ABDIAZIZ REALY . barnaamijkaaga aad ayaan u xiiseyn jiray laakin waxaan aflagaadada badan gabdhaha soomaalida ku ciyaaray in aad barnaamijkaaga ku wareeysato sharaf kuuma ahan , anagana in aan dhaqeysano waa nagu dembi. waxaan kaa codsanaa waxaan oo kale ka dhaaf barnaamijkaaga. oo allaah uga cabso. mahadsanid
Kani wu dhaqan xunayay inla xidho weye wuxu ka gudbay xududi gurka gurku wa masuliyad culus o xigmad badani ku jirto gurso o ka dhaqaaq ma aha حسبن الله وأنعم الوكيل 🤲
Abdiaziiz walhi waa saaxiibkeey Reer huruwaa isla aheyn wareega Banooni ku ciyaari jirney xafiid baa La dhashay iyo mid macalin ahaa Dagaalkii sokeeye baan kala tagney Ahmed jekey la I dhahaa waaa I yaqaanaaaa asxaab nahay masha alah long time
Asc maansha. Allah guursatay Illaahey ha kuu. Barakeeyo. Laakiin xaasaskaas Xaqooda is waran ma iska illaalisay XAQooda. Mase og tahay.in lagu weydiin soon oo all sad la Mulki boon to.illaahey yoga cabso.xaqoodana iska illaali,
@@nimaaykind3225 kan inla xidho ayay ahay wa mujirm dhaqan xun o ka gudbay xududi gurka gurku wa masuliyad culus o xigmad badani ku jirto gurso ka dhaqaq ma aha wll حسبن الله وأنعم الوكيل 🤲
Kan inla xidho weye wu dhaqan xunayay xududi gurku dhafay gurku wa masuliyad culus o xigmad badani ku jirto gurso o ka dhaqaq ma aha wll حسبن الله وأنعم الوكيل 🤲
Bisinkoow 99 dumar ah aan guursaday aa Wa xaasi guur maahee ma shan qaboo Shan sii daabaa.wa lagu waydiin inta Gabdho masaakiimaa ad ku ciyaartay Alle hortiisa
ilahan ku dhartee isago shegin baan sii gartay inu meelahas ka yimi sababtoo ah dadka faanka beenta quba galmudug iyo gaalkacayo wuu is nacadalaya xata xabadna inuu guursan ba laga yabaa miskiin cidala inu joooga u badan taha y lakiin faan been shubayo
Maxa laga Barta kan wa mujrim dhaqan xune Inla xidho ayay ahay wuxu ka gudbay xududi gurka gurku wa masuliyad culus o xigmad badani ku jirto gurso o ka dhaqaaq ma aha wll حسبن الله وأنعم الوكيل 🤲
ABDIAZIZ REALY . barnaamijkaaga aad ayaan u xiiseyn jiray laakin waxaan aflagaadada badan gabdhaha soomaalida ku ciyaaray in aad barnaamijkaaga ku wareeysato sharaf kuuma ahan , anagana in aan dhaqeysano waa nagu dembi. waxaan kaa codsanaa waxaan oo kale ka dhaaf barnaamijkaaga. oo allaah uga cabso. mahadsanid
😂😂
Sax ninkan warkiisa umabogin
Kani wu dhaqan xunayay inla xidho weye wuxu ka gudbay xududi gurka gurku wa masuliyad culus o xigmad badani ku jirto gurso o ka dhaqaaq ma aha حسبن الله وأنعم الوكيل 🤲
Ugaas
Yes my brother Osman I like it that you are a comment thank you🙏
Abdiaziiz walhi waa saaxiibkeey
Reer huruwaa isla aheyn wareega
Banooni ku ciyaari jirney xafiid baa
La dhashay iyo mid macalin ahaa
Dagaalkii sokeeye baan kala tagney
Ahmed jekey la I dhahaa waaa I yaqaanaaaa asxaab nahay masha alah long time
Cèer waaye
Waxas gur lama dhihi karo waa dumar ku dhel subxana allh
Runta waaya
Orgi ari lagu sii dhex daayey!
Allah haku xafido hana ku barakeyo Abdi aziiz Duceysane
Subxaanalaah qof wada cuquba miiran ah muxuu gabar badan soo dulmiyey kan oo kale ayaa aduunka kunool .
