An electrical engineer and academic who graduated in former Czechoslovakia and East Germany. A former Lafoole student. In addition he also comes from an honorable family. His father was a Somali military man and the one who brought and delivered Siyad Bare's son to Gedo. His grandfather was a warrior who fought alongside Sayid Mohamed Abdile. I am proud of you, uncle, for following the principles of your actions and upholding the dignity and deeds of your faith. Ultimately, it all comes down to eating halal. Manshallah .
@ waa gartay lkn ogoow hawiye ma ahan waxa beeraha haysta ee waa tuugo. Tuug waa tuug Ogoowna ma jiraan dad hawiye la yiraahdo oo tuugo ah iyo kuwa dadka gargaara oo ahlu kheyr ah oo hawiye la yiraahdo toona kala saar qabiilka iyo qofka ficilkiisa mahadsanid
Abdicaziz Adeer 100htr Beer ah ,Afgoi ku taal, aan leeyahay Sharcigiisa Original ah, waa haystaa, Qabiil Garro la dhoho IGA haystaa, way diideen. maxaa talo ah.
Mad dacwesid hada sharci u hesatan wayo hada cid xolo dadow xog ku hesan karto malahan sharci la tigso sidan kle ugu hadal dheh xog ba dhulke ligu hesta
illahaya kheera ha siya Mashallaha rabi ha uu suga imankise rabi ha siya ajira iyo xasanade illahaya ha ka fudeyo culasakan inshallah waa hilsa inshallah Abdaiz illahaya kheera ha idan siya
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله 🤲🤲🤲❤🌹❤👍👍👍
War soomali waxa loogayimi wa dulmiga dumarka lagu hayo bal fiiri markay dhalmo dheysay ba kategay kulaha yacni gabadhu marka lasoo guursado waxay sii ogtay in layskatuurayo
Mansha Allah Allaha Ku Xafido 🤲 Laakiin Waxaa Fiicneed In Aadan Sheegin Meesha Eey Ku Taalo Beerta Iyo Cabirka, Abdicaziiz Please 🙏 Hada Kadib Dadka Ka Caawi In Eeysan Sheegin Wax Yaabo Qaarkood Si Qofka Loo Weeydiiyo Suaalahaaas
Masha allah ani walalkeey beer u ballad ku lahaa wuuna dhintay mana naqaanowax ii haayo in ay na soo radiyan ayan alle ka tuugada somali jaahiliin waaye aaraqahii aqoonsig qof xananeeyo xitaa ma laga waayey USC hadan nahay wax badan ayay ku dheeleen
Adeeroow iyo walalkey abdiaziz maclumaadka waad sheegteen hadee dad waxaa jiro ALLAH RASUULKIISA kabaqeynin oo xaaraan cun ah marka sida aad wax usheegteen ayeey usheegayaan marka idin soo wacaan waa kusidee dee
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo in la helo maxamed maxamud salaax oo ku magac dheer galaan ama ehelkiisa in ay helaan hantidooda insha'Allah, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
Maasha. Allaah. Tabaarakallah. Iimaankiiisa alaha. Quweeyo. Ajar iyo xasanaad aanla sookoobi. Karin. Alaha. Siiyo. Aamiin
Mashallh iimanka alaha u ziyaadiyo awlaadana alaha u barakeyo somalina asaga oo miiran alaha ka dhigo
✅Tani waxay cadeeneysaa in weli DAD WANAAGSAN ee jiraan oo xalaal quutayaal ah Masha Allah, ilaahay hakaa abaal mariyo aabe 👏🤝🤛🙏
Asc wallaal masha allah waxaan ahay dadaka beerta iskal waxaan nahay dad caan ah walaal alaah kubarakeyo iso dir wasabjaagi
mashaaallaha waa aabo imaan leh heyska bixiyo inta uu nool yahay culeyska aqiraa ka daran
An electrical engineer and academic who graduated in former Czechoslovakia and East Germany. A former Lafoole student. In addition he also comes from an honorable family. His father was a Somali military man and the one who brought and delivered Siyad Bare's son to Gedo. His grandfather was a warrior who fought alongside Sayid Mohamed Abdile.
I am proud of you, uncle, for following the principles of your actions and upholding the dignity and deeds of your faith. Ultimately, it all comes down to eating halal. Manshallah .
Who are you talking about?
@
You must read my written lines before you ask for anything else.
@
The honorable man who is giving the Amaana on your front screen.
