Lafaheyga dheer dheer dhuuxeygi jabisoo Sida Geel dhukaan qaba Ane u dhuubtee Hestan Aad bay ii tabatay Allah ku xafido Mama Maryan Mursal From: madiino Mogadishu Somalia 9/October/2023 Habeen isnin soo galeyso Time: 00:50 Saqdhexe 😭 Hada iga dambeyso isoo ducey Wll inu Alle Amuraheyga ii sahlo adne Sidoo kle ku rajayna 😭🙏
Adiga ayunba sida ugu ficaan Tarikhda Dadkaga iyo Dalkaga isku bari kara. Wana ruunta Tarikhdeni waynu asney. Taan hada ee Qabyalada ku saleysan aya Diwanka cusub ino gashay . Kuwi Hadimada aan ku dhiciin noqda Allah haa inaga dhigo
Maaamo Maryan mursal waala hagraday wlh sidaan si maahan. Best calaacal hees waa ayada iyo qaar yar oo nala joogin. Heeseheeda waxey ka soo baxayaan wadnaha bilhi, maaamo sorry I am in love from now. Intii hore oo aan kuhagarnay Ka raali noqo.
Waxaan dhagaysanayaa iyadoo maanta oo khamiisa 26.08.2021 Xaaskayga aan jeclahay Amina Bahja aan islaynay oo sidii ay Xadhig Jaajar iigu garaacaysay jidhkaygu danqashada daayey! Ax! Iyo nabaro kale oo meel aan gacal deyin ay igaga garaacday Alle haka cafiyee. Waan u dulqaadanayaa intii awoodayda ah iyadana Alle xaqa ha tuso.
Weli cawa ka hoor ma maqlin wan la dhacay dhibatada adunyada lama dhalan qof kaliye mid igu dhigeesa adna kama dheere waa calacal qof kasta oo ariintaan heesato allah u sahlo amuuraha 🙏5/oct /2020
Habeen qamiis Anoo jooga mogdisho 🇸🇴 7...10....2020 Maadays aad baan ugu taxana guuleyso walaal qofka haya garan maa balse wuxuu ka mid yahay TH-camrs ka aan ku xidhana 🙋♂️👏🇸🇴❤👈🏿
Walal tariikhda aad so qortay wllhi ad ayeey ii tabatay waa malintii aabe mcn aan wayay allow ku naxariiso 25/08/22 malin xanuun badan kuna begned qamiis jimco so galeyso
waxaa iga yaabiyay oo aan runtii la yaabanahay maryan mursal inta heesaheeda laga maqalay waxaa badanba inta aan la maqal maryan heesaheeda radiyo muqdisho aad buu u saari jiray muxuu heesahan oo dhan u qarin jiray sababta ma garayo la yaab heesaha maryan ee aad soo galisay runtii aad baan ula cajabay rageeda salaaan gacana waan kuu taagay
Maryan mursal aad bey u cod macaan tahay mahadeedana waxaa leh maadeys bahda maadeys waxaa codsanayaa heestii maryan mursal ee aheyd dhulka kuguma aaminee Cirka kuuma dhuufseen Dhuuntaada mari karin Laabtaan ku dhigan lahaa
Wiilka kabaha Caseenaya e Koolada Nuugaya ayaan marka Hore kaso arkay e Tik toka Ana wn ka Helay heesta Sida Darteed wn So Raadiyay Ugu Dambeyn wn Helay
Heeestan aad ayan ujecelhay waxan soo raacay manta anoo aad uga heley nin walba oo dhib haysto ilaahay haka dulqaado aduunku waa maaalin aad leedahay iyo maalin lagaa leeyahay from zambia wixii iga dambeya liketa dhac ku sii
Heestan marka dhageysto ilin indhaheyga soo si tagta wlh😭😢💔🙏 qof wlabo dhibateysan Allha dhibka iyo culeeska ka qaado😢🤲
Ameen wallo
Allahuma aaaamiiin
🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@@bayaanjama6292qa2+23×2×`3×😆😂
Lafaheyga dheer dheer dhuuxeygi jabisoo
Sida Geel dhukaan qaba Ane u dhuubtee
Hestan Aad bay ii tabatay Allah ku xafido Mama Maryan Mursal
From: madiino Mogadishu Somalia
9/October/2023 Habeen isnin soo galeyso
Time: 00:50 Saqdhexe 😭
Hada iga dambeyso isoo ducey Wll inu Alle Amuraheyga ii sahlo adne Sidoo kle ku rajayna 😭🙏
Dhalinteena danbe Waa in an barana tariiqda dadkeenii hore iyo fankii hore wayo kuligeen waxa kaliya on ognahay Waa manta waxa jooga runtaa hestan mantaa igu horaysa tariiqda wadankaygana waxbo Kama ogi 😭😭
Sax waa dhab walal
tariqada aniga ku barayo hani lkn shuradaha ka horeyo waxa ka mid ah wali ina gashanti tahay
@@fkaarshe2310 gashanti waaye gabadha sxb sow uma jeedid wijigeeda dhalaalkiisa hhhhhh
Kula mid baan ahay
Adiga ayunba sida ugu ficaan Tarikhda Dadkaga iyo Dalkaga isku bari kara.
