xasan & sahro the best song ee isla qadan kaban

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 609

  • @abdiqaniali9953
    @abdiqaniali9953 4 ปีที่แล้ว +7

    2020 Ban dhageysanaya anigoo Rajeynayo in markale dalkeynu uu nabad noqdo 🇸🇴🇸🇴🖐❤️

  • @fuaddahir48tahir47
    @fuaddahir48tahir47 8 ปีที่แล้ว +44

    heestani waa xafladii fanka..... imikana waxaynu fadhinaa geeridii fanka ilaahay ha u naxariiatee

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +4

    Loogu dhaansho sacabada....
    Oo sudiyo hawd sare..
    Sadex guuree daaqoo.
    Wali aan sed yari arag😊Allow kunaxariiso Sahro axmed

  • @Gallad.1920
    @Gallad.1920 9 ปีที่แล้ว +21

    waa erayo soomaliga saxda ahaa hadana dadka soomalida ee garanayaa qarnigan ay yaryihiin runtii.
    abwankii abwaaniinta, alla tariikh makatagtay abwaan xasan xaji cabdilaahi (xasan ganeey) cimiragaada alle haraajiyo oo hakubarakeeyo

  • @maahirxaamudxassan3970
    @maahirxaamudxassan3970 5 ปีที่แล้ว +2

    Xassan aadan alle cimriga ha u kordhiyo sahrana alleh ha u na xariisto waa dadkaan heesahooda dhegaysto

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 ปีที่แล้ว +12

    Waah waah waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa soo boqatay 2020!!!

  • @halimamohamed2987
    @halimamohamed2987 8 ปีที่แล้ว +37

    Subxanala way ku dhoofinaysa heestan
    Hawd iyo nugaal bay ila tagtay
    Geel iyo faras mansha Allah dhulkeena quruxdiisa rabow noo dhawr

    • @suleeqosiman4545
      @suleeqosiman4545 7 ปีที่แล้ว +3

      Seylo guyal babadan sobaxa kaliishi sel selna lo dagay nad gelu badi dhalay heeso wa hesi hore

    • @suleeqosiman4545
      @suleeqosiman4545 7 ปีที่แล้ว +3

      Alow xolo henaiyo dhulkena naga dhig barwaqo iyo nabad

    • @saabirnaasir8534
      @saabirnaasir8534 6 ปีที่แล้ว

      halima mohamed laftaad re miyi katahay maahalah

    • @hanadabdi7608
      @hanadabdi7608 4 ปีที่แล้ว

      Msh allhh

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +8

    Sayloo guyaad badan
    Soo baxa kaliishii
    Seel seel na loo dagay
    Sanad geelu badi dhalay
    Oy sidigtii Laalays
    Nirguhu aanany socod baran
    Reeraha dushoodiyo
    Kaymo sare Loo dhigay
    Oo igadh mid yari sabo
    Maqaar Lagu salaaxay
    Saameeshay gaawaha
    Oo baarqab soohani
    Isagoo ah Laba sabar
    Soofeeyey micidoo
    Ka sanqadhiyey doobtii
    Salaadiina roorsaday
    Ugubkii u saniyoo
    Surma dheer La tiigsaday
    Saqdii dhexena roob helay
    Subaxii bariisada
    Sideedaan jaleecada
    Saxan saxo udgoon badan
    Sanka kuula raacaa
    Sange subag idaad iyo
    Sumal badhidii Lagu shubay
    Ooy sabada ceelkiyo
    Sohdu tahay Agtiisoo
    Loogu dhaansho sacabada
    Oo sudiyo hawd sare
    Sadex guure daaqoo
    Weli aan sed yari arag
    Oo seeto iyo dabar
    Labadaba ka saahiday
    Oo salow dagaaliyo
    Sidii geyn saraayaha
    Oo sararta naaxdiyo
    Timuhu ay isku seexdeen
    Oo sayn gargoortii
    Loo salaaxo guudkoo
    Saxarkii ku duuliyo
    Looga maydho siigada
    Loo saaro Kooraha
    Cigaalkiina Loo sudhay
    Sara joogle iyo muuq
    Adaa suuradiisa Leh
    Sagal gaaxday
    Roob subax
    Seerma waydo soo guray
    Waaguna ku saro kacay
    Cad ceedu La siman tahay
    Nuurkuna Sabootiyey
    Oo waql sindanab iyo
    Guulaamo socotiyo
    Kala soocday dhibicdii
    Oo midab sibaakhiyo
    Cadaan wada siraatiyo
    Madow suul dhalaal xiga
    Sadexdaa miduun yahay
    Qof suureeyey kala garan
    Oo beel sanaagiyo
    Ku surmiday saraar godan
    SaadaaLinaysoo
    Bal halkuu ku simo iyo
    Sugayaan halkuu helo
    Subixii bariisada
    Sidoodaan jaleecada
    Saxan saxo udgoon badan
    Sanka kuula raacaa
    Dhulka saacu wada gaadh
    Waanu kala sad roonyee
    Meel idaha seel u leh
    Riyahana salool u leh
    OO geela saar u leh
    OO dirir sagaariyo
    Sagal gororkuna helay
    Sagayaa xareedaa
    Biyuhuna sun sumayaan
    OO saawa saawiyo
    Saxal cudur lahaynoo
    Salka looga dhigay nabad
    OO sararta naaxdiyo
    Simantahay dureemadu
    OO sebiga caanihii
    Lagu siiyey golihii
    Habluhuna sibraar iyo
    Dhiilo saabka loo tolay
    Sinta bidix ku qaadeen
    Subaxii bariisada sideedaan
    Jaleecada saxan saxo
    Udgoon badan
    Sanka kuula raacaa.

