MAXAMED BK┇ILMO CAASHAQ ᴴᴰ┇LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @hargeleproduction9505
    @hargeleproduction9505 2 ปีที่แล้ว +134

    2023 hadad dawaneyso
    Heesta like isoosii waxbaa
    Lagu soo hirtaaye maxa
    Kaa soo horeyay🙏❤️bk xushmad
    Gara mar walbo iyo inta so aragta comment like sisaa

  • @ZamzamabdiZamzamabdi-h8b
    @ZamzamabdiZamzamabdi-h8b 7 หลายเดือนก่อน +93

    2024 hda dawaneso like I sar😢🎉❤

  • @ruweidemohamed3055
    @ruweidemohamed3055 8 ปีที่แล้ว +98

    waxba lagu so hiirtaye maxa kaso horeyay.bk wlhe boqorka coodka tahy heesta ani ayabay igu socotaa ilahy haku daayo😍😍😍😍

  • @saadaamxasansheikh9101
    @saadaamxasansheikh9101 4 ปีที่แล้ว +176

    Marku fanka ka baxay hda imatay like szb😇

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 6 วันที่ผ่านมา

      Beenta Dhaaf Waa 7sano Kahor

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 5 ปีที่แล้ว +130

    Hadaad heestood balwayso
    Haday ilmo kaa hiqlayso
    Hadaad ubax igu hadhayso
    Hadaad heer sare igayso
    Hadaad hanadoow tiraahdo
    Hadaad goor walba ihor joogto inuu hilib ii dubaaxsho habeenkii xalay ahaa dhe😢😢 Alla maad kadayso Ninku go aan adagaa💯

    • @muqtarabdullahi3678
      @muqtarabdullahi3678 3 ปีที่แล้ว +7

      wlHi been mha ninkU wuU Go’aan AdaG YhY ❤️👩‍❤️‍👩

    • @amiryare1646
      @amiryare1646 2 ปีที่แล้ว +9

      Markad kadaasho dhawacyada kaso garayo ruuxa aad jeceshahay sidaan oo kale ayaad noqoneysaa
      The last solution waye

    • @apdidalmwllo8647
      @apdidalmwllo8647 ปีที่แล้ว

    • @Sicidnasir
      @Sicidnasir ปีที่แล้ว +1

      Marka hesho qof kii hore dhaama kii horena uu soo noqo is dhaho eed xasuusato dhaawicii hore iyo qofkii dhaymaha kuu sameyey oo ku garab kaaga tagan ma waxaanad goaan adkaanba

  • @ikkyyaisto8403
    @ikkyyaisto8403 5 ปีที่แล้ว +265

    2020 ka hada dhagysaneysid like ii saar🥀😥

  • @SiciidCumar-ii2cp
    @SiciidCumar-ii2cp ปีที่แล้ว +5

    Haddad iga danbayso like Sar bay somalidii dhiig ka keentee Aniga zxb love I sara😢😅

  • @hamsemohammad5816
    @hamsemohammad5816 4 ปีที่แล้ว +165

    2020-2-hadad jiif ku dhagaysanayso comment na akhrinayso like ta hayla dhaafin😉🔥

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 ปีที่แล้ว +14

    Muqdisho maalin intaan suudh xidhay oo aan heestan dhagaha gashaday ayaan xeebta liido kolba dhinac u socday xusuus hore Caawa ayaan soo booqday anigoo London jooga. Kana xun dhibaatada ka socota laascaanood.

  • @rastaofficial5754
    @rastaofficial5754 5 ปีที่แล้ว +194

    2020 hadaad dhageysaneyso like ha ila dhaafin

  • @naciimowacanali6008
    @naciimowacanali6008 7 ปีที่แล้ว +13

    Woow eech calaa hees walee .kama daalo dhageysigiisa Bk fanan qaliye 😘❤️️💯👍

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 ปีที่แล้ว +43

    Saaxiibkay oo xilligaa inani jacayl uga baxday ayaa heeskan i baray. Agtayda ayuu ku dhagaysan jiray marwalba. Heeskii sidii ayaan ku jeclaaday . Xilligaas 4 sanno kahor ayay ahayd. Caawa ayaan aniguna markaygii usoo baahday.
    "Hadaad heestood balwayso."

    • @Kaafi_Seeraar
      @Kaafi_Seeraar ปีที่แล้ว +3

      1y after anigana saaaxib.