Masha allaah cabdi caziiz wan ku taageeraa alle haku xifdiyo waxaad tahay qof dadka anfacay alle hakula garab galo barnaamish yadaada wanaagsan
xayir cali waa ceyr isku koox ayaan ahayn banaadir star igu salaan ismaaciil yare aaku salaamaaya dheh burburkii waasoo jabnay xamar
asoo timo weyn oo surwaal holof ah wato shineemo towfiiq oo cali kamin kutala ku fursan jiray all benadir stars
@@mkhmahamud2394 aad wllaahi sxb kay xilli adag shineemo ckamiin iyo shineemo soos aaad
Ninkaan boqol gabdhood ayuu danbi kagalay gabdhiihii soomaliyeed ayuu garoob kawada dhiday yaahuu balo ku guursatay
Iyaga sow mawda ogen ninkan in ow nag sofuray midkasta iaydo og aye qalen matka danbiga iya leh
War nin yahow waxasi guur maaha diina maaha ee ninku waa gabdho LAQMIYE 😭😭😭
Ilaahey hakusoo hadeeyo
Manshaalah Walaahi walaalkeyi waliba my inadeer qaali baa tahayi Hada ka dib xaadir👋🏻👋🏻👋🏻💞💖💖💗💗🤗🤗
Ilaahow na astur,C caziiz eeboow waana xay aheed
Yaaa huuu
Asc maansha. Allah guursatay Illaahey ha kuu. Barakeeyo. Laakiin xaasaskaas Xaqooda is waran ma iska illaalisay XAQooda. Mase og tahay.in lagu weydiin soon oo all sad la Mulki boon to.illaahey yoga cabso.xaqoodana iska illaali,
Masha allah walaalkey🥰🥰🥰🙏
Marhadaad hawiye noqotay waakuu ogolahay in aad 100 guursatid wayo xasuuq dadban baa idinku socda markaa intii idinka dhimatay dhala masha Allah
Mashallaah jizakallaah
waxaa kula fiican miyaa adigoo dumar ah in 99 dumar ah lagu dayaco caruur xasuuq kaweyn malahan caruur xaqoodii iyo masuliyadoodii ladayaco tiro badan wax matarto ee in lasoo saaro jiil dayo leh dhan walbaane ka dhisan hadee noqoto Maskaxda aqoonta diinta iyo madiga ayaa muhiim ah. Nimanka somaliyeed 1 xaas iyo caruutiisa ayee xaquuqdooda uu Alle ku waajib yeeley ka soo bixi layahiin.
@@nimaaykind3225 kan inla xidho ayay ahay wa mujirm dhaqan xun o ka gudbay xududi gurka gurku wa masuliyad culus o xigmad badani ku jirto gurso ka dhaqaq ma aha wll حسبن الله وأنعم الوكيل 🤲
Maasha.allh xayir cali rooble
Xayir cali legend waaye m.a ree hurwaa waa yaqanan lkn waa Naga waalay waa nii salamay ree galmudug is helay caawa salan sare 🙏🙏
Ninkii ween aflagaadadiisa eega war wax iskufal wax garadkiisu yaryahay baatahy waxad werar kutahay abuurka alle gabadha madow ma iyada doratay midibka madow aniga waxan jeclahay gabadha madow gabdho inaga raali noqda noocaan oo kale aa wax kuciyaray
@@xalimoxassanshero7663
Aamiiin masha aallah
@@xalimoxassanshero7663
Gabdhaha aad sooraadsane xagee joogaan mama xalimo
👍👍
Xayir cali rooble waa nin heer hurwaa ah
Xayir cali legend🥰
Abdi aziz habaryar dadka ad ku tagersan kuna duceya Mar walba e somaliyed ayan ka mid ahay ad ayan uga xumahay ninkan cawa ad macsuntay from djibouti
Allha muxu Gabar saxariyiya yaaab IGA dheeh 99
Bismillah guur waa dhameeyay kan 😱😱😱😱
Qosol igu mahadhin hablii waa kucuyaaray somaliyeed
Yaahuuu
Maanta igu horeysa abwanka fananka
Subxanallah subxanallah dhaqan qof muslim ah ma aha waa maxay ninkan 99 siduu u guursaday dumarkii cagtuu mariayay
Ino 4gur saday o furay o hadane 4gursada laga yaba wll
Malaha run maaha
Kan hala xidho wu dhaqan xunyay xududi ilahay bu ka gudbay gurku wa masuliyad xigbad badani ku jirto gurso ka dhaqaq ma aha wll
Waxan ahay xariir gabadh xaaji dhayoo xadka dhaafi maayee Allow guur xalaaloo xiisiyo wanaag laan ka rabaa xagaagee ma xurmeeye hay badin
@@sahra6279 اميين يارب العالمين 🤲
Subxanalaah
99 xaas aa
Allaha kuu dejiyo guurka
Xayiroow 1988 -1989 waaba yareede kk goormaa sidaan wax u budeysay😂✌🏾✌🏾
War heedhe biilka ilmahaas ma.bixiysaa 99 naagood eey dhaleen 🤰🤰🤱🤱🤱
Kuwa caruurta udhalay wuu ka qaatay carurta marke kala tagen ma jirto naag uu furay oo caruur u heyso oo xaq ku leh
@@axmed9577 waxas OO ilmo ah yaa haynkara naagti dhashay ayaa ku fiican 🧑🍼🧑🍼
M.a
Masha Allah🥰🙏
Mashallah hn qali
Anigu inuu majaajilo ka dhigaayo ayaan u qaatey Marjan uu yidhi 99 gabdhood ayaan guursadey! Dadbaa serious u qaatey. 😂
Waa run walllo
Cabdicaziiz maanta waa is yara kashiftay noo dhameystir galmudug magaaladee katahay
Masagawaay mataqaanaa.
