Masha'Allah, Jazak'Allah kheir. Bay leaves, cloves, blackseeds, funigreek, rosemary and the first dried flowers? What is it called in English, I'll check health/Asians shops Insha'Allah
Masha allh abayo thank u wan sameesan jiray waxaana u isticmaali jiray si joogta saliid caadi cml marka agool aan ku arkay wayo madhiqi jirin marka shukran adaa hada kaa faaiday hada kadib sidanaa sameenaa
Masha alaha xabbiti mahadsanid horey usoco wan ku wata noso badi wax yalahan cml ale haku barakeyo adiga iyo caruurtdada amiin 🤲🤲🤲 ee xabbiti meqo sac aya dadka lu kariina iso jwb plz plz codsi wye
ABYO ALLE HAKU SHARFO Ee kawan hadii dhirtaan aan ku ku darsado saliid qumbe oon caadi umarsado maalin walba waayo timahayga inta hore Ayay firaaqaad ka yeesheen wax maka faaiidayaa iso jawaab gacalo
Karkadry ama ubaxa qalalan 4 warq sayidina Musa +dhagyaro shidn hal qado +halqado ween xabad sowda shidan tinaty madowaysaa +rosemary +halqado xulbo +saliid zaytuunka kadib ku kari biyo dabsaran
Shukran wll iiga faa ideeya Ros meeriga waanoocma
Maasha Allah tabaarakallah Jazaakallahu khair xabibti. Abayo saliidan hadii aan marsado habeenkii on subaxdii iskadaqo kawarn wax dib miyaa iiga imaanaya? Thanks 🙏
MashaAllah xbbty wax badan ka faiday jazakallah kheir
جزاك الله خير الجزاء
Masha'Allah, Jazak'Allah kheir.
Bay leaves, cloves, blackseeds, funigreek, rosemary and the first dried flowers? What is it called in English, I'll check health/Asians shops Insha'Allah
Hibiscus
Hibiscus 🌺 in English and karkade in Arabic jazakallah for writing the rest of the ingredients sister ❤
Abayo caleenta bedelkeeda falexsiid ma isticmaali karaa tan kle isbuuc ano meel dhigin hada isticmaalo kwrn
WiiL 18 jir ah ayaan ahey timaha ayaan wax kiimikaal ah marsadey timahaygii waxay bilaabee in ay daataan oo khafiidaan markaa ma marsan karaa salood lagu daray dhaga yare iyo xabad sawda mar walba koofiyad ayaan xidhaney iskama dhigo cuqdad ayey igaliseyba
Abowe wad Mar San krta lkn timaha iska jar si aad u hesho timhgi
السلام عليكم ورحمت الله وبركاته
Abaayo xulbad hadaan hayo mid shiidan ma caadibaa mise waa lasim ta buurbuuran
Asc abyo waxa iso shegta shambo timaha ufican timaha qalalan oo goaya plz iso sheg
Masha Allah quruxey walahi waxad mooda inad niyadeyda ku jirtey saliid ban u rabey gabadheyda ❤❤❤ jazak Allahu khair
Gabar sanad iyo bar jiirto malo mariin karaa abayo
@@aanaan6027 maya bisinka hunno ugu yari 8 year old
@@aanaan6027may ilaa 5 sano waye
Masha allah walal waxed isheegtaa qali salidaha muradibka ah ee timaha lagu daynaaayo , shukran waalal sidaad wax noogu faaidayso
Asc wll karakadey iyo warakqaa halkaa lagahelaa wll 3 shey wan fahmey 3 mafahmin xabatudsowda xulbo dhayagyarey intaa wan gary
@@nishwaanshariif3633 walal waxaad ka helaysaa Melaha xawaashyada lagu iibiyo
@@nishwaanshariif3633 bakaaro abyo mataan home gabdha ku dhagan aa heyso hadaa xamar joogto
Ukhtii majiraaa sanadkan cusub jalanji timahaa hadu jiro grub maleyahy wll iso jawAb
MashaAllah wllo mahadsanid 😍❤️🌹
Faiza abaayo ayaado salid i marsan tahy miyan isticmali karaa mise timaha inan so dhaqo waaye kadib marsana hadana wan ka dhaqayaa plz iso jwb🙏🥺
MashaAllah tabarakallah makailewi liked habiibti ❤❤❤ilahe kher hakugubadelo saa nofaidhesit
Walaley timaheyga wn ku daaley waxkasta waa mariyay xoogbey idaqdanyaan waxan sameeya sister iga caawi
Masha allaah tabarakallaah shugran walaal qaali faiza cadey alle haku barakeeyo wax yaabo badan ayaan kaa faiidaa
Habo saliidaan Hada joogteeyo Meqo igu Baxee mida Kle Tinteyda Misla eko see iskula ekey Siiyaah❤
Miyaaaaaaa yareydaan shaxshaxleeydaan kabadanaan istaahilaaaa minyaradaan yarta itaaaah waan uwataaaaaadumaar dhanaystirabeeey qiimobadataan khayryaashay waaan dhaaafaa
ماشاء الله تبارك الله اللهم بارك
Maasha Allah Ilaahay ha kaxafido isha
Iyo waxi dhiblee
Abyo macan ado raliya kaliya waxan aqana dhegayaraha xulbada xabad sowdada kwa kal magacoda ma aqan waxankaradina melaha alabahas lagu gadee magacoda iso qor ado rali ah hadii aykusogarto qoralkeyga
Saddexda kale magacyadooda HIBISCUS 🌺, BAY LEAF 🍃 & ROSEMARY.
