2 sanno daydayy manta heley duhura 1"38pm Yurub geenyo Long live 🥰

  • @abdihakemjosephismail4549
    @abdihakemjosephismail4549 9 หลายเดือนก่อน +6

    17/2/2024❤🖐️

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 3 ปีที่แล้ว +17

    Heestan waxan ku xasuusta 2016 aniga iyo asaxab taydi oo burco kusi socna wan kuso cesh ceshnyay mlintaa manta ninba meel ayuu wayuhu ka tuuray ala wakhtigi hore macnyee 😭😭

    • @marwaatmo4019
      @marwaatmo4019 3 ปีที่แล้ว

      Adigu halke joogta hada walalo

    • @king__zhucaip1095
      @king__zhucaip1095 3 ปีที่แล้ว

      @@marwaatmo4019 wll anu hada waxan jogaa hargeisa

    • @abdallaisse3303
      @abdallaisse3303 2 ปีที่แล้ว

      @@king__zhucaip1095 zhp qisada heesta ma taqanaana

  • @khadiijocatuush3911
    @khadiijocatuush3911 ปีที่แล้ว +12

    Heestan mar baan anoo ooynaya dhagaysan jiray 2021 /April/14 ayaan wxaan is baranay wiil aan meel kala fog joognay runtii aad ayuu uwangsana bilowgii is barashadeena xiriir zhptimimo ayaa na dhex maray wuxuu socdaba bishii August/2022 ayuu xiriir iiso ban dhigtay aniga wan ka aqbalay aniga xirri iyo jacayl wxaas wxna kama aqoon asaa ibaray aniga aradayad ayaan ahaa dugsi sare dhigata markaan asaga bartay xnuun iyo wahsi dhanka wxbarashada ah ayaa isoo wajahay wxy saas noqotaba wxbarashadii waa. Iskaga haray xiriirkeena wuxuu socdaba sanadkii 2022 ayaa wxa nasoo kala galay khilaaf iyo shaki aan dhamaad lahy markas tana anaa xalin jiray oo wx naga dhex dhacaan 😭🥺💔hpeen habeenada kamida bishii November /26 deedii ayaan status ka wxaa soo saartay wiil aan walaal nahy call aan la saarna ayaan screen ka so qaaday horeyna waa usoo saarsan jiray oo wax markaas cusub mahayn wuxuu sameeyay inuu hadalka goosto ayuu bilaabay waan raadiyay waan isla hadalnay si jees jeesa layla hadlay waxaana lay sheegay in xiriirkeena uu hlkaas ku egayh intaas kabadana uusan sii socon doonin💔💔😭wlhi maalinkas saa unaxay ani iyo ilaahay besaa og😭😭😭alla jacaylow💔😭😭dareenka dhabta ah wuuka tanbadinaya waan ku ooyay wxksta ayaan sameeyay waa la iijuqi waayay waxaan saas ku socdaba 4maalin markuu iga maqnaa ayuu maalin isoo wacay wuxuu yiri inaa soo noqdo ayaan rabaa wlhi hadalkaas wn ku farxay lkin rajo been ah ayuu igaliyay😭💔😭😭😭2022/December/1 hpeenkaas ayuu ilasoo hadlay wuxuuna yiri hal asbuuc aankuso nafiso isii hye ayaan iska dhahy sidii ayuu ku baxay welina sidiibuu ku maqan yahy 💔😭6 month ayaa hada laga jooga kala maqnaasheheena xnuun badan murug badan ilmo badan kadip waan kasoo gudbay msrxaladaas hada oo waan bogsooday katagistiii uu iga tagay kuma khasaarin oo ad adayg ayaan ka qaaday iyo dhiiranaan waana mahad santahy waana ku cafiyay wlaalkay 😭🙏
    Heestan ayaamihii uu dareenku saaid ii hayay oo xili kasta ilmayn jiray ayaan dhagaysan jiray
    Aadmigu waa kii kulmee
    Ayaamuhi weli may idlaan
    Qalpiga iga aamin baxay
    Anoo oo ridiisa noqon
    Rabow hayna kala irdhayn💔😭
    Ugu danbayn waan kala irdhownay oo waankala tagnay 😭😭💔💔

