War horta Dadkaan ma waalanyihiin mise waa iska yeel yeel, Ceebtey dhax fadhiyaanba uma jeedaan!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 172

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wale Wadaadkiina xitaa Jannah arki maayo ma Axmaar Madoobe oo ku soo duulay Ciidanki X.Dalka weliba Shabaab garab ka helay baad amaaneysa Qabiiliiste baad tihiin Waayel Dh/yero iyo Naago qaaq baad wada leedihin Xaqna ma sheegtaan lk lk lk qaladki idinka sameyseen baad hadana Madaxda Dowlada ku eedeyneysaan. Adiga wadaad baad sheeganeysa waxaad cunta qiila wa qaala kugumana xirnaanayo

    • @AmiinHassanAhmed-f6f
      @AmiinHassanAhmed-f6f 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sheekh majiro gobal somaliyeed okagahoreeyadhinacadiinta jubaland wakhtibadan axmed hajooge balse dhaqankakajira iyo ladagalanka balwadaha iyo dhaqan xumadadhalinyarada wukagafiicanyahay dhaman madaxda somalida

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hassan Garguurte ilaahay nacald dagdag ah ilaahay haku’rido oo Owlaadiisa mid kama reebo tafiirtiisa yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ethiopia 🇪🇹 ilaahay ha’holciyo oo burbur lakala go’a ilaahay ha’u soo dadajiyo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 ilaahayna Turkida 🇹🇷 burbur iyaga ha’u horseedo oo Ordogan 🇹🇷🤮 iyo Abdy 🇪🇹👎🏼 nacalad haku wada rido yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Sheekhow walaahi xanuun ayey nagu rideen .aniga waxaan rabaa aqbaar iyo wax la dhaho somali albaabkooda inaan iska xiro rabiyow igu guuleysii arinkaan..rabiyow noo gargaar

  • @SoSo-we6gk
    @SoSo-we6gk 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    7:12 Sheikh Dulmi Diid Dowlada iney Waalam yihiin Mar hore Ayaan ogaaday ilaahay ha caafiyo Aamiin yaa Rabi 🤲

    • @omarali4265
      @omarali4265 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Been ta dhaaf please 🙏 Ahmed madoobe wuxuu rabaa inuu Somalia 🇸🇴 ku celiyo 1990 ,kuna daro Kenya 🇰🇪 iyo ethiopia 🇪🇹

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ilaahow noo gargaar hadaa nahey umada Somaliyed 😢😭 ilaahow u mad toosan naga dhig wax weyn ayaa qaldan dad nimadii aya dhimatey 😭 dowladii dad bey hoganinee la lahaa neh dadka iyo dalka dhigka heysta uma jeeda 😢

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    نسأل الله الفرج العا جل من شعبان. 😢

  • @SamiraDaughterofYemen
    @SamiraDaughterofYemen 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967717591071. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇......

    • @Nourdaahir-j9k
      @Nourdaahir-j9k 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@SamiraDaughterofYemen
      Qaaimad

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mar hore ayaan Sheegey madaxda Somaliyed ay jiran yihiin dhaqtarka dadka waalan Waa in lageeyo

  • @AbdirahmanAden-v5z
    @AbdirahmanAden-v5z 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa ceeeb weeeyn lkn gurguurte ma xishoodo 😅asagana Kuwaan aabo u ah. Sheikh

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamin aamin aamin aamin yaa Rabi ❤❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHEEKHOW MAR KAAN UDULOOW NAY CALMAANIYIIN SHAYAA DHIIN AH BAY SAAN INOO DAN BEE SE KUWAAN HABA KA HAD LIN INSHA ALLH SIDII BASHAAR AL ASAD BAAN U QAN DOONA BURCADAAN DAMIIR LAAWA YAA SHA AH BURCAD GURGUURTE IYO AMXAAR MADOOBE WAA LABA NAJAAS GAALA MEESHA KU HEESA IN SHAA ALLH WEY QAXI

