ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Asc wa idin salaamay dhamaan asxaabta waxan ku noolahay jarmalka gaar ahan Rheinland pfalz in ka badan 6 bilood ayu iga saaranyahay aus weis ka mar walbana leyma siiyo wax ka badan hal bil
ugaas hadi ad faro ledahay waa sida jarmalka sharciga uu yala
Hayaan Medea hadiiaan faro leheen oolay siiyo diidmo maxaan sameyn lahaa?
Thanks for that
Thanks so much my dear bro
Walal labo sano ayaan joogta jarmalka hooyo 3cun heysta hada duldungka ayaa la isaraay farone malihi
duldug Aad ayuu ugu badan yahay badanaa dadka wadamada midawga Dublin faraha kuleh micnaheeduna waa xayiraad dhaqdhaqaaq
Waar shp qofka isagoo faro leh dublinna ah oo jawaab sugaya miyaa la celin karaa
Asc wall xagee kala soo xiriiri karaa
Dudun maaha 😡😡😡Waa duldug 🤣🤣🤣🤣😋😜
Danke bro
Es ist okei
Sumayo Warsame 29sano Xbb mcn
Adu xitaa waad qaladay Duldug maaha ee waa Duldung😂
Wall adigo raliya waxad no so dubta video ku sabsan dalka frane ama belgium ama sweden wadanka ku fcn dhanka qaxotiga iyo inta sharciga lysku siyo
Walaal cadnaa qof labo goor diidma la siiyey maxaa ufuran
sxb adoo faro leh hduu 3 sano kasaranyhy kwran
Hal sano iyo sideed bil kadib hadaa lagaa qaadi waayo faraha waa isbadalayaan meel kalaa iska dhiibi kartaa
Mashalaaaah my dhiga
xasuus labo sano kahor ayaa ouswaise igu dabaysay alx waa ilaahy mhdii
Shukri Axmed xagee joogtaa
viele danke ❤ #GylTv #Herr_Adnaan
Well cadnan lambarkaa iso dir
Sxbow lix bilood aan jooga duldug baa iga saaran osfayska
War heedhe kanhadlayoow aduu imasaad joogty
danke schon
Sumayo Warsame hhhhhhhhhhhh simayo
So badi bal walo Dublin ka
Asc wa idin salaamay dhamaan asxaabta waxan ku noolahay jarmalka gaar ahan Rheinland pfalz in ka badan 6 bilood ayu iga saaranyahay aus weis ka mar walbana leyma siiyo wax ka badan hal bil
ugaas hadi ad faro ledahay waa sida jarmalka sharciga uu yala
Hayaan Medea hadiiaan faro leheen oolay siiyo diidmo maxaan sameyn lahaa?
Thanks for that
Thanks so much my dear bro
Walal labo sano ayaan joogta jarmalka hooyo 3cun heysta hada duldungka ayaa la isaraay farone malihi
duldug Aad ayuu ugu badan yahay badanaa dadka wadamada midawga Dublin faraha kuleh micnaheeduna waa xayiraad dhaqdhaqaaq
Waar shp qofka isagoo faro leh dublinna ah oo jawaab sugaya miyaa la celin karaa
Asc wall xagee kala soo xiriiri karaa
Dudun maaha 😡😡😡
Waa duldug 🤣🤣🤣🤣😋😜
Danke bro
Es ist okei
Sumayo Warsame 29sano Xbb mcn
Adu xitaa waad qaladay
Duldug maaha ee waa Duldung😂