Ok nura Waxad ogtahay bangiyadu ine yihin labo nooc, mid ribawi ah iyo mid islaami ah oon ribawi ahayn dulsaarna anan ku shaqayn, so ma fiicno in ustaad ku uuna waxa dhan isku manhaj ka dhigin oo uu kala saro Si dadku aysan uga didin bangiyada iyo wixi ushaqeya.
Thanks sxb hawo ayaa loo ordayaa digital xisaabaad computer lagu qoray mar haday saas tahay dhaqaalaha caalamka ee maanta walahy ha shaqayn baad ku fakarin mar marka qaybtood
Lacag la iska abuuro oo bank ama EVC abuuri karo ma jirto. EVC adiga oo aan cash keenin cid kuu abuuri karta ma jiro. Hadii lacag been ah la iska abuuro hadhow xagee cash keedii laga keenaa ileen waxaan is dhex socdaan oo waa lala baxaa cash ka ee? Hadiise lacag la iska abuuran karo qof kasta muu bank iska furto kkk
Sidee bank lacag u sameeysan karaa sidee bank lacag eber ah ama 0 ah qof u deeymin karaa.? Dadka lacagta sameeysta ee bankga dhaxe maxee yihiin ayaga. lacagta hadee jeebkooda kadhamaato ma iska sameeystaan.
Markay maxay dadko dhan camputerkoda ugu qoran wayeen tirada lcgty rabaan iyadoo digita ah sida mida Evc plus ah yacni qofka somaliya joga sidee saadkisa ama sahalkiisa ama Evc plus kiisu isago 0 yhy uga dhigi karaa $100 ama wax kaabadan isagaan loosoo dirin lacg mrka waxan wax la samen karo maaha wa wax system kusocda maaha wax la iskaga is timali kro sidi la rabo dad badan baana taajiri lahaa haday sidasi shaqeenayso aanu anagu kow ka nahy
Waxa an ka yabanahay dadka joga qurbaha ee wexe raban no shegaya, dawadayasha qarna waxad modaa ineba usixran yihin oo ay iska qadanayan wixi ay arkan Bangiyadu wa labo nuc Mid islami ah iyo mid ribawi ah Yan dadka la necbaysin bangiyada Tan kale lacagaha wa khiyali War ku noqosho rabo waye
@@hassanfarhanmohamoud Wiilkan waa miskiin aan aad u fahmin qaab-ka Bank yada u shaqeeyaan kkk Electronic been ah hadii la iska abuuraayo muu asagu bank furto oo uu iska abuurto😅
If you wanna be a teacher, be like this one ❤❤❤❤❤ thanks teacher how you are helping us everytime.
Hhhhhh aqoonyahanka 2023 😂😂😂😂
Guul falaastin inchalla
Sxb horay usoco wlhi cilmi badan buu alle ku siiyay allah kuu barakeeyo❤❤❤
Aniga waxaan ahay arday Barta Islamic banking and finance lacagaha iyo bankiga sidaa ushaqayaan waan fahan sanahay barnaamijyada lacagaha soo badi walaalo jazalaah khayr😊 sidaas usharaxday maasha Allah sida macalinkayga banking
Ok nura
Waxad ogtahay bangiyadu ine yihin labo nooc, mid ribawi ah iyo mid islaami ah oon ribawi ahayn dulsaarna anan ku shaqayn, so ma fiicno in ustaad ku uuna waxa dhan isku manhaj ka dhigin oo uu kala saro
Si dadku aysan uga didin bangiyada iyo wixi ushaqeya.
@@AxmedweliMaxamad-km1mw waa isku mid wll waxaaba ka daran kuwa Islaamiga sheegto
Best techer thanks ❤❤
Bangiyada gaarka ee waxay samaysan karaan (digital ahaan) waa inta ka taala bangiga dhexe, waxa dadka dhaca lacag iska daabacda waa bangiga dhexe. Hada maraykan oo kale markasta trillions uu daabacdaa wax ka jirana ma laha. Xalka waa in loo noqda lacagta asalka ah, Dahab iyo Qalin(Gold & Silver)
Waanku gu raacsanahay aragtida
اللهم املأ بي الأرض عدلا وقسطا كما ملئت ظلما وجورا 🤲
سبحان الله ان الله لا يظلم احدا ولا ينسب اليه ما يشابه ذالك
Golden voice🎉
Thanks teacher
Shukran🎉😊
Maqduucan soo badi
First comment my teacher 👋👌
Thank you bro❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks sxb hawo ayaa loo ordayaa digital xisaabaad computer lagu qoray mar haday saas tahay dhaqaalaha caalamka ee maanta walahy ha shaqayn baad ku fakarin mar marka qaybtood
Horay u soco sxb ❤
Sxp walahi adban ku tageera
Keep going
Kalsooni badan laguma qabo lacagta hawada
wllhi waxa ka wanagsan in aad ka maaranto hadii aad Awoodo
Thanks bro
Shugran
Wa mowduuc cilmiyeysan masha allah,
Mahad sanid masuul
Erayga EVC plus maxaa laga soo gaabiyay?
Electronic Verification code (EVC)
@@babaa3412 mahadsanid libaax🙏
THANKS.
Abdirashidow walal noo soo sharax sida EVC PLUS loo sameeyo
Waxaan Ku siin karaa Code ku Fahansii naya sida logic ah u Shaqayso EVC python iyo JavaScript mida kuu Fudud Kugu siinaa Code-kaas.
@@moalio.8 aniga maad ibartid br
Thanks alot
sxb xogtada waa fcnthay lkn codka music wada qariyey
Lkn si fiican loo maqlaa
Lkn ugu dambeen xalka nooma sheegin.