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +13

    Hees kan waxan ku xasusta gabadhii igu horaysay jeceyl uqaasdo 2013 ILhaan Axmed cumar hada illama jogto lkn isha Allh waa oridyda nolosha ❤👫

  • @faisocabdishakuur7454
    @faisocabdishakuur7454 5 หลายเดือนก่อน +1

    5/4/2024/ 5:27 haben nimo ban heestan (aayaha dookhaan ishaartay midkii iga mudnaa abaalkoow miyaan axad kula simaa jiraa midkaan ku lahaa aduunkoow Hadaan aadmiga u sheego sidaad amaanida u dhawrtay inaba Ead kuma lihidee Allaaa mahadaa iska Lee samirka waan kugu Ogaa wan u xisay qofan ogahay

  • @roodaabdullahi8726
    @roodaabdullahi8726 6 ปีที่แล้ว +10

    Alla maxaa xanuun daremayaa Blse calafka rabi baa qornaa Alhamdullilah 😭😭😭😭💔💔❤️🙌

    • @muhyadindahir3188
      @muhyadindahir3188 6 ปีที่แล้ว

      Wllo ma dhowaan ayey qiso kugu dhacdey mise waa qiso hore

    • @hamdihassan5270
      @hamdihassan5270 6 ปีที่แล้ว

      Rooda Abdullahi 😰😰

  • @xasancabaas823
    @xasancabaas823 5 ปีที่แล้ว +6

    Aayaha dookhan ishaartay ... midii iga mudneed abaalkoo ... miyaan ... axad kul sima jira .... midaan kulahaa aduunkoo ...... Love You najmo Babe .... ❤♥️💕

  • @yasmiinomar1325
    @yasmiinomar1325 7 ปีที่แล้ว +13

    Heestan Caadi Maha Yurub Geenyo 👑❤️👈🏻

  • @nadahandulla
    @nadahandulla 3 ปีที่แล้ว +4

    Aadmigu waaki kulmee
    aayamuhu wali may idlaan
    Qalbiga iga aamin baxay
    Anoon oridiisa noqon
    Allow hayna kla irdhayn😥 20kii March 2021

  • @zade_deeq
    @zade_deeq 6 หลายเดือนก่อน +3

    20/5/2024 12:30 Habaynimo isniin ah still listening 😢

  • @arafatabdi5025
    @arafatabdi5025 2 ปีที่แล้ว +6

    Anaa Eedaa iska Leh Calafka Rabbi baa Qornaa old lovemy 💔🥺👸 team 2023

  • @Nabiil7_5
    @Nabiil7_5 8 หลายเดือนก่อน +1

    Admigu waki kulme
    Ayamuhu wali may idlaanin
    Qalbiga iga amiin baxay
    Anoon sayigisa noqon
    Rabaw hanakala irdhayn ani iyo sidra😢
    Heestan qisadedu anay i khusaysa mala
    Wayo gabadh an jeclay oo anu is jecelnay aya mar qudha dib igala noqotay jacaylki iyo farxadii kadib ila hada kama quusan walina wan jeclay malin uun wxn raba inan sideeni hore kusoo noqono 😢asxabay isoo duceya inanu is calfano
    Habeen jimce/time 1dii habenimo 5 April 2024

  • @camaarofficial1655
    @camaarofficial1655 5 ปีที่แล้ว +14

    Deeqa Artan Nolosheyda Sidaan U Dhibtooday Waligaa Ruux Kuu Dhibo Rabi kuma Tuso Waligeyna Qlbigeyga Kama Bixi Dontid Xata Hadan Xaas Yesho

    • @hilaalmoha116
      @hilaalmoha116 ปีที่แล้ว

      Nin waxgarad ah nolosha farxad ku dhamayso

  • @mahdaabdirahman6741
    @mahdaabdirahman6741 6 ปีที่แล้ว +6

    Allow aaniga iyo moh kaygaa hankala irdhayn amiin

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 3 ปีที่แล้ว +5

    2016 jacaylkaygi uu horeeye aan ku guuldarastay ban xasuustay walhi😢

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 7 ปีที่แล้ว +12

    Allow hayna kala irdheyn
    rabow heyna kala irdheyn❤ my Queeeeeen
    Ameeeeeeeen Ameeeeen

