Hadalkee oo koobaan..!! 🤷🏽😎

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 164

  • @Neima1000
    @Neima1000 4 หลายเดือนก่อน +10

    Somaliyey ku faana somalinimo oo carab niima jeclo ha sheganina. Reekan carbed diin unban iskugu imadna somalinimo ku dhinta wa sidee. Manihin carab SOMALINIMO💪💪💪

  • @nasirfarah3860
    @nasirfarah3860 4 หลายเดือนก่อน +11

    Wax yaman somali la yidhaa ma jirto somali somali baa leh ee kii raba Yemen ha aadan

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 4 หลายเดือนก่อน +14

    I born in yemen aden i am pure somali came from sanaag region

    • @meiranmoalin7665
      @meiranmoalin7665 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hahahah Riyo malaha ileyn somali pure nima naqaane waligiina noqon meysiine. Ma aduunka niga so xirmadey! Beento raad maleh. Hada Somali dhalad ahay. Nagu waashta. Ruun ti jabarti wa Ethiopian ayaku gala. Not my pure somali. Waxad ahayn sheegadkiisa cidna kaama yeeleyso kugumana qiimeyneyso In dad shegatiin raadis tihiin iyo tarikh waanila jeeda wadan iyo dibad ba, mart war iyo dhamaanti.. Islama yaabtiin miyaa? Mise qof video so duub false waad tagertiin?2021 research aan sameeyey oo waliba ticked jartey Ethiopia si aan ubaaro asalka jabarti Eritrea gala. In future Wx su’aal sabab kutimaadeyn wadankeyga?? Ayaan baari real professors weydiin doono inshallah ani iskma hadle. Markas ogaan in nila xoreeyey iyo inkale ama si kale si ahaataba inshallah. In aan tarikhdeyda shegatka kadifaacdo wa masuuliyad iisaran ya jabarti. Ethiopian waa is shabahdiina been ma ahan. Illaahi umad beel Bu u abuurey oo dadkiisa yahay. Tarikhiina halkaas kadhowdahay somali original wa dad is yaqaano wa dalaysiin lee filinkiina bugta ah.

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 4 หลายเดือนก่อน

      @@meiranmoalin7665maxaa daldaleeysaa?

    • @samsufi-t5f
      @samsufi-t5f 4 หลายเดือนก่อน

      @@meiranmoalin7665 Irir samaale Darood maaha miyaa somaali? haduu awoowgeen ahaa mid ka soo haajiray yeman bal asal ahaa ka soo jeeda makka ma ceey baa? uqdad nafsi baa ni heesta isdajiya rer Irir samaale

    • @yaasiincadde1661
      @yaasiincadde1661 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @samsufi-t5f
      @samsufi-t5f 4 หลายเดือนก่อน

      @@meiranmoalin7665 Sanaag Irir samaale ma dagaan? hadii uu haa yahay ninkaan waa dadgaaga wa kula qabiil balse haduu yahay Darood hadee waaba nin dhul iyo degaanba ku leh. ma ogtahay Irir samaale in ey lahaan jireen daganaan jireen Masar ilaa Falastiin ilaa Yeman? waxaa ladhahaa Kushitik balse waalaga soo ceeriyay Falastiin iyo masar iyo Yeman kkkkk

  • @aminasalah9773
    @aminasalah9773 4 หลายเดือนก่อน +10

    Soomaalay baraaruga oo wax akhriya oo is barta waxaad tihiin inantana waxbadan Bay Ina fahansiiseye umahad celiya oo taageero جزاك الله خير

    • @samsufi-t5f
      @samsufi-t5f 4 หลายเดือนก่อน

      Darood baa nahay awoogeena wuxuu ka yimid Yeman intaas maxeey idiin dhibeesa? xanaaqan faraha badan Rer Irir samaale wadaan maxaa waaye kkkk

    • @NuuraOmar-yp6bj
      @NuuraOmar-yp6bj 4 หลายเดือนก่อน

      Soomaali haku deeqdo
      Yemen waxad ka timi ma jirto ​@@samsufi-t5f

  • @abdimoosa1328
    @abdimoosa1328 4 หลายเดือนก่อน +9

    عساك على القوة
    دائما متألقة ومميزة
    حفظك الله ورعاك

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ani somalia 🇸🇴❤️❤️❤️✌️✌️✌️

  • @niyaaladem
    @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน +11

    Xanaaaaan abaayo jir oo joog. Banaadiri hadii edeb yeelan waayaan waa loo yeeli nejista. Abaayo afkaagu caano lagu qabay.

