Goobtu waa south Africa magaalada Cape Town xaafada KHALIIJA saacadu waa 9:30pm 21April 2019 Wlh cidi jaceyl dhaba aragtay uunbaa daremi karto erayadaan xanuunka leh Inta iga danbey doonto like ta igu qabta please
Wlhi waa hees dareenkeda wadato InshaAllah ina dib uso qadaa heestan😢😢 aax waxan dhageysan jirey 2007 ila 2008 marna aan halwa Haji Adan calfan wayey . Way ii jecled balse abahed baa ii diday waxay guursatay wiil aay ilma edo yihiin . Ana ayado dhowr sano kadib
Waa hees aad aan udhagasto marka aan shaqaynayo anoo qadaya ayaan is arkaa marka uu wagusobaryayo mudo 7 sano aah 😍😍😍😍
Goobtu waa south Africa magaalada Cape Town xaafada KHALIIJA saacadu waa 9:30pm 21April 2019
Wlh cidi jaceyl dhaba aragtay uunbaa daremi karto erayadaan xanuunka leh Inta iga danbey doonto like ta igu qabta please
Wan kusalamay sxb kasii bellville
After 3 years waan kusalmay ma noshahay 🤔
Après 4 ans
Çava ??
Hees iyo jecel waa dadki hore waxaan dambe waa qiyaali iyo Kaftan I love Somaliweyn guul iyo gobonimo my nation
Waxay qaadaanba maba fahmo waa music iyo qalaad iyo erayo bilaa xikmad ah.
Hestan xanun Isla waqtigan ihayo awgii ban Search uso dhahay wlhi 😢😢😢😓
الا
Xanuunki maka ba’ay xayaati
Heestan waan MaQlay waan jeclaaday Dadka 2021 iLa daawanaya Like 👍 ismuujiya
Yasalaam.maamii rabi cafimad haku siiyo waqtigaan in aad xanuunsanthyy ayaan maqleye
Abgaallaw fanaanku
Qabiil ma laha aad ayaan u tageera binti cumar gacal cidaay somali ka tahayna commant sacdiya ayaan ku ogaaday please somaliyeey fanaanka fanaan ahaantiisa ha lo tagerro aniga o isaaq ah ayaaba tageeraya bonti waxaa laga yaaba malyaan isaaqa inaan dhagaaysaan sidaan u dhagaaysto binti
Runtaad kahadashay
Balase kadaay shegada abgaal iyo he hada iska garilo
ish calaa hees waa fanaanad qaran waana taageeraa binti cumar gacala calasow rabi kuu naxariisay aduun iyo aakhiraba
Anoo dugsi kaa filaaya
Damiirka maxaad u ciishay!🥹
Wlhi waa hees an mar marxalad dhimasha iyo nol dhaxdoda ku sugnaa so xasusti waaayo maama bintu mahad snid ❤❤
Heestan wlhi waa xiisahayga muda aan caadi ahayn ban raadinayay hada finally waan helay 2018
Dadka 2018 ila daawanaya like ta ii saara
Aniga 2020 ila argtay like dhackusi 💋💋💋💋❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰
2023 bilowged ayan joogna hada waxan Jooga Nairobi
Wlhi waa hees dareenkeda wadato InshaAllah ina dib uso qadaa heestan😢😢 aax waxan dhageysan jirey 2007 ila 2008 marna aan halwa Haji Adan calfan wayey . Way ii jecled balse abahed baa ii diday waxay guursatay wiil aay ilma edo yihiin . Ana ayado dhowr sano kadib
Bintu cumar gacal ninkay jecyd awgiis ayey fanka ugashay heestana isagaa loqaady
Waagaan dusiga sare
Fasalka 1 ahaa 1988 ayaan
Buuga ku Qoran jiray hhhhh
Ciyaanimo wacneedaa
Heesta goormay la qaaday wll
@@justwatch2022 1988
Ayaan maqli jiray
alaha ku dhawra Mamma Binti ala ya cisik hees ,,qasatan aniga xsuus ii ah
Canab Gedi
teelkada iisheeek
heestaan
anigaba xasuuus ii leedahay 2006 gabar u qaadi jiray jeclaaa
Heestaan waxaan dhagaysan jiray 2003 Waayo waayo iyo xasuuso hore
Hadaad mooday aakhiro
inay ehelo leedahay
la iskuma aqoonsado
axyaaa bintI cumar gacal
Hadad aragtay awgaa inaan kuu il daranahay waxaan uurka kaa jirin ilaso abaarte,garac waaye ninka gabadha saan ugalay waxana ku xukumay xabsi daa'in
Idishaye asaagaa dadka kaad ujeceshahy aduunkana dusheedana istareex kunooloow anigana ayaankey (Asma maxamed maxamuud)😭
Asmo hada wan iska ilaaway badal qeyr badana ilahy wa isiiyay xasuus sadex sano kahor ayaan qoray comment gan waqtigu muxuu ordaya oo ii isbadalaya
I love this song so beautiful alhamdullilla from Washington dc ❤❤❤❤❤
Are You Sure
DG
binti cumar gacal wayo wayo ala ya cisak waaaw waaaw
2018 xasuuus binti hada kaga so horeyay like igu qabo
Nabarada qarson iyo arimidisi ogada ku fafan la adkeysan waye great song
2024/14/Jun
Inta dhagaysanaysa like ta igu booba😢😢😢😢
Maya.maleh.bare.fiidow.ee.erayada.waxaa.sameeyay.alla.ha.unaxariistee.abwan.sangub.laxankana.waxaa.saaray.saalax.qaasin..codkuna.waa.binti.cumar.gacal.