  • @ridwanridwan9683
    @ridwanridwan9683 4 ปีที่แล้ว +4

    5 sano ka hor ba jclkeyga u daari jiray
    Alla yaa arxamu😥😥😥😥😥😥

  • @princesssacdiyo9555
    @princesssacdiyo9555 8 ปีที่แล้ว +10

    Waxaba modaa in ey ani igu tala gashay yurub genyo nolow yaqey❤️❤️

  • @aragsaninadahir8160
    @aragsaninadahir8160 5 ปีที่แล้ว +16

    Afar sano cashaaqan dhiseyne hadduu calaf iga abiye anaa edaa iska leh wlhi aniga ayeeyba iga hadleysaa meel walbod jogto wan ku xiisay ano og in aan markale ku heleynin ayaan wali ku xisaa on ku xasustaa wlhi 😭

    • @houseingouled3661
      @houseingouled3661 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi aanbo 5bilood kaahoor eey saas iigu dhaacdeey oo wlhi 😥😥😥😥waan maqli jiireey qalbi jaab balse aana haada laa noolool qalbi jaab iyo murugo

  • @haniabdirahman612
    @haniabdirahman612 8 ปีที่แล้ว +14

    oh wlhi heestani Anay iga hadlaysaa Waxad modaa Abwaankii Sameyay inuu Uurkayga ogaaa😢😢😢😭😭😭

  • @xafidaahmet5771
    @xafidaahmet5771 5 ปีที่แล้ว +8

    2019 waa heeskan ugu dhagaysi badanahay best song oo ya alah help my self💔💔💔💔💔

  • @farxiyofiska8261
    @farxiyofiska8261 ปีที่แล้ว +3

    Allaa mahadaa iskaleh samirka waan kugu ogaa❤😢

  • @MucaashaQ_19_01
    @MucaashaQ_19_01 ปีที่แล้ว +3

    Sowtu raxma cidaan ka jeclahay fanaaninta dumarka ma jirto ❤

  • @rithaahmed8286
    @rithaahmed8286 11 หลายเดือนก่อน +1

    1/7/2024
    admigu wakii kulmee
    ayaamuhu wali may idlaan
    qlbiga iga aamin baxay
    anoon oridiisa noqon
    allow hayna kala irdhayn😢

  • @papparaggadhexe629
    @papparaggadhexe629 8 ปีที่แล้ว +12

    ma idin wada taabatey heestanu aniga dhinac ayey jiidhee Geenyo nice song

  • @mahadfarahelmidentaato649
    @mahadfarahelmidentaato649 9 ปีที่แล้ว +32

    innaba caadi ma,aha allow inta jaceylka dhabta ah isku qaba qilaaf kadhoowr

  • @yasmiinomar1325
    @yasmiinomar1325 7 ปีที่แล้ว +17

    Alloow Hayna Kala Irdeen Aniga Iyo Macaan Keega AliNur 😍❤️💋😭

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 ปีที่แล้ว +1

      Ma is heshen abyo wali

  • @sunjinamoha887
    @sunjinamoha887 7 ปีที่แล้ว +32

    aniga iyo moha haykal raboow ha ina kla irdheyn amiin ♥♡

  • @iqraahussein5987
    @iqraahussein5987 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayadha dookhan Ishartay Midkii Iga Mudhna abalkow miyan Axaad kula Simaa Jiro Midkan Kula Lahaa Adunkow🌎Asmaaar Wan Kujeclahye I love you so much 💯♥️

  • @militaryarchive8979
    @militaryarchive8979 7 ปีที่แล้ว +41

    2015 Wlhi waaan ooya markaan hestan dhageeesty 3sano gbr aan xaddhaaf ujeclaaa darteeed isbitaal iyo xabsi aan gly marki leyga guursdy aan dhageesty calool xumo ayee igu dishy lama huraaaan yurub geeenyo