Wana ruunta Tarikhdeni waynu asney. Taan hada ee Qabyalada ku saleysan aya Diwanka cusub ino gashay .
Kuwi Hadimada aan ku dhiciin noqda Allah haa inaga dhigo
Caawa wa qayilaaya ii qora ❤️ na saara tariikhdu wa 20.7.2020 iyo Germany 🇩🇪 Frankfurt one love ❤️ Somali people
Qaadka pacagtaad kucunayso walaal qaraabadaada ku sadaqayso nolashu wa maalma qura
@@Ghannel40 Haye sxb thanks 🙏
Aschaffenburg 17/10/2021 October still listening 😥✌
Germany jaad ma yimaada
Ma jiri doona qof xanuunkeyga fahmi doona😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢heeska kaliyee xanuunkeyga fahmo
Sorry wllo 😢😢😢😢
الإبداع والفخامة والدوق الراقي يا حسره علي الزمن الجميل، ،،،، اطال الله عمرك مريم مرسل
Maaamo Maryan mursal waala hagraday wlh sidaan si maahan. Best calaacal hees waa ayada iyo qaar yar oo nala joogin. Heeseheeda waxey ka soo baxayaan wadnaha bilhi, maaamo sorry I am in love from now. Intii hore oo aan kuhagarnay Ka raali noqo.
Hestn markn maqly aad aye idamqisy eray walba hesta ku dhx jirto waxd umoda ino zaid iquseyo weyna ihesta taas😭😭😭cidna uma dhaln dhibatada adunke😢
Sorry😭😭😭
Adunka SAS iska ah abayo alle hadayo qalbiyadena
Waligaa haquusan walal waad guleysan doonta inshaAllah ♥ Never Give Up❤ love you sister🥰
Waa lagugu waynyahay
Waxaan dhagaysanayaa iyadoo maanta oo khamiisa 26.08.2021 Xaaskayga aan jeclahay Amina Bahja aan islaynay oo sidii ay Xadhig Jaajar iigu garaacaysay jidhkaygu danqashada daayey! Ax! Iyo nabaro kale oo meel aan gacal deyin ay igaga garaacday Alle haka cafiyee.
Waan u dulqaadanayaa intii awoodayda ah iyadana Alle xaqa ha tuso.
Aax Sorry Mohamed Ali waan ka Xumahay Dhibaatada ku gaartay Insha Allah Ha idiin Hagaagto Noloshu Aamin.
Ma fiilo wac iska celi dee jacayl layne adna ha dilin iyana sidoo kale maha in ay ku disho is ixtiraama ama kala yaaca.