    • @samsufi-t5f
      @samsufi-t5f 4 หลายเดือนก่อน

      Asharafta wax baddan baa isaga qaldan ma oga asal ahaan in eysan aheen rer yeman balse ey ka soo haajireen Makka iyo Madiina. intaas waxaa u dheer midabka cas waxey u qabaan in u yahay qurux waana mida keentay in ey isku maleeyaan in ey qurux badan yihiin

    • @ghst4487
      @ghst4487 4 หลายเดือนก่อน

      Aniga ayeeyadeedi asharaaf ayee eheed carab inee tahay neh ma aaminsaneen ​@@samsufi-t5f

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน

      @@samsufi-t5f Walaal waa howl u taal, dad dhulkeeyga magan ku ah maba igala hadli karaan dhaqankeeyga iyo asalkeeyga. Qurux iyo fooxumo intuba ayagaa isu ah ee edeb ha u joogaan.

    • @samsufi-t5f
      @samsufi-t5f 4 หลายเดือนก่อน

      @@niyaaladem Walaal anaga hadaa nahay Somaali sidee ula dhaqanaa somaalida kale sida rer koonfur mise qof san balaaran? mise dimo adag? waa yasnaa soo maaha? waa islu ceena soo maaha? marka maxaa ula yaabeena dadgaan? Walaal waxaa xaqiiq ah dadka leh midabka malaxda ee isku ismooda in ey cad yihiin iyaga oo og in uusan jirin caalamka ruux cad mise u dhow midabka cadaanka hadaa waxaa noola xayeesiyay midabka malaxda ee ah dhiig iyo xinjir. Barigii hore waxaa loogu yeeri jiray dadga Gaduudka ah balse maanta waxeey caalamka ka dhaadhiciyeen in ey cad yihiin waana been fagatay run magaarto. hadaa rabno in aan nalagu xadgudbin waa in aa u sheekna wax walba sida uu yahay. Madoow waa Maduuuw sidoo kale Maariin waa maariin sidoo kale midabka yurubta oo kale ee ah Malaxda waa in lagu tilmaama malax

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed 4 หลายเดือนก่อน +2

    الله يحفظك يا أختي الغالية

  • @my24motivation
    @my24motivation 4 หลายเดือนก่อน +5

    Never give up codkaga meel dheer ayuu Gaara 💯😎🏃

  • @mm.etrimm
    @mm.etrimm 4 หลายเดือนก่อน +7

    الله يقويكٍ يا أختي حنان💪👏👏

  • @ابوخالد-ن2ل
    @ابوخالد-ن2ل 4 หลายเดือนก่อน

    يا اختي حنان والله الناس المثقفة مثلك الدول تمولهم وتستفيد من خبرتهم وابراز تاريخ الشعب للعامة من قبلهم قبل الدول الاجنبية اصلا.استمري

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 4 หลายเดือนก่อน +7

    Qaali naga buufi carabta. Thanks

    • @shafsteryellow
      @shafsteryellow 4 หลายเดือนก่อน

      They're fake arabs... j1 waa iranic.

  • @MahdiAli-k1j
    @MahdiAli-k1j 4 หลายเดือนก่อน +3

    Abdurhmaan Jabari is famous Egyptian scholar whos chronicles about napoleon in Egypt.... napoleon have somali dna he is not even French.. a Corsican he a SOMALID E1B1B1

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 4 หลายเดือนก่อน

    I 💙U 🇸🇴Sister For Enlightening Our🇸🇴💙S

  • @AboudiM
    @AboudiM 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ruunta 😊I sheeg I sheeg been raad maleh lol

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dadkan jaahilinta ah walshey cashar udhig 😂

  • @faallomedia850
    @faallomedia850 3 หลายเดือนก่อน +1

    In wax la liido ama lacaayo ma ahan dhaqanka dadka wanaagsan.

  • @mukhtarali5015
    @mukhtarali5015 4 หลายเดือนก่อน +3

    يجب المعاملة بالمثل.