    • @hamdiqueen1813
      @hamdiqueen1813 6 ปีที่แล้ว +1

      abdinajiib xabiib 😰😰😰😰😰😰😭😭😭😭😱😱

    • @hoodadagaal3616
      @hoodadagaal3616 6 ปีที่แล้ว +1

      Ax Alle Hka mazaxo

    • @hamdiamouze9926
      @hamdiamouze9926 6 ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢izku mid ayan nahy wlhy wll

    • @asadali-qn5fw
      @asadali-qn5fw 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll iska Samir waad heli qof ku ilwsiya dhibka

    • @rahmasadig1231
      @rahmasadig1231 4 ปีที่แล้ว

      military archive sorry wllo 💔😢

  • @safabeb7
    @safabeb7 7 ปีที่แล้ว +13

    ax yaa jaceyl yurub geenyo noloow

  • @najwadayib4638
    @najwadayib4638 4 ปีที่แล้ว +6

    Wanagag and farxad aa isisy aya waxa aan u dhigo jirin ilahy calaf ha igu kadaro 🤲😭💖💯

    • @cawoaadan
      @cawoaadan 8 หลายเดือนก่อน

      Aamin ana alle haygu diro

  • @hamidkarzai963
    @hamidkarzai963 6 ปีที่แล้ว +3

    Axxxx hestan wey igaadhady allow Aniga iyo jacaylkyga c/risaaq hana kala qaadin ammiin yaa rabi
    Aayaha dokhaan ishaarty midkii iga mudnaa abaalkaw miyaan axad Kula simaa jira kulahaa aduunkaw

  • @aishasoofe6045
    @aishasoofe6045 7 ปีที่แล้ว +8

    Aad iyo Aad Bay u Shodantahay Runtii Erayda Codka Guul yurub Maxamed Cabdi Fanaanada Sanadka ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hasankamal1371
    @hasankamal1371 4 ปีที่แล้ว +8

    Ich bin aus äthiopein aber ich liebe somalishen Singenin sie ist mein lieber Yurub ich liebe dich

  • @maqbiyogirl5434
    @maqbiyogirl5434 6 ปีที่แล้ว +4

    Ax yaa hees wllhi samirka waa kugu ogaa 2018 inta fiirsaneeso like ii saara

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi hestaan mel bey iga taabatay runtii...... Qof kaa dunida ugu jcl 4 sano iyo dheraad ku lamanaa dhiib iyo rafaad u maray miisna aan helin xanuun iyo war war dariis la noqo weye lkn admigu waabkii kulmee ayaamuhu ma idlaan

  • @muhimfarhan4018
    @muhimfarhan4018 6 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah
    😗😗 Allow hynkla irdhayN
    Amiiin 😙😙

  • @yesyesyuyu1029
    @yesyesyuyu1029 5 ปีที่แล้ว +4

    qofki aan hore wax u jeclan waxan kala talin laha waliga wax ha jecelaan waayo waa xanuun jacaylku 😥😥😥

    • @fowziaadan5800
      @fowziaadan5800 3 ปีที่แล้ว

      I agree with u aniga manta i heysata jecela wa wax xun

    • @ciiltira10
      @ciiltira10 ปีที่แล้ว

      Sorry hata ayaaba qof jclhy wlhi

  • @ramykalid-rd5tc
    @ramykalid-rd5tc ปีที่แล้ว +4

    We love this song from Djibouti

  • @muniimuniii916
    @muniimuniii916 8 ปีที่แล้ว +5

    qalbiga iga amin baxay anigon iga amin bixin aloow hanakala irdeen
    geenyo boqoroda codka love u yaqeey

  • @munaabdulkadir2290
    @munaabdulkadir2290 6 ปีที่แล้ว +59

    Qof ban so xasustay meel walba aad joogtid farax sanow koley is Waynee Ana alle ku ii calfo khyr hayga dhigo waa ku xiisa Wali ano og inan waligen is Helen hadana waa ku xisa

    • @ilyaasmedia24k
      @ilyaasmedia24k 6 ปีที่แล้ว +2

      Muna Abdulkadir
      😥😥😥😥

    • @maryamarya2319
      @maryamarya2319 5 ปีที่แล้ว +1

      Sorry mid kle ka kheyr wngsn

    • @updirahmannbashir3194
      @updirahmannbashir3194 5 ปีที่แล้ว +2

      @@maryamarya2319 😱😭😭😭

    • @hibocadey492
      @hibocadey492 5 ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢😢 caloosha iga hurisay wllhi 😢😢

