DAGAALKA QASA + ISRAAIIL/IIRAAN + XISBULLAH + US/MASAR + UKRAINE/RUUSHKA +

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • DAGAALKA QASA + ISRAAIIL/IIRAAN + XISBULLAH + US/MASAR + UKRAINE/RUUSHKA
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

ความคิดเห็น • 47

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 22 วันที่ผ่านมา +11

    Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 22 วันที่ผ่านมา +4

    M M CADE WARKIISU WAA CAFIMAAD QABA. ALLAAHU AKBAR. ILLAAHAY. HA GUULEEYO DAGAAL YAHANADA. XAMAAS. EE CADAWGA ISA SOO BAHAYSTAY. DAGAAL GEESINIMO AH KULA JIRA. ❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 22 วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 22 วันที่ผ่านมา

    maxamed maxamud cade nolow sharaf kunolow wall cadowga alaha jabiyo aamiin yarabi

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 22 วันที่ผ่านมา

    Allaha Jabiyo Israel, Maraykanka iyo Xulufadeeda
    Wallaheen Falastiin Allaha Guuleeyo
    Waad ku Mahadsantihiin Xogta Sugan ee aad Noo soo Gudbisaan

  • @shukriabikar3031
    @shukriabikar3031 22 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ugar gaaro musliminta

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 22 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 22 วันที่ผ่านมา +2

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم حتي يروا العذاب الأليم

  • @CabdicarabCalikooreeye-r7l
    @CabdicarabCalikooreeye-r7l 22 วันที่ผ่านมา +4

    israa iil way jabaysa 2024 ilaa 2025 insha Allah

  • @cabdalehaybe7218
    @cabdalehaybe7218 22 วันที่ผ่านมา +2

    Soo dhawaada xayaaysiinta dhibnagu ahaayd hasayeeshe hada waanu liqnay sabab waad naga qanciseen midakale waxba may xumaadenba hadii laaysku joojinayo laays qancinaayo

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 22 วันที่ผ่านมา +1

    🇲🇦 marroco waa sida Saudi Arabia 🇸🇦 oo kale Waxaa haysta boqor reer galbeedku meesha dhigtay,,

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 22 วันที่ผ่านมา +2

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @BogorehMohamoudAbdi
    @BogorehMohamoudAbdi 22 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay gacanta falastin ha guleyo inshallah 😢

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 22 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb Cadogan.ilaahay way jabayaan.insha Alaah. Horaana.Ale usheegay marka.xamaas.dulqaad.yeesha

  • @MaxamedXasan-f7i
    @MaxamedXasan-f7i 22 วันที่ผ่านมา

    Ilaaho guule falastin

  • @user-li8tm3vh2u
    @user-li8tm3vh2u 22 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ha u gargaaro falastiin guushana ha siiyo

  • @Baremaxamed887
    @Baremaxamed887 22 วันที่ผ่านมา +1

    Falstiin,,,ruush haka adkaadan yuhud,,,yukrain

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 22 วันที่ผ่านมา +1

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 22 วันที่ผ่านมา

    Allaha u gargaaro falastiin.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 22 วันที่ผ่านมา +1

    Awel ma wax kalay beegsanaysay!
    Waxay Rabaan inay xidida u -
    Jaraan taran tay Kala dagaalamayaan ! Geed hadii -
    Xididada loo siibo oo kale !!
    Masiibo haku dhacdo yuhuud iyo
    Xulufadeeda!

  • @abdulkadirmohamed-px3rh
    @abdulkadirmohamed-px3rh 22 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahoow ukalmee

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 22 วันที่ผ่านมา +1

    Asslamu calaykum.
    Algeria 🇩🇿 waxay ledahay Nuclear Technology ⚛ Oo dhinca Koroonfada iyo Cafimadka..

    • @yousufonlaye409
      @yousufonlaye409 22 วันที่ผ่านมา

      Oo ka Qibrad xaday France ka oo ku Tijabiin jiiray Nuclear ⚛ Wadankooda.

