SOORAAN IYO JAWAAN FILM CUSUB ILAAHAY UMADIISA U AMAAN GELIYA Qaybti 3aad 2020 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 508

  • @mursalcalifarey3801
    @mursalcalifarey3801 3 ปีที่แล้ว +27

    Alle Ha Unaxariisto Abwaan
    Sooraan Ismaaciil Sugulle
    Wlh Waaa Geeri Naxdin Badan 😭

  • @Abdikariim-Eng-Boss-mire
    @Abdikariim-Eng-Boss-mire 6 หลายเดือนก่อน +4

    2024/April/19kedi malin jimcaha ya daawanaya Wali 😂❤
    Rabbiyoow u naxariiso sooraan 😢😢

  • @tahliilahmed4376
    @tahliilahmed4376 3 ปีที่แล้ว +10

    Yaa geerida sooraan kadib daawanaya videogan allaha unaxariistee

    • @hoodoxuseen2637
      @hoodoxuseen2637 3 ปีที่แล้ว

      Markasta oo an xasuusto inta an kadambeyo wan uducaynaya wll adna uducee

    • @forexcompany5409
      @forexcompany5409 2 ปีที่แล้ว

      Illahay ha u naxariisto Sooraan

  • @YuusufAadan-dl4qq
    @YuusufAadan-dl4qq 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay ha u naxariisto marxuun ismaaciil sooraan😪😪😪

  • @gamerwolf2197
    @gamerwolf2197 3 ปีที่แล้ว +27

    😢😢😢😭😭Allah haw naxriisto Sooran Allah muxuu farxad abuuri jiray

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 2 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan sooraan ismaaciil sugulle الله ير حم ، الله يرحم ، الله يرحم

  • @MssRamlo-p3r
    @MssRamlo-p3r 6 หลายเดือนก่อน +2

    Allehaunaxariisto sooran😢😢😢😢😢

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +2

    ilahow u naxariso soraan janatul fardowso geey amin

  • @user-ez5ns5ys8r
    @user-ez5ns5ys8r 3 หลายเดือนก่อน +2

    Warniyow jawan wuu dhibi jiray Allah unaxariiste

  • @Hoodaale1
    @Hoodaale1 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle haw naxariisto sooraan

  • @yasinyare8048
    @yasinyare8048 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ha u naxariisto 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲 sooran markan arko aabehey so xasuusta

  • @Farxaancabdi66
    @Farxaancabdi66 6 หลายเดือนก่อน +2

    Rabi naxariistii jano hakawaraabiyo sooraan ismaaciil sugule

  • @AyaanDauud-w9x
    @AyaanDauud-w9x 18 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha u naxariisto o qabriga ha u Nuuro janatul fardawsa ha ka waraabiyo

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 3 ปีที่แล้ว +24

    Allah unaxariisto sooraan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @anwarb0y904
    @anwarb0y904 2 ปีที่แล้ว +3

    Ax alee haw naxaristo soraan 🥺

  • @aishoqueen8156
    @aishoqueen8156 3 ปีที่แล้ว +4

    Sooraan ilahay hahnaxaristo🤲 maantuu geeriyooday 😢😢😢

  • @cabdiraxmangoole7264
    @cabdiraxmangoole7264 2 ปีที่แล้ว +3

    Janadii fardowsa Allow ka yeel Guryaheena Sooraan Alla yarxam

  • @yahyekhaliif9472
    @yahyekhaliif9472 3 ปีที่แล้ว +15

    Ilaahay haku naxariisto 😢

  • @fartunshegow3028
    @fartunshegow3028 3 ปีที่แล้ว +3

    Sooraan iyo jawaan waxaraabo kaladaran♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴😍😍😍😄😄😄😄😄😄😄

  • @MaxamedKhaliif-m2x
    @MaxamedKhaliif-m2x หลายเดือนก่อน

    Xasuus wye. Wxaan daawanaayaa 2024 9 24 😢😢😢 allow kuu naxariisto sooraanow

  • @programmerrules2092
    @programmerrules2092 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey naxariista jano haka waraabiyo marxuum sooraan ismaciil sugulle