  • @maalinj.2
    @maalinj.2 5 ปีที่แล้ว +1

    maaha hees kali ah ee waa dhaqanki soomaali oo lasoo koobey halmeelna la.isugu geeyay
    allah haku dhowro abwaan xasan ganeey dhalan maayo adoo kale

  • @mohamedabbey5088
    @mohamedabbey5088 5 ปีที่แล้ว +2

    Saylo guyal bathan.....The best song ever by Lagend Hassan Adan Samatar iyo Sahro Ahmed.....Ma Sha Allah I love it soo much.meqa quf aya dageysati 2005.

  • @omarisakmohamed7031
    @omarisakmohamed7031 6 ปีที่แล้ว +12

    million times better than the new songs of this generation 💪💪💪💪

  • @muscabaxmed2100
    @muscabaxmed2100 4 ปีที่แล้ว +4

    Heesta ugu qiimaha badan fanka Soomaalida oo dhan. 10/10

  • @hibodel9460
    @hibodel9460 8 ปีที่แล้ว +14

    sahro waa boqorada codka haweenka somalida ee heesa .

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 6 ปีที่แล้ว +8

    *Sange* = Waa Faraska Lab
    *Sagal* =waa Roobka Noocyadiisa
    *Sibaaq* =Waa midabada Geela
    *Saylo* ......? Yaa iisheegaya..?
    The Two Somali Legendry
    singers Samater iyo Sahro✌︎♡♡♡

    • @mrhararghe4046
      @mrhararghe4046 6 ปีที่แล้ว +1

      Not sure but I know it's something to do with nature. It's possibly valley or dense bushlands. I remember Mooge saying saylaha libaax.

    • @medqalinle
      @medqalinle 6 ปีที่แล้ว +3

      Sayla is village outside Hargeisa, so it is a place

    • @medqalinle
      @medqalinle 6 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/XQUrIGBSH1o/w-d-xo.html

    • @omarsollasofficial8926
      @omarsollasofficial8926 6 ปีที่แล้ว +1

      #Saylo Not Sayla...okey.

    • @medqalinle
      @medqalinle 6 ปีที่แล้ว

      @@omarsollasofficial8926
      Dude have ever been to the place?

  • @soomaaliyasoomaalibaaleh3634
    @soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 ปีที่แล้ว +5

    abwaan xasan ganey wlh waa waa abwaan suugaantiisu dhadhan leedahay iyo macno iyo miisaan heestaan dadkii hore iyo dadkii danbaba waa fahmayaa qofkasta oo soomaali ah fanaaniinta wuxu ugu jecla xasan aadan samatar oo heesihiisa uu udhiibi jiray

  • @iidjaamac9593
    @iidjaamac9593 11 ปีที่แล้ว +3

    waah waah waa hees macan oo somalida badan keedu jeceshahay waliba inta taqaana dhaqanka wanaagsan somalidu leeyahay waana midhihii (xasan gani) waxana xaga cododka ku fara yaraystay labada fanaan ee aan kala dhicin waa xasan aadan samatar iyo sahra ahmed jamac ' oo seeto iyo dabar labadaba ka saahiday oo salow gadaal iyo ''''''''''''''

  • @ayanlesaed7521
    @ayanlesaed7521 8 ปีที่แล้ว +74

    this song is one of the best songs I have ever listened in my entire life ....its beautiful how both artist praised each other.I wish could sing this song for my future wife Hafsa..I love you more than my own life ..I wish you could see how much my eyes dropped tears when ever I remember ......

    • @Somalicommunity1
      @Somalicommunity1 8 ปีที่แล้ว +2

      Ayanle Saed Eebbe ha isku kiin daayo sxb adi iyo Dumashi Heestaani waa hees quluubta uroon.

    • @nimosahid1187
      @nimosahid1187 7 ปีที่แล้ว

      Ayanle Saed alle ha isu kiin barakeeyo waa hees aad u qiima badan

    • @dhahirciise586
      @dhahirciise586 7 ปีที่แล้ว

      Vidyow

    • @haybe7
      @haybe7 7 ปีที่แล้ว

      Ayanle Saed Alle haysu kiin barakeeyo sxb waad jeceshahay saan u arko hadalkaaga iyo heestaba

    • @ayanlesaed7521
      @ayanlesaed7521 7 ปีที่แล้ว +3

      thanks bro inshaa Allah ducadaada Allah ii Aqbalo waxan ka mid ahaa runtii dadka aadka u yar oo ilaa dad wax jeclaadey hadana aan dhadhamin dhanka dhabta ah oo jaceylka uu leeyahay markii lalafahmi wayay lakin I will not give up........

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 4 ปีที่แล้ว +3

    Haddii lagu tartamo hees ku saleysan dhaqanka soomaali ay leedahay
    Waa Hal abuurka ugu horeeyo loogana hadhay sidey sheegeen abwaano waaweyn qaarkood uga horeeyay fankaba
    Waa afsomali keliya ereyadoo idil

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 4 ปีที่แล้ว

      Magaal iyo samatar baan ugu jeclaa fanaaniinta ayuu yiri xasan ganey anaa afkiisa ka hayo xasan adan wuxuu ku fiicna xaga xifdinta iyo laxameynta

  • @nasimmanuel7104
    @nasimmanuel7104 7 ปีที่แล้ว +20

    Astonishing song .. it really gets back time , and has tremendous cultural meanings behind it.. Love it

  • @adamhapi3515
    @adamhapi3515 4 ปีที่แล้ว +3

    Safar dhulka aah oo aah 2000km Kenya, uganda ila Juba South Sudan ayaa kujiraa balse hestaan si ayey ii weerartay cawa......2020💯😘

  • @updyhakiinibraahim6207
    @updyhakiinibraahim6207 5 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi wa hesta aan adunka ugu jclhy
    My favorite ❤️ songs 🇸🇴💙

  • @hassanbaniin
    @hassanbaniin 6 ปีที่แล้ว +3

    ياسلام، Hassan Adam is one of the greatest singer ever to stand before the Microphone!!