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 22 วันที่ผ่านมา +1

    🇷🇺 ruushka waa inu nugliyeer ku dhufta Ukraine 🇺🇦 hadii kale jabhadaayn ayay ku dili doonan oo dagaalka ku daba dheeran,, saxiibkay Vladimir putin waxaan leeyay iska soo afjar waxa..

  • @KhadarMaxamud-k1y
    @KhadarMaxamud-k1y 22 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤ 12:31 12:32

  • @MukhtaarmaxamedCismaan
    @MukhtaarmaxamedCismaan 22 วันที่ผ่านมา

    Markasta oo ciidanka sahnooniyada la,xanuuniyo shacabka ayay xasuuqayaan sobobtuna waa guul darada soogaadhay cadawga

  • @AsliOmar-rc4gk
    @AsliOmar-rc4gk 22 วันที่ผ่านมา +1

    Carab Hilo laga sugimaa horay loowaayey waa. Niman faro lagahaayo waayo. Dad damiirleh waxaa. Mafiirsadeen Calool umada faro Ayaa lagahayaa madaxda carbeed

  • @user-pd7fk4lo6w
    @user-pd7fk4lo6w 22 วันที่ผ่านมา +1

    Falastin way dhamatay yaa u maqan hadii wax loo tari mar hore yaa tari laha muslm majiro 😢

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali 22 วันที่ผ่านมา +1

    Haku odhan lagudilay ee waxaad dhahdaa lagu xasuuqay qasa

  • @AbdiAli-n2c
    @AbdiAli-n2c 22 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤😅😅😅😅

  • @IsmailIbrahim-uu9xx
    @IsmailIbrahim-uu9xx 22 วันที่ผ่านมา

    American boots in Gaza

  • @AbdiramanAhmed-ue1ig
    @AbdiramanAhmed-ue1ig 22 วันที่ผ่านมา +3

    Asc asxaabta

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 22 วันที่ผ่านมา +1

    Xasuuqa. Shacabka falastiin. Ee argagixisada. Yuhuudu. Ku hayso .. waxa. Ku garab siinaya. Waa maraykan. Hub. Ciidan. Diyaarado. ..bambooyin. .. sirdoon. Dhaqaale. ...
    Wana takeentay. Inay xasuuqa ay sii wadaan cadawga isa soo bahaystay. M m cade. Warkaagu waa caafimad qaba.

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 22 วันที่ผ่านมา +2

    Aaway kuwii oran jiray xuquuqda bini adamkaan u doonaa 😢

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 22 วันที่ผ่านมา

      Afka bas ayeyba kadhahan walika hana rumeysanin gaalo

  • @Ducaalehussein
    @Ducaalehussein 21 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ficnaan laheyd in aad naga joojiso xayisiinta beenta ah ee warka runta noodaa waayo xayisin waxaan waxba ka jirin hal wakhti u samee hadaa laga maarmin xayisinta

  • @MaryanhassanOsaamee
    @MaryanhassanOsaamee 22 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @Goradadan-ti9mc
    @Goradadan-ti9mc 22 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @AxmedCabdi-b2v
    @AxmedCabdi-b2v 22 วันที่ผ่านมา +2

    Israel ilaahy hajabiyo

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 22 วันที่ผ่านมา +2

    Waar horta kani war xuma xamaas way madhatay iyo tiradu intaasay marasaa waar jabka yahuuda sheeg iyo hooga haysta

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 22 วันที่ผ่านมา +1

    Israil war ma yeelayso xasuuqay wado

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 22 วันที่ผ่านมา

    Marekan wa munafaq dhiga Palestine 🇵🇸 baneystay si uu gaalada yahuuda arxanka daran u ugu taagero ba bi inta shacabka Palestine 🇵🇸 wax kastu shegane wa beentis dhagarqabe waaye

  • @MrAden24
    @MrAden24 22 วันที่ผ่านมา

    Waxaa dhicikaraa cidankaan yukreen ee galey ruska in la hareerayo ee dibdambe loo arak

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 22 วันที่ผ่านมา +1

    islaamka waa inuu dhulkiisa difaacada si aan loo gumeeysan