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 4 หลายเดือนก่อน +1

    Somali waa Somali yamanta ha aadaan meeshii ay ka yimaadeen alaha ha u naxariisto jeneral iidi aamiin daada

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wallaahi waa Runtaa. Dadkaana cadcadka ah ama Reer xamarka ah Inneey Dhahaan Muqdisho Annagaa leh, Soomaalidda Annagaa Diinta Ugeeynay Iyo Annageey Naga Keeneen Quruxdda. Waa Bahdil Annaga Sooomaalidda Saxdda Ah Kusocota.
    Lakiin Soomaalidda boqolkiiba Sagaashan waa Dad Hurdda Oo Aan kubaraarugsaneeyn Dadkaan Somaali Baaba'eeda wadda.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa dsd edeb daran oo aan isir dhab ah laheyn. Waa jin dhar xiran.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@niyaaladem Somaalidu kuma baraarugsana. Bal Maxeeytahay Cadcad baanaladhahaa Meel ee kayimaadeena lamayaqaan. Waxaasaa naleh Annagaa xadaarad Iyo Diinta idiin Keenay Kawaran.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@Cici_mimi Weeybedeb daran yihiin urayaasha. Markii diinta noo timid Cadcad wax la dhaho ma jirin. Abkoowyaashood ayaa dhulkeena sii joogi jiray marka badu kacsantahay. Meesha ayeey dumar Africanka ah ku guursadeen. Waa dad xun qurunka.

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 4 หลายเดือนก่อน +1

      They are 5% they are not too much.

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 4 หลายเดือนก่อน

    Yaa u diidan kii somaliya ku dhashay, waxa la isku hayaahi waa taariikho hore oo la rabo in taada la duugo,
    Mahadsanid xanaan.
    Kuwa sida qaldan wax u fahmay haloo caqli celiyo.

  • @FataleYare
    @FataleYare 4 หลายเดือนก่อน +6

    Hadalkee Oo Kooban Komaba Ku,Juraa Maqlii Jiray 😊

  • @Knowbeforyougo
    @Knowbeforyougo 4 หลายเดือนก่อน

    I can’t stop watching your videos 🫣 so interesting 🇸🇴

  • @aminawarsame2514
    @aminawarsame2514 4 หลายเดือนก่อน +2

    Let them read about some communities who are extinct. Wake Somalis!!! Be proud to be African!!

    • @shafsteryellow
      @shafsteryellow 4 หลายเดือนก่อน +1

      No just soomali

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh 4 หลายเดือนก่อน

    Walaashay qof in badan fahansan baa tahay ee saa dubaha wacdiga ugu wad Somali anigu cunsiriyadii abid iigu horaysay yaman bey igu qabsatay carabna ii dhuuman maayo iyo qola kale balse cawaanta aan is qadarin baa nagu badan Rabi hasoo hanuuniyee.

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 3 หลายเดือนก่อน

    I'm proud to be SOMALILAND I'm not Arab I'm African

  • @abdirizaksheikhadanabdiriz12
    @abdirizaksheikhadanabdiriz12 4 หลายเดือนก่อน

    أفتخر بالصومال
    Soomaalninadeeyda ayaan kufaanayaa ,
    Najivunia kuwa msomali

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 4 หลายเดือนก่อน

    Professor Hanan Masha Lalah I am proud of you gacalo

  • @dhhol77
    @dhhol77 4 หลายเดือนก่อน +11

    Horta somalida maxey carabnimada faan ugu faanan war carab wxba kuma dheera ku qanac somalida wah😒

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

      Because Africanimo wax logo faano maha African madow wa dad kajo oo faqir oo fol xun😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@AtlasAtlas-r6s Carabta maanta Africa ka dawardata ka waran? Kuwa maalinkasta Tvga ilintirlacagta looga aruuriyo ka waran oo is oohiya? Africa maanta adii kaa ka gaajo badan oo dabadiina ilaa buhoodle dalooshaa oo ab iyo isir laheyn.