    • @NimcoAdam-p7m
      @NimcoAdam-p7m 5 หลายเดือนก่อน

      Sorry xabsiga jacaylka walagu wada jira ilaahow i gargaar😢😢❤

  • @z012y
    @z012y 5 ปีที่แล้ว +28

    Bk Hanti QaraN 💚⚽️❤️

  • @sharmkeupdilahi291
    @sharmkeupdilahi291 ปีที่แล้ว +11

    2023 Hadaad daawanayzid Like ha iga iLaaawin😲💋💯

  • @ramliinaali3382
    @ramliinaali3382 4 ปีที่แล้ว +52

    20/ May /2020 11:14 😢😢💔habeenimoy yaa iladawanayo🙋 waxba lagusoo hirtaye mxaa kasoo horeeyay😥😢💘

  • @tgrlucky6328
    @tgrlucky6328 2 ปีที่แล้ว +47

    wixi iga danbeeyo ee dhagesnayo hestan like saar😢😂 27/6/2022

    • @ShukriAbdi-12
      @ShukriAbdi-12 ปีที่แล้ว +1

      29/8/2023😭😂

    • @tgrlucky6328
      @tgrlucky6328 ปีที่แล้ว

      @@ShukriAbdi-12 still wa nolahay alxm 29/08/2023

    • @thekingslayer8579
      @thekingslayer8579 ปีที่แล้ว

      😢🎉😢🎉ljkiko😮😢😢p🎉🎉p8😢🎉t🎉🎉🎉❤is ķ😂❤y😢😢 2:25 😮😢😢😢😢😢

    • @thekingslayer8579
      @thekingslayer8579 ปีที่แล้ว

      😢🎉😢🎉ljkiko😮😢😢p🎉🎉p8😢🎉t🎉🎉🎉❤is ķ😂❤y😢😢 2:25 😮😢😢😢😢😢

    • @thekingslayer8579
      @thekingslayer8579 ปีที่แล้ว

      Yo😮😢😮p

  • @hadkaahmed9611
    @hadkaahmed9611 7 ปีที่แล้ว +20

    Anigu bk wx aan ku tilmamaba Wan garan wayay!!! wayo Heesba Heesta kle ayay ka khtrsan thy.... mrk kor u soco. pk ahaaaa

  • @FarxiyaAhmed-ql7rb
    @FarxiyaAhmed-ql7rb ปีที่แล้ว +11

    Wllhi jacaylku waa xanuun qofkii Soo maraa dareemi kara😢

    • @mohamedsaid6013
      @mohamedsaid6013 6 หลายเดือนก่อน

      Jacayl kama hadlayo waa sland iyo Somalia

  • @Truppaa
    @Truppaa 8 ปีที่แล้ว +32

    Heees shidan iga dheh 👏🏻💯 Thanks Zack

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 7 ปีที่แล้ว +23

    Heesaha daadsiga iyo amaanta xagooda la igama maro caadi ma ahan heestan waa xanuun

  • @mohamedabdirahman144
    @mohamedabdirahman144 4 ปีที่แล้ว +9

    Fanka markii uu ka baxay yaa daawanaya like dhac so sii

  • @Saadaq19
    @Saadaq19 17 วันที่ผ่านมา +2

    Heestaaan anooo geber aaa jeclaa iga tagty oo qalbi xanuun iyo Niyo jab qabo ayaa maaalin dhageesty wehel iyo Wax kasto ii eheed after that day Ilaa Hada waa jeclhy xusuuus i gelisaas 2020 -10-09❤
    Alhm 2024 waa iloobay jawi degan galay Iyada kadib naaag kle xiriiir maba la smeeen cashiro bdn ayey i bartay Nolol fiicn iyo cimri dheer ku rajeynaa
    Hdaa iga dambeyso wad garad noqo

    • @ShaadioCfatah
      @ShaadioCfatah 7 วันที่ผ่านมา

      Sorry wll😭💔

  • @abdullahiking8913
    @abdullahiking8913 5 ปีที่แล้ว +5

    Bk wa fananka kaliya oo hees walba u qado aan jeclahay oo aan dhagesto kaliya waxa ku dhibsada somali nacebka ku jiro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 5 ปีที่แล้ว +3