  • @asadibrahim5596
    @asadibrahim5596 ปีที่แล้ว +3

    Salaan Sare Masha Allah Geesiyaasha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Barakeysan Guul Iyo Gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @faysalyusufmaxamud912
      @faysalyusufmaxamud912 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxbaa balaha iga yacay ma maqashay weligaa

  • @secretman4809
    @secretman4809 2 ปีที่แล้ว +1

    Ismaciil Sugule Sooraan Alle Hakuu Naxariisto 🤲😪

  • @zapaadali158
    @zapaadali158 2 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin inta usoo ducaysay abwaan sooraan

  • @filsanosmaan2520
    @filsanosmaan2520 3 ปีที่แล้ว +5

    Allaah ha unaxariisto sooraan

  • @hiiraan_boy10
    @hiiraan_boy10 2 ปีที่แล้ว +8

    Adeer sooran allaha kuu naxariisto qof mar walba naga qosli jiray ayaan weynay😭😭

  • @xasankamaschannel4199
    @xasankamaschannel4199 3 ปีที่แล้ว +6

    Alaha unaxaristo walahi soran Nin la hilmami karo ma ahan ilahow janadii kaa warabi kitabkisana midigta kasii yarabi 😭😭😭😭

  • @rukiasheik2003
    @rukiasheik2003 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha unaxar sooraan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Amisha_Ali
    @Amisha_Ali 4 ปีที่แล้ว +20

    Dadka 2019 Fiirsanaya like Isaara

  • @saddammohammed577
    @saddammohammed577 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha u naxariisto abwaan sooran Oo ku geeriyod magalada burco 26/5/2021
    Ilahay naxariistii jano haka warabiyo insh allh

    • @abdimohamoud1045
      @abdimohamoud1045 2 ปีที่แล้ว

      Agojgt. Vbiifa. Yiutr. Iiutr. Bhkbbffjj

    • @abdimohamoud1045
      @abdimohamoud1045 2 ปีที่แล้ว

      Najddkj. Nkokskkokj. Kskkskksnjsa. A ajajisn. Jiv'bjhbcGh
      Bzhjbzbj. Xaahhql vvajiahhga.
      Aajhh. Jzajjajk. Bsnjannb. Annbvccvb. 8avuahjvav. NvBb sbjansbjd. 5fdjdbvvxrwj87654dvj

    • @abdimohamoud1045
      @abdimohamoud1045 2 ปีที่แล้ว

      Gahja. Bsbjis

    • @abdimohamoud1045
      @abdimohamoud1045 2 ปีที่แล้ว

      Cxbisjiw. Bisjisju. Hehisjibwv

    • @abdimohamoud1045
      @abdimohamoud1045 2 ปีที่แล้ว

      Csbs. Zbzbhxvvxbbdhhx

  • @a-karimmahmedfaarah6639
    @a-karimmahmedfaarah6639 4 ปีที่แล้ว +5

    Yaa dawanaya 2020 farta taaga

  • @farahhaybe2092
    @farahhaybe2092 3 ปีที่แล้ว +2

    iahay hau naxaristo soraan 😢😢😢😢

  • @abwaantaajir190
    @abwaantaajir190 4 ปีที่แล้ว +36

    2020 qof ka kasta oo dawanaya like ta makhraati igu fur

  • @cabdulahiaxmed4987
    @cabdulahiaxmed4987 ปีที่แล้ว

    Ale ha unaxariisto sooraan ilahy hakuunaxriisto

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 2 ปีที่แล้ว +1

    Alleh hw nxriizto inzhlah sooraan

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 4 ปีที่แล้ว +15

    At: (0:25) 🐐🐐🐐🐐🐐😳😳😳😂😂😂😂😂👍
    At: (2:03) so cute, Masha'ALLAH

    • @muxsinyarefamili8883
      @muxsinyarefamili8883 2 ปีที่แล้ว

      Kendo dkdmmxmxk kdlems4 mdkkdifjj dkdmmxmxk did nite ejrkeiriejeiier on Sunday jxikdn7e ejrkeiriejeiier and jdndkdmdmdmd.mmx.z.s

