Waxan ahey reer somaliland gara ahaan reer hargeysa wllhi hadan awood u leeyahay in aan dagaalka ka qayb qaato wallhi waan ka qayb qaadan lahaa😥 Xamaasad ayaa i heysa aad ban ugu faraxsanahay walaalahay oo toosey dantoodana gartey oo cadawoga iska dhiciyey inchallah guul ayan u rajeynayaa👏💪 markey khawaarijta ka xoreeyan wadankana ciidamada shi sheeye haka saaran wadan ka
Listening 🎧22/9/022 when the good people of Hiraan state and the federal government at large joined their hands together in fighting against deadly Alshabab. From Kenya i wish my people Victory 🤲 #Gull Iyo Gobanimo🇸🇴🇸🇴
Hestan xasuus ayey iguedahay 2016 anigo school dhigana dhagesan jiray ila hado o jamacad dhigto wan dhageysta waxan rajeynaa in boqoradii hestan uqalatay mar un la aqali dono I.a 28/09/2024 xasuus wlh
Fadlan comment tigeega hadaa aragto wadankoo shabaab laga xoreeye like ii saar si aan usoo xasuusta maalmahaan adag ee dagaal ka shabaab 19:24 talaado sebtember 27 2022 👆
Nacalada haku dhacdo al shabab waqtigooda waa dhamaday hala dilo nacalada wadada xitaa hdey wax ku dilan shacabka ha dilan 😰cadow kliya lee nahy waa shabab waa gaalo waliba yahuud ah 😥kii la qabto asigo nool hala gubo yaa lo naxarisan somalia hal cadow ha lahano kaas shabab 🤝si wadajir dagaalka an u galno🤝😥qalaas shabab hda u dhamaty25fri😨👋
Aad ayaan uga xumahay qalbigayga wuu gubanaya dhalinyaro soo kacaysa ayaa la laynayaa maalin walba madax tuuga ayaa wadanka haysta alow naga saar dhibta waxaa jeclaan lahaa inaa maalin un arko muqdisho oo nabada alow nabad ka dhig somali 😢😢
Taarikh ayaa qormeysa maanta waa Agoosto 2022 Waxaa dalkeena ka socda sagaal Rajadiisu aad u sareyso oo lagula jiro Argagixisada Al shabab waxaa ilaahey ka Rajeynayaa in sanadkaan uu naga dhameeyo kuwa diinteena macaan ku qaraabto si aan Nabad ugu noolaano dalkeena.
Waxaan soo booqday sannad kadib sidii aan rabayna wax uma dhicin Inkasta oo khawaarijta la jilciyay Waxaan dib u soo booqon doonaa sannad kadib iyada oo Argagixisada la cirib tiray idimka Illaahay
Fananka codkiisa waxklee wayee walhi 25 September 2022 intaa igaa danbeyso like iska saar Alshabaab wadanka walaga saraa insha Allah soo duceeya
22-September-2022 ayan dhageysanayaa xili D.Gobaledyada intooda badan ay dagaalo ka socdaan oo shabaab la isaga xureynayo waxan rajeynayaa sanadka soo socdo manta oo kale inaa meshan kusoo noqdo dalkoo dhamaantiis xur ah insha allah🙏🏻 DILASHABABKA
Well said sas ayan anine rajeyna bilaha ugu horeya insha Allah allow wadankena o nbd ah na tus waligen ma arkine 😢🤲
Insha allh
Waa laso af jaraa insha allah ugus dowladena iyo shacabkena an uduceyno
Kulamid baan nahay
InshaAllh wll
Da'Yartey haligaan kuma daraan dhashoode xqiiq wlh❤❤rappi raali haka noqdo abwaanka iyo fanaankaba🤲💪
Xqiiiq
Waxan ahey reer somaliland gara ahaan reer hargeysa wllhi hadan awood u leeyahay in aan dagaalka ka qayb qaato wallhi waan ka qayb qaadan lahaa😥
Xamaasad ayaa i heysa aad ban ugu faraxsanahay walaalahay oo toosey dantoodana gartey oo cadawoga iska dhiciyey inchallah guul ayan u rajeynayaa👏💪
markey khawaarijta ka xoreeyan wadankana ciidamada shi sheeye haka saaran wadan ka
Mahadsnd wll🙏❤
Sharafaa leedahay Walal mahadsanid waxaa nahay dad walaalaa
Mahadsanid wll😭😭🙏
Xaqiiqdi inagama go aan o wa walaladen
Dagaalka ugu daran waka afka qayb ayaa ka qaadaty dhiirananatada mahadsanid