      Iska dhagesa un qadaddweynta ku raaxeso heesahayaga

    • @zacka.j3976
      @zacka.j3976 2 ปีที่แล้ว

      Adeer waa wadani wadankisa iyo calankisa udhiman kara🦁

    • @Zamzam-f6m
      @Zamzam-f6m 6 หลายเดือนก่อน

      @@xisaabiyosaynis8479yaab ana aragnay somalinimada ka guura ilma aderayaal

  • @mokhtarahmed8368
    @mokhtarahmed8368 8 ปีที่แล้ว +7

    wooow heesh calaa hees
    heestan waa loo qaylay runtii. GOOD JOB ZACK FILMS

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 ปีที่แล้ว +2

      Thank you saxib Abu Maxamed

    • @samiryeelo2006
      @samiryeelo2006 8 ปีที่แล้ว +2

      Zack Films wn idin tageer sanahy wlhi heeso aan caadi ahyn ban idinka hayna iyo muqaalo wacan halkaa kaga haya

  • @burhanmohamud322
    @burhanmohamud322 2 ปีที่แล้ว +3

    Bk wll heesahaaga ma dayn karo ilahay ha inoo naxaristo labadeenaba 😢😢😢

  • @Cayto-Maandhaye
    @Cayto-Maandhaye 8 ปีที่แล้ว +5

    thanks Zack films bk waa fanaan aaan shakhsi ahaantay ku dhaaato fanaan aaan la simaana aaaanu jirinba waqtigan heesihiisa nooso badiya waaadku mahadsantiin shaqadaad u haysaan dadka fanka jecel

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 ปีที่แล้ว +1

      Waad mahadsantahay walaal Aydaros

    • @canabadan2968
      @canabadan2968 7 ปีที่แล้ว

      Aydaros Ali Osmansh

  • @waaxidaakhit6928
    @waaxidaakhit6928 8 ปีที่แล้ว +3

    thanks bro noo soo uruuri somalidu heesaha ay qaadaan thanks zack

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 ปีที่แล้ว

      Waa hagaag walaal

    • @OsmanAlinoor
      @OsmanAlinoor 8 ปีที่แล้ว

      Zack Films
      maad ka daasid.

  • @حبيبةعلوش-ش9و
    @حبيبةعلوش-ش9و 7 ปีที่แล้ว +3

    waw nice song bk fanaan jiro tlhi hadu asiga ku jiri laheen fanka somalia macno dhan ma lahaa laheen
    viva bk😘

  • @abdulwiitalfanan7947
    @abdulwiitalfanan7947 ปีที่แล้ว +3

    Hadad goor walbay hor jogto
    Inuu hilib ii dubaxsho
    Habenkii xalay ahaa dheh
    Bk best singer over sen🥰🥰

  • @khaliilahmed4761
    @khaliilahmed4761 8 ปีที่แล้ว +2

    Thansk more Zack films king sare salan boqortooyo

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 ปีที่แล้ว

      Salaam sharfeed walalkay Khaliil

  • @kingmascud2524
    @kingmascud2524 8 ปีที่แล้ว +4

    my fanan kayga wlhi Wd kabaxsatay go forward
    axsan hees way iga gadan thy tani

  • @nadiayahbintunadiriyah3679
    @nadiayahbintunadiriyah3679 7 ปีที่แล้ว +5

    Woow
    Asal erayd ka daran
    Laxankn my boqorkyga aderky abohy l dhasha lehe
    Idinku vaan labdinp bk
    Qaasin kabanle 😍😍😍✌

  • @aminyare9462
    @aminyare9462 8 ปีที่แล้ว +11

    dhinc wliba nin jiraad ka tahy zack films foorje iyo jacylba tnx more

  • @mkeymanmk6694
    @mkeymanmk6694 8 ปีที่แล้ว +2

    Qisada Heesta Waxaa Moodaa inay ani Iga Hadlayso waayo waa Taarikh mardhaw igu Hdacday ahayd kadib waxaa kadhacday soo hoyday oo Hagaagay Iyadaa Maanta Heerkii Joogta Nice song Mr BK maalmahan Danbe Waa Ku soo yaraha wad wataa Sxpoow

    • @faizaabdi4754
      @faizaabdi4754 3 ปีที่แล้ว

      wllo manoshay hada🙏😊

  • @kaafibeyhani
    @kaafibeyhani 2 ปีที่แล้ว +13

    BK markaad fanka ka baxday leen heesahaga jeclaaday. Dadbiga allaha ka yareeyo koley😉

