DEG DEG:DAAWO BOOSASO SARAKIL MARAYKANA OO HADA KADAGAY|PMPF OO GACANTA KU DHIGAY|MUUSE BIIXI OO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Puntland Hanolaato Horay usocda Viva Harti Power Maansha Alaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍💖💖❤️

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wariye Dalxa Wariye Lagu Kalsoonahay ❤

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul Puntland iyo barwaaqo❤❤❤❤❤❤ Guul SSC❤❤❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    PUNTLAND CIDAMADEEDU MAAHA SIDA KUWA XASAN TUUG EE AH ALSHABAAB😊. WAA NOO GUUL❤

  • @bby6
    @bby6 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Viva puntland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa Caley kuma Salaam soda ah war ka khayr Qabe Suxufi Hawd

  • @zeinabosman7241
    @zeinabosman7241 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Puntlañd. ❤❤❤❤❤❤

  • @KiinMohamed-x5b
    @KiinMohamed-x5b 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Bari guul budlaan guul daaroodow dhulkiinilaalsad

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MUXUU NAGA SOO DOONTAY EEYGAEEYGU DHALAY BUURYADA DHEERI WAALIDKIIN ALLA XADAAB IDINKIYO WIXII IDIIN JEERTAYBA ALLAHUMA AMIN

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul Puntland Badbaadiyaha wadanka waa Puntland Barakallahu Guul Harti la aantiis waa lagumeysan la Haah Somaliyia iyo Daaroodba Barakallahu Fiikum horay u socda Inta Samaya jecel ee Somali ahhoow

  • @MaryamCarafat
    @MaryamCarafat 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xerbaha soomaaliya ayaan u aqaan

  • @bby6
    @bby6 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ani i don't care cabaadweyn wa isugu kay mid ki so gala kan baxa iidoor wa un iidoor brother warkoda naga dhaf kuwas

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Deni wuuba kasoo darraye muxuu yahay Mareykanku cadawga lama soo dhawaysto

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    oo puntland ma mareykan ba maamula see ciidankeda mareykan sarkal ugu magacaba

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro guul

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa haraadi sowta la sheegayey inay bosaaso canshuurt ka qaataan

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    weysoo afjarayaan aaaa??? 😂😂😂 dal ba ay iyo dad caqligooda lagu cayaaro iga dhe😢😢😢

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @FuaadBurhaanif
    @FuaadBurhaanif 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ariyahoow dadka beenta kada

  • @aaminacumar7093
    @aaminacumar7093 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaadib muuse ku waalo caadaabta ha ku gelin taada wado

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse oromo ayuu buraha ku diyaarsaday

  • @Umo580
    @Umo580 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meeday muuse ciidanka fasax an oyee albaabka iixidha 😂😂😂

  • @The-informed
    @The-informed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliyey ku quus qaata gaalo siday iskugu baheysaty falastin lubnan iyo Yemen, sidee kudhaday in gaalo gobol inogu mamusho? Maxay tahay sababta taliye ciidan ay inogu magacaban ama askar caloshod ushaqaystal ah gobol walba ugu yeshan? War caqligu hashaqeyo

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ??????‼️😃😂🥲