    • @sabirabdi2913
      @sabirabdi2913 หลายเดือนก่อน

      @@AtlasAtlas-r6s arabs are begging streats of hargaisa and burco

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 4 หลายเดือนก่อน

    Man that's my blood Hanan waan ku wataa dhiiga iyo dhuuxa aniga iyo inta ila midka ah ayaa kula dhashay

  • @mohamedkhalif807
    @mohamedkhalif807 4 หลายเดือนก่อน +3

    Hanan ماشاء الله عليك

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah ❤
    Hanan habo Allah ku ciseeyo salaansare.
    #Somaaliya hanoolaato 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dhdowlad
    @dhdowlad 4 หลายเดือนก่อน

    Xanaan, in badan oo soomalida ka nid ahi waxay kala garan la'yihiin Nebi Maxaded oo ilaahay doortay iyo Carabnimada... Markaa aan u dul qaadanoy intay ay wax ka fahmayaan..inshAllah.

  • @NiciimaHassan-fh7wp
    @NiciimaHassan-fh7wp 4 หลายเดือนก่อน

    Waad bixi kartaa waa runta ha dareeran kuwa is modaya waxayna ahayn 😊

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 4 หลายเดือนก่อน

    WAA RUNTAA ADEER ANIGA AHALKAY BADAN AYAA CADAN DEGGAN QARNI IYO KA BADAN PASSPORT KA SOOMAALIGA AYAA IQAAMAD LOO SAARAA WAA LAAJI'IIN ILLAA MAANTA SOOMAALI ALAAH HA GARANSIIYO INEY DALKOODA DADKOODA IYO DUINTOODABA DIFAACDAAN❤❤😂😂

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 4 หลายเดือนก่อน

    Hanan masha Allah, Allaha ku xafido 💯 ka roon.I love you heart ❤️ 💙

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 4 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh xanan funny bay noqoty 😂😂😂😂
    ar somaliyy dhulka aan ilaashano Allaaa nasiiyy khayradna wuu ina siiyy aan is fahano qabiilka iska dayno

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ader mahadsanid markan ku leehahay ader walahay kuma garanaayo cilado tahay lakiin waxa n kugu tageeraya aragtii cafiimad qarta iyo aqoon badan baad u keedahay jasiirada caraabta marka quf ku qaxaay ama dhawan teegay
    Ha la murin wayo isku aragtii ma tihiiin ta labaad waxa weye. Dadka cadcadka ah ana iska dhalka ah waa dhib badanyiihiin

    • @samsufi-t5f
      @samsufi-t5f 4 หลายเดือนก่อน

      Irir samaale iyo Darood baa is haya waadna ogtahay gabadha waxa ey tidhi ( awoowgay baa yimid somaaliya oo ey ula jeedo Darood wuxuuna guursaday gabar Afrikaan ah oo ey ula jeedo Doobir waa qabyaalad iyo dagaal aan loo kala harin kkkk somaali wax ka quseeyo majiro hadalkeeda

    • @ghst4487
      @ghst4487 4 หลายเดือนก่อน

      Maxaa naga galay dhibkooda marka?

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 4 หลายเดือนก่อน

    SOOMAALI BADAN OO YEMEN DEGEY MAANTA WAXAY LA NOOL YIHIIN DADKA MADOW EE YEMEN AKHDAAMTA LOOGA YAQAAN,MAXAA SABABAY WAA MIDABKA WAX KALE OO DADKAA LAGU LIIDAYAA FADKAA MAJIRAAN AAN KA AHAYN MIDABKA SOOMAALIYEY CARAB MATIHIDIN EE MIDABKIINNA KU FAANA❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 4 หลายเดือนก่อน

    GEESIYAD HORE U SOCO HA UJOOJIN DOQONTA ARAGTIDA GAABAN ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdulkadirabdirahman6615
    @abdulkadirabdirahman6615 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wax Somali yaman majiraan Somali waa Somali Yaman waa Yaman

  • @osmanabdai-sheikh2493
    @osmanabdai-sheikh2493 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wax somali yamen layiraahdo ma jiraan waa quraafaadka hada ay wadaan somali waa loodhashaa ee layskama dhigikaro igaarkay ee wax kale ma haysaa

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 4 หลายเดือนก่อน

    Waa in wadanka laga masaafiriyaa moriyaanta carbta oyo carab lagaleenban iyo itopia raba in ay sheegtaan tariithda somalida . Waa ayaandaro in ay jiraan dad somaliya oo waxa difaacayaa

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 4 หลายเดือนก่อน

    Wax ka jira ma jiraan.
    Magaalada aan joogo reer jaman ah baa joogey waxaana la odhan jiray carabeyto 😊

  • @faysal5553
    @faysal5553 4 หลายเดือนก่อน +2

    صدقتى اختي الكريمة الله يسلمك لأجل دالك ينبان عليهم الخووف 😂😂

  • @TolerantAcceptingModernCommuni
    @TolerantAcceptingModernCommuni 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hodan, maad noo sheegtid, abkoowgaa ma xamar baa lagu dhalay, ama aqal oo duurka ku yaal.
    Mahadsanid.