Hawada maanta loo dhididaa waa hawo xisaab aan lataaban karin digital money waxaa ka mida
Evc plus
Sahal
Zaad
Edahab
Ebirr
Hello cash
Credit card
Lkn lacagtaa kash ahaan ayaan olasoobixi karaa sabab ustad?🤔
Lacag la iska abuuro oo bank ama EVC abuuri karo ma jirto. EVC adiga oo aan cash keenin cid kuu abuuri karta ma jiro.
Hadii lacag been ah la iska abuuro hadhow xagee cash keedii laga keenaa ileen waxaan is dhex socdaan oo waa lala baxaa cash ka ee?
Hadiise lacag la iska abuuran karo qof kasta muu bank iska furto kkk
Sidee bank lacag u sameeysan karaa
sidee bank lacag eber ah ama 0 ah qof u deeymin karaa.?
Dadka lacagta sameeysta ee bankga dhaxe maxee yihiin ayaga.
lacagta hadee jeebkooda kadhamaato ma iska sameeystaan.
شكرا
Xaqiiq
Waa mxy sicir barar?
Ustad maanta ma shirkadaha ayaad ku dhacsantahay
Markay maxay dadko dhan camputerkoda ugu qoran wayeen tirada lcgty rabaan iyadoo digita ah sida mida Evc plus ah yacni qofka somaliya joga sidee saadkisa ama sahalkiisa ama Evc plus kiisu isago 0 yhy uga dhigi karaa $100 ama wax kaabadan isagaan loosoo dirin lacg mrka waxan wax la samen karo maaha wa wax system kusocda maaha wax la iskaga is timali kro sidi la rabo dad badan baana taajiri lahaa haday sidasi shaqeenayso aanu anagu kow ka nahy
Shalom
Aduunyada manta Bank inta ribo waaye
Sheko qoos curadka iyo hoyada iney talin maahmaah reerkey kataliyan inuhori ukaceen run miyaa mase yeey xisabtamin oy hogamin intakale
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
Ustaqd waxaan ku waydiina hadii aan banki utago ee uu ii soobixiyo mooto bajaaj ka dibna uu lacag isaarto lacagtaas isaaran ribo miyaa
Haa waa ribo
Zxp isagu haddii mootada kuu gada lacagna kusaaro ribo maaha lkn haddii lacagta mootada kusiiyo kadibna lacagta kusaaro ayaa ribo ah
Waxa ribo noqda lacag iyo cunto
Isku bedelkooda oo wax lasaarey
@@Shabbyy. haa waa sax sidaad usheegtey
Edahab iyo Evc layska ma samey karo wxey ku xeranthy hadba inta lcgta cash ah heysato wa in ay isla egyihiin cashka heysato iyo lcgta hawada ah
❤ v6t😂
Ninyohow iska aamus evcplus waa wax jira oo sax ah oo shaqeynaayo
Walaal lacag been ah waxba laguma gato, xilli walba aan u baanahana waan helnaa, nolosha oo dhan wey fududaatay markii aan helnay Electronic money. Aniga ahaan faaiido weyn ayaan ku qabaa sawirka aad ka bixineeysana waa khiyaali aan ku dhisneeyn xaqiiqo, ereyga aad adeegsatay ee ah EVC waa lacag been ah kulama qabo, waqti walba aan u baahdo cash ahaan ayaan ula bixi karaa, ee horta imoow oo isticmaal nin qurbaha joogo in aad tahay ayaan filayaa, markaas ka sheekeey markii aad isticmaasho.
Walaal lacagta Sidee iskaaga heshaa maa Na bartid 😂🇸🇴✈️💣
Bangiyada soomaalida ma jirto dawlad xakamaysa oo xadi cayiman u ogolaata inay daabacdaan markaa iyagu wakhti kasta way daabacdaan
Sxb hadaay qoyaali tahay maxaan ULA soobaxaa cash iisheek Mida kale hawada Soo wax Kuma iibsan kariyoo😂😂😂😂
Waxa an ka yabanahay dadka joga qurbaha ee wexe raban no shegaya, dawadayasha qarna waxad modaa ineba usixran yihin oo ay iska qadanayan wixi ay arkan
Bangiyadu wa labo nuc
Mid islami ah iyo mid ribawi ah
Yan dadka la necbaysin bangiyada
Tan kale lacagaha wa khiyali
War ku noqosho rabo waye
.
daawac mahee waa daabac
Hadii bangiyada lacagta dadka ay siinayaan macnaha ay tahay lacag been ah maxay u qasaarayaan hadii loosoo celin waayo deenta maadaama aysan lacagtooda saxda aheyd aysan bixinin
Lacagta ay daabacdaan badalkeeda oo ah mid caddaan ah bangiga dhexe ee dawladda ayeey taalaa.
Haddii qof la gooyo lacagtaas hawada ah taas micneheedu waa in ay qasaareen qayb lamid ah tii ay lahaayeen ee u taalay bangiga dhexe!
Sida caadiga ahna waxa dadka dhacaa waa dawladda bangigeeda oo daabaca xaashiyo kadibna xoolaha dadka ku badasha!
Sidaasna lacag loogu aqoonsado!
Suaal macquula wax badana meesha kaaga baxay sxp ani taasa iga dhex guuxaysay
@@maxamedcabdinuur1470 asc
@@hassanfarhanmohamoud
Wiilkan waa miskiin aan aad u fahmin qaab-ka Bank yada u shaqeeyaan kkk
Electronic been ah hadii la iska abuuraayo muu asagu bank furto oo uu iska abuurto😅
@@maxamedcabdinuur1470
Maadaama eeysan wadanka doowlad kajirin
aniga lacag madaawacan karaa
evc intaan sameeysto lacag hawo ah maku shuban karaa.
Guul falaastin inchalla