Masha allah ❤❤
Masha allh abayo thank u wan sameesan jiray waxaana u isticmaali jiray si joogta saliid caadi cml marka agool aan ku arkay wayo madhiqi jirin marka shukran adaa hada kaa faaiday hada kadib sidanaa sameenaa
Mku baxde hunno😊
Masha allah xabiibti ale haa ku barkeyo gacanrad
Macn dhaga yara narkan kariyo madaxa igu xanuna
Masha alaha xabbiti mahadsanid horey usoco wan ku wata noso badi wax yalahan cml ale haku barakeyo adiga iyo caruurtdada amiin 🤲🤲🤲 ee xabbiti meqo sac aya dadka lu kariina iso jwb plz plz codsi wye
Nus sac u dabka ku karaya xbbti
Mashaa Allah ilahey gacantada hakubarekeyo abayo macaan 🥰
Amiin xbbti shukran ❤❤
Faaiso abyo ani kamanaqo dhibmeey iikeesee 6keed iyo lixkale oo falaziid kujiro kamanaqo waan kudaayaa iisoojwb xbbt
Quruxey salidan waan u baahanahayee halkee ka halikaraa adoo mhdsn
Masha allhah illahey haku barakeyo gabdhahaga 🥰
Xbty ❤ thanks love saliida markan butter timaha marsanayo maku dhex darsan karaa
Masha Allah faizo wall waxd kasohadasha serumka bariiska
Walashy shaambo. Ma iskaga dhaqi karaa?
Thank you xabiiiibti
Abaya saliidan malin kasto ma marsan karaa aniga an dhaqeynin iso jwb xabibti
Abaayo hadan cadhi u isticmalo dhib miyey ledahay si jogta ah oo an laga dhaqeynin micnaha
labada dhir ugu horeeyo aad kuu ku ridey baquliga magacooga English ama soomali noogu sheeg Arabic kuma fahmin adigoo mahadsan nalawadaag
ماشاء الله تبارك الله حلوه جزاك الله خيرا يا عمري
Abayo ubaxa kara gadee ga English manoogu sheegikartaa please ❤
Xbbti basal iyo toon maku dari karaa isoo jawaab blz
Abaayo bidaar dheer igu taalo wax iisheg oo dhaqsi igu so dhaweeyo❤
Turkiga aad soo beero
@@adoontaalleadoontaalle3198 🥲😂
Abayo sanad iyo bar gabar jirto ma uu mariin kara aa
abaayo xagee laga helayaa ubaxa iyo waraq qarka macanto dhakhso isoo jawaab mahadsanid
Somali hadi jogtid bakaro cirtogte meesha mindawadka kahele kuli
ABYO ALLE HAKU SHARFO Ee kawan hadii dhirtaan aan ku ku darsado saliid qumbe oon caadi umarsado maalin walba waayo timahayga inta hore Ayay firaaqaad ka yeesheen wax maka faaiidayaa iso jawaab gacalo
Saliid qumbo wa ku darsan karta xbbti lakin malin kasto in la marsado ma logu talagalin hadi a laga dhaqin timaha dhib ay u geysan karan
Masha Allah xbbti faisa iso jwb qali salidaha kale kamu samesan kara qumbaha ama loska 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Haa xbbti labadaba wa ku sameysan karta
Habo waan so wada shitay me laha salida lagu sameyo ayaan ka so samaystay marka ma ficanyahy
شكرأ اختي
Abaayo pluses waa kubaryaa saliida ilmaha 3sano soo Sam eey
Ilahow kheyr kusiiyoh Hbo mcn hdy runtahy wan soo tijabinh insha allh
Kawaran xbbti maxaa ka faa iidey aniga hadan dawanaya in aan sameyo ban rabaa
Abayo qeyr allaha kusiyo. Hadan ka dhaqin maxaa dhib ah? Qabkan hadan rabo salidee ku fiican?