Listening 🎧22/9/022 when the good people of Hiraan state and the federal government at large joined their hands together in fighting against deadly Alshabab. From Kenya i wish my people Victory 🤲 #Gull Iyo Gobanimo🇸🇴🇸🇴
❤❤❤❤❤
Who is here after Liido 2024
😢😢😢😢
Ciil ikney meshaN
@@MaalikMoha-b1qZdkle wlhi 😢
Hees cusub mooday, 22 september 2022 Tiktok kasoo maqlay🤯. Waa hees ku haboon Al-shabaabka. Dila shabaabka Dila🚀
Kula mid ahy hees cusub modaye really 😂🤣
Sido kle hh
Isla September 17/2023 dhageysanoya
Wax qabad badan kadib wax kale oo badan no harsan
Shabaab Allah naga dul qaado waa cadow dhalinyarow dalkiina iyo dadkiina daafaca ciidamada xooga guul in sha Allah 💪💪❤
Insha allah ceelbuur iyo nawaxigeeda mardhow ayaa laga saarayaa argagixisada🇸🇴❤️
Dila shababka nacalad haku dhacdee umadena baabi'iyeen😭😭ciidanka xoga dalka guul ban urajaynaya💪🇸🇴❤️
Heestan 2022 leeba soo caanbaxday😂😂. Tiktok muxuu hees na baray
🤣🤣😂
Hestan xasuus ayey iguedahay 2016 anigo school dhigana dhagesan jiray ila hado o jamacad dhigto wan dhageysta waxan rajeynaa in boqoradii hestan uqalatay mar un la aqali dono I.a 28/09/2024 xasuus wlh
Ilaahow umadda soomaliyeed ka qabbo weey inalla dageen😢 from hargaysa
Dila shababka😡___Dalka inudago weydine dadka inuu bato weey diideen😡Dalma inuu Dowlad noqdo weydideen😭🙏💪
Fadlan comment tigeega hadaa aragto wadankoo shabaab laga xoreeye like ii saar si aan usoo xasuusta maalmahaan adag ee dagaal ka shabaab
19:24 talaado sebtember 27 2022 👆
Heestan 2014 bee soo baxday hada oo 2022 lajoogo ayeena dadka barteen dagalki hiiran baa aad loo bartay dila shababka dila dabar gooya waaa cudur 🙌
04/8/2024 ayaan faalo kabixinayaa heestan markiii hbeennhore la qarxiyaay liido dhalinyarana ku dhamaadeen
Dila shaabka dila dawadoodu waa dhagax in lagu dileee
Mahamad shaafi diyo From dhagbuur somali galpeed ❤❤❤❤❤❤
Hadii aad marki kugu horeysay halkan timid Sept 2022✌
Ninkan wa fananka kaliye hees alshabab lagu cayaya qaday misne miraha laxanka iyo musigaba isaga leh wa in kor loqada wagesi faninta kalana wa inay kudaydan wayo dhiraglin ayey utahy shacabka horay usoco ina ader gesinimada iyo wadanimada nin marexan oo rer diini ah bad utahy
Adigu maqabil ama hayb ahan utagere abwn shimbira leys fanan qabil mahne maxad uga dhigee fanan beled wllo wa fanan somaliyde
walaahi tasi ayey been ahayeen yahuud way ka daran yihiin aabahay iyo adeerkeyga ayey is dulsaareen hal habeen😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Aabahaa iyo adeerkaa waa shuhado inshaa'allaah, waayo waxaa dilay kuwuu nabigu scw ku sheegay "kilaabu ahlinnaar, eyda naarta.Ciddii ladirirta oo ay dilaana waa jannada. Sidoo kale wuxuu yiri nabigu scw yiri, "la'in adraktuhum la'aqtulannahum qatla caad!" Haddaan soo gaari lahaa waxaan ugumaadi lahaa sidii reer caad loo gumaaday camal. Dadka boqolkiiba 80% waxay dili jiraan markay masjidka usocdaan ama kasoo baxaan taasaa caddayn kuugu filan in awoodaha sharka iyo mugdiga ay katirsanyihiin. Shabakadahoodii gaalkacyo sidii loo wada fashiliyay meel walba allaha ku fashiliyo dhiigyo cabbada.Dilalkii asbuuc dhaafka uga udhici jiray galkacyo waxaa laga nastay 2021 markii hal maalin 18 galkacyo lagu toogtay.Sadexdii sano ee udambeeyay dadkay ku dileen galkacyo waa 6 qof kaliya, asbuucyo gudahood baana ragii gaystay lasoo qabqabtay. ilaahay fadligiisa ka sokow, wada shaqaynta iyo iskaashiga labada maamul ee magaalada iyo xog- -isku-gudbintoodaa sabab unoqotay in galkacyo oo magaalooyinka ugu amniga xun somalia ku jidhay ay kamid noqoto kuwa ugu amniga badan.