  • @omarali4265
    @omarali4265 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ahmed madoobe wuxuu rabaa inuu Somalia 🇸🇴 ku celiyo 1990,kuna daro Kenya 🇰🇪 iyo ethiopia 🇪🇹

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Qof walba oo gadh wayn haw malayn sheekh waxa jira kuwo badan oo qabyaalad madax martay

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh dulmidiid dhiiga ha isku kicinin dowlad ma jirto mesha ALLE ha no gargaaro

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    KOLEY XASAN CIIDANKA INOO BAABIIYUU RABAA ILLAHEY KUWAAN HANADHAAFSHO BALAAYO ILAHEY HAKURIDEE

  • @abdiahmed2301
    @abdiahmed2301 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Umada soomaliyed waxay u baahantahay madaxwayne yaqaana leadership (how to lead people)
    Slkn inta uu oday qalbiga farqi ka ah talinayo haka sugin inuu
    Diin
    Dad
    Dal
    Badbaadiyo
    Slkn waaa nasiib Daro
    Guushu dadaal bay u baahantahay
    Waynu guulaysan inshaa Allah

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Leadership qof kasta ilaahay ma siin dad yar ayaa ilaahay u hibeeyey kuwaasna waxa la weydiin yaa tahay ? Leaderships is not important qabiil qabiil 😢😢😢😢

    • @abdiahmed2301
      @abdiahmed2301 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @
      Inta ayaad tahay dadka qalgiga kaga jirto inta la inawada qaato ayaa la ina waydiin ayaad horta tihiin?
      Leadershipna waa waxa ugu fudud ee la labarto
      Hadaadan waxbarana umad ma hogaanin kartid
      Qabiilna (dad. Diin iyo dad ) laguma dhisi karo

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdiahmed2301 dadkeena allow garansii😭 🤲❤🤚

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdiahmed2301 😭🤲

  • @Alihusseinkenyare-uh7cr
    @Alihusseinkenyare-uh7cr 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaalkey caruurtoodii ma,dhiman mana dhaawacna,damiir ayaanan jirin

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaliya u duceeya sadaqad darteed u bixiya Somalia walaahi fiyaw ma jiro imaan la’aan baa ku dhacday nimanka madaxda inamada yaryar si kale ha ushaqaystaan nimaan ku ciyaaraya ha dhaqfaan

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallaahi waa doqon ama waa waalanyahay Xasan Tuug. Waxaa madax maaha waa Oofaarro aan dhiig lahayn

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marka hore waa kuguraacsanahay aragtidaada. Dowladda ma aheen ineey ciidamo u dirto Raaskanbooni ha ahaatee waxeey aheed ineey masuuliyadeeda qaataan oo rag loocasilo.

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxdaan ma xanuunsana ee wax walbo kutalagal ayeey u sameeynayaan waa xaasidiin shacabka somaliyeed ayey walayaan.
    Waa musiibo naloo soo diray

  • @fatiaden2130
    @fatiaden2130 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa miraha markaad doorato qof aan xil uqalmin eeda koowad waxaa leh madaxda maamul goboleedyada ficil kastoo dhacana ayaa masuul ka ah.
    Tusaale madaxwayne dani xildhibaano uu jeeb kiisa kasoo xulay asagoon masiirka umada ka fakarin buu keenay , ayaguna mid aan u qalmin bay noo keenen hada wuxuu falo maanta isku eed saw maaha 😢

  • @yonismohamed2616
    @yonismohamed2616 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ASC maasha Allah dulmi diid madaxdii waay waashteen😀,

  • @abdiqafarbaare9822
    @abdiqafarbaare9822 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sh. Baarlamaankeena noodooray marka waxba kaqaban karno qadarta aan uducayno😢

  • @dahirmohamed3148
    @dahirmohamed3148 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc, walaal ninka somalia madaxweynaha ka ah waa nin xun, waa ma xishoode iimaanka last,la', cid uu ka naxaayo ma jirto, Allaah haka qabto ummadda .

