Imtixaanka Qaadashada Baasaboorka Mareykanka Oo Wax Laga Bedelayo Lana Adkeynayo Dhamaadka Sanadkan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @KadarAhmed-gg4vm
    @KadarAhmed-gg4vm ปีที่แล้ว +8

    Wwww ku soli nabiga masha alleh ilahy jakuxafido

  • @kowsar39
    @kowsar39 ปีที่แล้ว +2

    USA 🇺🇸 🏃‍♀️🇸🇴❤️💯

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sidaa noogu soo gudbiso warsrka xiisaha lrh❤🇸🇴

  • @AminaSougue-y3s
    @AminaSougue-y3s ปีที่แล้ว +1

    Thank you Elmi

  • @farhiyoaden5994
    @farhiyoaden5994 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah waa choices Alx Thanks bro

  • @analovely6906
    @analovely6906 ปีที่แล้ว +3

    Ascw walal 🙏🙏👍👍👍👍🙏🙏❤️🙏👍👍

  • @abdirizaksalo77
    @abdirizaksalo77 ปีที่แล้ว +1

    Elmi waare waan kusalaamay salaan kabacdi. Madhaba warka sheegaya in dadka xaaska ah e isudacwoonaya in interview gii lagaa dhaafay

  • @fatuma1239
    @fatuma1239 ปีที่แล้ว +2

    asc wllk waa runta mashalla

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 ปีที่แล้ว +1

    Wcswrwb Wall xifdullah Thanks ❤️👍🙏❤️

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Guul USA

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +1

    Long live 🇺🇸

  • @dhameysdumar3390
    @dhameysdumar3390 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa lasku dharinayaa inadan qayamaayn wadanka aanad difacaysiid hadii wadanka hadii lasoo waeeraro

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 ปีที่แล้ว +3

    FADLAN JAWAAB!!! Darbiga qofka kaso booda ee Ethiopianka ah marka USA galo iskatuura pasporka sababo da'da weyn iyo magac qaldamay oo ku qoran pasporka hadi aan wato waraqo kale oo cadeyn dhalasho shahado Ethiopian ah ma qasab baa ina markle safarad aado oo samaysto Ethiopian passport waxaan ka baqaya magaca iyo da'da aan isku dhiibey inay islahan waayeen PLZ JAWAAAP WLLO.....!!!!

  • @dahir4122
    @dahir4122 ปีที่แล้ว +1

    Thanks walaalkey

  • @cabdidhere
    @cabdidhere ปีที่แล้ว +1

    Salama brother elmi waare

  • @abdulahimahamed2981
    @abdulahimahamed2981 ปีที่แล้ว +1

    Dadka qoxotiga ku galay ka wrn may galayan imtixankan wll elmi

  • @YaazimMusic
    @YaazimMusic ปีที่แล้ว +5

    Kusali nabiga scw❤❤❤

  • @budeeyamacalin4213
    @budeeyamacalin4213 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @munaliya8886
    @munaliya8886 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍👍

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +2

    Maashallaah thanks bro elmi walalha gaarsiiya 100k walalkeen noo keena good news ka

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 ปีที่แล้ว +1

    Plz! Jawaap

  • @safiyohaji5743
    @safiyohaji5743 ปีที่แล้ว +1

    dadka dhaarta ku wareersanoow anaa idiin sheegaya warqada dhaarta waxaa ladhahaa imtixaanka lagaa qaadayo markaad dhalashada mareykanka xereysato ood aad imtixaanka ku baastid ayaa laguu soo dirayaa warqada balanta marka dhalashad lagu siinayo was lagu dhaarinayaa inaad wadanka daacad u noqoneysid oo aad difaaceysid hadii laguu baahdo marka lagu dhaariyo ayaa dhalashada mareykanka lagu siinayaa birth certificate kadib ayaad baasaboor book ga xereysaneysaa inaad fahanteen ayaan jeclahay dadka dhaarta ku wareerey

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 3 หลายเดือนก่อน

    Elmi shaqo ad u fifan ayad bulashada u hsysa e Mahad sanid sxb

  • @abdirahindahir4614
    @abdirahindahir4614 ปีที่แล้ว +2

    This is a bad news for the folks who can’t speak English properly. Previously I saw many Somali families failed the Civic Test due to language barrier but with this new change the ask will be even harder.