Taliye tuure wll alla haku naxariisto waa waqti adag oo Qarankeenkii uruqaansaday dabargoyntii khawaarijta kuwaan wayno janadu ku jira keena nool guulbu ku naaloona
I love this song wan dhagesanaya anigo Dalkeyga diifacaya👮🏻
M.a Xgebad ka difaceysaa wllo
@@daahiromarduurgal855 a kugu imane dheh hadan shabab nhye 😄
Alla adina haku xafido haku difaco alle
Yaa ila mid ah oo tik tok ka imaaday 🤣🤣 ileen heestu waa hees qadiima ah
24/9/2022 ban dhagaysanaayaa
Who's here, after liido atack 😢
Mi😢😢
3 August 2024 😭💔
😢❤
Waxaan dhagaysanayaa heestaan sep 2022 ayada oo eey socota dib u xereynta deeganada gacanta dowlada ka maqan ciidankeena qaranka guulaysta.
10 bisha 10 20/22 ayaan fiirsanaya wana lacajabay heestan waa hees qiiro wadato Dila Alshabaab
27 September 2022 ban dhageesan illaahow kuwaa magacoodi baa baa o isha allah dalku waa xarooobi hadii dawladu iyo dadku dagaal kooda daacad kanoqdaan canaasiirta dhawaaan dalku waa kaxaroobi isha allah from puntland 🇸🇱 allow soomali oo Dil nabad noooga dhig soomali nimo ba waxwlba kaweyn 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Inshalllh
Adan shibirleyes nolow dila shababkana dila o dawar goya buale o.laigu dhaly 10 sano wan dagi LA ahay Kenya ayey igaso riten wlh
@@aminmowlid9012 alla wadankeena ha noo hagaajiya
I'm watching in 2022 😘Dila Alshabab ka dilaa dabargooya waa cudur duuma iyo furuqe
M.a
From tiktok 14 October😪2022 baan YouTubka ka Soo doontay Aaway dadkii tiktok ka Soo raacay is muujiya
18-September-2023 Ayaan dhegaysanayaa xili dawlada dhexee federalka ay dabar-goyn ku hayso khawaarijta/mujrimiinta, waxaan rajeynayaa in guul weyn laga gaadho Eebe idankii🤲
2022 ayaa dhageysanaa tiktok ayaa kaso arkay heestan😆😆😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ani xitaa
Alla maxan radiyayay heesta allha naafo danbigisa waa dhiirigalin wanaagsan
Heesta waqtigedii kaso hormartay 2014 baa laqaaday somalida haday bilaween inay Shabaab ku kacaan 2022
Awal dadku wadno ma hayn cabsi cabsi
Heestan wuxu qaaday wakhtigii Gedo laga xoraynayey nijasada.
Wxn dhagaysanaya 22 sep 2022 ano hargeisa jooga illahy wxn iniiga rajaynaya amni buuxah🥲
Dila shabaabka 😒
Cabsi wey dhamaateyn dadkeygiyow
Intaa ka badan cabsi yaala lagu noolaan ilaahey baan idiin ku dhaarshee 😢qawaarijda shacab inee ka cabsiiyaan uun bee awoodaan yaa laga cabsan wxbo idiin kama ba inaayaanee😊intaa cabsi ku noolaan laheyd adoo dhimashada wajahdo ka wngsn ✊🏻
Nolosha sidaan ma siin ahaan doonto waa laga bixi doonaa xaladaan hadda ku jirtaan ee cabsida wajaha marka hore😠ciidana idiin ka dhicinaayo cadowga garab istaaga oo ka muuqda garabkooda si ee dhiiro galin ugu noqoto dagaalka qawaarijda kula jiraan ee ugu guuleystaan✊🏻🇸🇴dalka xoreeya shabaab miyaa sidaan loogu baqaa intaa nool nahney 😢dadkeygiyow wx isku dhaama plz🙏Oo aan iska dhicino cadowga ✊🏻😠CABSI WEY DHAMAATEY HELEYSKA DHICIYO DADKA WX MAGARATAYAASHA AH EE QAWAARIJDA AH 😒GUUL IYO GOBONIMO SOMALIA 🇸🇴CIIDAN QARANKA HALA GARAB ISTAAGO MARWALPO 🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sep 23/2022 yaila dhagaysanayo
Hees cusub ban modayay tiktok inta kaso raacdey like😁🤣
Wlhi ani xitaa saas modayay
diinteynu lenahy kala danbeyntiyo
aqidadey ladiriran
dadkana aqontiyo ruxi damir leh duqowdey
kadilayan dayarta ay haligayan kumadaran dhashode 🥰👍👍👍
dila shabaabka danbi kama imaanayee From Hiiraan
21/09/2022 ayaan dhageysanayaa wow.