    • @hsaksa8264
      @hsaksa8264 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sax sax sax sax sax

  • @HusseinHussein-fp1br
    @HusseinHussein-fp1br 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc. Lkn sheikhana maxad oogahadliwaysay arintii Badda ee musiibada ahayd Jubbaland wad kudheeraatee.

  • @daresavage345
    @daresavage345 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dar daarankaga ku aadan coidamada wa
    war xasan sheekh ciidan marabo ee guryihiini iska aadan irsaqada meelkale ka raadsada ( hadalk laguma rafto ee nuxurka uga daadag)

  • @mustafamohamud8250
    @mustafamohamud8250 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sc walalkey wa runta wa dad habaran o walan waxana surname gal ah in hadana dib ugu ceilyan musibadan

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masakintan iyaga gaajesan

  • @cabooweahmed3250
    @cabooweahmed3250 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sh dulmidiid marki eey dulayeen maxad udhihiweyday ha duleine dulmiga daaya kuwakale ee jubaline in lalayo miyad rabteen ilahay ka cabsada dadaka somaliyed dhaxdhaxaad uh ahaada

  • @HalihodanFaarahTimir-jz3zh
    @HalihodanFaarahTimir-jz3zh 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu waxaan aaminsanahay inay ahayd #SHIRQOOL, sababtoo ah Xasan Sheekh waa tuu yiri: Soomaaliya ciidamo uma baahna, sidoo kale waa tii yiri: #Hankiinna hoos u dhiga, maantana intaas uu aaminsanaa ayuu sameynayaa!!!!.

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Umadiina waa la leynayaa la barkicinyaa goobihii dawlada la gad gadanaysa marka waxaan leeyahay xasbunallahu wa nimac wakiil

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Kuwii Kenya ugalay bal aad halooga hadlo meeshay ku danbeeyeen ayagana waa wiilal naga maqan💔😢

    • @nasroamiin5557
      @nasroamiin5557 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢😢😢😢😢

  • @luulsharib
    @luulsharib 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaas aad sheegayso ninkaan dan kamaleh
    Jeebkiisa iyo reerkiisa bes usheeg Hassan Sheekh 🥲🥲

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba lama.aha dhibka iyo dhimashada miyad jabka ciidamada 😢😢 illeyn wiilalay
    Dhalen kudhiman maaye😢😢
    Calolxumo weyna wamacnihi ladhihijirey ceeb iyo caydh banahaysata😢😢

  • @Abushaymaa-v1i
    @Abushaymaa-v1i 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb waxan kuleyahay ilahay ka cabso qab waxgudbintada wa qaldantahay waxana muqata dhibka ciidanka gaaray in aad Ku faraxsan tahay kuxumeen shakhsiyaad ama masuliyiin walahu aclam

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aaamiin aamiin

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anagaa isyeelay allee namayeelin

  • @HusseinHussein-fp1br
    @HusseinHussein-fp1br 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigi intaan iskumaqnayn ayay itoobiya naga faaiidaysatay siyaasi han ama aragti dheer leh na somalia mahaysato ilahayba umaqan.

  • @mahamedwarsan9724
    @mahamedwarsan9724 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkk sheekh wlhy waan qosley anigu marhore ayaan ogaadey ineysan caadi aheyn kuwaan hada jooga xilka dalka oo kursiga hada fadhiya midakale waxyaabo foolxun waalagu arkey dawladan hada jirta balse wali madhowa oo waxaa kadaran waxa aysoowado sidaan aaminsanahey anigu waxa aysoowado ayaa wax walboo lalayaabey kadarnaan doona waadna arkidontaan?

  • @The-informed
    @The-informed 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikhow gorme aderka Xassan qaran dumiye runta ushergi dontaa? Waxad marwalba no sheegta qabtaladu inay xuntahay lkn daacad makaa tahay inaadan adigu qabiileyste aheyn?

  • @muxiydinAxmed
    @muxiydinAxmed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MaCeebta & Fadeexada uudhex fadhiya Ayey ka Hadli karaan...