Habeen jawigu degen yahay ,oon subaxda jamacada final examki galayo 22/1/2022 ,akhris iyo heesihi hore
Dhalasho iyo walaal xigta kala dhaqaaqnoo dhirta iyo dugaaga wr
Weheshaday dugaaga waa waxa iheeysta Alxmdulilaah calaakuli xaal 😭😭😭
Nasro nasiib abayo waad guuleesanee niyada khayr u sheeg insha allaah waxii ku dhibaayo Rabi hakaa dul qaado nolol qurux badan oo farxad leh ayaa rabi kaga baryeey
Weli cawa ka hoor ma maqlin wan la dhacay dhibatada adunyada lama dhalan qof kaliye mid igu dhigeesa adna kama dheere waa calacal qof kasta oo ariintaan heesato allah u sahlo amuuraha 🙏5/oct /2020
Dhibatada adunyada lama dhalan qif kaliye mida igu dhigeesa adne kama dheere tasa sax ah hestan adunka wax ka jiro ka hadle
Amin
Mid ka mid ah heesaha aan ugu jeclahy heesaha lagu luuqeyo hees mcn oo murugadeeda wadata waxbaa qalbigyga ka guuxayo mamo maryan mursal ciise nolosha kuma ciisho
Heestan Abaheyg Aya jcla xasus wlhi ❤️ ❤️ cawa Ayn Abo so xasustay 😍
Hees qiimo leh waxaan dawanayaa 3/Oct/2020 haben Axad ah 1:01 am waaaayaha aduun ayaa dadka kala saarey like Isaara cida ila dawanaysa.
Dhimashada xaqaa iyo noloshoo dhibaatale dhanna wali ma raacsani🙇♀️😥 waxad modaa nolosheyda in laga sameyay yaa rabbi adiga talo ku filan😭😭😭
Habeen qamiis Anoo jooga mogdisho 🇸🇴
7...10....2020
Maadays aad baan ugu taxana
guuleyso walaal qofka haya garan
maa balse wuxuu ka mid yahay
TH-camrs ka aan ku xidhana 🙋♂️👏🇸🇴❤👈🏿
25/08/2022 Dhibaatada aduunyada lama dhalan qof kaliyee erayo micna mug weyn ku fadhiyo ❤️🌍😩🎸🥁
Walal tariikhda aad so qortay wllhi ad ayeey ii tabatay waa malintii aabe mcn aan wayay allow ku naxariiso 25/08/22 malin xanuun badan kuna begned qamiis jimco so galeyso
@@AbdullahiLafoole-bx1stAllah ha unaxariisto aabe wll😢🤲
Heestan waxn dhagysay anoo xalaad xun kijira igasoo horbaxday marly waxaa igu siidheer sidaad iidhaliishye😭axeey ax 2021.11.3xaad..ilaa imkana waan dhagaystaa walow aan kabaxay noloshii hadanaxasuusi madhamaato
Heestan hees jacela wa zxp qalbigey tabahe waxana marna ilowidonin madeys channel thnks prothers 🙏🏾🙋♂️💯❣
❣ Heezthani Waa Heez Midho Macan MarYal MuuzeH IlaaHay CimriGaH Iyo CaaFimaadka Ha UDaaYeH
Allaa yacizak maadeysyube heeskan inbadan yaaan baadi goobaayey mahadi ha idinka gaadho asxaabta💯💯
Dad waa dadkii hore, hadalna waa midkey yiraahdeen❤
Dumarna waa intuu qabay
waxaa iga yaabiyay oo aan runtii la yaabanahay maryan mursal inta heesaheeda laga maqalay waxaa badanba inta aan la maqal maryan heesaheeda radiyo muqdisho aad buu u saari jiray muxuu heesahan oo dhan u qarin jiray sababta ma garayo la yaab heesaha maryan ee aad soo galisay runtii aad baan ula cajabay rageeda salaaan gacana waan kuu taagay
Maryan Mursal Queen of Somalia I love you mom maryan Mursal ciise bootan Geedi
Yyy
🇬🇧🇬🇧🇬🇧 waan qiiloyaa heestan marqanka ayeee kor igu sii qaday xasuusne weey igalisay 2020/11/14
20.09.2022
« Dhibaatada aduunyadu
Lama dhalan qof kaliyee
Midaad igu dhigaysaa
Adba kaama dheeree »
Qofkastoo nool oo qof dulmay ha iska cafiyo.
