shamuuri qaraamiga kaban

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 7 ปีที่แล้ว +3

    Qalbi nabar ku yaallaan qaboobin
    Qufac iyo kalgacalbaan qarsoomin
    Qotodheere soo koror
    Igu qarax jaceylkii
    Waxaad qabanse mooyi.
    Maxamed Aaden Shamuuri Allaha ku caafiyo. Aamiin.

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 8 ปีที่แล้ว +8

    waaaaw waa hees iyo badh , balse aaway heestii kale ee ay isku albumka ahaayeen ee shirka gaari waa laba , marse hadii shan lagu koro , in shukaantu baydhiyo shalawbuu u halis yahay , waad salamantihiin akhyaarta .

  • @farhanyareofficiall
    @farhanyareofficiall 4 ปีที่แล้ว

    shamuuri iyo waayo waayo alla wakhtigu wacanayaa berigaas waxan xasuustaa hadaan hbnkii shidan waayo inan mirqaami jirinba ... imikase waan iska dayay mudo ku siman haL sanooo

  • @Qalbiholcay6
    @Qalbiholcay6 5 ปีที่แล้ว +3

    Gurey barwaaqo
    Legend huu isharaabsiiyay

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw kaban sidan ayuu ku macaan yahay

  • @mojeeztoh4364
    @mojeeztoh4364 5 ปีที่แล้ว +8

    Inta guray barwaaqo kasoo aragaty like wllayaal👏🏻

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 5 ปีที่แล้ว +1

    2019/12/27/December/
    Jogo Kofur Bari Asia Asal Muqdishawi 💯 Xaqiiq Waxaa Ah Maxamed Aadan Shamuri Noloshiisa Si Fcn Ayaan U Aqaa Naa Wana Fanaan Qaran Oo Qiimo Weyn Ku Lahaay Fanka Somaliyed haatan Waxan marqaati Ka ahay Kaban Kiisii Xataa waa Jabshay in ow iska Gado Xataa waa Diiday Mushaar Kii Waabari Wazaarada Warfaafinta Siin jirtay oo lacag Fiican aheyd Xataa waa Diiday Maajid Muqdisho Ku Yaalo Dagmada Boondheere Qaas Ahaan Maano Boolyo Ayuu Safka Hore Fadhiyaa Oo Xataa Asaa Ka Adimo Masha Allah Alow u Dambi Dhaaf Oo No Wada Dambi Dhaaf Wana Mudo Ku Dhow 10 Sano Kahor Goaan Wanaag San Ayuu Naftiisa U qaaday Alow Ku Sug Asxbta Hadal Kaan mAaha Qiyaali Wlhi isku xaafad ayaan aheyn Ex Fiyoore Zaman qurux Badan Ayaan so wada qaada nay 😍🇸🇴😍

  • @warmoogali2117
    @warmoogali2117 12 ปีที่แล้ว +9

    Qalbi Nabar Ku yalan Qabobine
    Qalbi Jira illahey waxba kama Qarsone
    Nabsi Qiil la radshi hadu Qayo leyee
    ******************************************
    Wala hesaa Loma Heso
    Fanan Cod macan Xigmad Leh
    waa Mr Shamuri, Runtii Mudane Hesaga Wan ka helaa!!
    San Hesahada u dhagesto Quranka Hadi An u dhageysan Lahay Horumar Weyn An gari Lahay, ( allaha Naso Hanuuniyo)

  • @Sharke553
    @Sharke553 10 ปีที่แล้ว

    Qalbi nabar ku yaalaan Qaboobine Qufac iyo kalgacalbaan Qarsoomine Qoto dheere soo gunud igu Qarax jacaylkii waxaad Qabanse mooyaan Very nice song old's

  • @truegabefan
    @truegabefan 12 ปีที่แล้ว +2

    wwwwwwwwww weldone shamuuuri plzzzzz heestiii xilgarad oooshamuuuriqaadijerey noosoogaliya thnx again

  • @Biixi79
    @Biixi79 4 ปีที่แล้ว

    Marna waxaan hablaha qiroo
    Qosol beena laba rogo
    Qalbi nabar ku yaaalaan qaboobine
    Qufac iyo kal gacalbaan qabsoomine
    Qoto-dheere soo koror
    Igu qarax jacaylkii
    Waxaadse qaban mooyaane

