Dilaagan wuxu game bisad iyo jiir la ciyaray family gi gabadha ka dilay!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Manta qisadeenan waxa ka hadlaynaa case la xaliyay waxana hubaa ina dhamadkiisa cashar fcn ka baran dontiiin!
    Enjoy loves🤍
    Socials:
    Instagram - suzu.nadi
    Tiktok - suzunadi
    Sub - 7,177

ความคิดเห็น • 86

  • @Asiyo12
    @Asiyo12 3 หลายเดือนก่อน +9

    Waxan ka naxay Dan imagine losing his gf and then being blame for her disappearance😢

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan ku sugaynay wlshy ❤ qisooyinka aad noosoo doortid ee saamayntale ee in la wariyo mudan si looga taxadaro iyagoo kale looguna baraarugsanaado halista iyo naxariis darada qurbaha taala mahadsanid wll,,,, 100k hala gaadhsiiyo gabadha yutubkeeda

  • @Fatxoh
    @Fatxoh 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ala abayo no qabso mar kasta noso galo wan ku hasataa qisoyin kaaga 🥰

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 3 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome back queen waxaan rajeynayaa in aad ka badiso malmaha aad video soo dhigeyso Mhdsnd ❤

  • @nasraabdinasra9271
    @nasraabdinasra9271 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekooyinkada waa ka helay abyo ee soo badi Keep going ❤😊

  • @sundusxasan5173
    @sundusxasan5173 3 หลายเดือนก่อน +2

    Shukrn samidey ❤️🔥

  • @user-vx3rd3kw7x
    @user-vx3rd3kw7x หลายเดือนก่อน

    Qisadaan waxa ka bartay inaan mar naba aan qof Aminin 🥺✅

  • @Userdima1357
    @Userdima1357 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you for the new video. Always supporting you❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      You're the best!

  • @saabir23
    @saabir23 3 หลายเดือนก่อน

    Farxad ii tahay inaan dib kuu arkay 🥰✌️keep going 👏 🩸 marwalba muuqaladada daawado feejig naan ii korodho thanks Abaayo 👍🦜

  • @Marriahana
    @Marriahana 3 หลายเดือนก่อน +1

    Addicted to ur videos

  • @farhiomoalimmohamuud
    @farhiomoalimmohamuud 2 หลายเดือนก่อน

    Hoowshuba ma daremo hadan adi ku dhagesanayo❤ keep going quen ❤

  • @sundusmoha2327
    @sundusmoha2327 3 หลายเดือนก่อน

    Abyo u have golden voice❤ allahuma barik🎉

  • @Bilan149
    @Bilan149 3 หลายเดือนก่อน

    Xbbti intu cusubyay TH-cam kagu soo baadi qisoyinkaga maalin walba si ay dad kugu so xidhmaan❤

  • @Bilan-8481
    @Bilan-8481 3 หลายเดือนก่อน

    Mshallah sis wanu ku dhiirigelin horey usoco we love you 😍 ❤️

  • @user-tq8yo9qp5j
    @user-tq8yo9qp5j วันที่ผ่านมา

    Wlhi wa arin yab leh😢

  • @Urfavuser-c3n
    @Urfavuser-c3n 3 หลายเดือนก่อน +1

    U look so pretty girl alhuma barik 🎀💗

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      thank you😊

  • @KhalidAbdifatahB
    @KhalidAbdifatahB 3 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah Mahadzanid susunadi ❤
    Waan ku sugaynay ❤️‍🩹

  • @rumeysahassan
    @rumeysahassan 3 หลายเดือนก่อน +1

    I'm first like always ❤😂

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      I appreciate you sis🩷

  • @Sadro-bi1nu
    @Sadro-bi1nu 3 หลายเดือนก่อน

    ❤ wllsheyda horo usoco 💗

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Thanks abayo

  • @user-bc2ji8fb1g
    @user-bc2ji8fb1g 3 หลายเดือนก่อน

    Waaku sugeynaa video yadaada xiisaha leh❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Inshallah mar dhow bu so dhici video cusub!

  • @user-do2sz1qr9e
    @user-do2sz1qr9e 3 หลายเดือนก่อน

    Is bucii 3 ama 2 Mar hada noso galin karto waan ku farxi lahaa mahat sanit hormar fican ku rajeeynaa waan ku raxiistaa video yadada ❤I love

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Already 2 mar wan so galiya waxan ku dadaali inan idinga badiyo

  • @queenhirsi231
    @queenhirsi231 3 หลายเดือนก่อน

    Qisoyinka no so badi wayadn saida u so dahdaaa😮🥺

  • @muniiroali
    @muniiroali 3 หลายเดือนก่อน

    Thnkz abaayo

  • @user-gy1bc8jp5k
    @user-gy1bc8jp5k 3 หลายเดือนก่อน

    your makeup looks good it matches your clothes

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inta ila aragtey badanka sheekooyinku iney yihin USA ❤

  • @ahmednur5857
    @ahmednur5857 3 หลายเดือนก่อน

    Sowtad tidhi group ka saxibadeed ayaa keenay gureegeeda?