    • @cayuuniaxmed7408
      @cayuuniaxmed7408 5 ปีที่แล้ว +1

      Xanuun baDanaa wlhi allow kaa bii xazuuzaha😭😭

  • @fartunali9311
    @fartunali9311 6 ปีที่แล้ว +5

    Allh ma anikey iga hadle Tan wey ii tabtay yurub nolow

  • @SalmanSuleiman
    @SalmanSuleiman ปีที่แล้ว +1

    December/2023 still listining Sawtu Raxma Yurub Geenyo❤

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 4 ปีที่แล้ว +8

    2020 FebruarY 4 Tuesday good morning 12:18 34 🥺😥

  • @Simanqaali
    @Simanqaali 8 ปีที่แล้ว +4

    waaaw wxana hees laga dhaha erayo laxan music & cod mcn ba wada kulmay sowtul raxma horay usoco

  • @subeerbigays4267
    @subeerbigays4267 7 ปีที่แล้ว +4

    anaa eedaa iska leh
    calafka rabi baa qornaa
    yurub geenyo💓💓💓

    • @momethahmed1851
      @momethahmed1851 7 ปีที่แล้ว

      midkaan ku lahaa aduunkow miyaan axad kulazimaa jiraah😠😬

  • @huseinali6080
    @huseinali6080 8 ปีที่แล้ว +11

    asxabay Hadaad heestan wax war bixin ah ka haysid soo qor oo ka soo falood mahadsanidiin yurub geenyo Alaylahe way cod mcn Tay waan idiga sugayaa xogta heestan

    • @tareqalsomali402
      @tareqalsomali402 7 ปีที่แล้ว +2

      Husein Ali heestan xasuuus aan yareen ayaa igu reeebtay wlhi

    • @amiirmohamed4643
      @amiirmohamed4643 5 ปีที่แล้ว +1

      Husein Ali aniga aya haya wlhi zhp iyo abwaanka sameyay

    • @nasraabdi3241
      @nasraabdi3241 3 ปีที่แล้ว

      Heesta waxa sameeyay abwaan macalin ah oo aanu wada shaqayn jirnay cabdi kaamil.
      Qisada sida lay sheegay waxay ku dhacday gabadh. Inanta waxay is jeclaayeen wiil jooga wadamada yurub mid ka mida ka dib wiilkii dhoof ayuu u xareeyey gabadha ka dib wuxuu ku yidhi kaalay adisasaba waan kuu dacwoonayaa
      Inantu waxay tagtay adisababa ka dib intii aanay hawshoodii dhamaan ayey inantii adiis isku barteen wiil kale oo maraykan u socda ka dib qadar ayaa dhacay oo uur ayey u qaaday wiilkaa kale.
      Ka dib wiilkii wuxuu iska tagay maraykan.
      Markii ay u sheegtay jacaylkeedii in sidaasi dhacday isaguna wuxuu u jaray xidhiidhka

    • @abdallaisse3303
      @abdallaisse3303 2 ปีที่แล้ว

      @@amiirmohamed4643 zhp naLa wadaag wxd ka hayso heestan io qisadeeda 😩

  • @najmaabdi3849
    @najmaabdi3849 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan wxa ka fahmay hablo badan o xasas idin ah in ay jaceladodii hore ku duceystaan 31/8/2020

  • @axmedhello3580
    @axmedhello3580 6 หลายเดือนก่อน

    Jacaylka udigii isgaadhay
    Ilqabadkiyo jamaalka nuurka
    Miyaan ashqaraar ildoogsiga
    Meel kale Ku iimaan qabaa.
    Wiilyoow Aawadaa ilmeeyey
    Rafiiq I Aamusiyaa waayoo
    Afar sanno caashaqan dhisaynay
    Hadii calaf iga ambiyey Anaa eedaa
    Calafka rabbi baa qornaa... Axey ax
    Badanaa Inta cusbitaalka caashaq boholyow la jiifta. Yurubay Rabbigay Ku darajee 17 may 10:10pm. 0:23