  • @sacdiyaomar9305
    @sacdiyaomar9305 4 ปีที่แล้ว +5

    2020 yaa cwa ila dawanaa wlh cabaara radinaye 🥰🥰🥰

  • @amam2011
    @amam2011 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa dhab oo waxan odhan karaa waa heesta uGu qaalisan heesaha an dhegeystay laakin waa in la xusaa abwaanka midha le. Waa Xasan Ganay hadduu dhintayna AHN

    • @ducoqabe5221
      @ducoqabe5221 4 ปีที่แล้ว

      Muu dhiman saxib waqtigan wuxuu isagoo dhalinyaro weli ah ku noolyahay #hargeisa.

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 ปีที่แล้ว

      Zupaxaan waar waa noolyahy zxp isku xaafado nahy Hargiesa Xassan Ganay.

  • @Wayelka1973
    @Wayelka1973 6 ปีที่แล้ว +1

    Loo saaray kooraha cigaalkina loo suray sarajooga iyo muuq sanku neefle kaligaaa addaaa suuradiisa lee
    Mama Sahro Hada ila jeceshahay like isii
    Kal iyo laab aan u jecalahay wlh
    From Mogadishu

  • @kundiidahmed7615
    @kundiidahmed7615 4 ปีที่แล้ว +1

    14=april,2020 sanadkii geeleenu ubadku dhalay mama sahro allha unaxariiso xasan inta uu nolyahay asne cfmdka allha u,kaamilo aameen

  • @zaliimyar3549
    @zaliimyar3549 8 ปีที่แล้ว +1

    Wah wah fahmaaayaa Apti fahmaaaaya Micnaha Heesta Fariidna lo sheegi maaayo Hazzan Aden Zamatar Legend Fanan ku Cabzanahy baba

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 ปีที่แล้ว +1

    Hestan.markan.somalia.jogey.ayaan.dhegeysan.jirey.wayo.wayo❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @arbemuhanigeesiburco9404
    @arbemuhanigeesiburco9404 6 ปีที่แล้ว

    yaa salam waxasa wax LA dhagaysta ah Xasan Aadan samatar iyo sahra axmed alle ha u naxaristo sahra xasana waxan leyehay mujaahid afkaga caano lagu qabay

    • @muusefilibiin3011
      @muusefilibiin3011 6 ปีที่แล้ว

      arbe muhani wllhy zxp waxati qof anaa tagero wllhy nolow heeti waad kashekasi masha allh arbe gop geesi reer burco wllhy aniga waan ku garanayaa oo isku xafad waan nahi zxp lkn arbe soodigi siyaasiga ahaa zxp miyaad kabaxdi siyaasadi zxp waan ku salamayaa zxp inaaha allh alle zxp haku dayo bro

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 ปีที่แล้ว +1

    Eryada waa xsan haji Abdulhi (Ganey) codka waa xasan adan iyo sahra ahmed jamac
    Laxankuna waa xasan A . Samater
    Who lising📟🎬🎧 in the 16/03/20/23 in frday 7:14pm

  • @abdullahiali1394
    @abdullahiali1394 5 ปีที่แล้ว +1

    dhulku saacu wadagaar waana
    kala sedroonyee meel idhaha seel
    Ule riyahana salool uleh waah waah
    Eash calaa hees laayskama heeso
    wlh ciyaal xafad maxey kagaranayaan
    erayada leys dhaafsanA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @nimosahid1187
    @nimosahid1187 8 ปีที่แล้ว +50

    Dhulkuu saacu wadda gaadh waanu kala sad roonye
    Meel idaha seel u leh riyahana salool u leh

    • @abdallayusufhussien8051
      @abdallayusufhussien8051 7 ปีที่แล้ว +4

      nimco geelana saar uleh waad haysa dhaqanki 😂😂🤗

    • @nimosahid1187
      @nimosahid1187 7 ปีที่แล้ว +5

      Abdalla yusuf hussien maxaanan u haysan walal soo suugaanteeni maha

    • @guuleedxasan9363
      @guuleedxasan9363 7 ปีที่แล้ว +2

      Nimco Sahid

    • @khaalidnuur152
      @khaalidnuur152 7 ปีที่แล้ว

      Nimco Sahid q

  • @sultanibrahim3895
    @sultanibrahim3895 5 ปีที่แล้ว +1

    miisaanka erayada abwaanku uu ku tilmaamay quruxda iyo jacaylka labo qof dhex maray, afar sawir oo somalidu ku riyaaqi jireen markay isla helaan ayuu inagu tusay erayo. Just like the most Beautiful Paintings.
    Sanka kuula raacaa: waa jacayl la isku milmay ka udgoon cadarka. Heesta Beladweyne ayaa iyana ku dhow.

  • @abduqadiraxmedsharibabduqa1133
    @abduqadiraxmedsharibabduqa1133 4 ปีที่แล้ว +1

    13 November 2020 b weyn hiiran somalia malin jimco ah mirihii cajiibka ahaay ee abahii dhaqanka somaliyeed abwaan xasan ganeey iyo luuqdii csjiib aheed ee Aun sahro axmed iyo samatar

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta xidigta iyo calanka is wata ee nijaastaa nooga qaada!

  • @mohamedalifarah7983
    @mohamedalifarah7983 8 ปีที่แล้ว +19

    hees macaan igadheh mar uun ma arki donaa dalkeyga oo nabad ah oo fankii iyo sudaantii dib usolabtey

    • @mohaabdi8056
      @mohaabdi8056 4 ปีที่แล้ว +1

      TVGA QURBA JOOGTA in fankeennii dib u soo noqodo waan rajeyneynaa walaal laakiin suudaantii dal kooda ha naga joogaane inaga daa!!!

