Maxad u guursan weyday hadad saan uga naxaysid doqon baad tahay inad si fiican isu fahansan tihiin aya ii muuqata laakin nacas baad tahay barbarow sara qof isku kalson baad tahay halka uga hay ha u jilcin nin waa xaasid horey u soco ka gaabso ayan ku dhihi lahaa ❤sara
saara qosol wanag anaa guursanaya from laascaanood ilove you Sarah wan kuso radinayaa kabax waxaa harti ba ku xaal marinara waa laa maydhayaa oomaar wuxu galay
FADLAN SUBSCRIBE II SAARA MAHADSANIDIIN
Sara wa runteed runta ku jeclahay Sara nasiib wanaagsan baan u rajeeyay❤❤❤❤❤❤
Saara waa gabar wanaagsan ❤❤❤
Sara waa gabar reer magaal ah .
Nin way taqan sida loo jeclado.
Sida looga dhamado oo friend zone loo geyana waa taqaana.
Masha Allah 🎉
Maxad u guursan weyday hadad saan uga naxaysid doqon baad tahay inad si fiican isu fahansan tihiin aya ii muuqata laakin nacas baad tahay barbarow sara qof isku kalson baad tahay halka uga hay ha u jilcin nin waa xaasid horey u soco ka gaabso ayan ku dhihi lahaa ❤sara
saara qosol wanag anaa guursanaya from laascaanood ilove you Sarah wan kuso radinayaa kabax waxaa harti ba ku xaal marinara waa laa maydhayaa oomaar wuxu galay
ما شاء الله تبارك الله😂😂
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waryaa saara ayaa kuu dana wallaahi saara haka tagin hadad caqli leedahay ⁉️
Hadduu isagu. Tagay sawir meel saaray maxuu tarin
Waxan wan dawanay huno nagla hor tag😅
Naga daya ciyarta adinka ayan iskugin og nahay
reer mudug bananbax ayu leyahay daadah kkkk, dadah wa marka socodka cunug baranayo oo gacanta la hayo, banan bixisna waa marka umusha lagala baxo malunta ugu horeysa oo cunuga qolka bananka looga bixiyo qof aya bananbixiyo
naa ninkaan ka har wuu kaa tashtee yahuu meel walba ka muuqo waa lagu muuna beelaa