  • @libanosman7253
    @libanosman7253 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadii aan nahaye reer djibouti . Madaxwene xasaan waa doqoon

  • @adamsharmaksharmak8005
    @adamsharmaksharmak8005 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soo Isreal aligning ha ina xukunto dowlad somaali ah ma jirto hadaan riyo ku jirin

  • @iftiimiye890
    @iftiimiye890 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaikh allaah ku barakeeyo ee bulshada waxaad ogeysiisaa horta yaa u xil saaran howSha amniga wadan keena iyo la socodka amniga xuduudaha
    Kwrn hadii ninkii shaqada lahaa aan u aqoonsano dambiile soo duulay
    Sheikh Kwrn hadii aan ku dhaho ciidamada wadanka UK 🇬🇧 ayaa kusoo duulay Birmingham
    Ama Bristol ee kaca aan iska dhicino waxaad u arkaysaa waali lkn waa taas oo kale waaye waxa ka dhacay raaskamboni ciidankii oo waajibaad kooda qaranka ku howlan ayaa dhabarka mindi laga galiyey dadka waxaas ku kacay oo ciidan wadankii uu ilaalinayey joogo ragii soo weeraray oo laayey waxay mudan yihiin in ciqaab sharci adag

  • @gght2485
    @gght2485 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh madaxda somaliya ragg iyo ceebti dhacdayba dhintay waxba kama galin marka Raali ahow

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanallaah Subxaanallaah 🇸🇴⁉️😇😭waa ayaan daro I’m so sorry 😭😇😇⁉️

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali wa ka dashay dagaal wana qalday dhalinyarta cidamadas hda ha fahman cidamada qima in aysan dalka ku lahayn ha fahman masakinta allow no gargar

  • @Amran-xf4zs
    @Amran-xf4zs 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaxooti ayey u ekyihiin miskiin 😢😢 calool xuma badanaa

  • @Saidalihusein
    @Saidalihusein 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheehow aad moodo dad waalan ha dhihin ee dheh dad waalan bay ka yimaadeen

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War dadkan mafahmikadhid waa bareegato markay opreshin folinayaan bey dadka meel kujaheeyan si ey dadka indhohoda isagajediyan tababar kaa waxaa mar hore u furay fahad Yasin ☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh anaka waa ka khusaney dowladda Xasan adne ka khuuso Sheekh

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qalbigu hadii uu danbi ka dhargo, dareen, naxariis xishood ha sugin.. Halagu ducaysto " Ilaahayow hanagu saladin mid aan kaa baqayn anagana aan noo naxariisanayn"

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXA QALDAN NINKA XOOGA KU XUKUMA KISMAAYO EE DIIDAN IN JUBALAND DAD KUNOOL YIHIIN

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXAAN KUGU NACAY XAYEYSIINTA WADAMADA ISLAAMEED

  • @mataan10hasan77xeefow
    @mataan10hasan77xeefow 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wcs❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw waxaan hubaa in xasan iyo xame ey waalan yihiin iyo dhamaan barlamanka marka dowlada waalan waali u daa iyo shacab waalan oo qayaalad waashay

  • @Shacni724
    @Shacni724 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guurguurte baahane Alloow umada dhaafi jaahilka

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh xasan dhiiqo wax agtiisa kaceeb ihi majirto

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXAA WANAAGSAN MARKAAD RA'YISOO JEEDINEYSID IN AADAN MOODIN IN AAD KALIGAA CAQLI LEDAHAY WAXAAS DAD OHOO HADLAYA MIIDIYAHA NIN WALBA HALKA UU KU SUNTANYAHAY WAA LA GARANAYAA

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa reer ba,ayow yaa kuleh wan ka xunahay

  • @ImanIbrahim-ml8og
    @ImanIbrahim-ml8og 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweynha wuxuu kufanayey ilmihiisa jamacad ay ubarteen halka qarankana ujaway