  • @kamiolhuwa6083
    @kamiolhuwa6083 12 ปีที่แล้ว +1

    wooof caadi mahan ..great shamuuri

  • @khadraanidiini7700
    @khadraanidiini7700 4 ปีที่แล้ว

    Shamuuri Qalbi jire ilahey wax ba ka MA qarsone

  • @warfaalegend9341
    @warfaalegend9341 9 ปีที่แล้ว +1

    Marn waxaan hablaha Qiroo Qosol been Labarogo
    Qalbinaba Kuyalan Qabowbeyne Qufac Iyo Jaceylbaan Qarsobine ...esh Cala fanaan

  • @qadarcabdiqadarcabdi4154
    @qadarcabdiqadarcabdi4154 4 ปีที่แล้ว +1

    Baryo waxan qorfaha tago waye dadka qurbaha umaleyo SAS mahan

  • @abdifatahahmed9030
    @abdifatahahmed9030 4 ปีที่แล้ว

    09/03/2020
    Ayan ku mmirqaamaya heestan

  • @aadamdubadyarkaxortaahmrdu9759
    @aadamdubadyarkaxortaahmrdu9759 7 ปีที่แล้ว +2

    waaaw hees qiima weyn leh ninkii fahmo

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 5 ปีที่แล้ว

    Ehelkiyo qaraabadu Quraan i gu la daalaan
    Heesaha qaboobiyo anna shubo Qaraamiga!

  • @harmageire8330
    @harmageire8330 7 ปีที่แล้ว +3

    hees iyo badh wlhi ciyaalka sanadkaan jira afkiiba weey ku ciyaareen

  • @khalidyasiin6080
    @khalidyasiin6080 7 ปีที่แล้ว +2

    iyo lyrics yaa isoo dhamays tiri Kara please

    • @abdulkadirmohamed3793
      @abdulkadirmohamed3793 7 ปีที่แล้ว +1

      Khalid Yasiin ku qor you tube maxamed axmed shamuuri igu qarax jaceylkii lyrics

  • @mustafemaxamed1346
    @mustafemaxamed1346 4 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @hindaismail1526
    @hindaismail1526 9 ปีที่แล้ว

    eish calaa song afkaaga caano lagu qabay

  • @indhos1001
    @indhos1001 12 ปีที่แล้ว +1

    Nice song

  • @hassanahmed5652
    @hassanahmed5652 9 ปีที่แล้ว +1

    waxaas ayaa heesa yaa shamuuri

  • @appie2711
    @appie2711 11 ปีที่แล้ว +9

    FANAAN WAYN COD MACAAN IGA DHEH,,,,HADUU SOMALI WAQOOYI AHAAN LAHAA CAAN UU NOQON LAHAA MAHOO

    • @abood4477
      @abood4477 7 ปีที่แล้ว +1

      Hayaann_ waa ruunta ana reer waqoyii ah been maadan sheegin fanankan cawa kahoor maan maqliin. waa hees macan ya Salam cala hees

    • @cabdigure2949
      @cabdigure2949 7 ปีที่แล้ว

      Hayaa
      nowavailableto_

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 6 ปีที่แล้ว +1

      Hayaann_ hobol xuduud maleh Somaliland loves
      Shamuuri and envy great singer who Speaks the language

    • @cabdikarinjimcale5851
      @cabdikarinjimcale5851 6 ปีที่แล้ว +1

      Beenaale

    • @Ahmedtooyo
      @Ahmedtooyo 5 ปีที่แล้ว +1

      Caruur baa tihiin ee Waayeelka Soomaalida oo dhan waa yaqaanaan Shamuuri Koofur iyo Waqooyi.

  • @yuusufcandurbo6495
    @yuusufcandurbo6495 7 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @jecelowmoha793
    @jecelowmoha793 7 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @Yuusuf1
    @Yuusuf1 6 ปีที่แล้ว +1

    qosol beena laba rogoo
    qalbi nabar ku yaallaan
    qaboobine
    qufac iyo kalgacal baan
    qarsoomine
    qoto dheere soo koror
    igu qarax Jaceylkii