  • @abdiyusuf4957
    @abdiyusuf4957 11 ปีที่แล้ว +3

    yaa salaam yaa salaam.waa fanaankeenii weynaa ee xasan adan iyo fanaanadee codka dahabiga ah lahayd waa sahra axmed jamac.iyo midhihii abwaan xasan ganay.ilahay cimrigooda ha dheereeyo e

    • @MohamedMohamed-qk2bs
      @MohamedMohamed-qk2bs 5 ปีที่แล้ว

      Ka waran Ninka laxanka macaan iyo musica ku laray AUN jango

    • @farahmalin1963
      @farahmalin1963 4 ปีที่แล้ว

      It makes me very proud to be Somali

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 4 ปีที่แล้ว

      @@MohamedMohamed-qk2bs laxanka isla xasan adan ayaa saaray

  • @abdirahmaanfeisal9423
    @abdirahmaanfeisal9423 8 ปีที่แล้ว +20

    Wallee waqooyiga soomaliya waa meelku caana fanka suuganta Afkeena wcn iyo murtiba

    • @farhandauud9219
      @farhandauud9219 7 ปีที่แล้ว +1

      somalilnd dheeh sxb yan la is caayi faqasheey

    • @mohamedmohamud4901
      @mohamedmohamud4901 7 ปีที่แล้ว +1

      alpha sahro Ahmed

    • @maxamedabdi4161
      @maxamedabdi4161 5 ปีที่แล้ว

      Somaliland

    • @seaditeyib9070
      @seaditeyib9070 5 ปีที่แล้ว

      Waqooyiga soomalia dadkan maxay lacabaadayaan

    • @samahirdaahirmaxamad7282
      @samahirdaahirmaxamad7282 5 ปีที่แล้ว +1

      Xasan waqoyi miyaa tankke somaliland markad bzsabor yelato iyo cln layaqan baanu kuleenahy abti wanlaweyn beel

  • @yusufomar6021
    @yusufomar6021 4 ปีที่แล้ว +3

    It is a wonderful song I love it. It was made beautiful way ! Thank you for it.

  • @hodan4523
    @hodan4523 8 ปีที่แล้ว +223

    Sayloo guyaal badan
    Soo baxay kaliishii
    Seelseelna loo dagay
    Sannad geelu badi dhalay
    Ooy sidigtii laaleys
    Nirguhu aaney socod baran
    Reeraha sintoodiyo
    Kayma saarle loo dhigay
    Oo igar mid yari sabo
    Maqaar lagu salaaxay
    Saameeshay gaawaha
    Oo baarqab soohani
    Asagoo ah laba Sabar
    Soofeeyay micidiii
    Ka sanqariyay doobtii!
    Salaaddiina roorsaday
    Ugubkii u saanyoo
    Surma dheer la tiigsaday
    Subaxdii bariisada
    Sideedaan jalleecada
    Saxan saxa udgoon badan
    Sanka kuula raacaa!
    Adduunyo erayo miisaan leh, baa la curiyaa haddaad curiye taahy, sida Xasan ganeey, haddaad heesaa tahayna kuwa miisaan leh baa lagu heesaa, sida Xasan Baashi iyo Sahra Axmed .
    Cajiib. S

    • @OmarAbdulle
      @OmarAbdulle 7 ปีที่แล้ว +3

      Hodan Wiilo sideedaan jalleecada, saxan saxa udgoon badan, sanka kuula raaca lol. qoraalka waad ka baxsatay Masha allah.

    • @musdafahmed3091
      @musdafahmed3091 7 ปีที่แล้ว +5

      Hodan Wiilo
      Caadi ma ahan heestan waa heesahan Ogu jeclahay still listening 2017

    • @badrimed607
      @badrimed607 7 ปีที่แล้ว +2

      Hodan Wiilo

    • @rashidibrahim8417
      @rashidibrahim8417 7 ปีที่แล้ว +2

      Hodan wiilo noo dhameestir walalo

    • @ramadansiad3188
      @ramadansiad3188 7 ปีที่แล้ว +4

      Hodan Wiilo
      Yaaqay aniga Somaligaan hal xabo ka ma fahmin ama micnaha ay ka dhigan tahay balse waan ka helay Sanka kuu la raacaa leen ka fahmay 😂😂😂😂😂

  • @badduujiye1040
    @badduujiye1040 7 ปีที่แล้ว

    yaaa salam seylu guyaal badan soo baxa kalishe sel selna lo dagay xasan adan iyo sahro ahmed jamaca xasuus baan dib u galay sidii inan geeli dhex joogo wah wah wah wah

  • @6fingerextra
    @6fingerextra 5 ปีที่แล้ว +10

    Heestaan 1M bay gaartay legend ayaa qaaday

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 6 ปีที่แล้ว

    Xassan adan samatar cimriga allaha kuu barakeeyo zahra Ahmed Jaamac na allaha u naxariisto iyada iyo waalidkeen inti dhimatay

  • @MrLaasanod1
    @MrLaasanod1 5 ปีที่แล้ว

    Hassan Aadan he is my favorite... Ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo ... Waana muwaadin asala

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 3 ปีที่แล้ว

    Niiyahow anu abwan hassan xaji abdillahai (hassan ganey) gacanban u tagay wallahi waxan maqla 'ün boqorada fanka somalida mamo amina abdullahi xirsi oo ninka amanta ruunti waa faylasof dhanka dhaqanka iyo fanka hesaaha ruuwayadaha dhamanba allaha cafimadka iyo camal wanagsanba ha siyo sido kale hassan aden samatarna allaha naxaristi janatul firdawsa hak warabiyo fananadan ugu jeclan dadka adka somaliga ku hesaa sahra ahmed jamaca