Qofkaste oo dulman Allaha ka dul qaado
🇩🇯🇸🇴
Dhibtaad igu dhigaysa adna kaama dheere
😢😢😥 gabadh anu wada soconay ayaa calafku nakala diray 26/11/2022 like 👍
Qofaan jeclhy in badan oo aan xiriir fiicn leheen ayaan kadareemy in uu iska keyboojeynayo kdib ayaan isdhahy xiiso gali sii uusan kaaga tgin muddo kadib ayey hlmar iigoysy waan kasamri waayey muddo hl bil kadib ayaan tiktok kuarki kdib ayaan you tup ka karaadi isdhahy runtii aad ayey iidhiiri galisey heestaan wxeyna igubdhiiri galisey in aan iska yareyn karo xiisaha aan uqabo qfkaasi run ahaantii heesahii hore waa heeso micno xambaarsan aad baan uga helay❤❤
Xasuus dheer baan galah runtii waxaa ii sawir matay heestaan meeshii aan kudhagaysan jiray
Xasuusuhu waa qaali xaqiiqatan
Xasuus wakhti adag walashay iciishay alxamdulilah ilahay waa iga saray
MAADEYS MAHADSANID❤🇸🇴
HALYEEY QARAN AYAAD TAHAY.
WE LOVE YOU.❤🇸🇴
Waxan Radinayay hesta Dhimbilo Qudhac
Lkn wax iga So hor baxsaday Tan mazing Song🥰
Dhibaatada aduunyadu
Lama dhalan qof keliyee
😪😪😪😪😪😪😪
25/7/2020
24/05/2021 😰😰
@@qalbihodon721 😪😪😪😪😟😟😟
heeestani runtii way itaabatay inkastoo qof dumari qaaday hadana erayada itaabtay
Dhimashada Xaqaa Iyo
Nolosho Dhibaato Leh
Dhana Weli Maraacsani 😢
Habeen Amintu TahaY 11:58 Jawigu Degenyahay Alhamdulilaah
Dhibaatada aduunyadu lama dhalan qof kaliyee dhimashada xaqaa iyo noloshoo dhibaatale dhanna wali ma raacsani😢
Waxaa uqabta iney ka had leyso
Mar xaladeyda maanta lakin alx
14/11/2022 mombasa Kenya
Hadaad dhagesanayso 2022
Like dhac ku sii.👍❤
from greece 2021/ dhibtada aduunyada qaf lama dhalan time 12:18 duhur nimo
😢😢 heestani waxaay isooxasuusisaa saaxibkey oo aan aad ujeclaa oo ay niman Burcad ahi Afduubteen oo heestani aad ujeclaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waa Hees ka waramaysa waayaheedii nololeed iyo Kolkii inta lagu diray Ninkii ay u dhaxday ee ay labada wiil u dhashay uu furay.
Dhibatada adunyadu lama dhalan qof kaliya 🥲2022/8/30
28/7/2020
Habeynimo yaabkeeda wadata
😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺
Marki ugu horaysay ee aan heestan maqla waa maanta oo ay tahay bishu 7/october 2020
Hargaysa
غناء الصومال أحلي غنا في العالم
شو فو الحكم وصياغة الكلام
Maadeys still we are with you 🎸🥁🎻🎺🎤🎛☝️💋
موافق معاك
Muran kama taagno taas.
@@aadamhoodaale8287
Nin weyn ✌
@@aadamhoodaale8287 you are interested and I'll send it back in town for the use was
Speak somali
Somali ku hadal.
_Inta heestan kasoo raaacday gabadhii kabaha banank kusiibaty markeey caaziga fuuleysay_ 🤣
👇
hhhhhhhh waana qosol handana waa naxdin marka la arko buuqbaa kufuran
kkkkkkkk show kaligey baan is mooday inkastoo aan horay u dhagaystay heestani.
anaan ka dhicin walahi i taabatey iska ilmeeyey🙄🙄
Dhibatada adunyada lama dhalan qif kaliye mida igu dhigeesa adne kama dheere tasa sax ah hestan adunka wax ka jiro ka hadle wwwwww
2005 kii anagoo gabar masaafo ah walnweyn usii wadna ayay si filaan ah canjelad uga soo boodey heestaani 6 bilood anoo gabadhii oo uur leh kala tagnay ayay iisoo duubtay canjelad ay igu dhahayso heestaan maalintii ay noo shidneed ayaan soo xasuustay cml waayo waayo 15 sano kadibna caawa north dakota qaarada america ayn ku dhegeysanayaa anoo tiktok kasoo raacay
Wxaa filayas inaad noslshy
@@noormukhtar7044 aad io alx
Sharf iyo koraamo korkaga aha ahto cizi cmiri dheer oo cibado leh saxib Qaaali sidaad replay igu so gashe waan kaga mahdcelinnaayaa?