  • @shaymaalishabel6217
    @shaymaalishabel6217 6 ปีที่แล้ว +10

    bk wlhi heestan iminkaan Qaadayaa Xalad Ahaan nolow Fanan qaran✌❤

  • @caddekacadde3034
    @caddekacadde3034 5 ปีที่แล้ว +12

    Ninkii isku kiin haleeyana sidii cilmi baan hubaa
    Horaad hadimuu qodaane Halkaad is leheed hagaadho
    Kasoo hoyday oo haagaagee
    Adaa maanta heerki jooga
    Wlh qofki jcl aragtay uun baa ka jawaabi karta erayadaan xaqiiqdii
    Adi oonan eed lahayn ayaa lagaa aamin baxaa kidibna dib laguugu soo cararaa lagu dhahaa sorry waan kaa qaldanaa
    Waqtigaas jwbta kaliyee ku haboon waa tan
    Waxbaa lagu soo hirtaaye maxaa kaasoo horeeye inta ila aragtay like ta igu qabta

    • @capdirahmaanahmed6877
      @capdirahmaanahmed6877 ปีที่แล้ว +1

      Zhp 3 yr kaso wareGty xilga Comment gaN so qortaY hdad noshahay alle Haku Xafido

  • @kimmero7382
    @kimmero7382 4 หลายเดือนก่อน +4

    22/8/2024💔😪😪😪😪hadan noolado malin ban so laban وسأرى تعليقي هاد وانا انجح من كذا

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 8 ปีที่แล้ว +8

    hees iyo bar walaahi😎🙋

  • @mohamadmahamuud1658
    @mohamadmahamuud1658 8 ปีที่แล้ว +29

    wow masha Allah inpt qli boqortooyo sare i nolow Bk 😍😍😍

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish 4 ปีที่แล้ว +45

    2020 hada dawaneyso like ha igu dhaf
    Only Kibirlawayasha bes hlkan ku arki kara.🤣

    • @maxamuudamoore3834
      @maxamuudamoore3834 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

    • @ebhead101
      @ebhead101 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamuudamoore3834 Its 2022 and I am still here😭😭

  • @ruweidemohamed3055
    @ruweidemohamed3055 8 ปีที่แล้ว +57

    hubal Wan ka han jabaayo😭😭😭😭😭😭😭

    • @yahyereeryo6288
      @yahyereeryo6288 7 ปีที่แล้ว +1

      ninkii isku kiin caleyana sidii cilmi baaan hubaaye

    • @jamalali3280
      @jamalali3280 5 ปีที่แล้ว +1

      Kadaa maahe wlashsy qaliyey

    • @daganabrar4934
      @daganabrar4934 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ramaaztechnologies9444
    @ramaaztechnologies9444 7 ปีที่แล้ว +7

    ZACK FILMS tnx heestan waan ka helay

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  7 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid sxb

  • @ajmalmohamett
    @ajmalmohamett ปีที่แล้ว +2

    Wixii iga dambeyo dhagaysana like Saar 2023/6/21😢😅

  • @ASMA-j
    @ASMA-j 3 ปีที่แล้ว +19

    2021 still wan dawanaya inta aan heesta u dhageysta waa "wuxunba lagu so hirtaye maxa kaso horeyey?"

  • @nuuracayniofficially3876
    @nuuracayniofficially3876 4 ปีที่แล้ว +10

    Aduunka waxuguxun qofaadwanaaG kazta izamyzay abaalkaagana xumnkadhigay😭😭😭😭😭😭😭

  • @sayidnuur7992
    @sayidnuur7992 8 ปีที่แล้ว +29

    afkaaga killo awaday ah lagu qabay bk hees iyo badh weeye tan 👌👌👌👌👏👏👏👏
    "waxbaa lagu soo hirtaaye
    maxaa kaasoo horeeyay?👅👅

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว

      war lagand ow manooshahay

  • @suhaybaxmadrooble
    @suhaybaxmadrooble ปีที่แล้ว +2

    Hadad daawaneysa 2023 like dhac ku zii😅

  • @wardasancawl9247
    @wardasancawl9247 8 ปีที่แล้ว +6

    thxx zack films
    i thing this song will be the biggest views that any somalis was reched 😘😘

    • @ghhbaa8596
      @ghhbaa8596 5 ปีที่แล้ว

      Hees baxys igedheh wkhtigeedii ayaan hayaa

  • @ZakariaAbdi-vn9gi
    @ZakariaAbdi-vn9gi 4 วันที่ผ่านมา +1

    BEST SINGER 👍🎉❤... 2024 Still watching 😊😊❤.