Subxanallah 99 cuqubo
Masha allah 👏 ♥
Adna dookhaaga ma ihi Ana Keyga Ma Tihid kk Ilaahey Amerkii
Quruxba malehee maxay kuraaceen🤔 hadda dumar baan ilmo kudayacay buu kufaanayaa waxaan caaqa ah
Heesta dee, soo dumar falaqfalaq lagama raacin.
@@sayidka6911 wllhi waa runtaa caqli low aa tahay yaah 99kaas naagood hees baa lagusoo xero galiye balo idin qaaday
Mashallaah aĺlaha kùziyadiyo
Masha alaaaaaah xafidullaaahi 🥰 slm laaahi waxas laga dhah sheeko cajiib ah shiib iska dhah kkkkkkk
Yahuu
Subxaan alaah 99 bisinka
Alla wiilka sabiskaraam siiya soomali maxamed
Cida qelada reer guri ceel😂😂😂😂
Hadafkiisu inuu boqolka xiruu rabay ee guur degan ma ahayn, waa dhedhemiye
Walshey subiscreb isaa
Maasha allah
Guur mahan ee waa tumasho xaqiiqan 🤣🤣🤣🤣🤣😇😇😇😇
Isagoo madoow. Oow gabdh kala xulnayaa cajiib!
Kkkk exactely truth
...kkk.."qac iyo quc" heesa maantay.
Ninkaan heestii Nicmo Happy aad buu u kala kiciyaay.
99 guur ma jirtee ma tumashaa mise waa majaajilo!!!!!!
Kan inla xidho weye wu dhaqan xunayay xududi gurku dhafay gurku wa masuliyad culus o xigmad badani ku jirto gurso o ka dhaqaq ma aha wll حسبن الله وأنعم الوكيل 🤲
baarakAllahu fiikuma
Guurbadana dumarkiiba asagaa dhamay
Asc walalayaal chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🙏🥰💜
Bisinkiyoow 99aaa
Cabdicasiis really ale Haku xafido sxb
Xasbunalaah wanicmal wakiil. Maku faanee marka ilaahoow na astur
99 Kulahaa ninkaa waxa naag garoob ah asagaa soo furay umaleynaa 🤣
😅😅😅😅dumarkoo dhan ma 99 leeyaa
Iga qoslise wlhi 😅
😆 🤣 😂
Haa
Abwaan xayir Cali waa reer kalaman 😂😂
Team afyar ismujiya
XAYIR WUXUU AHAAN JIRAY DHIBLOW
Shiico aan shaki ku jirin dhaqankeediu weeye.
