Dood kulul: Xildhibaanada oo si Adag uga dooday Fashilka Xukuumada Xamse & Xasan Sheekh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @khadrahassan4374
    @khadrahassan4374 3 หลายเดือนก่อน +6

    Masha iskag taga waxan kumahaysane

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheikh iyo Xamse ha la rido,Waa haddii aad tihiin dad Shacabka Soomaaliyeed ka naxaya.

  • @abdilahiabdi4453
    @abdilahiabdi4453 3 หลายเดือนก่อน

    idinka. ayaa ah hal xaaraana waayo shaking idiomatic gu idiomatic soo dooraran rooblo baahane ayaa idiomatic soosaaray

  • @NurAbdelkader
    @NurAbdelkader 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shimbiriyahoow heesaa hees wanaagsan heesaa

  • @elmielmi4397
    @elmielmi4397 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan caluusha dal qudh yaa ku leh.)

  • @NurAbdelkader
    @NurAbdelkader 3 หลายเดือนก่อน

    NGO Aa la rabaa

  • @MohamedKasim-x6t
    @MohamedKasim-x6t 3 หลายเดือนก่อน

    Gudomiye adiga xitaa shalay Waa gambisay sacdio ayaa daadihineysay

  • @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca
    @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca 3 หลายเดือนก่อน

    kooramla,aan in dood baarlamaan laqabto ayaa gaf ku ah xeer hoosaadka baarlamaanka waana danbi qeynuuni ah

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 3 หลายเดือนก่อน

      Sharciga ay ku dhaqmaan 4.5 ayaa xaaraan ah. Nin xasaanad leh ayaa Alshabab ah. Lama taaban karo because xasaanad ayuu leeyahay dadka laga tiro badan yahay xilka ugu sareeya dalka ma qaban karaan. Muqtaar rooboow oo somali xasuuqay ayaa xil haya. hasan munaafaq umada ilaahay haka qabto..

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hasan sheik digalka wa u ku fashil mee ogadaa

  • @CadaniBare
    @CadaniBare 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheydan madobe madaxa ha laga jebiyo doffar somalia god madow ku ridey 😂😂😂😂

  • @ibrahimbahar7365
    @ibrahimbahar7365 2 หลายเดือนก่อน

    Aadan ma doobbe ilaa hey ummadda ah
    Kaa hor waddo

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 3 หลายเดือนก่อน

    Xidhibaan kaas waxa uu sheegay shaqada qaladan ay qabtaan inay dhahaan waxaan nahay sharci dajiyaal sharci buriyayaal oo ay san u sameyn xad laheynna.

  • @abdilahiabdi4453
    @abdilahiabdi4453 3 หลายเดือนก่อน

    gudoomiyuhu isagaa tuug ah

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 3 หลายเดือนก่อน

    Kaa maalintii gudoomiye loo doortey ayey soomaaliya dhimatey

  • @abdilahiabdi4453
    @abdilahiabdi4453 3 หลายเดือนก่อน

    gudoomiyuhu isagaaa tuug ah.

  • @AfrikaFaarax
    @AfrikaFaarax 3 หลายเดือนก่อน

    Gudoomiye maskiin ah gus jilacan iyo maxa la dhihi jiray

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 3 หลายเดือนก่อน

    Guddiga difaaca iyo amnigu al shabaab ma AS bay xidhiidh la leeyihiin waayo hadayna jirin maxaa ugu yeedhi waayeen masuuliyiinta dawladda ee qaabilsan amniga

  • @matan1952
    @matan1952 3 หลายเดือนก่อน

    Gudoomiyuhu waa maskiin ee ha la iska daayo, ha iska dhamaysto qulub-qanaadka. Baarlamaakuna waxay ka hadlaanna waa cantarabaqash.

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 3 หลายเดือนก่อน

      waar soomaali cid haynkarta majiirto waadad qaloocan subxaanalaah

  • @Hayaatihayaati-ru8xc
    @Hayaatihayaati-ru8xc 3 หลายเดือนก่อน

    Adan madoowe iska rida waa xaaraamiga iska rida waa asxaab fuloos musuq maasuq asiga iyo xasan munaafaq

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน

    tuug ilaa adiga lagu rido mooyee meeshaan hagaagi maayso

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 3 หลายเดือนก่อน

    Nacladi idinku dhacday ee dalkan ka badbaadiya khaa,inu wadankan hassan sheikh ee soomali hubka isagu dhiibay hantidii dalkana uruursaday una shaqaynaya dawlado shisheeye ogaada in aad qayb ka tihiin burburinta soomali aakhiro iyo aduuna soomali idin cafin doonin odaygan jaahilka ah ee shaydaan madoobe ugu horaysiiya inaad xilka ka tuurtaan waxaad noqoteen kuwii ugu liitay ee parliament soo maray