  • @Myo-v1k
    @Myo-v1k 4 หลายเดือนก่อน +2

    it’s the truth, they talk nice in your face or even on comments but truly they hate Somali because the Somalia has a rich deep history, and were never enslaved to anyone Alhamdulilah, but most of them think this way not just them

    • @shafsteryellow
      @shafsteryellow 4 หลายเดือนก่อน

      Sax langaabka oo abtiris laan uqduudleh

    • @Nnoks828
      @Nnoks828 4 หลายเดือนก่อน

      Haa 💯

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalllah❤ alaha kuxafido hanan❤❤ somali war madeeqo way qafifeen💜💜💙💙💗💗💋💋💋💋💖💖

  • @CabdiAbdi-b8p
    @CabdiAbdi-b8p 4 หลายเดือนก่อน

    You are nice.

  • @Cirroole
    @Cirroole 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaalia soomali buu ilaahay siiyay

  • @abdirizak2006
    @abdirizak2006 4 หลายเดือนก่อน

    Ciiisa maxamuud ayaana hada ahy kaalay wax kabadal أهل اليمن اهل ءيمان والحكمه

    • @abdikalaqmohamud7120
      @abdikalaqmohamud7120 3 หลายเดือนก่อน

      What s Issa mohamud? We have never heard of that. Do they live in Mogadishu. ?

  • @fofohassan3058
    @fofohassan3058 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa Hanan wax somali yameni majirto, waa kugu racsanahay dadkan aqoon malaha dhibta waa ta

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 4 หลายเดือนก่อน +2

    Somalidu dhexdooda ayay is liidaan , marka ay ajaanib hor joogaan waa digaagado wixii layiraahdo way qaataan, bahdilaadana way aqbalaan.😢😢

  • @abdirizaksheikhadanabdiriz12
    @abdirizaksheikhadanabdiriz12 4 หลายเดือนก่อน

    Ummadda soomaaliyeed hanoolaato

  • @maxamadxarbi2256
    @maxamadxarbi2256 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka cadcad ah ee xmr degan doeladi kacanka ka hor warqad ayey qaada jireen.

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 4 หลายเดือนก่อน

    Qof ku meeshuu doono ayuu ka soo Jedi karaa oo sir raac ceeb ma ahan laakiin dhaqankaaga iyo meesha xuduntaadu ku duugan tahey ha aflagaadeyn Hana xaqirin

  • @aishoqueen8486
    @aishoqueen8486 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @Wassup309
    @Wassup309 4 หลายเดือนก่อน

    Thank you, hanan.
    Those Arabs especially Yemen, do not know that Somalis and Ethiopia wer
    e Muslims before Arabs.
    خاصتا ابو سفيان أكابر قريش.
    في الصومال مسجد القبلتين الا اليوم.
    الإسلام دخل في الصومال في هجرة الأولى لصحابة نبي الله.

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 3 หลายเดือนก่อน

    Kalaamaka sax waaye

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 4 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida waa dhalad Somali ah

  • @nuuraelmi5374
    @nuuraelmi5374 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jiayusuf1866
    @jiayusuf1866 4 หลายเดือนก่อน

    Wax Soomaali Arab ah majirto walal ka hadal Jasiiradaha ay Somaalidu leedahay oo ay qaateen Yemen tu walal. Somalina aysan war ka hayn. Somaali illahay ayaa u maqan walal waa dad an waxna akhrin waxna qorin

  • @AliFidu-lx8gi
    @AliFidu-lx8gi 4 หลายเดือนก่อน

    Karbaash dadkan bila nasibyada ah. Noolow ina abti. WAR MEESHA WAXAA YAACAYA KUWO BILA NASAB AH OO LAANGAAB AH.