  • @caqiidachannel5830
    @caqiidachannel5830 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ahmed madoobe kismaayo xoog kuqabsaday amarka dowlada waa diiday waa in xoog looga saaro , qaladkii dhacayna lasaxo ciidan awood badan loo diro tiro iyo tayo leh

  • @cashatini
    @cashatini 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    warheedhaha aaway badii mawaan lamudaaharaadayn war dadku ma baranbaraa dhiig maleh miyaa may ku mudaaharaadaan dawlada

  • @AbdulomarYussuf
    @AbdulomarYussuf 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan waa loo sheegay.......lkn waa nin qalbi caruur ah

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    There were no war, it was a money laundry 😂😂😂😂

  • @karrimuse7043
    @karrimuse7043 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢 xasan xaraash shilmoo keliya ayuuyaqaana
    Dadka dalka soomaaliya
    Ciidan Uma Rabo
    Waa tuug cadow
    💯 💯
    Axmed madoobe
    Ayaa kafiican

  • @daidibrahimadam482
    @daidibrahimadam482 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DAROOD ,SHABAB,IYO KENYA AYA CIDAAKA SOMALIA WERARAY.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sh dulmidiidow madaxdu waa dad aan inaga inoo shaqeyn ee meesha lakeensaday laakiin inaga hadaan soomaali nahay weynu istaahilaa waxa inagu dhacayo oo bahdil sharaf dhac iyo dhibaatooyinka aan la ildaranahay maxaa yeelay iyaga oo sidaas u dhaqmaya yaa qaarkeen taageerayaa qabiil dartiis ooyna inoo muuqan dhibaatada ay nagu hayaan iyo cawaaqibxumada ay inoo horseedayaan marka waacuqubo rabi hadaynu dad fiicanahay waxaa lahelilahaa dad nimankaan sufahadaa gacanta qabta oo laxisaBtama oo ku mudaharaada laakiin waxay aamin kanoqdeen cuquubo aduun iyo mid aakhiroba waa gar marka in ay sidii waxaan caqli lahayn inoola dhaqmaan

  • @mohammedmanann9977
    @mohammedmanann9977 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dulmidiidoow bahasha hakashifine dhahaca larabaa

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxdaan xafladaha tagaya ilmo ay dhaleen kama maqna waxay dabka ku ridayaan waa wiil soomaaliyeed waaridkii dhalay unbaa cawada walwalaya iyo wixii damiirleh

  • @sagalwarsama5502
    @sagalwarsama5502 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa dhibaato joogta ah haday madaxdu xanuunsaneyso waxaanlayabanahay shacabkiina maxaa ku dhacay wax ayaka damqanayaan mala arko miyaa Xabaalaha maydka kla soobaxa marki lagu yidhi eed maydadkii la soo baxeen ayaan yaabay hadana lagu yidhi cashuurta maykii yaab iyo amakaag.

  • @ibrahimabdi4202
    @ibrahimabdi4202 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macalin waad xanuunsatahay waayo ciidan wadankiisa lagu dhibaateeyay oo ninkii dhibaateeyay sawir ku sameeysanaayo oo dowladii wadanka ka masuulka aheed meesha iyo eey rabtay waliba shaqadeedi lagu heesto miyaa positive ah walal aduunka qalad iyo sax la isku dhax wado ma saxmaan cali gar leh iyo ceediid gar leh ayaad dhahday talo maahin video gaaga

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk jubaland axmed madoobe wuu sii joogo xukunka xassan sheekh maxamud asaga ayaa taageeray shalay 2019

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dalka somalia waa Federaal ixtiraam malah xasaan

  • @MohamedHassan-ky3lu
    @MohamedHassan-ky3lu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War Lee maan wadeynaa. Madexda waxey cunaan cuta fiican ilmahooda waxbey barteen ayagaaba faanaya. Maxaa ka galay waxii dhimanaayo iyo waxii la qabsaday. Dadka xun waxey istaahilaan madex xun. Waana heysanaa.