MIDAAD igu dhibaysaa
ADNA kaama dheeree.
tiktok ayaan kasoo arkay, weliba wiilka kabaha cadeeyaha la dulsaaray oo koolada dhuuqaya😥
Hhhhhh bro mesha kasoo heshan ayaan kaso helay
Qoraalka heesta:
Dhibaatada adduunyadu
Lama dhalan qof kaliyee
Midaad igu dhigaysaa
Adba kaama dheeree
Dhimashada xaqaa iyo
Noloshaa dhibaatada leh
Dhanna wali ma raacsani
Marley waxaa iigu sii dheer
Sidaad ii dhaliishee
Dhab u fiirso waayaha
Dhalanteedka dunida
Inaad dhaxasho waa halis
Dhaawaca igaaree
Dhimashada xaqaa iyo
Noloshaa dhibaatale
Dhanna wali ma raacsine
Marley waxaa iigu sii dheer
Sidaad ii dhaliishee
Lafahayga dhaadheer
Dhuuxooda jabisoo
Sida geel dhukaan qabo
Aniguna u dhuubtee
Dhimashada xaqaa iyo
Noloshaa dhibaatale
Dhanna wali ma raacsine
Marley waxeygu sii dheer
Sidaad ii dhaliishee
Dhalashiyo walaaliyo
Xigta kala dhaqaaqnoo
Dhirta iyo dugaagiyo
Weheshaday dhurwaagee
Dhimashada xaqaa iyo
Noloshaa dhibaatale
Dhanna wali ma raacsine
Marley waxeygu sii dheer
Sidaad ii dhaliishee.
Qore: Eng Mustaf Mo'alim Hassan.
Barakalahu Fiik miisanka xasanaadka Allaha kuugu daro juhdigaan aad bixisey waxano qoraal ah.
@@leaderman812 shukran
I am watching this video in 22/6/2021 from Minneapolis I am so excited
Iminka ma noshay walal
30/5/2024 😢😢
Wlhi oyiin inaba cadi aheen aya IGA imade hestan sii be iguwentahay adunyadu JCL be maqleen ma aqanan sida logusamro
Waa kaa qaraamigii rasmiga ahaa somaaliyeed thanks maadays
Dhibaatada aduunka🌍
Qofna lama dhalan wali 🤕😫
2022/9/10
allahayow arinteeda kala dhanTaal 😥😥
M.a heestan miraheeda waa mid aad iisoo jiidatey waxaana dhageysanayaa 16/07/2021
Heestan waxaan dhagaysanayaa haben #jimce ah Taariikhduna tahay #5/223/2024
Run ahaantii waa hees Dareen dhaba ka hadlaysa #mama maryan mursal Naxariiso Jano
31/6/2021 ayaaba iigu horeeysa heestan dhanba. Waanba la yaabay runtii in codkaan maryan yahay 😂
Xasuus runtii malin jimco ah
Tarikhda ay tahay
21.8.2020
Ani waan Yabed dadka dhan mawada Dhibanaa 😰
Adunyada waa harka labadiisa galin hadey maanta ku wacan thy bari kuma wacana
2023 weli waan dhageysanayaa
Jah adna kamadheere😩😩😩
Legend waxa ka codsana hobalki muse ismaciil qalinle
Si qurux badan maa usameesay. Shukran.