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 ปีที่แล้ว +1

    Wcs 🌹🌹🌹🌹

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa ปีที่แล้ว +1

    Su’aal wadanku qaadwaynaa mabuuxsamomiyaa xagee dadkan lagusoowadaa?

  • @myday144
    @myday144 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallaah dhaartu wamaxay war maxaa lesku dhariya dadka joogow waala yaabay

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

      Inaad difaaceyso USA 🇺🇸 haddii cadaw soo weeraro which is absolutely okay.
      Dalkii ku soo dhoweey waa inaad u dhimattaa

    • @myday144
      @myday144 ปีที่แล้ว

      @@ahmedkulowabdi821 adna dhimasha yeelkede xataa dhidid makaa hooray ayan maqli jiray dhulkeygiba uma dhiman umana dhiig bixin wankaso dhaqaqay un marka maxaa dhaar igu wato ilaa maba dagal gelaye wanku sharci la an karaa war yaan lesku dhaaran Subxanallaah wlhy w xujo xun

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is ปีที่แล้ว +1

    Wll elmi
    Qofka qoxonti ku gala dalka marekanka miyuu maraya imtixaankan hada aad shegayso
    Oo ay luuqadu ku adagtay

    • @ElmiWareMedia
      @ElmiWareMedia  ปีที่แล้ว +1

      Haa waa marayaa walal qofka qaxootiga ku yimaada Mareykanka

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว

      ​@@ElmiWareMediaSalaam Alaykuma wll waanku Cusubahay channel kaaga Ee waxaan ku wadiiyay suaal ah ma shardibaa inaad haysato passport Ethiopia Eed doonayso passport America ah se sidee iigu sahalan Eenku heli karaa hadaan mida Ethiopia ah hasto maxaan oga baahanahay mida America kaasaba Caalamka waa lagu maraaye thanks

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Hadane aqon USA gudaheda se ku shegaya Sawir ley su alo marka qof ka dalka u dhashay shegtay in la su alo fican

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 ปีที่แล้ว +1

    walal abka laga dalbado megan galyada us fahfahin dheeri ah nagasii

    • @ElmiWareMedia
      @ElmiWareMedia  ปีที่แล้ว

      Somali kuma jirto dadka Asylum ka Apply gareyn Karo Appka CBP One waa dadka ka yimid wadamada Haiti.Cuba Venezuela iyo Nicaragua

  • @fardosamohamed2442
    @fardosamohamed2442 ปีที่แล้ว +2

    Waba arin fican ani hadan citizenship dhiganayaa I hope inan kubaaso

    • @aliabdi2877
      @aliabdi2877 ปีที่แล้ว +1

      insha allah aniga 2021 aya qatay alhamdullilah

    • @fardosamohamed2442
      @fardosamohamed2442 ปีที่แล้ว

      @@aliabdi2877 msha allh

  • @abdiwelisuleiman921
    @abdiwelisuleiman921 ปีที่แล้ว +1

    Not 535 its 435

    • @ElmiWareMedia
      @ElmiWareMedia  ปีที่แล้ว +3

      100 senate Ah ku dar bro 435 is the house bro Congress is not only the House Congress in the house and the Senate.

    • @abdiwelisuleiman921
      @abdiwelisuleiman921 ปีที่แล้ว +1

      U are ryt bro thnks

  • @yaslamissa2101
    @yaslamissa2101 ปีที่แล้ว +2

    eLMI: thank you for your brilliant topic: civic education and of course the form of government of the United States of America 🇺🇸 must study to pass the test. How ever, the point is “ you have to know how to speak English language fluently and of course, you have to speak English language frankly.. all in all, if you don’t speak English language as well as an American you fail the test totally…… other side, pictures or photos are a very primitively or simple that’s all…

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว +1

    Thanks