  • @Upadatemedia
    @Upadatemedia 4 หลายเดือนก่อน

  • @Allu_Abshir
    @Allu_Abshir 4 หลายเดือนก่อน

    Dowlad ma jirto ma ogoow waa latarxiili lahaa kuwaa carabta sheegta carabtiina aada ayaa la dhihi lahaa

  • @kulanahmed
    @kulanahmed 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan cid uga war roon ma laha way garan kartaa walahiy walaalo mansha alaah ku dadaal jacaylka dalkaaga

  • @abdirizak2006
    @abdirizak2006 4 หลายเดือนก่อน

    Anba yemen 🇾🇪 ayaaan ahay

  • @Andersonskydiver
    @Andersonskydiver 4 หลายเดือนก่อน +1

    💙🩵💪🏼💪🏼🫲🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @kharakhara5985
    @kharakhara5985 4 หลายเดือนก่อน

    💯💯💯💯

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 4 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso

  • @kinsiwais5918
    @kinsiwais5918 4 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa habibti

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 4 หลายเดือนก่อน

    .xanaan.abaayo.dad.kaan.waa.jaahiliin.waxma.gartaan.waa.dad.quursi.jecel.aqoon.daro.ayaa.halkaas.dhigtay.anagaa.ku.jecel.guuleyso.i sha.allah

  • @calanside95
    @calanside95 4 หลายเดือนก่อน

    Asc waa iska cadahay waxa aan nahay soomaali taariikhdeena waa qoran tahay waxba naga qaadimaayaan kuwa na xag xaganaya waxba u socon maayaan iyaagaa qaxooti inoo ahaan jiray oo aan gumeysanay boqorku waligii waa boqor

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hhh haa wallahi kawaran somaalidii oo dhan qureysh wada lagaliyay nacalla somaali baan ahay

    • @samsufi-t5f
      @samsufi-t5f 4 หลายเดือนก่อน

      Adiga ahoow waxaa rabdid laakin kala saar qabiil iyo Somaaliya. Hadaa ahay Darood ma dhib buu gugu haaya?

    • @westy937
      @westy937 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@samsufi-t5fwali waxad aaminsanthy khiyagligii aad ka maqshay odayasha shaqo la'aanta ah ee timirta uga soo barya khalijka carab baa nahay. Carab aad ahatide maka muqak duwnthy qabilda kale ee somalida😅

    • @samsufi-t5f
      @samsufi-t5f 4 หลายเดือนก่อน

      @@westy937 Walaal Aabahay waa aqaan magaciisa isagana wuu yaqaan Aabihi oo awoowgay ah intaa waxaa noo dheer Adeero iyo Abtiyo marka ma ku fahmin ma waxaa leedahay waxaad iiga aqoon badan tahay Aabahay magaciisa? iyo Awoow yadeey? Mida 2aad arimaha DNA loo yaqaan waa dhiigaga 1901 la bilaaway wadan walba dadka ugu badan baa lagu qoraa macnaheedu maaha dadkaa baa asalka meesha ahaa. tusaale Yeman waxaa laahaa dadka Kushetika ah sida Tigre iyo Axmaara iyo Oromo iso Hawiye iyo Dir iyo Sudaan oo loo yaqaanay Nuubiyiin. Balse Yeman dhoor jeer baa laga soo qaxay mar abaar baa looga soo qaxay marna dagaal yahuuda ku heesay masiixiiyiinta baa looga soo qaxay marna dadka maanta loo yaqaan Iran baa looga soo qaxay marna dagaaladi cusmaaniyiinti baa looga soo qaxay gabacdina waxaa wadanka qabsaday ingariis ilaa waaga somaali wey ka dagaalameesay Yeman intaa oo dhan waxaa ka horeeyay dagaaladi Romanka uu ku qaaday Yeman. Marka walaal dadka maanta jooga Yeman waa Iran iyo Hindi iyo Turki iyo inyar dadkii lahaa Yeman asal ahaan oo ey ka mid tahay boqor dooyinki somaaliya soo maray. balse waxaa lagu dhihi Yeman waa Carab meel ey Yeman ku noqotay carab bi taariiq lama haayo weyba ka fac weyneed carabta. Iga raaki ahoow qoraal badan baa soo qoray intaa oo dhan waxaa ula jeeda aduunki hore iyo midka maanta isku mid maaha