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +7

    Viva Sooraan iyo Jawaan

    • @filsansiciid5872
      @filsansiciid5872 4 ปีที่แล้ว

      Adfgjfdaasdaadcghfjl.vhjkl
      SgjhjlllbcssFghjl
      Chjkll
      Fhjkkuyfhfjyrds
      Ssdfgydsdchuojb
      Cvbnmzvbxbcx

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 3 ปีที่แล้ว +13

    ILhow u naxriizto sooraan😭💔

  • @salathassan4286
    @salathassan4286 3 ปีที่แล้ว +5

    Intii ila daawatey 2014 like dhacdhac ku sii

  • @garow_GT
    @garow_GT 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto

  • @AhmedMaxamed-q8b
    @AhmedMaxamed-q8b 11 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha unaxariisto sooraan😊😊😊

  • @tawakalibnu5671
    @tawakalibnu5671 10 ปีที่แล้ว +1

    Weeeey majajilaystayaaaasha caankaaa jawaan iyo soraaan alle ha idin daaaayo halkna hawsha ka wada

  • @aymancilmi538
    @aymancilmi538 10 ปีที่แล้ว +6

    inaader ilahay maynadilayaa walahy banan midh ku lahayn hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @HaniNasir-e2b
      @HaniNasir-e2b หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @mohamedmohamoud1696
    @mohamedmohamoud1696 4 ปีที่แล้ว +3

    Sooraan miyaa laga caajisayaaba 2020

  • @fardous8459
    @fardous8459 2 ปีที่แล้ว

    Ale ha ku naxariisto abwaan suuraan

  • @nuurnageeye8116
    @nuurnageeye8116 4 ปีที่แล้ว +50

    2020 intii ila daawatey like dhac igu siiyaa wll

  • @littleowl9907
    @littleowl9907 2 ปีที่แล้ว +2

    AllaH Haw naxatiisto wllken soraaN

  • @caaliyoadoontaallekusoow2872
    @caaliyoadoontaallekusoow2872 2 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto

  • @فقيرإلىالله-ع7ش
    @فقيرإلىالله-ع7ش 4 ปีที่แล้ว

    Anu jawaan ban ku haystaa riwayadan wallahi qosolku iga dhameyey

  • @abdiqeys1485
    @abdiqeys1485 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah hawnaxaristo soraaan

  • @naciimosalax4066
    @naciimosalax4066 ปีที่แล้ว

    Illhy ha u naxeisto int 2023 7 l8 dawaday farat tag

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 5 ปีที่แล้ว +26

    *Sooraan=Somaliland*
    *Jawaan=Somalia*
    *Ninka dooxa=beesha caalamka*

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 5 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂Waad iga qoslisay wlhy dee beesha caalamka mayska wada qabanaa

    • @abdi-risaakmahmoudqalinle4966
      @abdi-risaakmahmoudqalinle4966 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhh xaqiiq

    • @awayscabdi9004
      @awayscabdi9004 4 ปีที่แล้ว +1

      Hanaansan Media

    • @mahadow1
      @mahadow1 4 ปีที่แล้ว +3

      Every Thing
      Nasiib darada Somaliland waxaa ka mid ah in ay goob joog ka ahayd halkii soomaaliya jinku kula dhacay.
      Soomaalia oo jinku daayo mooyee Sonaliland hansi iyo hoyaad ku ladimeyso 😂😂😂
      I’m from Mogadishu , by the way 😊

    • @xuseenbaxnaan355
      @xuseenbaxnaan355 3 ปีที่แล้ว

      @@awayscabdi9004 restarts the 8th the

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle qabriga haw nuursho anwankena jilageena😪😪🙏

  • @walalziisay6769
    @walalziisay6769 4 ปีที่แล้ว +8

    Khamrigu cabaa 😂😂😂 maba Laga dhargayo 2020 dawanaya

    • @mahamedismail1081
      @mahamedismail1081 4 ปีที่แล้ว

      Walal Ziisay Wlhi aniga Daawaday Isla Caawada 27/2/2020/

    • @safiyamaxamed3896
      @safiyamaxamed3896 4 ปีที่แล้ว

      @@mahamedismail1081 fggdgg💩💩💜💜💜😎

  • @aqoonyahan9358
    @aqoonyahan9358 3 ปีที่แล้ว

    Alle haunaxariisto soraan

  • @ibrahimmawlid7473
    @ibrahimmawlid7473 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto Soraan

