XILDHIBAAN FAISA JEYTA O HALBOWLLAHA JARTAY DAMULJADIID (4063)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 หลายเดือนก่อน +6

    Faisa jayte she is hero waa geesiyad run sheeg ah barigii hore xildhibaano badan ayuu xasan sh si qarsoodiya udilay

  • @ShiremaxamuudCumar
    @ShiremaxamuudCumar หลายเดือนก่อน

    Gadoomiye Aadan madoobe waxan leeyahay handadaada Haa ka daayo xidhibaanada yar ee fara kutiriska ah ee wadaniyiinta soomaliyed ka handadaada Allaah haakaasaaro adiga iyo inta kulamidka ahba

  • @fataha1
    @fataha1 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwaan Xildhibaano ma Aha gabadhaan ma ahee wax kale oo Runta sheegaya ma leh .kitaabka Ilaahay ma ka Baqayaan
    Faisa noolow

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq หลายเดือนก่อน

    Masha alah hanolato xildhibanada wadaniga dhabta Allah haku xiftiyo

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 หลายเดือนก่อน

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Waa. Dhamaadki. Baadilka

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน +2

    Xildhibaannad Faa'isa Jeyte waa waddaniyad garaneysa waajibaadka loo dhaariyey. Allaha xafido Xildhibaanadda iyo inta dareemeysa wixii ay u dhaarteen .

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 หลายเดือนก่อน

    Walhi wa runteed gabadha masha allahaa gabadh geesiyad ah

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI หลายเดือนก่อน

    Xil faiza jeyte waa rag walahi qofbaqayo mahadlikaro
    Waymahadsantahay thanks for millions

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 หลายเดือนก่อน

    Insha. Allah. Kariim. Baadilka. Dhamaantiis. Wuu. Dhamaanaya. Waana. Gabagabo.

  • @abdullahiahmed7039
    @abdullahiahmed7039 หลายเดือนก่อน

    Faisal jayte asc salaan dabadeed wasd mahadsan tahay Uma soomaaliyeed waxaad tustay sida xaqa ah oo dawlad wanaagsan ku Iman karto

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhaan ayaa i metesha masha allah aqli

  • @AbdirizackYussuf-z9k
    @AbdirizackYussuf-z9k หลายเดือนก่อน +2

    Hambaalyoo faiso jeytey

  • @newways5498
    @newways5498 หลายเดือนก่อน

    2nd madam who was on the floor defending the Executive seems to be a Traitor (Shame on Her.)Go back to School.Thanks Maalim Aden. bravo Faiza J.

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheikh waa doorateene Caano ka maala,Dhibaatada dalka haysata waxaa ka masuul ah Xildhibaanada.
    Maantana waxaa hortaaga Aden Madoobe oo ah Fadlan Lacag ku shubo.

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha sharkooda kaaxafido

  • @AbshirJimcaale-pk7lk
    @AbshirJimcaale-pk7lk หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg หลายเดือนก่อน +2

    Xildhibaanada GEESIYADA AH EE
    MURASADE WAA IN TAALO LOO DHISAA

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 หลายเดือนก่อน

    Ma anan garan faiza jayte run sheeg iyo wadaninimo waa naag murursade

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 หลายเดือนก่อน

    Ciidankeena Hogaan Xuma heeyso waa Sax

  • @IsmaciilMohamudIsmaciil
    @IsmaciilMohamudIsmaciil หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hakuxafido fjayte

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 หลายเดือนก่อน

    Ha iska dhibina oo cad waaye

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan Faa,isa waa Mr abiib ka muqdisho Nooloow Inbadan shaqsiga wanaagsan Ayaa Nadeeqa Soomaali hadaan Nahay Waxaan reer hebal laleeyahay ka gudba Somaliyey

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 หลายเดือนก่อน

    Good talk❤

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 หลายเดือนก่อน +1

    Aadan madoobe iska hor wareejiya markaseey waxwalba hagaagayaan.

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliyey wax fahma xildhibanada u daacada shacabka iyo wadanka waxaa loo sameystey kuwo ka dabo hadla oo contrary ku ah xaqiiqada ay sheegan sida, hadalkii faiza jeyte waxaa laga dabo mariyey 14:31 ruuxan, aan wax micno iyo xigmad tiona laheyen ku hadlaya, akid sld ayey ka soo jeedaa ruuxan oo qas iyo qalalase ayeyba barlamanka u fadhida.

  • @fartunjama2269
    @fartunjama2269 หลายเดือนก่อน

    Guuleso siter✊✊✊💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💋💋

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf หลายเดือนก่อน

    Allaha ku dhowro ghesiyat aya tahay.Wadani dhab aya ahay mideda kale yey ka hs bixinDorladda saxixeda aya lagu kenay.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Iyagaa lagaa laga arkay liidnimadooda
    Soomaaliyana idinkaa halkaa dhigay

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheikh waa doorateene Caano ka maala,Dhibaatada dalka haysata waxaa ka masuul ah Xildhibaanada.
    Maantana waxaa hortaaga Aden Madoobe oo ah Fadlan Lacag ku shubo.