  • @abdiwali6274
    @abdiwali6274 7 ปีที่แล้ว +165

    waxaa iigu yaab badnaa anoo heestan dhageesana ayaa md ila fadhiyay wuxuu shitay hees ilkace ah oo is qabooji waad maseertay xanaaq aan xanaaqay bal xikmada ii shidan iyo wuxuu igu shidana kawarama

    • @saidmohamed2517
      @saidmohamed2517 7 ปีที่แล้ว +3

      Abdi Wali kkkkkkkkkkkkkkkk ninkaas music kaliya ayuu dhageysanyaa.
      Cabqadir booska iyo daahir calisow ayaa heees iska sameynooya

    • @saalaxdheere8980
      @saalaxdheere8980 7 ปีที่แล้ว +3

      hhhhhhhhhhhhh kaaas cadabta alaha kuafgeeyo

    • @ayuubaboosto6189
      @ayuubaboosto6189 6 ปีที่แล้ว +4

      Marqaankana allah haka madoobeeyo can i get amen? hhhhhh

    • @thisisnotmyid5769
      @thisisnotmyid5769 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Wali HHaha noocaas wa laga ag kaca sxp lama ag fadhiyo😂

    • @GGamaar
      @GGamaar 6 ปีที่แล้ว +2

      Sadexada midugar sureyayagan

  • @mo-bulle-yaresalah66
    @mo-bulle-yaresalah66 8 ปีที่แล้ว

    waaaaaw warheskaan waamaxay war waxan hada dhagaysana iyo alabtan balkawarama erayada ayaaba xigmad ah Xassan bashi sxb fanan kamahoreyo kamana danbeyo waw

  • @fjzharmalove1567
    @fjzharmalove1567 8 ปีที่แล้ว +5

    boqoroda codka sahra axmed iyo lipaaaxa xasn adn samtar waxaasaa faniin lagaaa dhahaa waxa kle been ✌✌✌✌

  • @SliverglaceX3
    @SliverglaceX3 12 ปีที่แล้ว +6

    they can copy all they want, this is the original great voices ,thank you indeed

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 5 ปีที่แล้ว +1

    Old School vibez is the best raag wa raagi hore hadalna wa intey yidaden Samatar fananka somali u qalisan

  • @aaminobashiir2248
    @aaminobashiir2248 8 ปีที่แล้ว +9

    waaaaaaaaaàaaaaw best heees iyo bar afkaaga caano iyo malab lagu qabay fanaaninteena ❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌😍😍😍😍😍💝💟💟💓💖💖👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @yusufomar6021
    @yusufomar6021 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa xasuutaa waayo here aniga oo joogo xamar isbartiibada!

  • @jabarkastra4336
    @jabarkastra4336 3 ปีที่แล้ว

    Ala mxuu ruuun shegi 👏Wajawiga hdan ankujiro okale🌹💥

  • @diegoaidid7717
    @diegoaidid7717 9 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaw caadi maha wantageeraa heesii hore qaramiga ahaa ee dadkii hore sid samatar ,khadra ,sahra ahmed ,tubeec ,seynab cige , saado cali wwarsame , cumar dhuule , abdi tahliil , magool,

  • @adhaysyare7636
    @adhaysyare7636 7 ปีที่แล้ว +3

    Hestan marka maqlo xusuus bangala wlh my everything song 🙏

  • @mohamednuur6918
    @mohamednuur6918 11 ปีที่แล้ว +2

    yaaa salaam waa hees aad u mcn waxey ku jirtay riwaayadii Galbeed waa la xureeyay ee uu lahaa abwaanka weyn Xasan Ganey waa xusuus weyn waxaan ka codsana qofki heli kara iyadoo lyrcs in uu soo geliyo waa mahadsantahay

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 4 ปีที่แล้ว +3

    1:25 Cairo, Egypt 1-2-2019 hesta Somali ugu qalisan dhaqankeni iyo dhulkena barwaqadisa ayee habad habade ushegayan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🔥🙌

  • @nimosahid1187
    @nimosahid1187 7 ปีที่แล้ว +37

    Heestan kama daalo dhageysigeeda walee😍😍

  • @abdiaziz3507
    @abdiaziz3507 7 ปีที่แล้ว +2

    salka loo dagay nabad yacnii aan colaad laga baqayn cid soo duulaysaa ama cadaw nabadu waa deeqaha ilaahay weeye maasha allaah

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta reer koonfurkaa ee sayla garan la waxaan u faaiidaynayaa inay tahay tuulo iyo degeen xoolo daaqeena oo ku yaal jihada koonfur galbeed ee magaalada Hargeysa.un jirta ilaa 50km

  • @ismailomar2004
    @ismailomar2004 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan waxaa lagu sawiray dhul Barwaaqo iyo nabad ah , Colaad jirta Gobol roob helay iyo gobol roobkii weli helin . Marka heestaasoo kale in la sawiro wax sahlan maaha .
    Waxay Soo koobtay dhaqanka geela ragga dhaqda

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 7 ปีที่แล้ว +3

    Maalintii u horaysay een heestan
    Maqlo waxaan goaan ku gaadhay inaan Arko oon la kulmo abwaankii sameeyay meel kastuu joogana ugu Tago Alx waan la Kulmay Waanan Arkay Xasan Cabdilaahi ganey legend alle cimriga haw dheereeyo

    • @iill9876
      @iill9876 6 ปีที่แล้ว

      Alaha ku xifdiyo

    • @amore5583
      @amore5583 5 ปีที่แล้ว

      Nasiib bad lahayd wlee

  • @mohameddaher1273
    @mohameddaher1273 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees aad iyo aad oo maacan, bariisamaadkgi Soomaalida son maartay.

