DEG DEG:DAAWO BEESHA WARSANGALI XILDHI BANADEEDII OO HADA KABAXAY|CAABUDUWAQ SARAKIL LAGU LAAYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @bby6
    @bby6 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay uma naxariisto khawarijta iyo kuwa dulmiga ku dhimanaya brother

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj วันที่ผ่านมา

    Kuwaasi naxariis arki maayaane
    Ka soco sxb.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา

    puntland dowlada soomaaliyay kadheereysay saas xasan sheekh ugu hoolanyahay inu iskudiro wayo maamul daarooda oo guuleystay ma arki karo

  • @AbdirizakDalmar-dm5yg
    @AbdirizakDalmar-dm5yg วันที่ผ่านมา

    Waa beentaa waa Jamaal, waana nin Warsangeli ah.

  • @bby6
    @bby6 วันที่ผ่านมา

    Dalxa wararka dadka wax magaratada ha maqlin puntland state ba laga soo doortay termkan ilahay hana gaarsiiyo wakhtiga danbe viva galwaq state of Somalia inshallah

  • @Djsjsjdejjwjeje
    @Djsjsjdejjwjeje วันที่ผ่านมา

    Shiine bahane iyo ahmed foo

  • @museosman8296
    @museosman8296 วันที่ผ่านมา

    Waaxaa ka galay waxaa la wadaa xasuuqa daarood iyaguna isma rabaan ismana jecla qaarna xasan dhiiqo ayay u shaqeeyaan qaarna waa hurdan

  • @Djsjsjdejjwjeje
    @Djsjsjdejjwjeje วันที่ผ่านมา

    👍👍👍👍👍

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn วันที่ผ่านมา

    WCS WALAALKEY 👋

  • @Daud-r9f
    @Daud-r9f วันที่ผ่านมา

    اللهم أنصر اهلنا ،،. War dadka xage lo wada dadka Caqli malahan miyaa Nin Adan dhul badan Marin dhayo maleh ala maxa wiil gablamay talow ya ka qadaynaya xalak dintu kujiraa madiiden walahi wan ka shekeyn donaa geediga iyo gashinka alo

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r วันที่ผ่านมา +1

    Xasan tuug ayaa usoo diray iyo qoor qoor

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 วันที่ผ่านมา

    Gulauso dayib sxb halkA ka hay aqoonyahanka iyo wax
    Garadku aday ku dhaqaystaan
    Ciyaal ka khamrada caba ciyaal daroogada ayaa dhagaysta

  • @AbdiresaqSaleban
    @AbdiresaqSaleban วันที่ผ่านมา

    Darwish halgama wakusalamaya

  • @Man19699
    @Man19699 วันที่ผ่านมา

    Sarkaalka la dilay dhiig muslim ayuu i socday dalxoow ee adiga ducadaadu waa kuhu keligaa.Allaah waa caadil.

  • @Salmarules
    @Salmarules วันที่ผ่านมา

    Adiygu camal aan ahayn makhir ladehey maxad uguy hadleysey

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj วันที่ผ่านมา

    QOFKAN MEESHA KASOO NIIC LEH. SOO JAMAAL MAAHA
    3 SANO KA HOR DEKEDDII UU CEELAAYO KA DHAGAX DHIGA HALLA WEYDIIYO.
    WELIBA ISAGOO MARKAA AHAA
    WASIIRKA QORSHAYNTA FEDERAALKA. SOOMAALIYA.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 วันที่ผ่านมา

    ASC.DALXOOW WAXAAD U MUUQATAA NIN IN UUN DIINTA ILAAHAY WAX KA YAQAAN DEGGAN CADDAALADDANA KU DADAALA,LAAKIIN WAXAAD MOODDAA IN WAXOOGAA XAQAD AHI KUU GALAY WALAALAHAA MAXAMUUD HARTI MAADDAAMA AY YIDHAAHHDEEN SI TOOS AH ANNAGU KU BIIRI MEYNNO SSC IYO KHAATUMO LAAKIN WALAALO IS OG OO SIDA KALE ISKU KAASHADA AYAANNU NAHAY,NIMANKAN AAD WARAYSANAYSID WAA NIMAN PUNTLAND U SHAQEEYA MAAHA NIMAN METELI KARA DOONISTA DADKA MAAKHIR ,NIMANKAN LAGU BUUQAYO EE XASAN SHEEKH LAGU SHAABBADAYNAYO IYADOO LOOGA DAN LEEYAHAY IN LAGU CURYAAMIYO QADDIYADDAAS AYAA RUNTII METELI KARA MAAKHIR MAXAMUUD HARTINA DHUL BADAN AYUU DEGAA UMADDA BADANNA WUU JU DHEXJIRAA XAMAR FIRDHIYEBA WUU TEGEY,HADDII CID LAGU CEEBAYNAYO,WAXAAN KUGULA TALINAYAA WLLOW NAGA DAAYA DURBAANKA MU'AAMARADA IYO KALA FURFURKA DHULBAHANTOOW ,NAGAMA KIIN QABATO TAARIIKHDA A WEY IDIIN GELEYSAA ADIGUNA GAAR AHAAN XILLI XUN AYAA LAGU JIRAAYE AAKHIRADAADA DHAWRO

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉❤🎉❤🎉

  • @abdinasirismail-e2l
    @abdinasirismail-e2l วันที่ผ่านมา

    Maxaad u googooysay

  • @KeyseAbdi-s8t
    @KeyseAbdi-s8t 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wararkaaga hadal was nacay si yaabaha aad u hadlaysid

  • @MuhammadAdam-r1z
    @MuhammadAdam-r1z วันที่ผ่านมา

    Beenalo

  • @abobasement346
    @abobasement346 วันที่ผ่านมา

    Bentih bu ku margaday ilahay ku dulay kan waa doqon u shaqeyah garoweh war kan iskah ilaliyah kan waa horgaleh u shaqeyah garoweh mah Adigoh yutubarah bah lagu weydinayah masirkah makhir ina gumedkan hadu jogoh lasaanod shaqoh kah qabtah Adigu xagad fadhidah war umadah Afxumadah kalah tak doqon yahow