Hees cusub baan moodaye from tiktok dila shabaabka INSHALAH way dhamaan ugus😏💪
Taariikhda waa 5 October 2022
insha allah dhawaan qof shabaab ah waala waayi doonaa.
Alle mahadii weeye hadii maanta oo ay taariikhdu tahay 6-january-2023 koonfur badankeed xor tahay lagana xoreeyay shayadiinti dhiiga muslimiinta caadaystay. 👊❣️🇸🇴 Ciidankii Farmaajo dhisay ficilkoodi la arag madaxweyne xasan shiikh maxamuud inu ka faa'idaysta rajayn.
qabiil walba deegaankiisa ha xoraysto.🦁🙏👏
wixii harayna in la dabar jaro ayaa rajaynayaa insha allah.🤲💯❤️
From Puntland Garowe Guri Gobeed 🤟🦁💪❣️🇸🇱
Like 👍 iisaar Hadaa daawaneeso 2022
8 sano kabacdi ayaan dhageeysanayaa dila shayaadiinta
Manoshahay😢
2022 ayan dhageysanaaya tiktok ayan ku arkey waba hees qadiimi ah
Heeskan waxy kuso caanbaxday Kacdonki beesha xawaadle
Thanks Adam shimbarlees
Hada ayaaan dhageesana heeestan ❤️
Dila shababka dila dabar goyo waa cudur 2022 hestii ugu shidneed
Hees cusub umaleynayey dila shababka khawarijta xun alle hana dhaafiyo waa kaankaro iyo furuq 8yrs ago
Heestan Ma dad wali ka baqaaa jira 21 /8/2024 inta iga dambeeso like
This is trending now
Listening 🎧 12/10/22 from Nairobi let the Somalians jion hands together fights and eradicate the malatias SHAAbAH they are Muslim
waa dugaag dad qalataa
dilo shabaab balayo haku dhacdeee
Shabaab wlh blh wa yahuud oo banesate dhiga umada somaliyed naarta ala kufogeyo
2024 October 19 ayaan dhageysanooyaaa waxaan rajeynaa in 26 inta lagaarin dalka laga xureeya shabaab
September 2022 aan dawanoya😂 wana kahelay wlh✊🏽 dila shababka dila
2024 aya dhagysanay ayado deegano bdn laga xoreyey shaban ciidanka xoga dalka guul ama geeri ku jira qasatan ciidan comandos ka Gorgor balantenu waa guul ama geeri insha allh dila.shababka dila danbi kma imane dila💪🇸🇴
5/8/2024
Dila shabaabka dila argagixiso wadanka Allaha kadabar jaro💪
Dila shabaabk
Daminkoooda ruux galay ma diirnaxaaye dila shabaabka eshcalaa abwan iyo fanaanba
Ayadoo xarardhera iyo celdhere manatay la xureyay dhageysanoyaaa.
Dila shaydaanka dilaay danbi kama imanayee🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀
Dila sheydan🥶🥶
Nacalada haku dhacdo al shabab waqtigooda waa dhamaday hala dilo nacalada wadada xitaa hdey wax ku dilan shacabka ha dilan 😰cadow kliya lee nahy waa shabab waa gaalo waliba yahuud ah 😥kii la qabto asigo nool hala gubo yaa lo naxarisan somalia hal cadow ha lahano kaas shabab 🤝si wadajir dagaalka an u galno🤝😥qalaas shabab hda u dhamaty25fri😨👋
Ninkaa wllkii ayey shabab garbaharey kugowraceen sidaan maqalay , sababta ah isaga wadani ah oo shababka naceb sidaa ayey kudilen , wuu kusaxanyahay shababka waa cadowga umada somaliyed wana gaalo nacala hoyadod kutaale
Heesta ilayn mar hore ayey ahayd radio muqdisho kaso maqlay xasan sh wa dal xoreeyo aan caadi ahayn anagana jubada dhexe naga suga xorayntooda
Dila guuul ciidanka 😭💔✊✊✊❤️
Still wan dhageysanayaa esh cala wadani m,a🇸🇴🇸🇴❤❤
Been
dila shaydaanka dila ...... dmbi kama imanaye dilaaaaa...!