  • @MOHMOH-le1lv
    @MOHMOH-le1lv 8 ปีที่แล้ว +29

    Abwaanka iyo fanaankaba waan idin salamayaa. Ragiina dhagaystayoow ,hablaha ha u adeegsanina heestan markaad isqabataan waayo waa nacayb fog.

  • @yousifhassanosman7474
    @yousifhassanosman7474 5 ปีที่แล้ว +12

    Bk Hero Of Somali Song👌👌👌👌👌👌👌👌👌
    After
    Hassan Adan Samatar

  • @nawaalxiiz7287
    @nawaalxiiz7287 8 ปีที่แล้ว +21

    waxba lagu soo hirtaaye maxaa ka soo horeeyay hhh nice bk

    • @hamzeadde7263
      @hamzeadde7263 8 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhh bk khatar

    • @kayaasjaysean7499
      @kayaasjaysean7499 8 ปีที่แล้ว

      Nawaal Azma I beer Heesta Agteyda Qlli ku tahay my lovelly Queen Azma xiis

  • @CaashoCuud-q5y
    @CaashoCuud-q5y 6 หลายเดือนก่อน +2

    2024 hada iga danbeyso like isaar😢❤

  • @Tall25
    @Tall25 3 ปีที่แล้ว +8

    heartbroken sad music 💔
    Habeenkii xalay ahaa dheh
    2️⃣0️⃣2️⃣1️⃣

  • @Nimconuurmohamed94Nimcuush
    @Nimconuurmohamed94Nimcuush 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan fanka hado kabaxay baan wali heshaha jacelnhy adaa na muday hesaan qalpiyadena kahdleso cml wlhi 😢

  • @xamdaadamjama9263
    @xamdaadamjama9263 8 ปีที่แล้ว +21

    Thanks forever walky Zack

  • @هيفابينتوهبي
    @هيفابينتوهبي 7 ปีที่แล้ว +2

    Wooooow may fanaan keeyga kugu vana dhabtii

  • @Anush1__4
    @Anush1__4 ปีที่แล้ว +5

    Markaan kuu helanayoo😢
    Ragoo idil kaa jecladay😢
    Cishqigu ihu xiray hoganka😢
    Calalka and ku ragay😢
    Aduu kuu baxay hilarious.. 😢
    Adaa iga marry harertee😢
    Wax baa lagu so hirtayo mx ka so horeyay😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sihaammaxed8257
    @sihaammaxed8257 2 ปีที่แล้ว +2

    insha allh marka 2aad an dhagysto wa mar aan ku raaxaysan doono hada ilmaa iga hiqlehe😭😭😭

  • @awaleadan3933
    @awaleadan3933 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxba laguso hirtaye ma kaso horeyay💯💯💯✔

  • @farxiyapasto5257
    @farxiyapasto5257 7 ปีที่แล้ว +1

    waaw hulaab waan.ka han jabay hhhh nice song

  • @raqad4642
    @raqad4642 8 ปีที่แล้ว +12

    Well done bk inkasto qabyaaladada jecleyn 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

    • @mumindheere3000
      @mumindheere3000 8 ปีที่แล้ว

      sax

    • @mubaarikabdale6123
      @mubaarikabdale6123 8 ปีที่แล้ว +3

      Ansam Qurux wll fananku haduu jecelyahay halkuu ku dhashay ma qabyaaladba mise waa wajib in calanka buluuga lawada jeclaado .. somaliya muu caayin kaliya somaliland ayuu jecelyahay taasina maaha qabyaalad sida aad wadankaaga u jeceshahay ayuu isna halkuu ku dhashay u jecelyahay midna ku darso somalidu waa soomali siyaasada uun ayaa kala qaybisaya sida kale wa lays jecelyahay hadii lays neceb yahay malin walba waxad maqli lahay dagaal u dhexeeya somaliland iyo somaliya markaa wll dhinaca xun waxba ha ka eegin

    • @mumindheere3000
      @mumindheere3000 8 ปีที่แล้ว

      Wll fanan wariye doctor ETC maha inay galan waxa ka socda somaliya dalkiisuu jacelyahay dalka somali dhan ba isla leh marka wll waxa loo baahnaa badaha siyaasada inu galo ma qurux badno sida qabiilada calanka loo wada sameeyay ayaga un is eeganayo waxa loo baahnaa sama talis inuu ka noqda danaha soomali