  • @fiqibad
    @fiqibad 10 ปีที่แล้ว +3

    ya salam , yaa sidaa , u heesi kara ,yaase , abwan sheegta , oo , erayadaas oo kale samayn kara , walhi waxan o dhan kara somali si kasta way u qiimo beeshay

    • @regularwarya9443
      @regularwarya9443 4 ปีที่แล้ว

      Yaa codkan ama laxankan saari kara oon Daa'uud Cali Masxaf ahayn .
      Runtu waxay tahay heesi waa laxan

  • @saidhajinour2271
    @saidhajinour2271 7 ปีที่แล้ว

    surma dheer la tiigsaday subaxiina roob helay. i was their yesterday at that location, what a beautiful site it was!!!!!!!!

  • @alidirie1517
    @alidirie1517 6 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan "Sayloo guyaal badan
    Soo baxay kaliishii
    Seelseelna loo dagay
    Sannad geelu badi dhalay ". Xasuus Malaysia 7 sano ka hor ENGr. Ahme ciise oo 3 sano ku dhintay Hargaysa oo ahaan jidhay Sxbkay iyo Classmate kaygii , baa heestiin wada dhegaysan jirnay xiliga aanu ka nasanayno Casharada iyo Assignments . Alle ha u naxariisto.

  • @haashimhanad7409
    @haashimhanad7409 7 ปีที่แล้ว +2

    best song wallhi waan ka dambeyaa dadkaan

  • @adanmhmou9451
    @adanmhmou9451 4 ปีที่แล้ว +2

    Anoo dhalanbay heestani soo baday
    Hadeer waan gadhaystaaa
    Date2020
    👇👇👇
    Like wll❤

  • @binkabi39
    @binkabi39 12 ปีที่แล้ว +5

    great song well donelovely voices and meaning full lyrics makes me homesick!!

  • @aliabdinoor9040
    @aliabdinoor9040 11 ปีที่แล้ว +14

    Best of the best the two most influential musicians of somali pple

    • @oma2635
      @oma2635 4 ปีที่แล้ว +1

      faraacin family amaar baxaashay old people ama old music xiiran

    • @oma2635
      @oma2635 4 ปีที่แล้ว

      ALL ha lasoxiro

    • @oma2635
      @oma2635 4 ปีที่แล้ว

      geelow kalaay habaar ku deena dagaala ka xiigay ma ii sariin ragaagela ma ogoolo in lo sariiyo habarati dhashaay ma aniig dhiinag

  • @vaysal59
    @vaysal59 11 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii abwan xasan ganey abwaankii deegaanta , caleeyk samatar iyo sahro waa labada fanaan ee igu weyn somalida.

    • @xikaayamaxamed6345
      @xikaayamaxamed6345 7 ปีที่แล้ว

      oobeel sanaag iyo ku surmiday saraar godan saadalinaysoo bal halkuu kusimo iyo saadalinayso su gayaan inuu helo

    • @cadeali8909
      @cadeali8909 7 ปีที่แล้ว

      sanka guul la racaa masha Allah wwwwww hees waa heesihii hore oo micno badan leh not fanaaniinta maanta jirto sida hebloow dalnuurshe beerka caaro idiin xagatey Allah wadanka nabad nooga dhig wadanka xasuuus macaan

  • @joombaar8121
    @joombaar8121 4 ปีที่แล้ว +2

    5 11 20 faraashka korkiisa barkinta ka dareemayaa kabanka macaankiisa mana cabiri karo jawiga inta aqrisa qoraalkan liketa igu sharfa mahadsanidiin

  • @sharmakeadi4684
    @sharmakeadi4684 7 ปีที่แล้ว +1

    maashaa alaah waxaasaa heesaa xasan adan iyo mamo sahra axmd

  • @abdinaasiraj1459
    @abdinaasiraj1459 6 ปีที่แล้ว +5

    Old is cold
    Legend samatar + sahra 💪💪💪

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 7 ปีที่แล้ว

    Marka aad dhageysatid heesahan oo kale waxad xaqiiqsaneysa in aynu dhaqan wacan leenahey Heestani waa heesti uu sameeyay Allah ha daaye xasan ganey waxa uu heestan ku qaatey aabaha dhaqanka

    • @iill9876
      @iill9876 6 ปีที่แล้ว

      Alaha ku dhowro

  • @abdiwahabyusufabdi1544
    @abdiwahabyusufabdi1544 8 ปีที่แล้ว +14

    saraar iyo nugaal godan waa meesha geel iyo fardaba ku dhaqmaan

    • @أمسارة-س9ح
      @أمسارة-س9ح 6 ปีที่แล้ว +1

      abdiwahab yusuf abdi saraar & sanaag buu abwanku sheegay

  • @murtimaalshow
    @murtimaalshow 6 ปีที่แล้ว

    Abwaan Hasan Ganey
    Abwaan Yam Yam AUN
    Abwaan Hadraawi
    Abwaan Dukaale
    Iyo Waliba Abwaan Sangub Tariikhdu Haday Wax Xusayso Shantaas Bay Xusi Doontaa 🌹💯👏

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 5 ปีที่แล้ว

      Maxamad cali kaariye cabdibashir indhabuur iyo sahal macalin ciise xagee uga tagtay

    • @sultanibrahim3895
      @sultanibrahim3895 5 ปีที่แล้ว

      Labdiinaba in yar baa ka taqaanaan abwaanadii waaberi.

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 7 ปีที่แล้ว +1

    waxa aad ii xiiso geliya sugaanteena qaniga ah ee qaniga ku ah in wax lagu misilo quruxda deegaanka iyo ugaadha, geela iyadoo loo socod in qofku uu jacaylka uu qofka kale u qabo isagoo cabiraya.

