ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DOODA KOBAC FAQUUQA AABE LA'AANTA ERAYGA WACAL IYO NASABKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 พ.ค. 2023
  • #KOBACTV #kobactv

ความคิดเห็น • 36

  • @sahraomar9982
    @sahraomar9982 ปีที่แล้ว +7

    Abdi aziz we love you munafuqinta warkooda iska dhaaaf cid ku gaarto ma leh intaa qabatay madaxda xataa ma qaban❤❤❤❤😊😊

  • @sacdiyomaxamed5938
    @sacdiyomaxamed5938 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka c/ziz waa qalbi jilcan yahy allh kuxadido wllo rasulka scw waxa uudhahy dadka waxa ugu fcn kan anfaca adiga waad na anfacdaa allh agtiisa kheyr kuyaalo dadka hdlkoda iskadaa

  • @user-hx8vu1ho8w
    @user-hx8vu1ho8w ปีที่แล้ว +3

    M.a macalimada cilmigeeda allh uziyaadiyo

  • @raxmarooble5909
    @raxmarooble5909 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ku xafido wll😢😢

  • @user-yf5iv8yl3w
    @user-yf5iv8yl3w 6 หลายเดือนก่อน

    Waa barnamij fiicn dhirigalin fiicn inla ogado wxu sharciga kaqabo

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 ปีที่แล้ว +1

    WLL ABDIAZIIZ TELEFON KAAGA SHAASHADA SO SAAR?

  • @user-tn1mc4eg6k
    @user-tn1mc4eg6k ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waa iska ilmeyey waa barnaamij aad u qiimo badan oo baraarujin dhinac walba leh

  • @xaawocumar4814
    @xaawocumar4814 ปีที่แล้ว +4

    Waxan rajeynaya barnamijkan dartiis in ilmo danbe ee aabo laan iyo hoyo laan laga waan toobi doona in ay dhashaan insha allh

  • @qalanjohena2874
    @qalanjohena2874 ปีที่แล้ว +2

    Sorry abaayo quruxdaas baad leedahay waa kaxumahay inaad cabdi khasaaro kubahdiloh

  • @ahmedgarmadow1422
    @ahmedgarmadow1422 ปีที่แล้ว +3

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah caafiyo allaah dartiis

  • @user-hf3dq1wl2t
    @user-hf3dq1wl2t ปีที่แล้ว +3

    Walahi malindhowed gabar oolasoturay markeydhalatay ee mama dariska ah soheshay😢😢😢

  • @yaaskaabdi8052
    @yaaskaabdi8052 ปีที่แล้ว +1

    Really iyo shiikh somow

  • @sacdiyomaxamed5938
    @sacdiyomaxamed5938 ปีที่แล้ว

    Wlhi baramijkaan waa wacyi galin fcn wayo xumantavdadka sameyo wacyi unoqoneee allh hanuniyo dadka aan sharciga wax kuradeen

  • @qalanjohena2874
    @qalanjohena2874 ปีที่แล้ว +1

    Soomli magaca wacal madeyneysoh 😂😂😂😂😂

  • @yaaskaabdi8052
    @yaaskaabdi8052 ปีที่แล้ว +1

    Sax waye

  • @CabdiCabdullaahi-xq6tj
    @CabdiCabdullaahi-xq6tj ปีที่แล้ว

    Waa laga ma maar maan in la faquuqu hadii kale wax caadi ah bay iska noqon sinadu

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 ปีที่แล้ว +2

    ABDIAZIIZ ANIGA GUURSADAY GABAR AAN AABA LAHAYN KADIBNA WAXAAN BARTAY NINKI SO KORSADAY EE AABAHA AHAAN SHEEGANEYSAY? BILOOYIN KADIB WUXUU II SHEEGAY IN UUSAN AABE IYO HOOYA UUSAN LAHEEYN? WUXAA LAGU SO TUURAY NIN SHEIKH AH GURIGA HORTIISA INTA SALAADA SUBAX LA TUKAN MARKI NINKI SHEIKHA SUBAXDI UU DONAYAY IN UU MASAAJIDKA AADO WUXUU ARKAY CUNUG YAR OO HURDAYA MARA KU DUDUUBAN; SHEIKHI CUNUGI WUXUU U GEEYAY XASKIISA KADIBNA WYXUU AADAY MASAJIDKA; CUNUGAA WUXUU JIRAY MARKA 20 BERI REERKI WAXAY GEYEEN 3SANA KADIB KOLEJO ORFAN EE XAMAR JAB JAB LAGA FURAY 1936DI; KADIBNA. SHEEKADA WAA DHEER TAHAY TEL KAAGA SO DHIG SHAASHADA AAD KA TV GA

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 ปีที่แล้ว +5

    Malin un inan kaqebgalan illah kabarya

    • @sabarinxassan2518
      @sabarinxassan2518 ปีที่แล้ว +1

      Nomprkiza radi abdi aziiz lhdl wa ka qepgali krta😢

  • @abdiqanibuuleofficial6099
    @abdiqanibuuleofficial6099 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢

  • @yaaskaabdi8052
    @yaaskaabdi8052 ปีที่แล้ว +1

    Wahaabi faido ma lahan iyo tabliiq wlh

  • @muumintimo2726
    @muumintimo2726 ปีที่แล้ว +2

    Hadii gabadh sharci daro lugu dhalo , oo ay gaarta xiligii guurka , yaa u noqonaya waali , madaama wallal la dhalan aabahedna la aqoon 😢

    • @macruufmaxamedcisman7467
      @macruufmaxamedcisman7467 ปีที่แล้ว

      Waxaa unoqnaya xaakimka magaaladaas ayku nooshahay ama xaakimka guud ee ismaamka ama dawladaas

  • @fa9875
    @fa9875 ปีที่แล้ว +2

    Saasan diinta uga baxay by diinta caruurta iyo dumarka lagu dulmiyaa

    • @zeynabmahdi
      @zeynabmahdi ปีที่แล้ว +1

      Zubxanalllh 😢Hadda ma SAS baa ku tagtey wll😢😢

    • @sabarinxassan2518
      @sabarinxassan2518 ปีที่แล้ว +1

      IalheY kapaq wla dhimanayaa adu kan walapo cezho ZadaqTu Yarapi 😢iLhow icafi dheh towpad ken😢

    • @QueenHafso
      @QueenHafso ปีที่แล้ว +1

      Subxanalaah maxaa kugu kalifay in aad diinta kabax did bal Subxanalaah alle haku hanuuniyo wakarama seegteh 😭

    • @umunasra1217
      @umunasra1217 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhhh goodbye

    • @sacdiyomaxamed5938
      @sacdiyomaxamed5938 ปีที่แล้ว

      Xasbuna allh diinta nastexo waaye haka bixin

  • @najaxaxmedcamlecadamicadam5479
    @najaxaxmedcamlecadamicadam5479 ปีที่แล้ว +2

    Sorry wll