    • @mubaarikabdale6123
      @mubaarikabdale6123 8 ปีที่แล้ว +1

      mumin dheere somalidu inay shan ahayd miyaad hilmaamtay oo shan calan kala leedahay calanka buluuga ah somalida oo dhan ka ma turjumo djibouti calan gaar ah ayay leedahay somaliland mid gooniya ayay leedahay marka waaqicii somali ayaa sidaa ah ilaahay oo wax ka badala mooyaane qasabna maaha inuu calanka buluuga ah qaato muhiimadu waa in uu somali yahay afsomalina ku heesayo qof walbana cida uu yahay wuu jecelyahay wanu ku faana qofku maaha in uu iska waynaysiiyo cida uu yahay rabitaanka shacabkiisa ayuu raacaya

    • @raqad4642
      @raqad4642 8 ปีที่แล้ว

      mubaarik abdale shanta somaaliyeed waxay koonfur iyo waqooyi oo somalia noqday midoobay yaa axmaq jabuuti kilinka shanaad iyo nfd fanaan wa inu umada kadhxeeyo qabyaalad maxa faraha ugalinayo somaaliweyn bu kamid yahay somalida kale ee naga maqan oo walaalaheena waa dhagestan marka inu isaaqland iska dhigo MA aha idin oran maayo idoorland AMA siilaand lakin riyada beenta wa inu kamadax banaanada hadii kale waxan leeyahay ino da afka somaaliga somaali ba leh somaaliya nin kii diidaya magaca ha u daayo
      Somaaliya nin kii diidaya dibada ha u duulo
      Miyaa dirqinayaa ileen dooqu wa qaran

  • @nasraawad33
    @nasraawad33 8 ปีที่แล้ว +104

    Bk always will be my fav Somali singer

    • @jowharehassan8506
      @jowharehassan8506 7 ปีที่แล้ว

      by allow heas

    • @muuseaflooilko513
      @muuseaflooilko513 7 ปีที่แล้ว

      d Asia Awad cbhbh

    • @famos4153
      @famos4153 7 ปีที่แล้ว +1

      Nasra Awad and dat guy call furinle will alwys be my best musig garace cml lol

    • @diashrafs1864
      @diashrafs1864 6 ปีที่แล้ว

      Nasra Awad
      take him to where you r..for more favourability of the production

    • @ForEverProgame
      @ForEverProgame 5 ปีที่แล้ว

      BK is the one

  • @AbdirisaqNour114
    @AbdirisaqNour114 8 ปีที่แล้ว +2

    thanks Zack films

  • @Khaaliddafle
    @Khaaliddafle 7 ปีที่แล้ว +7

    Waaaaw waaaaw heesta inta kaheshay likta

  • @garaadgedostudio1942
    @garaadgedostudio1942 8 ปีที่แล้ว +2

    zick films thnkz bro qof jira tahay

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 ปีที่แล้ว +1

      Garaad; Mahadsanid walaalkay. Allayasharfak

    • @garaadgedostudio1942
      @garaadgedostudio1942 8 ปีที่แล้ว

      Zack Films bro runtii channel-kada wan ku xiranahay hessaha aad so gelisa waan jeclahay bro adna sdkle

  • @ahmedabdillahi334
    @ahmedabdillahi334 8 ปีที่แล้ว +7

    Runti waan ka yaabey qisada heeskan laga sameeyey ❤️❤️❤️👌

  • @guhaadi-c5t
    @guhaadi-c5t 6 วันที่ผ่านมา +1

    tiktok hadaad ka soo aragtay like ii saar.

  • @nusaybaable
    @nusaybaable 7 ปีที่แล้ว +21

    Walaalkay Zack Films. aad baan kaga mahad celinyaa sida aad noga haqab tirtey lyrcis ka heeso badan. Hal hees oo aan jeclay oo aan youtube ka wayey Lyrisc keeda baan rabaa inaad iga caawiso, waa heesta uu qaado Cabdi Hani Xaashi Cabdilaahi, ee la dhaho Sangaras. sanagarasta duushaay adigaa sulaaxoo sikin duniada mara. fadlan heestaa ila ogoow walakay,. thanks in badan.