  • @cali-daahir7971
    @cali-daahir7971 4 หลายเดือนก่อน

    Habkaan deggan oo jilliinku wehliyo dad badan ayaa wax ku fahmaya ku soco

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 4 หลายเดือนก่อน

    Waad saxantahay Xanaan was an kugu raacsanahay adalkaaga qiimaha badan wll

  • @adenhusseinmohamed2980
    @adenhusseinmohamed2980 4 หลายเดือนก่อน

    Dadka aan soomalia aheyn badankooda carab maaha yuhuud portaqiis iyo dad doonyo kaqribmeen oo aan islaaminey weeye carab iyo asharaaf midna maaha ee saa ulasocda ayagaa sameystey sheekadaan mana aha dad wadadhashey ee waa is aruursadeen

  • @MuhammadAli-yq7sd
    @MuhammadAli-yq7sd 4 หลายเดือนก่อน

    Xanaaney tiktokaaga kama arko tiktok. Ma aqaano sababta. Horayna follow baan kuu ahaa.

  • @Wassup309
    @Wassup309 4 หลายเดือนก่อน

    هلا حنان

  • @bashirmuse1479
    @bashirmuse1479 4 หลายเดือนก่อน

    Intay dalkeena noogu yimaadaan bay nagu cunsuriyeeyaan.

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runteed , hada carabu ka talin jirteey dhulka soomaaliyeed maxa af carabigan nagu adag ugu hadli weenay???
    War yaa carabtaan naga qsbta waligeen annagu ma maagnee maxeey naga rabaan??

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน

      Cidi kaa qaban meeysee waa naago cadaanku adoonsado ee iska xanjafi nejista.

    • @ghst4487
      @ghst4487 4 หลายเดือนก่อน +1

      Calaacalka jooji iska dhici mise adoon ayaa lagu dhihi doonaa hadaad calaacasho

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน

      @@ghst4487 . Anaga ayaaba is diirana, Carabta maanta oo naagaha cadaanka ah halkee joogaan? Biyo la'baanu liqeeynaa walee iyo bile.

    • @ghst4487
      @ghst4487 4 หลายเดือนก่อน

      @@niyaaladem si fiican

  • @QamarJamac
    @QamarJamac 4 หลายเดือนก่อน

    waligay carab ma sheegan dadka aan ka dhashayna ma sheegtaan asal iyo farac midna kuma lihin łaakiin dad sheeganaaya waa arkay oo leh carabaan nahay somalida carabta sheegata badanaa waa kuwa deegaan ahaana badu u dhaxayso laakiin añiga waxaan aaminsanahay somali inay isku mid yihiin carabna aysan shaqo ku lahayn afrikaan badan oo noo egna way jiraan ruwaañda intooda badan itoobiya qayb ka mida sentaral afrika xataa waa laga sheegaayay dajaat afrikaan badan aan isu egnahay waana shakli alle noo dhaliyay

  • @MahdiAli-k1j
    @MahdiAli-k1j 4 หลายเดือนก่อน

    I'm eastern berber aka eastern hamites

  • @ghst4487
    @ghst4487 4 หลายเดือนก่อน

    Qof asiga is xushmeeyn cid xushmeeyneeyso majirto

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida cajabi nimada ayey inkirayaan, carab namajeclee maxaynu iskugu qoraynaa iyaga ,saaxiibayaal ,dhalashadeena aan ku kolsoonaano jinsiyadeena.

  • @dhdowlad
    @dhdowlad 4 หลายเดือนก่อน

    We have to learn how to be racist..... Somali first...