Bilowga heesta durbaanka iyo kabanka siduu isugu dhacaya kahelay cajiib
Hees qiimo iyo macno badan xambaarsan dhageysi wanaagsan habeen jime ah uk Bristol 20/11/2020 12:58🌹🥀❤ habeen wacan dhamaantiin walaalayaal
Niyad jabka iyo dwaca JCL dumar Kali IMA koobno raga xata we kudacda alle hadayo walaliyal
Wlhi waa ruun dhibatada aduunyo lama dhalan qof ka kaliya 😢
Sxb thanks inbadan i love qarami songs at all.
Wednesday/2 june 2021 dhibatada aduunyada lama quf kaliye 😪
Axya qarami "dhibatadhu adunka wa halkedh" runti waa murti aad dareyn weynu uleh.....
Yasalaam maama maryan mursal
😥😥😥 aduun abaha qofki rabo sacida
Dhab u fiirso waayaha dhalanteedka dunidoo😥
22/2/2023
Dad waa dadkii hore hadalna waa midkey yiraahdeen😥
Maryan mursal aad bey u cod macaan tahay mahadeedana waxaa leh maadeys bahda maadeys waxaa codsanayaa heestii maryan mursal ee aheyd dhulka kuguma aaminee
Cirka kuuma dhuufseen
Dhuuntaada mari karin
Laabtaan ku dhigan lahaa
Wiilka kabaha Caseenaya e Koolada Nuugaya ayaan marka Hore kaso arkay e Tik toka Ana wn ka Helay heesta Sida Darteed wn So Raadiyay Ugu Dambeyn wn Helay
Im from there sxb.
Kula mid baan ahay amba willka koolada yaan ka arkay tiktok
Wlhy zxpo markaan ninkaaa tictoka ka dawaday soo baadhat
Hapenimo axad ah 3 october 2020😪😪😪
Finally waan helay🙈😪
Hees qiro leh waye runti
Maryan mursal ciise alla haku daayo
Team Maadays Habka Farshaxan ka leh Cod nadiif ah iyo Xulka heesaha Aad baad ugu Mahadsantihiin
heestan ku dhegaysan jiray baadiye mar uu dhoofay sxbkay ana baadiye joogay waan isku samirsiin jiray marwalba taariikh hore .
Hada madhoftay sxb
Sun Aug/9/2020 💔
Maama halima mursal isse bootaan cod keedi dahabiga ahaa cimri dheer maaama sidaad ii dhaliishaye
Heestan maanta ayaan soo raacay 28/5/2024
6/5/2023 galab sabti ah saacada 3..30pm galabnimo dhagesanaa intee iga danbesa like iisae
M.a heestan waxaan dhagegeysanayaa 16/07/2021
Waah waah waxaasaa hees ah
What a song innaba caadi maaaha
Hees io badha
Sxp mahadsanid inbadan heedhee waayo waayo maxay gagaran dadka aan lasocon sooyaalkeenii so badi heesihii hore ayaan dhageystaa so wad
Dhab ufiiirso waaayaha dhalanteedka dunidee 15/9/2020💪
Heestan waxan filayaa in ay qaaday 70 dii iyo wixii ka horeeyey codkeeda marka aad eekto
9/3/2022 12:40 iyo heesta oo igu saabsan aniga😪😪😪 marley waxaygu sii dheer sidaad ii dhaliishay
Axsan hees😢😢
Xasus wlhi 26.8.2020 casarnimo aduunyo waa xasus gabigeeduba
MAADAYS caawa malaha in aan fadhiyaad ogtahay baan is iri waxaani wax ka badane #maryan #maska #dhab #u #fiirso #waayaha iyo #Dhimbilo #qurac caawa #Dha'lay baad wadaaye👌
Nio waaba la xayiray xagee ka kentay fadhigaas maa kuu imaado kula fadhistee 😂
@@mowlaaden9712 quruuma gaara u keenay fadhiguu Ku helaa malaha hhhhhhhhh
@@ßí777-e1c maaha sidaa wllshay markii wadankii uu joojiyay qaadkii baa yurub isagoo ciidaa iyo camaamiirtaas ah laga soo rogay, lkn awal waa nagu yaraan jiray bishii Mar buu imaan jiray oo #soo dhacyay buu ahaa
fadhi xalal ah wlhi 🤣🤣🤣
kaban lagu laray
alla maxa meshas
madax luxid ka dhacday