Maashaa Allah Allah ku barakeeyo adigoo kalana Alle hainoobadiyo dadkii lahaana Allah hausahlo c/casiis adigana Allah kubarakeeyo aamiin yaarabi
Galaan waa reer galbeed iyo waqooyi khayr Allaha siiyo odeyga halal miirad waa jid toosan
Allaha u sahlo culeyska haka dejiyo cabdicasiis iyo reer ilintirna allaha barakeeyo
ماشاءالله تبارك الله كثر الله من امثالك وأسأل الله أن يحفظك في الدنيا والآخرة وجزاك الله خيرا ❤ magacaan waa ogaa deen
Cid walba oo muslim ah waa inay sida wadaadkaan u diidaan gal bililiqada oo uu xalaal ahaado qofka muslimka ah walaahu mustacaan
Beenale
Weeye kan wax ushegayo
aniga garanaya waa reer waqooyi hargeisa ayuu joogaa
Ku raadi allaha kugu guuleyo
Maya Walaal Waalahelay Weyna Wadahadleen.
@@mos1954waa reer gobalkee wll
Masha Allah tabarkallah waa aabbe iimaan badan ilaahay khayr ha siiyo
HAWIYE WAA DAD DAACAD AH. ILAAHEY HA IDIN GUULEEYO. GUULEYSTA
Waa ka xumahay in fal iyo ficil qof sameeyay qabiil loo nisbeeyo fadlan yaaneey kaa xumaanin fekerka wanaagsan ee uu astaahilo ruuxa ammaanada xafiday igana raali noqo haddii aan kugu xadgudbay
Haduu Hawiye Kheyr qabo Shabeelada hoose beeraha dowlada iyo kuwa shacabka ay heystaan ha celiyaan
@ waa gartay lkn ogoow hawiye ma ahan waxa beeraha haysta ee waa tuugo. Tuug waa tuug
Ogoowna ma jiraan dad hawiye la yiraahdo oo tuugo ah iyo kuwa dadka gargaara oo ahlu kheyr ah oo hawiye la yiraahdo toona kala saar qabiilka iyo qofka ficilkiisa mahadsanid
Hawiye wala darood wala qabiil kale iyo arinkaan isma leh ninkaan mudo kadib rabi ba wafajiyay inuu xaqa islam wareejiyo wali asaga oon beer taas wax nacfi ah ka helin oo xita meesha eey ku taal beerta uusan aqoon
Cuqdad ku heeso hawiya ma hal qofaa walal caadi iska diga @Daqare666
Masha allha alle hakuxafido cimri dheer iyo cibado suban
Allahu bakar allahu bakar
❤❤❤❤❤❤❤
Aabo Allah ku Xafiyo
Soomaali xalaal ah aaminsan qiyaame iyo in xisaabi jirto mahadsanid ader waa kujecelnahay yaa Cabdicasiis from Canada 🇨🇦
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ماشاء الله تبارك الله بارك الله فيك
Shiikha ilaahey ajar iyo xasanaad ha siiyo masaalkiis oo badan ilaaheey hana siiyo,
Abdicaziz Adeer 100htr Beer ah ,Afgoi ku taal, aan leeyahay
Sharcigiisa Original ah, waa
haystaa, Qabiil Garro la dhoho
IGA haystaa, way diideen.
maxaa talo ah.
Dhulkaa garre hadu leeyahay oo hore looga xoogay, milkiyey aragti uun baa inoo dhaxeyso
Had a cidii xolo bena siineyna u do no iyaga
Mad dacwesid hada sharci u hesatan wayo hada cid xolo dadow xog ku hesan karto malahan sharci la tigso sidan kle ugu hadal dheh xog ba dhulke ligu hesta
Garre waa dad aad u dhib badan Allah kaaga soo qaadho.
Aakhira ku sug adiga xitaa sidee boqol hektar ku heshey koley umaadan dhididinee
Waxaa laidhahaa maxamed maxamuud ahmed saalax ku magac dheer Digriyoow armaa aabahay laraadinayaa.
Allaah ha ku barakeeyo adiga iyo ubadkaaga ah
Ma Sha Allah guuleyso adeer.❤
Xaqu naas waa wax laga cararo.
Qof Allah cabsidiisu ku weyn tahay baana iska ilaaliya.
Illaahay hakuu sahlo cida iskaleh adne culeeska allaah hakaa qaado aamiiiiin
Allah ha Ku siiyo khair aakhiro Iyo adduunba waxaad tahay nin cajiib ah waa dhif Iyo naadir tolow ninkani waa dadkii hore ee aan imaanku ka tegin
Maasha Allaah ayaa Somali oo dhan kadhiga odaygan oo kale Alla hakajasaa,I auto if iyo aakhiraba
Aabahan soomaaliyeed
Alle ha barakeeyo oo ha xifdiyo
Waa Aabo imaan leh mashaa Allah, Guuleyso, Aamiin Aamiin ya Rabb❤
illahaya kheera ha siya Mashallaha rabi ha uu suga imankise rabi ha siya ajira iyo xasanade illahaya ha ka fudeyo culasakan inshallah waa hilsa inshallah Abdaiz illahaya kheera ha idan siya
Alaha barekeeyo waa xalaal miirad
naagaha soomaalidu maxay dulmi iyo silic qaban oo marka laga dhameysto oo dhalmo deyso ba layskatuuri war miyay naf lahayn iyadu wa waxa soomali inkaartu ugu dhacday
Waa Dhaqan Fircoon Ee Aan Naxariis Lahayn.
