Hal arin Isr`il oo ku qasabtay in dib u dhigto weerarkii Iran,Xisbiga gantaal Russian ah rakibatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024
  • Hal arin Isr`il oo ku qasabtay in dib u dhigto weerarkii Iran,Xisbiga gantaal Russian ah rakibatay
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

ความคิดเห็น • 14

  • @AbdifitahDaudhassan
    @AbdifitahDaudhassan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤

  • @MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op
    @MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yuhudau ha dhacdo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️

  • @MohamedAhmedjama-x2v
    @MohamedAhmedjama-x2v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ascm Cisman siidaa wanku sugaynay caawa warbahin tayale weeye gaylan

  • @mahamudmohamed6624
    @mahamudmohamed6624 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salan sare waxan kabaqay magaca mesha aad kusoqoratay project cabsi cabsi ah waye brother 😊😊😊😊😊

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Human rights watch ma shaqeeyaan horta 😅

  • @jiir
    @jiir 53 นาทีที่ผ่านมา

    Iska sax hadalka sxb Dal maha Israel ee waxa leh Palestine 🇵🇸 wadanka yuhudana waa gumeste

  • @hassanqabuule6614
    @hassanqabuule6614 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Israail way baqaysaa

  • @AxmadTayo
    @AxmadTayo 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iran wey baqeysa

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaylan media Osman fotansti duhur wanagsan wllk hamas xiisbuulaah yamane iran Palestine Iraq Pakistan souria victoire Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @MohamedHassan-bu3zm
    @MohamedHassan-bu3zm 22 นาทีที่ผ่านมา

    969

  • @AdenFarah-nq6gx
    @AdenFarah-nq6gx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    adu nio qaabkaad warka utabinayso uma bogin

    • @Abshaw6
      @Abshaw6 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dee iska daa maxa kaso doonta edeb darnidaa

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dib jir xasid aqoon iyo aragti laheyn logama bahna gobtan ee iska bax , wa chanel xaqiiqda laga dhegeysto waxay wariyaashu gashan juhdi badan wararka ay so gudbiyan Allah mahadaas leh Adna uqir oo ku qanc ama iskabax wbt