  • @fatxiabdinur2938
    @fatxiabdinur2938 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilhow unaxariso soran😢😢😢

    • @sharmaakecalixaarato3768
      @sharmaakecalixaarato3768 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamin aamin ilaahay sooraan qabriga ha u nuuriyo 😢😢😢

    • @SeedCali-j7b
      @SeedCali-j7b 2 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😮😭😭😭😭😭🤮🤮🤮😱😱🤲🤲🤲🤲

  • @homeofhighlights7605
    @homeofhighlights7605 2 ปีที่แล้ว

    Allah ku naxaristo

  • @ayuubaxmed3728
    @ayuubaxmed3728 ปีที่แล้ว

    Allwa unxariso sooran amiin

  • @halimoabdi2058
    @halimoabdi2058 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha naxariisto abwaan soraan

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto abwaan sooraan waa bil ramadane🤲😭
    alla muxuu in badan iga qosliyay🥺

  • @cumaraamin8025
    @cumaraamin8025 2 ปีที่แล้ว

    Albaabka.qaraacida.intanleeg.kadaa.allehaunaxariisto.sooraan

  • @sultansomalijr990
    @sultansomalijr990 5 ปีที่แล้ว +50

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh imisaaaa ku qososhay sooraaan like isaara

  • @IsrahIsmaciil
    @IsrahIsmaciil 6 หลายเดือนก่อน

    Illahayow u naxariiso😢

  • @MohamedHassan-yy9yh
    @MohamedHassan-yy9yh 2 ปีที่แล้ว

    Ilhay naxarisat Jane haka warabiyo

  • @dheemanluula2004
    @dheemanluula2004 4 ปีที่แล้ว +4

    jilaa aan tageero soraaan😍

  • @bisharguuleed483
    @bisharguuleed483 2 ปีที่แล้ว

    Alaah unaxariisto

  • @sirmedi9378
    @sirmedi9378 2 ปีที่แล้ว +3

    My favourite ruwayad

  • @mohmedboootaan1890
    @mohmedboootaan1890 3 ปีที่แล้ว

    2021 ma tii lalahaa wa lafuraybaaa🤣🤣🤣🤣🤣 ismuujiyah 2021

    • @mxamedcabdulahi5689
      @mxamedcabdulahi5689 2 ปีที่แล้ว

      Ilahy mana dilayaa mar walba alahiisa wuu aqoonsnaa

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 5 ปีที่แล้ว +6

    Soraan War Yaa Ilahay Yaqaana Jawaan War Inagaa Naqaana

  • @dalmarahmed8945
    @dalmarahmed8945 3 ปีที่แล้ว

    Alle HUN soran
    Wlhi nin miisanle bu ahaa

  • @sadiiqjr7832
    @sadiiqjr7832 4 ปีที่แล้ว +8

    2020 wixi ay u cusubthy like saara

  • @kaliabennie8338
    @kaliabennie8338 2 ปีที่แล้ว

    allah ha uu naharistoo jatuul farduus acala incha allah

  • @AxmedNuur-vt4ud
    @AxmedNuur-vt4ud ปีที่แล้ว

    Ilaahow unaxariiso

  • @axmednajiib6075
    @axmednajiib6075 2 ปีที่แล้ว

    Ale ha kuu naxariisto

  • @ckaafixasanismaaciil6326
    @ckaafixasanismaaciil6326 2 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha unaxariisto marxuumka

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqol jilaa oo imika jiraa soraan gadhi mayaan wllh