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 8 หลายเดือนก่อน

    Xasuus wllhi 2017/ my first love 💕 waan kasoo kabtay alxmdulillah best history

  • @Simanqaali
    @Simanqaali 8 ปีที่แล้ว +9

    lyrics kan aad ba ogu mahadsanthiin wa qoraal qurux bdn

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 ปีที่แล้ว +4

      Adigaaa Mudan Walaalo Siman

  • @amaalmahdi1139
    @amaalmahdi1139 9 หลายเดือนก่อน

    Wiilyoow aawada ilmeeyo
    rafiiq i aamusiya waayoo
    shansano caashaqan dhidbaynay
    haduu calaf iga ambiyaay
    adaa eeda iska leh
    calafka rabbi ba qorna💔😭😭😭

  • @africanqueeen2868
    @africanqueeen2868 9 ปีที่แล้ว +9

    nice song viva yurub genyo

  • @shakurcali2588
    @shakurcali2588 6 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxan ku xasuusta gabar an isjeclayn aya arooskaygi iso dirtay dhor bilood ayan iska ilin iga socotay

  • @sheenoxubixubi6719
    @sheenoxubixubi6719 8 ปีที่แล้ว +12

    heestaan wey itaabaty nolow geenyo

    • @barwaaqomaxamed404
      @barwaaqomaxamed404 4 ปีที่แล้ว

      Ax ax wallahi calaf wa nasib admigu wa ku kulme cumar iisamir wll hadaanan dhiman

  • @dagansumuni4183
    @dagansumuni4183 9 ปีที่แล้ว +7

    wwwww nic song afkga macaan bdnaa love u geenyo

  • @DiikoAhmet
    @DiikoAhmet 6 ปีที่แล้ว +1

    Alloow hayn Kala irdhayn Aamiiin
    Raboow Hayna Kala irdhayn Amiiiiiiiiiin

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru 10 หลายเดือนก่อน

    Hees iyo badh, tiktok ayaan ka soo raacay. Lamaane da’yar misna isku faraxsan Alle ha isku daayee Hayaat Iyo Shacro. 29/2/2024 Hargaysa, Waqtigu wuu cararrayaa. 😢

  • @nasreinali2702
    @nasreinali2702 8 ปีที่แล้ว +1

    Wwwoooow.. Jacaylka udugi is gaadhay💖 ilqabadkiyo jamalka nuurka miyn ashqaraar il doogziga😀😀 meel kle ku imaan qaba😚😚😚
    wwaaah..Wwwaah. Wxaza heesa and best lyrics zack films hlka ka wad bro😍😍😍 waad dadaalyza thnks😄😄😄

  • @farahdiamond9602
    @farahdiamond9602 6 ปีที่แล้ว +5

    6/11/2019 maalin xasus leh

  • @aminahassan6851
    @aminahassan6851 7 ปีที่แล้ว +4

    wwww ish calaaa heees samen ayey igu ledady

  • @nimcoaadan8359
    @nimcoaadan8359 7 ปีที่แล้ว +1

    😍Ani iyo 🖒maxamed Aloow 👉hana kala irdhayn👈

  • @zagalyasin4703
    @zagalyasin4703 4 ปีที่แล้ว +2

    Ana eeda Iska leh
    Calafka rabiba qorna😥😭😭

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj ปีที่แล้ว

    4:32 Waad istaahishaa amaantoo❤

  • @madarchannel6672
    @madarchannel6672 4 ปีที่แล้ว +2

    markaan qiimeeyay Erayada heestani Waa kuwo u Eeg Qiso Dhaba

  • @Somalisongs388
    @Somalisongs388 7 ปีที่แล้ว +4

    Fanaanadu Heesi Ogaaaa heesaha makala dhacaaan.