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 4 หลายเดือนก่อน

    Oo heedhe walaal xanaan sheekadii la igu soo koriyay ee ahayd in shiikh isaxaaq aan ku abtirsado uu carab ahaa islaamo itoopiyaan ahna uu guursafay oo ka dibna intuu yimi dhulkan soomaalida uu kula kulmay boqor la odhan jiray bucurbacayr oo shirki badnaa ka guulaystay sidaasna dhulka soomaalida ku degay ...
    Sheekadaasi ma been abuur baa yaab badanaa ilaahoow xaqa noo iftiimi dawakhnaye
    Awalba waan fahansanaa inaan bin axmed bun haashimm jirine ma isxaaq baa loo soo galay😅😅😅😅

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 4 หลายเดือนก่อน

    Waa runteed qofki ogba inuu yamani yahay ha aado dhalasho ha u doonto yuusan nosolaban dad badan ayaa aaday burburkii kadib dhalasho kaqaatay qurbaha makii layimid la isma yaqaano

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 4 หลายเดือนก่อน

    Walashey wadaniyad dhalad tahay wadanka adiga cml u baaxan arab ma nihiin Somalia nahay Africa ah arab waa arab waye

  • @sahroali9609
    @sahroali9609 4 หลายเดือนก่อน

    Nin tiisi katagay tukale waxba kama noqonayo ee soomaalinimada allow dhowr.

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 4 หลายเดือนก่อน

    Somaalidu hooyinka laftirkooda wey ku abtirsadaan fiiri habarta wada socdah isaaqa iyo hawiyaha,daroodnah hooyadood wey garanaayaan magaceeda marka cidii intaa iska indha tirtah boorsooyinka xirxiro oo jaw

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 4 หลายเดือนก่อน

    Sidaas baa larabaa waxba haa u reebin somaalidii ayaa ka waasho oo kuleh somaali ayaa tihiin 😂😂😂

  • @ismahanelmi2196
    @ismahanelmi2196 4 หลายเดือนก่อน

    Majiro somali yaman kayimid dadka carabta ee soomaalida degan waxay yimaadeen xiligii cumar binu qadaab.

    • @Nnoks828
      @Nnoks828 4 หลายเดือนก่อน

      Xiligaas maha qaar gumeesihaa soo raacay qaarna doon bey ku yimaadeen hore waraaqad bey ku joogi jireen

  • @ifraaxmuxudin1562
    @ifraaxmuxudin1562 4 หลายเดือนก่อน

    Xanan wan naqaan carab wexey tahay dad wanagsan ma ahan cunsuriyiin dhintay weeye ilmihii somalida oo carabta ku koray wexey gaarsiiyeen iney somalinimada inkiraan
    Qofka aminsan iney na jecel yihin carab wuu qaldan yahay

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 4 หลายเดือนก่อน

    Hadaa marti tahey kuma furna in sinjigeyga badasho 😅

  • @dahirabdullahi5567
    @dahirabdullahi5567 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga carabta intaad iskadayso kasohadal yahuuda iyo reel galbeedka nacaybka aay necebyihin somalida iyo islaamka

    • @dahasayid1912
      @dahasayid1912 4 หลายเดือนก่อน

      Maxaa diidayaa in laga hadlo carabta

    • @ghst4487
      @ghst4487 4 หลายเดือนก่อน +1

      Carabta ayaa kaxun kuwa aad soo sheegtay.

    • @sundusahmed3174
      @sundusahmed3174 3 หลายเดือนก่อน

      Ileen cadaan juhuudi haa tahay. Carab wa nasab.Reer falastin waa cara nasab ah.Carab waxaba Kama qaadid.Alxamdulilah.

  • @ahmedcade7782
    @ahmedcade7782 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekada ah in somalidu ay isbadaleen sababtu ay tahay
    Inay mixed yihiin ka duwan africanta kale
    Waxaa aaminsan xataa africanta kale maadaama aan ka duwanahy shakli ahaan
    Carabata cunsuryiinta ah waxaa ka daran africaanta umaleeya inay africanimadu tahay inaa jareer timo adag kaliya ahaatid

  • @AtlasAtlas-r6s
    @AtlasAtlas-r6s 3 หลายเดือนก่อน

    Because Africanimo wax logo faano maha African madow wa dad kajo oo faqir oo fol xun😂😂😂

  • @Dufaan
    @Dufaan 4 หลายเดือนก่อน

    Cidna haw joojin weli boqortoyooyinka somali waxay ka talin jireen dhulka somaliland xarunta ugu weyn wll waa saylac iyo herer
    Ajuurankuna waa hargaysa dusheeda halkii uu ka talin jiray
    Adal ifaat ajuuran intuba waa somaliland

  • @Remember1977
    @Remember1977 4 หลายเดือนก่อน

    Dad baa u baahan in la dhoofiyo oo Yemen loo diro sida Rohinga