Waa nin waxbartay imaan leh
❤
Waadadaka ale ajar haka siyo amanada ow xafiday.
Cidi laheyd ale ha so sahlo.
ALLAHA USAHLO DADKA ISKA LAHAA UU LARADINAYO DHUL BEEREDKA
Mansha allah tabarakallah ilahay adeero haku barakeeyo aakhiro iyo aduunba
Ilahay hakaa abaal marinyo wanaagagaa ❤❤
ما شاء الله تبارك الله. الله يبارك عليك يا ابونا.
Xalaal barqa cad aya laquuta wana wax wanagsan.mida kale xoolaha wey imadan wana weyna baxan lkn xaraanta dadkeda ayey horey uqada oo ilmahaga ayey dib ubabi isa alle hanaga dhigo kuwii xalasha kudadalo.
durmaka bini aadamka ilaahay ba umaqan yacni naagtu haday dhalmo deyso wa lafuraya weligay ma maqal odaygan kahor wax qarsoona bu fashilay
Waa furay miyuu yiri waxaan u fahmay inuu guur bilaabay laakiin waa furay ma dhihin
@@hawohosh9198waan kategey bu jidhi
Naa malaha wuu furay sowkii lahaa caruurtaan lahaa yey kaa dayacmin😢
Masha allah qeer allahaku siiyo
Reer qoryeelay ❤
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله 🤲🤲🤲❤🌹❤👍👍👍
Masha Allah Allah haku barakeeyo wali waxa jira dad wanaag badan
Maashaa Allah illaahey haku xifdiyo aduun iyo Aakhiraba waa nin xaalal miirad ah oo sideese lagu garanayaa haduusan aqon wadadku
M.A.ADER JANO FARDOOWS ALLAAHU HAKUNGEEYO AND CABDI AZIIS REALLY AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Aabhaan oo kale ku fiicnaa madaxweyne
iahaa ku mahadsan ineey joogaa aduuna ka wali dad iimaan ku danbeeyo masha allah
oo heedhe dumarka soomaliyed ma intay dhalayan uun bay xaq leeyihin war mad dhahdid markay dhalmo deysay ba laguursaday intad leedahay wa kategay
TAs keliya maha waxa kasiyabey qof rajay ah ilmihisa rajay kadhigaya hoyadood oo nol oo ilmaha karebanaya😢
Hadalka amu sida ka noqday uunan furin weli😂
@@dekaahmed3065bal caqli xumadas fiiri weliba wuu kufaanaya ilmaha kareebanayay iyada wa eryay
Masha allah allaha ku barakeeyo abe
maansha alaah ilaahow kubarekeyo
Mashaa allah adeer ilaahay haku barakeeyo, markaan arko rag Soomaaliyeed oo qalbigoodu noolyahay àd aan u farxaa ilaahoow dhawr oo dhib ka haay.