  • @Elyez-
    @Elyez- 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunkii wada rabshad buu noqday😂😂

  • @wabaxa
    @wabaxa 3 หลายเดือนก่อน

    Masha ALLAH

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alllh mahadsanid abaayo kusugaynay

  • @queenmj0906
    @queenmj0906 3 หลายเดือนก่อน

    Hol kastoo aan qabanyo Walhi anoo ku dhagysanya qabtaa keep going abaaayo 🫡🫡🫡🫡🫡🫡

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Thanks abayo😊

  • @AnwarmaxamedMahad
    @AnwarmaxamedMahad 3 หลายเดือนก่อน

    Keep going sis❤❤

  • @sapreenah
    @sapreenah 3 หลายเดือนก่อน

    Everyday nosogali hbbti qisoyinkaaga weeynagu socdaan

  • @Aafraax
    @Aafraax 3 หลายเดือนก่อน

    Qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ so badi farideey

  • @SamiiroAxmed-fx2mc
    @SamiiroAxmed-fx2mc 3 หลายเดือนก่อน

    M.a keep going my Sistar ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Walashey mcn🩷

  • @nasteexocabdikariim6945
    @nasteexocabdikariim6945 3 หลายเดือนก่อน

    Apyo plz muqalada soobadi❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Haye abayo mcnto☺️

  • @ahmednur5857
    @ahmednur5857 3 หลายเดือนก่อน

    Ka sheeke qisooyinka Muslimiinta please

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 3 หลายเดือนก่อน

    qisada 11November2022 ka dhacday Moscow usa e lagu Layay 4ta arday ee guriga wada daganaa mahadsanid

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Weli case ku wu socdaa marku dhamada so samyn full video

  • @nimcokyf
    @nimcokyf 3 หลายเดือนก่อน

    shekadan waso dahay ✌🏽👏🏽👍🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @sacdiyo
    @sacdiyo 3 หลายเดือนก่อน

    👏👏🥰

  • @shankaron22
    @shankaron22 3 หลายเดือนก่อน

    Waa nin qebta xsidnimada kaalin kowaad ka heesto ax 🥲

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Somaha🥹

  • @Xuseenmaxamed923
    @Xuseenmaxamed923 3 หลายเดือนก่อน

    Walashay Waan ka helaa qisooyinkaga ee soobadi

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Inshallah walalo

  • @user-ce8ld4nx2r
    @user-ce8ld4nx2r 3 หลายเดือนก่อน

    abaayo side aya qisooyinka u heshaa neh jawa ka sugaya

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Internet ka kaso ururiyaaa walalo

  • @macaaneeyahmed
    @macaaneeyahmed 3 หลายเดือนก่อน

    Mar wlba ina ku fhageysto wnku raaxeysta abyo so jeeditadana way i deeqday aniga iya intii ila mida m.a allaha ku dhowro

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Amin dhamanten!

  • @Najka275
    @Najka275 3 หลายเดือนก่อน

    Channel ka sheekoyinka yaal dhan wa dhameeyey🥰

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Igadaaa

  • @sapreenah
    @sapreenah 3 หลายเดือนก่อน

    How’s this 20mins ago I was literally waiting 😭

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Put notification on love 🤍

  • @Ayan-yr9
    @Ayan-yr9 3 หลายเดือนก่อน

    saa ku sugayay ban ka warhelaay 24 min ago haha sister hope you u doing well

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Aww I am thanks abayo☺️

  • @sapreenah
    @sapreenah 3 หลายเดือนก่อน

    Wahh maskiiin dheh ninka xaasisanaaa meelkasto kajarjaray 😭

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      I know sis he was calculated balayaha

  • @Hajio_
    @Hajio_ 3 หลายเดือนก่อน

    Qisoyinka soo Badi huno

  • @mohamedidil8755
    @mohamedidil8755 3 หลายเดือนก่อน

    Wllo qisoyoka wadanadha carabthy no so galiy

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Carabi luqadaha ku haldo kama mid ah sabbta dartedna research dhamaystiran ma samayn karo

    • @mohamedidil8755
      @mohamedidil8755 3 หลายเดือนก่อน

      Okay sister

  • @carabjanaale5865
    @carabjanaale5865 3 หลายเดือนก่อน

    Adiad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UbahAbdirisaq
    @UbahAbdirisaq 3 หลายเดือนก่อน

    First one yeah

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 3 หลายเดือนก่อน

    horumar gaar abyo mcn plz asxaaby shere dhaha like na u saara❤

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 3 หลายเดือนก่อน

    Usa meel lagu hoogay dil badanaa

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wall sheekadaada waa fiicantahay lkn qofka in ladilay uun sheeg lkn qabkaa wax loo jarjaray nagadaa hasii dhexgalin

    • @Hamdimahmudhamdiyar
      @Hamdimahmudhamdiyar 2 หลายเดือนก่อน +2

      shekada say udhacdy way fiicanthy in lasoo gudbiyo lkn waxaas hadaa dhibsaneesid ha dhageesan abyo

  • @Marriahana
    @Marriahana 3 หลายเดือนก่อน

    Only 25??????

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Right it pisses me off

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 3 หลายเดือนก่อน

    Alla ❤qrx wnagey wa sugi la ahy kasnnnnaa umccccc💓💋💋💋

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 3 หลายเดือนก่อน

    Mhd sanid habo 🌟🌹🌟🌺🌟♥️🌟

  • @zahramohamed9372
    @zahramohamed9372 3 หลายเดือนก่อน

    Sa ku sugaye thank you love you abayooo ❤❤

  • @YussufAbdulrahman7
    @YussufAbdulrahman7 3 หลายเดือนก่อน

  • @Elyez-
    @Elyez- 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 3 หลายเดือนก่อน

    Sundus.10/10.🖤💀☠️.
    Iam1

  • @Ayaansae
    @Ayaansae 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo isninta ma jadwalka U badashay

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +3

      Plan ka waxay iga ahayd 3 beri isniin,arbaco iyo jimce lakin malinba jimcaha planku ima noqdo asbuci dhawayd gows ba layga hayay but inshallah asbucan waxan ku dhagi qorshahaan

    • @Ayaansae
      @Ayaansae 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@Suzunadi i.a Alle hakula garab Galo abayo