  • @AxmedBasle
    @AxmedBasle 5 หลายเดือนก่อน

    Allaw ku naxariso

  • @risaalebashiir6791
    @risaalebashiir6791 2 ปีที่แล้ว

    Allaah ha unararesto

  • @CabdulaahiGuhaad-t4y
    @CabdulaahiGuhaad-t4y หลายเดือนก่อน

    2024 yaa dawanaya😂

  • @lamahuraan665
    @lamahuraan665 3 ปีที่แล้ว

    Alle haunaxaristo soraan

  • @habonsalado6186
    @habonsalado6186 2 ปีที่แล้ว

    Allow unaxaristo

  • @zaidabdinassir5112
    @zaidabdinassir5112 3 ปีที่แล้ว +4

    Wale kama dargo riwaayadaha nimankan qosol iguma harin ilaa madaxa ixanuunay cimriga alah haidin barakeyo

  • @nuuramaxamuud2609
    @nuuramaxamuud2609 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariisto sooraan 🤣🤣🤣🤣

  • @ducaysane1994
    @ducaysane1994 4 ปีที่แล้ว +4

    Ma anagaad madfac nagu soo jeheeynasaa waa kalmad aan ka xafiday sooraan

  • @baashesulemaan83
    @baashesulemaan83 2 ปีที่แล้ว

    Ilhow u naxariiso

  • @zakariaali2773
    @zakariaali2773 5 ปีที่แล้ว +26

    Aniga iyo xaskayga aya isladaawanay filmkan jawan marki uyiri hargaysa ayan adaya ee ninka qoorta sootaagay ayeey tidhi marqura ala jawaanow iska jir wuukumaqlaa😂😂😉😉😉😉😂

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +1

      Dadkaa kala beer jilicsan oo qaarba run mooda mararka qaar riwaayadaha iyo filimada 😂😂😂

    • @suhybmohserdfa1008
      @suhybmohserdfa1008 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk

    • @muxiyadiinkamaal3693
      @muxiyadiinkamaal3693 4 ปีที่แล้ว

      💅💖💕💔❤💓💜💛💚

    • @muxiyadiinkamaal3693
      @muxiyadiinkamaal3693 4 ปีที่แล้ว

      👍💟💜💗💘💓💖💓👌✊✌

  • @nuurismaciil1606
    @nuurismaciil1606 2 ปีที่แล้ว

    2022 inta fiirsaneyso ljketa iisaara

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 5 ปีที่แล้ว +71

    Qofkii fiirsanaayo 2019 like ha ila dhaafin

  • @xasanfaarax3887
    @xasanfaarax3887 2 ปีที่แล้ว

    Alle haunaxaristo

  • @khadarmohamed4709
    @khadarmohamed4709 10 ปีที่แล้ว +9

    Lkkkkkkkkkkkk Wlhy. Way Iga qosliyeeen kuwan

  • @hudadayib6104
    @hudadayib6104 3 ปีที่แล้ว

    Ilahey ha unxariistO

  • @cadceedcosoble2158
    @cadceedcosoble2158 10 ปีที่แล้ว +5

    sooraan iyo jawaan haday english kuhadli lahaayeen aduunkoodhan way qabsan lahaayeen walaahi ninka sakhraanka kumetelana waa agtar cajiiba halkaakawada ilaahay haydin daayo saaxiibayaal

  • @sayeedahmed9010
    @sayeedahmed9010 5 ปีที่แล้ว +16

    Ilahay dartiis isoo booqoda

    • @cashamicad9490
      @cashamicad9490 4 ปีที่แล้ว +1

      Waka bola at y ruawauadii LPGA tula galay 2020

  • @yahyemohamud5362
    @yahyemohamud5362 3 ปีที่แล้ว

    Ilhaay haw naxariisto

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 3 หลายเดือนก่อน

    Allow unaxariiso

  • @mohamedinamuumin7640
    @mohamedinamuumin7640 3 ปีที่แล้ว

    alaha kuu naxariisto

  • @monamohamed60
    @monamohamed60 10 ปีที่แล้ว +10

    HAHAHAHAHAH SOORAAN IYO JAWAAN best jilayaal

  • @cabdiraxmanfarxan7031
    @cabdiraxmanfarxan7031 ปีที่แล้ว

    Allah haw naxariisto

  • @hamsejama2105
    @hamsejama2105 4 หลายเดือนก่อน

    Alle ha na xariisto 😢