Wiilashii somalida horey u joogeen ayaa qaarkood suuqa galeen, markeey mashaqeeystayaal noqdaan ayey drug ama naag madoow ku faraq xeranayaan markaas ayaa xabsiyada lagu wada gurey, hadii kii soo tahriibo ka fiicnanayo ma ogi Allah waclan. Lakin Aniga waxaa dhihi lahaa wadankiina jooga oo Mexico waa meel xun oo drugada faaquska ka buuxan.
Ani jabuti baa joogaa visa sugayaa barosees kayguna waa dacwo dna na waa maray 3bilood kahor baa dna maray bil kahorna caafimaadkii baa maray ani saameen maygu yeelanaysaa sharcigan
اللهم صل على محمد وآل محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
Masha allah mahadsanid wall
M.a
Waxan rajaynayaa filim kan ka sii macan inaa noo soo matali doontan insha allah
alle ayaan laga quusan
Oo hada ma dhamaaday filimki 😭😥
Waa sax
Dadka so galotiga wa nolol Don walahi qof rabo wadan dadow ma jiro
🇺🇸🇺🇸🇸🇴🇸🇴🇺🇸🇺🇸💯❤️
barnamijka gurub fafka balinofahfahiya
Somaliyey iska ilaaliya meeshas mexico na wa meel dadka lagu cuno iska jira
Qof lagu dilay miya arg
الحمدالله رب العالمين
Xasiidin aya tihine
Wll manta maiska daysid
Hhhhhh war baa kadhacay
Mardhow qof aan aqaano ayaa darbiga ka booday hadana waa joogaa mareekanka
Somali haday dhulkeeda hagaajisato oo ay dhibta iyo dagaaalada iska dayso maxaa ku dhici lahaa intay dallka kale usii socoto oo ay waliba silic iyo tahriib ku tagayso waa umada iga yaabisay🤔🤔
Adaa kula Yaabanahay Hurdaa Kasoo Toosey Comment Aa iska Soo Qorey
Walhi waan so socday waan ka naxaay walhi
Ineysan kheyr kuu ahayn baa laga yaaba hadaad soo aadi lahayd marka alx dheh
Wiilashii somalida horey u joogeen ayaa qaarkood suuqa galeen, markeey mashaqeeystayaal noqdaan ayey drug ama naag madoow ku faraq xeranayaan markaas ayaa xabsiyada lagu wada gurey, hadii kii soo tahriibo ka fiicnanayo ma ogi Allah waclan. Lakin Aniga waxaa dhihi lahaa wadankiina jooga oo Mexico waa meel xun oo drugada faaquska ka buuxan.
Walal dadku iskumid maahin qafwalba waa siduu iskadhigo koleey kuwa suuqa galeen ee nolosha ka dhacaan waa dad awalba madaxa kusocdeen oo asxaabul balwad ama asxaabul shar ahayeen
Salad ucadaadty ayaanrbnaza
Stop making us scary already my flight is booked
Go watch the news n cancel your flight staying in mexico is not safe
@@11naa44 😂😂😂
go ahead
Lotryga sugynaye kaas war nga siiiya🙏
Lottery waa nasiib un lkn tahriibka ah wax laysku hubo
Amiin
Moooryaan kiiina masakiiinta lacagtooda dhacay iyo mooryaankan jaahilka 4 bil ka hor ayaa u diiidayeen umada
Waligey kuma riyoon
Mexico xataa amaankedu ma fiicno dadka walagu laayaa tuugooyinka aadka u waaweyn ayaa meeshas jooga
Wax lalaayo mexico maanan maqal wl maalin walba boqolaal aan naqaanno ayaa gudba
Ani jabuti baa joogaa visa sugayaa barosees kayguna waa dacwo dna na waa maray 3bilood kahor baa dna maray bil kahorna caafimaadkii baa maray ani saameen maygu yeelanaysaa sharcigan
Maya wa dadka tahriibaya
Walaal.waalidka miyaa kuu dacwonaya
Process ka iyo tahriibka isma quseyaan bro
@@koshinabdulle Haa wll qali
Mahad sanid wllo qali 🫡
British buu isu bixiyay
Waaa yeelkadiiye waa soo socdaa anigu
Hadi la xiro mexico na lama jogi karo wa meel dadka lagu cuno
@@11naa44 waaa ogahay lkn Mexico hadaa gaarto jidku isagaaba is furaaya
@@hamiishyare wala xirey jidka miydn maqleyn warka markeykan ka ka dhegeysp hada english garaneysid
@@11naa44 dhaaf hadhow haka shalayee ne🤷♀️😅
Wll lotery ga kasoo hadla ilayn bisha 5 aad ayuu soobaxayaaye kaas qabad muuku yeelankara sharcigan soobaxaya bisha 5aad
Kan shaqo ku ma laha lottery waa sharci la joojinaya dadka tahriibka ku yimaada xuduuda Maraykanka
@@ekramabdirahman3746 haa sax haye wll
Walahi waan nxy wayo rajo kale ba maan lahayn😢
Illahay maad ka quusatay wll
Allh miyad ka quusatay subxanalah
Ilahay bari
Mdhgysnyno waanu soosconaaaaa
Dhegaha kuxiran miyaa 😂😂😂😂
Waan soo socdaaye qeyr sheega intaan dawanin 😂
Hhhh
Megsiko waaa laga shaqwysan karaa
Meel la jogi karo maro wa meel dadka lagu cuno xarunti darogada
Cocan ayaa kashaqena
Labo beenaale banaankoofa ku dhacay, sharciga si fcn usoo aqriya ka dibneh umadda usoo bandhiga.
wiil baa naga soo tagaayo, markaan warkaan u sheegy kulahaa waxaan waa been! ilaahbaa kheyr kasugeynaa 🙏
Wcs kkkkkkkkkkkk
How come this thief didn’t get deported
😂😂😂😂
Somali waxbay bunbuuniyaan waa been waxani
Waa run xalay buu ka hadlay madax weynaha aniga fiirsaday
Warka mareykanka ka dawo hada english garaneysid
@@11naa44 which channel please tell me? Would like to watch President Biden's press on immigration issues
@@mohameddubow1839 intaas u dambaysa lee kuqor inuu kuu soo baxo rajayn
𝐖𝐚𝐫 𝐥𝐨𝐭𝐭𝐞𝐫𝐲 𝐬𝐮𝐠𝐚𝐚 𝐞𝐞 𝐪𝐞𝐞𝐫 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚😂
Kulamid baan ahay ee aan iskusoo ducayno in qafwalba allah ufududeeyi