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 4 ปีที่แล้ว +7

    Xasan Aadan Samater:
    Sayloo guyaad badan
    Soo baxa kaliishii
    Seelseelna loo degay
    Sannad geelu badi dhalay
    Oo sidigtii Laalays
    Nirguhu aanay socod baran
    Reeraha sintoodiyo
    Kaymo saar leh loo dhigay
    Oo igadh mid yari sabo
    Maqaar lagu salaaxooy
    Saameeshay gaawaha
    Oo baarqab soohani
    Isagoo ah laba-sabar
    Soofeeyey micidoo
    Ka sanqadhiyey doobtii
    Salaaddiina roorsaday
    Ugabkii u saniyoo
    Surmo dheer la tiigsaday
    Saqdii dhexena roob helay
    Subixii bariisada
    Sideedaan jalleecada
    Saxansaxo udgoon badan
    Sanka kuula raacaa
    Sahra Axmed Jaamac:
    Sange subag idaad iyo
    Sumal baridii lagu shubay
    Ooy sabada ceelkiyo
    Sohdu tahay agtiisoo
    Loogu dhaansho sacabada
    Oo Sudiyo Howd sare
    Seddex guure daaqoo
    Weli aan sedyari arag
    Oo seeto iyo dabar
    Labadaba ka saahiday
    Oo salow dagaal iyo
    Cidi geyn saraayaha
    Oo sararta naaxdiyo
    Timuhu ay isku seexdeen
    Oo seyn-gargortiyo
    Loo salaaxa guudkoo
    Saxarkii ku duuliyo
    Looga maydho siigada
    Loo saaro kooraha
    Cigalkiina loo suray
    Sarajoogga iyo muuq
    Sankuneefle kaligaa
    Adaa suuraddiisa leh
    Xasan Aadan Samater:
    Sagal gaaxday roob subax
    Seermaweydo soo guday
    Waaguna ku sarakacay
    Sarajoog nin dhererkii
    Cadceedduna la siman tahay
    Nuurkuna sagootiyey
    Oo waqal sindadab iyo
    Guulaamo socotiyo
    Kala soocday dhibicii
    Oo midab sibaaqiyo
    cadaan wada siraatiyo
    madoow suul-dhalaal xiga
    Seddexdaa miduun yahay
    Qof suureeyey kala garan
    Oo beel Sanaagiyo
    Ku surmiday saraar godan
    Saadaalinaysoo
    bal halkuu ku simo iyo
    Sugayaan inuu helo
    Subixii bariisada
    Sidoodaan jalleecada
    Saxansaxo udgoon badan
    Sanka kuula raacaa
    Sahra Axmed Jaamac:
    Dhulku saacu wada gaadh
    Waanu kala sed roonyee
    Meel idaha seel u leh
    Riyahana salool u leh
    Oo geela saar u leh
    Oo dirir sagaariyo
    Sagaal gudcurkuna helay
    Saga xareedaan
    Biyuhuna sunsumayaan
    Oo saawasaawiyo
    Saxal cudur lahaynoo
    Salka looga degay nabad
    Oo saraarta dixidiyo
    Simantahay dareemadu
    Oo sebiga caanihii
    Lagu siiyey golihii
    Habluhuna sibraar iyo
    Dhiilo saabka loo tolay
    Sinta bidix ku qaadeen
    Subixii bariisada
    Sidoodaan jalleecada
    Saxansaxo udgoon badan
    Sanka kuula raacaa.

  • @abdulkadiromar6930
    @abdulkadiromar6930 5 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqanka soomaliyed ayaa kudhan waa hees kaliya Lama orankaro

  • @aliismail770
    @aliismail770 9 ปีที่แล้ว +11

    midhihii halabuur xasan/ganey naaxiyada iyo habka miisigu u raacayo waxa ku ladhay axmed nuur jangow
    codka sahra iyo xasan
    riwaayadu waa galbeed
    xilga la dhigay 1978 kasoobixii dagaalkii eatoopi
    deeq waxa ku matelaayey xasan adan mulki sahara axmed. hani shakaroon
    qaali miicaad miigane oo qabay yuusa oo u matelaayey
    muxumed mohamed kaneenco way dhaleen deeq iyo hani. mohamed cali kaariye wuxuu ku matelaayey.migiste af xabshiguu yiqiibay ismail abdi besbaas isana xabashi la yidhaa safare ayuu ku matelaayey

    • @abdirahmanyaare4353
      @abdirahmanyaare4353 8 ปีที่แล้ว +1

      Galbeed waa la xoreeyay

    • @mohamedamiin2185
      @mohamedamiin2185 8 ปีที่แล้ว

      nin wax badan og baa tahay Sxb oo mudan in barnaamij ka diyaariyo ado mahadsan Sxb tarikhada somalida iyo fanka meel ma noogu so gudbin kartaa ado mahadsan nin wanaagsan oo wax badan og batahay aniga, general soyaal iyo nabadradhse wiilasha kuso galo facebook

    • @nabadoonsoomaaliyeed6291
      @nabadoonsoomaaliyeed6291 6 ปีที่แล้ว +2

      Laxanka waa xasan aadan maalahan jaangow

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 ปีที่แล้ว

      Xasan Aadan Samatar baa laxanka saaray walalo, halkaa iska sax.

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 5 ปีที่แล้ว

      @@dhuuxo5547 tan magool laqaado ayuu jaangoow laxanka saaray yarku taarikh uusan gaari ayuu xoogsanayaa

  • @SiciidGabarre2419
    @SiciidGabarre2419 7 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib, heetsan way mahadsanyihiin hoobalada ku nuuxnuuxsaday, abwaan, fanaaniin iyo muusikaysteyaal.