  • @abdifatahahmed8835
    @abdifatahahmed8835 4 ปีที่แล้ว +6

    3.9.2020 heestan markaas baan maqlay maalin xusid mudan Erayo xigmad badan hibaal waan kaa hanjabayoow hadaad Abdoow itiraah 😟

  • @cademuse3799
    @cademuse3799 8 ปีที่แล้ว +9

    Wow fanan aana jeclahay bk long life

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 3 ปีที่แล้ว +2

    Legendary zack

  • @Somalisongs388
    @Somalisongs388 8 ปีที่แล้ว +18

    Ax bk waan kaasugaynay heestan ookale laxanka heesta kaliyaaba ideeqay

  • @AbdikadirAhmethOsman
    @AbdikadirAhmethOsman 7 หลายเดือนก่อน

    Hadaan daacad noqono waxaa nahay Nacas 🥺😢 Hadaan qof kale keenana ballan ka bax weeye xag alle iyo xaga qofkaba waa khiyaano iyo dambi 🥺💔 Xageen Aadnaa markaas 😢☝️

  • @abdibasidmohamud2886
    @abdibasidmohamud2886 5 ปีที่แล้ว +19

    2/10/2019 maalin axada ayaan dhageestay 1:48pm🤣🤣

    • @fatiabdi7784
      @fatiabdi7784 3 ปีที่แล้ว

      🤔ma nooshahy

    • @inaabdulaaahi4040
      @inaabdulaaahi4040 3 ปีที่แล้ว

      3 June 2021 mlin khamiisa 1:41pm manooshahy wll mcn reply isoo gal hdaad nooshahy😁😩

    • @faizaabdi4754
      @faizaabdi4754 3 ปีที่แล้ว

      manooshahay hada 4 July 2021

    • @libaanbarre6564
      @libaanbarre6564 10 หลายเดือนก่อน

      3/2/2024 habiin axad ah Birmingham UK

  • @JaamacSiciid-n9w
    @JaamacSiciid-n9w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Legend of the legend ❤😢

  • @simranlovesomalia2230
    @simranlovesomalia2230 7 ปีที่แล้ว +11

    😁😁😁😁😁😁😁😁heesta walle dadan ogahay ayey dab ka dhax shiday😀😀😀

    • @Truppaa
      @Truppaa 7 ปีที่แล้ว

      simran love somalia 😂😂😂

    • @simranlovesomalia2230
      @simranlovesomalia2230 7 ปีที่แล้ว +5

      Saleban Adam 😁😁😁😁😁heestan malinti ogu horeysay GWR an sxbo nahay wiil ey kala tagen kadib isku so labteen ayu malin dhahay manta ana I cazumantahay eyado farxasan so labasho sugayay hestana laguso cazumay😢😢😢

  • @shaakilxaraf5692
    @shaakilxaraf5692 ปีที่แล้ว +1

    Habaynimo 27/4/2022 baan qolkayga ku dhegaysanayaa bk oo fanka iskaga faristay allah haudenbi dhaafee heeso xul ah buu nooga Tegay halka dadka qaybtiis sharma boy hees ahaan udhegaystaan.
    Old is the gold❤

  • @taeyangswife4687
    @taeyangswife4687 8 ปีที่แล้ว +14

    omg it's cathy af so proud of this man!

  • @MaxamedbadriiidleMaxamed
    @MaxamedbadriiidleMaxamed หลายเดือนก่อน +1

    Waxan dhagaysaj foona 2030 maalin
    Arbaca ah 😂❤

  • @haliimosacdiyo642
    @haliimosacdiyo642 5 ปีที่แล้ว +5

    Hadad goor walbay hor joogto inoo hilib i dubaxsho habeenkii xalay ahaaa dhe😎 yaa dhageyssnaayo 2019

  • @abdiabdi-me1hp
    @abdiabdi-me1hp 2 ปีที่แล้ว +2

    09.06.2022 habeen jimce ah saacadunathy 01:30 🕜 habeenimo safarna an u ahy Rotterdam Holland

  • @djibril24mahmed74
    @djibril24mahmed74 3 ปีที่แล้ว +4

    Qof jeceèl Hayeey kabagsooday dhib maran Somaray intu Jacaylku hayeey , Oo marku xanuunki ka bogsaday Dib isagii loo jecladay Ayuunba heestan Loogu Tala Galay Anii oo kale
    2021 dhagaysana Anigu
    Jclku Wa Xanuun walahi