Manoshahay😢😢❤❤
Khawaarijta waa laga guuleysanaa insha allah
Allow kuu Naxariiso Gen Farxaan qaroole
Shabaab cadow ilaahay
Marwalba Somalia Guuleysan🇸🇴
walhi xadeyda kacaday ilahoow ciidankeena guuley💪💪💪💪
2022 October 28kii ayaan qarax ka bad baaday gaadiidki aan ku shaqeysanaye kuwaayey hada wa 2024 April oon comentigan idin lawadaagayo
28 /September 2022 ayan dhagaysan haya xili alshabaab laisu raacay shacab iyo dawlad inlasoo afjari doono ayan rajayn haya Insha allah
Fanankan Codkiisa Waa Cajiib! 👌
Geesiyashi reer hiiraan marky halganka ukaceen bn maqlay heesta guuleysta dadkygow💪
22 september dhagaysanyaa alow wadanka k qabo wxii dhib Ku eh wadan gaal ma aann jogeen wadankayga aso nabd eh 😢
Dila shabaabka waa feeyrise 26 Nov Bergamo Italy maanta ayaan runta ogaanay hiiraan wey bilaben ee hala soo af jaro feyriska
Rabbiyow naga qabo al shabab
22 September 2022 waa dhirigilin wngs dalka xoreeeyoo dila shabaaab👹👹
Dila shabaabka dabar gooya waa cudur😡✊🏾
From tiktok
mash allh heeso
Heestan sideed sano kadib bay dib u qaraxday dila shabaabka
Dila shabaabka dila insha allah allow dhimashada cali dheere run ka dhig shabaab waa jabeen allow jabi
Aamiin yarabi 🤲 wan arki doona Insha allah kaaso silac udhintay
Aad ayaan uga xumahay qalbigayga wuu gubanaya dhalinyaro soo kacaysa ayaa la laynayaa maalin walba madax tuuga ayaa wadanka haysta alow naga saar dhibta waxaa jeclaan lahaa inaa maalin un arko muqdisho oo nabada alow nabad ka dhig somali 😢😢
Taarikh ayaa qormeysa maanta waa Agoosto 2022 Waxaa dalkeena ka socda sagaal Rajadiisu aad u sareyso oo lagula jiro Argagixisada Al shabab waxaa ilaahey ka Rajeynayaa in sanadkaan uu naga dhameeyo kuwa diinteena macaan ku qaraabto si aan Nabad ugu noolaano dalkeena.
Waxaan heestaan dhageysanayaa iyada oo khawaarijta Hiiraan lagu gaar siiyay jab kii ugu xumaa halka gobolada kalena uu ka socdo abaabul lagu tirtirayo cadowga
idimka Illaahay sannad kadib ayaan meeshaan dib u soo booqan doonaa iyada oo Argagixisada laga xoroobay.
Waxaan soo booqday sannad kadib sidii aan rabayna wax uma dhicin Inkasta oo khawaarijta la jilciyay
Waxaan dib u soo booqon doonaa sannad kadib iyada oo Argagixisada la cirib tiray idimka Illaahay
2022 dila shabaabka kacdoonka shacabka ha guulaysto
30 sept 2022 Malin Oo GeriyodaY Gen.Qarorole Alle ha u naxrte🥺 Dilla shabaabka 🥺😳
30 September waxa innaga baxay Halyeey wayn farxaan qaroole eebbe ha u naxariisto. Gobannimadu waa Geed ku baxa dhiigga geesiga.
Dila shabaabka.
Nice voice what talented he is
hhhhh
5 10 2022 yaa ila dhageysanaa hees cajiib ah aan kahelay
Allahu Akbar and maxamed (SCW) is our prophet and messenger I follow and please let’s follow and worship allah
Heestan 3 bilood ayaan Tik Tok ka raadinayey
Dila dila wuxuushta
Dunidana dhaafiya