Subxanalah waxan oo kale bulshada loogama shekeyo 2 bilba nag miyuu qabaa qofkan
Acuudu bo allaah
Bisinkoow 99 dumar ah aan guursaday aa
Wa xaasi guur maahee ma shan qaboo
Shan sii daabaa.wa lagu waydiin inta
Gabdho masaakiimaa ad ku ciyaartay
Alle hortiisa
Ninkaan awaoowahay buu bareejeejaj mxmed ismaaciil (DAWAARIG) 99 asagaa guursaday dumara
🥰💐💐💐🥰🥰🥰💐👍👍👍
Bisinka 99 dumar ahaa maxaa ka run ah
99 nagod aqiro warbaa Jiro
Fanaankan aniguu qadka igu soo ?darsaday asc markuu isoo qoray xalada iswareysanay waani heesaha ka waani iri malaha tii 100 buu iiga dhigi rabay duqa
Aniga u wacdi maagay wuuba Ignore isla marki yaab
As c/aziis barnaamij Kan kadaa dadkan oo kale fanaan wax fiican ma kadaa walaalow barnaamijkan baafin dad badan ayaa ku taxan
Akhas kani waa duleyste caadiya RIMIYE DAYACE DULEYSTE DHIBCIYE
ilahan ku dhartee isago shegin baan sii gartay inu meelahas ka yimi sababtoo ah dadka faanka beenta quba galmudug iyo gaalkacayo wuu is nacadalaya xata xabadna inuu guursan ba laga yabaa miskiin cidala inu joooga u badan taha y lakiin faan been shubayo
Walalha subiscreb isaare ilahey dartiis
Asc asxaabta riyali caawa waa codsi riyalina la jooga lkn dabkaba dariska wa iska dontaane halmar iraaca c,shukri qasaal tv2 dhibaa garay kan cusub an kun gaadhsiino caawaa pls 🙏💯💯💋💋💋💋
Wan ku saray abayo
99 nagood 199 caruur 😅😅
anigaa curicerl guuraysa ah
Xikmad cusub waaye kulahaa
ASC ANIGA XAYIR WAXAAN ISLA DHIGANAY SKOOLKA KU YAALAY HURUWAA ( MAXAMUUD WARSAME SIYO)
Macnaha 99 Naagood ayuu laseexday. Yaahuu
asc waab yaabay 99 naga caadi ma aha
Sxb aniga sheekadan ma fahmin,
Iga daba geeya.
MA AAMINAYO
Asc
Dooqa gabdhaha ha dambeysee meherkooda ma baxshay 99 dumar ah
Maxa xigmad ku jirta ninkaan aan la aqoon inaad fanaan nooga dhigto
Hadaadan aqoon waa nin ku dhali karo xamar dadkii hore qofaa aqoon maleh mise caanimada tiktok ama youtube ma u malesey hhhhh maraxey stylka iska sax
Maxa laga Barta kan wa mujrim dhaqan xune Inla xidho ayay ahay wuxu ka gudbay xududi gurka gurku wa masuliyad culus o xigmad badani ku jirto gurso o ka dhaqaaq ma aha wll حسبن الله وأنعم الوكيل 🤲
😂😂😂😂
Maxaa uharay oo uu kala dooranayaa subxaanalaah
Waa nin waalan
Tolooow ma macdan buu ka baaraya🤔
Ninkaan waa legend hadii uu dhaman caruurtisa isaga heesto oo aysan kala dhumin lkn hadii tii uu furabo uu caruurta ku dayacay waa dulli ileen intas oo naag caruurta laguma biilo karee .
Lkn waxaa kasii wanaagsan inuu 2 xaas ku ekaado ugu badnan oo uusan caruurtisa ka war haayo oo uu furinka iska daayo
Ciyaal badan malahan wiil moliid layiraa an aqanaa
Oday duli ah miyaa maanta bulshada la soo hor fariisatey waa yaab. 99 haween ah inuu caruur ku soo dayaco miyuu faan kadhiga duli waaye waxuu tirada caruurta uqariyey yaan lagaa cayuumin mahan ee musuuliyad daradiisa in la ogaada ayuu diidanyahay mar hadu hooyooyinkood sheegey wax kale ayaga umaqarin. Madaxweyne hada ahaanlahay kan iyo kuwa sidiisa duliga ah oo qeyru masuulka ah wa xeri lahaay berahane waa kufali lahaay karbaashne waa ugu dari lahaay cuku.
99 kulahaa
Wa beenale 99 aya guursaday boota badana duqa
Wala faanaa yu maqlay qofkan wax an ku tilmaamno garan mayno
Cudurkuu qabaa ninka guursadey 99 haweena
Naagtii 51aad adigoo maraayo ayaa nisugu keen dambeysay xayiroow 2001dii markaas ayaa dalka kategay sucdi markaad kala tagteen adoo malyuun qaba 40 ayaa iga dambeysay.eebow xaad nooreebtay anaga.
Wll ka bixi waxan nimanka qar ba intey arkan sameyni dono 99 e baramishadan cml naga daa
Gabdhihi yaanyo ayey noqdeen
Wiil Somali yeed? Duqaan ay ka dhamaatay.