  • @aasuf119
    @aasuf119 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma ayagaa kala jecel raaxo kale ayba ku jiraan iyo dhereg dhacdi subxanallah

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHEEKHOW MA WAXA TAHAY CADOWGA MIDNIMADA MISE WAXAD TAAGEEREYSA IN AXMED MADOOBE JABHADNIMO KISMAAYO KU XUKUMO

  • @huckaherci
    @huckaherci 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc waaa wax kaga xumaado in askar Tena kenya isku dhiiban balse sheikh fadlan anigo ku Ixtiraamo inte kun askari keenya iska dhiibeyn waa fake news sababto ciidanka mesha lageyay 200 askari oo diyaarad lugu qaaday aheyn runta ilaahay nugu jacayl

  • @XaajiCali-v7l
    @XaajiCali-v7l 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiq seykaa noqotay diintana waataqsnaa in kursi kuhelay laalush arxan malaha qiimana maleha

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed madoobe wuxu xalaaleeyey in madaxa laga toogto

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta Xasan dhiiqo Ceebtu Maqabataa? Jawaabtu Waa Maya🤔

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dolad qabdolad nimaudhaqmeysa majogto waxajoga kuwacaloshod ushaqestayala meshey shilinkahelayana ucad ewadanka shacabka waxba kamagelin wasey udhaqmane enteshilin kahelikarna okaliy

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuligood waa dhalin soomaaliyeed oo la iskuleenayo😢😢😢

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadaagaas oo dhaan waxaa keenay Ahmed madoobe

  • @O.mrpromo
    @O.mrpromo 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lakin sheikh Soo adigii Laha Axmed Madoobe halasoo qabto , maxa isbadalay?

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidankeena qaranka canada baa lay saga dhigaa lacag kufilanna lamasiiyo haduu dhibgaarana lagama tacsiyeeyo haday dhintaan qoyskooda wax xuquuq ah lama siiyo balse gurhaii ay daganaayeen laga saaraa soomaaliya allaah baa umaqan

  • @yousufusmaan
    @yousufusmaan 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waxaan wa xaraabo daramaad baa socda

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa ay XAFLAD uga qeyb qadanayan ooy u qoslayan waa inuu u hirgalay SHIRQOOLKA ciidanka. Maadaama aysan noqon sida ay rabeen ee ah in la isku BA'O, si dowlada soo socota ay ZERO uga bilowdo.

  • @Daud-h6p
    @Daud-h6p 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan qabiiliste waaye kanaalkiisa hafiirsanina

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkk sheekhow kani waa qosol gariir waa fiyow yihiin waxay u arkaan kuraastan waa shaqo wax kale kama war hayaan waxay ku mashquulsan yihiin dhul iyo dhismo iyo familkooda keliya aakhiya xitaa ma xasuusna

  • @sahrosiad4317
    @sahrosiad4317 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa walala anaa runta sheegtid Waa maxaa to waxa laayee

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalkaan iyo dadkaan somaaliyeed ceelna uma qodna cina uma maqna illaahow u gargaar amiiin amiiin yaarabi

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan mooryaan waaye ma taqaanid

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHEEKOW WAXAD TAAGEEREYSA JABHADKA AXMED MADOOBE

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXLOOGU TALAGALAY AYEEY AHEED OO SHACABKA LAGU BAHDILAAYO SI BADA ETHIOPIA LOOGU WAREEJIYO CIIDAN NA DIFAACA MA QABNO CAMAL MANA RABAAN IN CIIDANKA AY DHISAAN

  • @HassanAbdi-b6e
    @HassanAbdi-b6e 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    waceb soHoyata

  • @RamloNur-zu7ft
    @RamloNur-zu7ft 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muse biixii yay kaga daydeen maxaa yeelay muusaa kaga tagay askartiisii goojee cade laa kiin kuwan waa lasoo celiyay

  • @MohamedGuulhassan
    @MohamedGuulhassan 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jubbaland wa dowlad Marka lobarbar dhigo dowlad federal

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