15/02/2019
Boorama
Jimce wanaagsan
Aaaaaah xasuuuus runtii heesu waa tiihore dadna waa kii hore 😭😭😭
waa hees xasuusa mudan
eesh calaa hees bintu cumar gacal the best love song ever. yaryarku qabiilooy ka hadlayaan aamusa
I am among the fans
Yaa hada dawada
Wwww love this song 👏👏💙🇸🇴💙♥️💖💯👌✌️💪😍🤣🤣
Mirihii iyo laxankii barre m.fiidoow codka binti cumar gacal
Erayada, codka iyo muuqaalkaba wlh dareenkeeyga ayeey badaleen😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
06.11.2020 from Mogadishu. Jimco wngsan. Time 00.05.00
eesh qiyaska waxaasaa hesa
Hees macan ani xasus teyda waye
ax
Hibak Ahmed 1
Binti waxaa ka hees macaan faaladagan ninka ladhahaayo kac kac kac kac
asal bintu,dadkihore weyan,gar,ahan ayan utageraa
Erayadii abwaan maxmuud cabdilaahi Ciise singub
adan utageraa binti cumargacal
Axsan hees Darren leh
waa erayadii bare maxamed fiidaw
hees iyo badh mamo runta weyi
Binti Omar Gacal
👏👏👏
Erayada MAXAMUUD CABDILAAHI SINGUB
Hes an ka dalin ishcalaa erayo mugwayn
🎤🎤🎤🎤🎤
Ax yaa jaceyl murugo leh
hees io badh weeye mamadu weyshidneyd ileyn
M.a love song
Somali waa ul iyo diirkeed fanaankuna qabiil mamatalo
Woow
Hees dheh allaylahee
eesh calaa heeesyo badh
Mama binti cumar gacal legend
fananada somaliyeed
shukran
my blood abgaal ismaan ilaah fanka naguma badiyo dhal culuma ayaan nahay taariiqda soomaali lagu xusee maamo binti aadbaan kuu jeclahay rabbi ha ku xefdiyo maamo
Waa hees sanad walba xusuus igu leh ilahow xafid bintu cumar gacal fanaanad somalieed
Heesta xasuus 2013
Heestan....waxa.curiyay...abkii...caanka.ahaa.alla...hanaxariisto...abwan...sangub.ayaa.miriha...iskaleh...laxanka.waxa.raaciyay...salax.qaasin
Bintu omar gacal
beautiful runti
Xasuus time
mohamed xafiis axsan hees
Aad baan utaageero bintu cumar gacal nolow
mohamed xafiis nyc one ina abti xasuuus
xasus lama ilawana iga dheh
Binti cumar gacal
She is Abgaal hero
Ibrahim
A3
Kkkkkkkkkkkkkkk
h
:P
Abgaallaw fanaanku
Qabiil ma laha aad ayaan u tageera binti cumar gacal cidaay somali ka tahayna commant sacdiya ayaan ku ogaaday please somaliyeey fanaanka fanaan ahaantiisa ha lo tagerro aniga o isaaq ah ayaaba tageeraya bonti waxaa laga yaaba malyaan isaaqa inaan dhagaaysaan sidaan u dhagaaysto binti
Daahir Sahal waaw thnks
Nabarada qarson iyo arimidisi ogada ku fafan la adkeysan waye great song