Timaha saliidan mask a loga dhigta mask timaha salida marka loga dhigtane lazim wye in laga dhaqo abyo
ASC xabibty xabsooda mida biyaha maisticmali kara?
Abayo jajabka timaha maxa lagu jojiya 1 inch ama labo cml iga jabta marwalbo an shanleyo
Abyo saliidan ayan rabaa halkee kahelaa
Masha Allah tabarakallah
Ilahy hakusharfo xabbty
Wax badan ayan kaafaidney
Amin qali shukran 😍❤️
@@Faizasworldbeautywl.aniga ima koraan timaha wana qalayl
Mashallh tabrakalh abaayo ros meeriga afcarbi maxalgu dhahaa ii sheeh adorali ah
اكليل الجبل
Asc apyo aad ayd umssn thy wxn raba saliida argan inad nooga faaideysid
شكرا لك يا أختي الغالية 🥰 waad no faaideysey
Abayo wan tijabinayha insha allah ti anku raysto alle hayga dhigo
Abyo ma tijaabi sayna
Walaal saliid qumbe maku sameyn kara
Mahadsanid macantiyey qaali💗
ماشاء الله تبارك الله حلو والله جزاك الله خير يا قلبي ❤❤💯👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
وإياك حبيبتي شكرا ❤❤
Masha Allah
Xabibti aniga gawadheyda dhagayaraha agool naga soo bixiyaa maxa sawaway
Asc abayo faizo waxa ihaya dhiglan marka fullzoya mushari maku shidan kara timaha ma ibaxan qalel waye maxa sameya abayo Ila tali
Haa abyo masharida wa ku darsan karta cafimadka u fican yhy
Xabad sowdo iyo dhagayare iyo caleenta Übaxa lee ka fahmay waxyabaha kale English ahaan noogu sheeg abayo saa u fahano carabi ma naqaano
Salxaniyaha iney timahu ka tegaan ka warn wall wey iga tageen weyna sii socdaan
Masha Allah tabaaraka raxmaan
Wl.aniga ima koraan illahay amarkisa
Asc walal Kawaran hadaan saliidooda dhintaan isticmaalo
Shukran abaayo ❤❤❤
Qaar kamid ah hadii aan wayo intan helo ma isticmaali karaa mise waajib waye intan inan isku daro
Masha allah wllo
Walaal timaha gaska leh maxaa ismuud kaga dhigaa
Thank you hayaati
Barakallah xbibti🙏🏾❤️🙏🏾😇🥰🥰
Masha Allah tabaraka llaaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alaah tabarakalaah
Byo inta kle waan haystaa lkn xaleenta magaceed xagee ka heli karaa
Mahdsnid abyo macaan maanta ayaa sameestay waxaa rajeenaa iney I shaqeen doonto asbuuc kadib 🥰🥰 adi iyo qoskaagaba allaha idin barakeeyo
Abyo makuu shaqeyse
Isbuuc hore sameysty mantana waan marsanay lkn in lagu sexdo ma fcna miyaa subaxa hore iska dhaqaya plse
@@maryanmaxamed-fv6hy
Haa abyo lkn waa gacan kuheen hadaviskadhaafto bartoodey kunoqonayaan😂
Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan
Karkade
Rosmeri
Xulbd
Xabta sode
Dhegysre
Thnks abyo ❤❤
Aniga timihiiba aday bay iga dhigeen
Masha allah mahadanid ya uqti waxan dawaday qanadyo carabi ah o dhahayo kaniiniga folic acid ka ah sidagdag ah ayu tinta ubixina masaxba walashey
Haa xbbti timaha wa bixiya
@@Faizasworldbeauty noosoo gali kaniinigaas abayo
@@Faizasworldbeauty uqti nosogali kaninigaas adigo sharaxaaya shugra
@@Faizasworldbeauty folic acidka hooyo nuujinaysaa ma isticmaali kartaa waliba ilmuhu uu bil jiro
شكرا حبيبتي 👑🥰
Saliidan maskaha Ma ku isticmali kara
Masha alaah abayo
Mida kale wa ìi sheegtaa saliid si joogtaa u isticmaalo
Abayo faiza si joogtaa maan u isticmaalaa
Faaiza allaha ku xafido abayo
Masha Allah abaayo
Saliida qunbaha ma kukarinkaraa🤔
caleenta magaceed abyo
Masha Allah dhaha
Abayooy gabdha timaha iigu bixi waayeen maxaan kudaaweeyaa
Masha allah xabibti
Xulbada hada ka dhaafo caadi miyaa urjeeda ma xamili karee
Xageekahelaah
Somalia maka helaa ku ligood