  • @cashacali838
    @cashacali838 6 ปีที่แล้ว +4

    2018 ya ku celceshanaya😢

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 7 ปีที่แล้ว +5

    #Ar_yurub_geenyo_iigeeya please 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽❤️❤️🇸🇴

  • @Asmaahmed19
    @Asmaahmed19 2 ปีที่แล้ว +12

    This song is so emotional song😭💔

  • @apdirahmanxaqaamo5994
    @apdirahmanxaqaamo5994 6 ปีที่แล้ว +2

    hezTaN aniGa iGu zoo cotaapaH wllHi😢😢😢

  • @nimcanilkadahaple7687
    @nimcanilkadahaple7687 5 ปีที่แล้ว +2

    xbbi mcn ilhay imaka.kaa.qado.aamin noloshyda ziman l.love you ❤❤

  • @clahiahmed2850
    @clahiahmed2850 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqoradii Codka Yurub geenyo

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +1

    *Calafka RABBI baa qornaa😢*

  • @nadiadiamond231
    @nadiadiamond231 4 ปีที่แล้ว +1

    Hestan ani dareen goniya iledahy jcyl aan afar sano so wadey marku mrqudh iga burburey 2019-2:12 malin buug diwanka igu tal lkn hdo sanadkii kle dhmnyo weli niyada wa ku haya wxnn leyahy dunid farxad igu nolow wx ku dhibn ale kuma tuso

  • @AbdiazizArabow
    @AbdiazizArabow หลายเดือนก่อน

    Fanku waa Yurubb Qura 😭❤️

  • @ayaanbashir2662
    @ayaanbashir2662 7 ปีที่แล้ว +2

    aax ala heestaan aniga ayay sitoos ah igusocota heestanina waa qiso dhaba oo aniga igudhacday

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 หลายเดือนก่อน

    Aayaha dookhaan ishaartay
    Midkii iga mudnaa abaalkoow
    Miyaan axad kula simaaa jira
    Midkaan ku lahaa adduunkooow🎉🎉🎉🎉🎉
    2024/10/26❤

  • @kadijaomari2128
    @kadijaomari2128 7 ปีที่แล้ว +18

    ur my best singer am proud of genyo

  • @sabaaxcismaan4498
    @sabaaxcismaan4498 8 ปีที่แล้ว +4

    wooooow yurub geenyo aax yaa hees

  • @maryanahmett7449
    @maryanahmett7449 6 หลายเดือนก่อน +2

    /22/5/2024\💔💔💔

  • @somalistarfunny3744
    @somalistarfunny3744 6 ปีที่แล้ว +3

    Haduu laygaga baxay waliba anoo ogayn oo Lay sheegin layska mehersaday
    Ooohin yaaan la daris ahay

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan.jacaylkaygiibaa ii qaadi jirtay😪 nasiix xumaan hadda mada joogno lkn qalbigayga kama bixin

  • @haradigeedalein9740
    @haradigeedalein9740 5 ปีที่แล้ว +2

    qalbiga iga aamin baxay anoon odaygeeda noqon

  • @jamilamohamed9584
    @jamilamohamed9584 7 ปีที่แล้ว +3

    😢😢😭axyaa hees iyo badh Yurubeey

  • @mrs_kaltouniya6585
    @mrs_kaltouniya6585 8 ปีที่แล้ว +1

    wiilyow awadaa ilmeeyey
    Best song ka heli

  • @nasrashariif2515
    @nasrashariif2515 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxad Moda inaa leyga qoray erayadan

  • @mahadjoome8674
    @mahadjoome8674 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta maxan dhagaystay

  • @صومالىوافتخر-ج3ص
    @صومالىوافتخر-ج3ص 8 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah best lyrics aan arko channelkan baa laga helaa

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid Walaalo

    • @monalisamohamed452
      @monalisamohamed452 7 ปีที่แล้ว

      +ZACK FILMS thnxxxxx in badan best lyrics

  • @abdirahmanmahamed4542
    @abdirahmanmahamed4542 6 ปีที่แล้ว +1

    Anigay aad ii taabanaysaa wllhi heestani 😣😣😣😣😣😣😣 qalbiga iga aamin baxay

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว +3

    Hi YURUBA GEENYA I INTERESTED THIS SONG AND WE BLIEVE IT IS SHOWS US YOUR HOPE PLEASE SWALLOW YOUR HOPE AND YOUR DREAM GOOD /LUCKY

  • @yaasinsoomane5390
    @yaasinsoomane5390 5 ปีที่แล้ว

    Muuna axmed maxamed kuu xiisi doonaa inkastood iga fogaatay
    Rabi haysu keen keeno