  • @abdiqadirmacaneye6777
    @abdiqadirmacaneye6777 7 ปีที่แล้ว +4

    ZACK FILMS good job's thank you

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  7 ปีที่แล้ว

      Anytime walaalkay

    • @muuseaflooilko513
      @muuseaflooilko513 7 ปีที่แล้ว

      ZACK FILMS cvhhjknggfgghhhbkklnhvxsdrghikjgf

  • @sihamsiko8936
    @sihamsiko8936 7 ปีที่แล้ว

    hadad her sare igaso 👍👍👍👍
    wllhi bk gacan ayan utagay 🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎶🎶🎶🎶🎵🎵🎵🎤🎤🎤🎺🎺🎸🎸🎸🎸📺📺

  • @Truppaa
    @Truppaa 8 ปีที่แล้ว +35

    I can't stop listening to this song 👌🏻

    • @abdidini3603
      @abdidini3603 2 ปีที่แล้ว

      As f

    • @raxmomohamed4884
      @raxmomohamed4884 2 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭hestan markan dhageyisto walhy murugan darema

  • @naciimadamx3912
    @naciimadamx3912 ปีที่แล้ว +1

    2023 hadad dhagaysa nayso like isar

  • @fahmasiyad677
    @fahmasiyad677 8 ปีที่แล้ว +4

    waaw bk fanaan aan taageero oon ka hello heesahiisa viva bk

  • @inantiiahmed246
    @inantiiahmed246 8 ปีที่แล้ว +5

    zack 😍😘😙ku tgeraa wlhi inpdn❤❤❤

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 ปีที่แล้ว +4

      Mahad baddan huuunno inantii ahmed ❤

  • @beastyperez
    @beastyperez 7 ปีที่แล้ว +194

    I saw one of my Somalian friends listening to this and I wanted to know what type of music he listens to and this song sounds dope even though I don’t understand the lyrics

    • @somalituneshd7637
      @somalituneshd7637 5 ปีที่แล้ว +2

      Paul Perez cool

    • @Qalbiholcay6
      @Qalbiholcay6 4 ปีที่แล้ว +8

      Don't forget to remember the name of the singer
      People's king
      Moxamed Pk

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 4 ปีที่แล้ว +3

      He is talking about Love....... and yes bro it’s amazing i hope you would understand the whole song .

    • @iknow_my_enemy9750
      @iknow_my_enemy9750 3 ปีที่แล้ว +3

      Paul Perez Somali*

    • @alexsenderbarbatov8198
      @alexsenderbarbatov8198 3 ปีที่แล้ว +2

      If you are broken welcome

  • @qadarabdiaziiz50
    @qadarabdiaziiz50 4 ปีที่แล้ว

    Hwnkii xly ahaa dheh pro

  • @ikraanbashir4218
    @ikraanbashir4218 3 ปีที่แล้ว +3

    💔❤ hubala wan ka hana jabaya😏🐕

  • @xafsaismail7983
    @xafsaismail7983 5 ปีที่แล้ว +34

    Still Iam watching 2019
    Really I like this song cos beautiful voice nd beautiful words keep going legend bk♥️

  • @heeganfamly9224
    @heeganfamly9224 7 ปีที่แล้ว +3

    eesh calaa hees waxan odhan karaa abwaan kii sameeyay ayaa u abwaan dhab ah ahaa
    sidoo waxay heshay heestu fannaan ku haboon oo erayada halkeeda dhigaaya waana hees cajiib ah oo qancisay dhammaan bulshada ku hadashada AFKA SOMAALIGA

  • @shafka8704
    @shafka8704 3 ปีที่แล้ว +2

    Mar wlboon qlbi jab qof kle dareemo heestaan dhagestaa
    Mostly waa la i qiyaana rabiyoow qoys wngsan ii sahal 😣

  • @somalitutorialsandfunnyvid617
    @somalitutorialsandfunnyvid617 8 ปีที่แล้ว +10

    Best songggggg ever - Thanks Zack

  • @muxuyadindeeq4985
    @muxuyadindeeq4985 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlee dawadaydii bk taageero puuxda❤💯

  • @nafisamowlid
    @nafisamowlid 7 ปีที่แล้ว +14

    Mmmmmmmm aduuu kuu baxay hilaaacoo iga maray hareerteee Maxaa kasoo horeeyay? 👊🏽

  • @hamseabdi8279
    @hamseabdi8279 8 ปีที่แล้ว +2

    Zack Thnk U BroH ✌

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 ปีที่แล้ว

      You're welcome brother