❤cabdi casiis wll weyn alle kheyr badan hakusiiyo
Masha alh alaha barakeeyo c siis iyo itii khyrka jecel
Alle ha ku xafido adiga iyo odaygaa iimaamka wacan
Wcs bahda Illintir Jzk kheyr Guuleysta A iyo Aqiro Adinka
Iyo Aabahan iimanka Rabbi ku
Irsaqay, iimanka Alle wuxuu ku
Irsaqaa qofku jecel yahan
Allaahu Akbar
❤❤❤❤❤❤❤❤asc allaha kubarakeeya adiga iyo owladaada manshat allah
Allah hakubarkeyo
Mashaa allaah wa aabe imaan leh❤❤❤❤
Alxamdulillaah Adeer hadii illahay kugu simay adigoo nool inaad baafiso hadana illahay waxaan weydisaneynaa Inuu illahay ku garsiiyo inaad adigoo nool aad wareejiso Insha allaah
War soomali waxa loogayimi wa dulmiga dumarka lagu hayo bal fiiri markay dhalmo dheysay ba kategay kulaha yacni gabadhu marka lasoo guursado waxay sii ogtay in layskatuurayo
😂😂😂😂😂
Alle ha ku barakeeyo❤❤❤❤❤
Masha'Allaah ilaahay ha ku barakeeyo wuuba ku barakeyey
Allaah hakubarakeyo sidad hantida uguso celisay dadkodi
Masha allah adeer allaha kubarakeeyo cidad radinaysana allaha kusahlo
Maxaa kaa khaldan odayoow
Dhanka dumarka hadalka aad ka sheegayso makula qurxan yay
﴿ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُوا يَكْذِبُونَ ﴾ سورة البقرة
(WAXAY LEEYIHIIN CADAAB XANUUN BADAN
BEENTA AY SHEEGI JIREEN AW-GEED )
Surat Al Baqara
ADEER XUSEEN
ALLAHU kubarakeyo abo janatul fardowsa ALLAHA kugu abal miriyo Insha'ALLAH
War caruurta lakala haystona halayskuso celiyo
MASHALAAH ADEER ALLA HAKU XAFIDO ADUUUUN IYO AAQIRABA
Allaha ku barakeeyo adeer xalaal quute muslim ah
مشاءالله تبارك الله الله اكبر ☝️👍
Illahay aakhiro fil jana aduunka fil nicma hakusiiyo waa aamin
Allah haka abaalmariyo
Mansha Allah Allaha Ku Xafido 🤲 Laakiin Waxaa Fiicneed In Aadan Sheegin Meesha Eey Ku Taalo Beerta Iyo Cabirka, Abdicaziiz Please 🙏 Hada Kadib Dadka Ka Caawi In Eeysan Sheegin Wax Yaabo Qaarkood Si Qofka Loo Weeydiiyo Suaalahaaas
Alah ku barakeeyo aamiin
Allahu akbar allahu akbar
Alle hakubarakeeyo
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
ماشاءالله بارك الله لك
Waxaaba laga yaabaa in waa hore dad kale qaateen beertaas.16ka hiktar ah.
Allaah haku barakeeyo jannaada sabab hakaaga dhigo aamiin
Masha allah ani walalkeey beer u ballad ku lahaa wuuna dhintay mana naqaanowax ii haayo in ay na soo radiyan ayan alle ka tuugada somali jaahiliin waaye aaraqahii aqoonsig qof xananeeyo xitaa ma laga waayey USC hadan nahay wax badan ayay ku dheeleen
Maansha alaah kor alaha kubarakeyo
Odayu afxumaa naag maxaa udiiday dumar😂😂😂😂😂
Naag iyo nin waa caadi dee.......horta dumarka waxbaa ka qaldan.
Nin markii la dhaho nimanka waxweyn bey uarkaan oo waa ku faanaan lkn dumarka kalimada naag waxaa looga dhigay kalimad yas ah.
Nin iyo Naag waa erayo isku dhigma lkn ninka asaga eraygaas waa weyneeyeen oo waa ku faanaan lkn dumarka tooda ceeb bey ka dhigteen
Maasha allah ❤😊
Adeeroow iyo walalkey abdiaziz maclumaadka waad sheegteen hadee dad waxaa jiro ALLAH RASUULKIISA kabaqeynin oo xaaraan cun ah marka sida aad wax usheegteen ayeey usheegayaan marka idin soo wacaan waa kusidee dee
Alaha kubarakeyp
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo in la helo maxamed maxamud salaax oo ku magac dheer galaan ama ehelkiisa in ay helaan hantidooda insha'Allah, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
Cumriga allaha kuubarakeeyo
Allaha ku barakeeyo
Maash allah dad wanaagsan kujirah
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada💞
Ilaahow Adaaaa umaqan dumarka somaaliyeed xanuun kaxun majiro hooyo beerkeedi laga qaatay bal haduu isagu rajanimo kusoo korkay oo arkay xanuunkeeda bal muxu ilmihiisa urajin ilay raja waxba madhamaan ilama hooyodood laga qaatay oo aayo loo geeyey mida kle sadex naag guri laisla dejinaayo adhi miyaaa qalbiyadooda lama ixtiraamayo sibxaana lah wale nimanka somaaali xisaab baa utaal gabdho isku tashta wlayalow shaqaysta
Maisha Alh Waa Aabee Iimaan badan Alah ku xifdiyo
M.a ale hakubarakeeyo
Barakallaah baba❤
Masha alha abe xalla cune ahaa masha allha abe❤❤❤❤
Ilahay habarakeyo abaha somaliyeed
Allahu Akbar ❤
اللة اكبر
Subxanallah Subxanallah.
Wax baan qaadnaa waa maxay dadku iyagaa garanaya wixii alle uu kasoo qaado. Daawashadana wixii alle kaaga arzaaqo baad ka heshaa
Dadkaan oo kale wey kuyaryihin aduunka xiligan an joogno😢😢 allh barakeyo