  • @m0hamedali900
    @m0hamedali900 6 ปีที่แล้ว +3

    Wah wah 2018. Auh sahra, samatar keep on going pro artist

  • @samshire8431
    @samshire8431 6 ปีที่แล้ว

    oo seeto iyo dabar labadaba ka saahiday....qalad..xasan ganey halkaasuu ku dhacay....faras lama seeteeyo lamana dabro......abwaanku halkaas ha ku noqdo

  • @ahmedabdi7580
    @ahmedabdi7580 5 ปีที่แล้ว +3

    Caku caku ciilawba balwuxuu xigmad iskuduba riday abwaankasi eega kumantana bardaaduq ayay nagu asqeeyeen
    Balsawiro xaaladay sifaynayaan quruxdeeda.

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว +2

    Macnee kelmahana Heesta KU JIRA
    SIDIG........
    SEEL SEEL.....
    LABA SABAR......
    SABADA......
    SOHDA.....
    SUDIYO.....
    SALOW.....
    SARARTA....
    SAYN GARBOD....
    GUULAAMO.....
    SURMI.....
    BARIISO....
    HALSEEL....
    SALOOL...
    SAAR.. .
    SAGAYA....
    SAAWE SAAWE.. .
    Yaa DHEGAYSANAYA 04_09_2019
    Erayadii X.X.CLHI
    CODADKI
    XASAN.ADAN
    AUN.SAHRA.AHMED

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 5 ปีที่แล้ว +3

      Sidig = labada halaad ee ilmuhu ka dhexeyo
      Seel-seel = teel-teel
      Laba sabar = awrka qoqan
      Sabada = guriga sonihisa ama agtisa
      Sud = waxan u malayn in hawd loga jedo
      Salow = dhibato dagaal
      Sayn Gargorka = wuxu uga jeda abwanku saynta ama dibkaa faraska ee quruxda badan.
      Guulaamo = waa daruur roob badan xambaarsan
      Surmi = waa hanfi iyo kulayl
      Bariisadu = waa aroorta hore marka
      Salool = waa marka ay riyuhu damcaan baarka sare ee geedka inay caleenta ka so gurtan e ay labada lugod e hore kor u taagaan ay laanti ay rabaan ku gaadhaan.
      Saar = waa dhirta dhirta ka dul baxda.
      Sagaya =
      Saawe saawe =
      Labadaa dambe inogu deeq.
      Yaa zalaam heestu culusaa👏

  • @noorabdullhi2433
    @noorabdullhi2433 4 ปีที่แล้ว +1

    Laxanka isagaa sameeyey heestan iyo abaadiroo iyo maalmaha qaloocaa iyo tan iyo tan

  • @AdamAdam-mt1fy
    @AdamAdam-mt1fy 6 ปีที่แล้ว +1

    Inoo isleh fanaan danbe ma soo baxayo oo xasan aadan badal ayaa ilahay keenay Fanaan fankii hore soo nooleeyay mursal faladan
    Xasan aadanka qarnigan

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 5 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣 waa nio ninkaa yaa u ree TOLA majeerteen baan u malayn ilmaadeerayaaloow naga qabta

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkk, commentigaaga ayaan aabe tusay se waakan qosol la dhacay. Walalo mahadsanid. Fan ma jiree ALLAAH ha ina wada saamixo aamiin.

    • @AdamAdam-mt1fy
      @AdamAdam-mt1fy 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh Duuxii snm waan ku idin salaamay adi iyo aabeba

  • @qalanjo1104
    @qalanjo1104 7 ปีที่แล้ว +1

    Somali inaa ahy waa ku faraxsanhy waana ku hadlaa oo qoraa balse heestaan hal hal erey unba ka fahme waxaa u dhageesanaa quruxda heesta bes.

    • @saabirnaasir8534
      @saabirnaasir8534 6 ปีที่แล้ว

      Qalanj o umad dhalan afka e wad baratay ,wa walahi ,gartaa ala qaaada umad dhalan afakayga

  • @elninoo1986
    @elninoo1986 12 ปีที่แล้ว +2

    Heesta Ugu fiican ee Xasan Aadan Iyo Sahra Isla qaadeen
    Waxaa La Dhahaa ( HaaTuf ) Ee Maahan... Seylo

  • @wiilsomalidhaladah9760
    @wiilsomalidhaladah9760 4 ปีที่แล้ว +1

    21:43am tariikhdu tahay 4-12-2020 dawaq ama fooq korkii ayaa fadhiyaa tarmuus shaah ayaa agteyda yaala siwacan ayaa ula socdaa heesta aadka u qiimaha bdn sahra ahmad illah haku danbi dhaafo lejend hassan baashi illah cimriga ku siyaadi

  • @arbemuhani9040
    @arbemuhani9040 6 ปีที่แล้ว +6

    heetan anigu markan maqalo waxn xasusta haben anigo jooga hagesa ayaa bas ayaan sooraci anigo Ku soocda jijigayar aniga iyo jacalkaga

    • @moogedheere2084
      @moogedheere2084 6 ปีที่แล้ว

      hhhhh xasuus qaali ah waa si niyad ah aad uso qortay hambalyo dadaa jecel heysan

    • @mahamedahmedali4835
      @mahamedahmedali4835 6 ปีที่แล้ว

      Ka dib ne hhh

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 ปีที่แล้ว

      Dabadeedna?

    • @amore5583
      @amore5583 5 ปีที่แล้ว

      Good

    • @joombaar8121
      @joombaar8121 4 ปีที่แล้ว

      Xasuus aan caadi ehayn waqtigaas waxba kaama maqnayn siday illa tahay wan ku salaamay hadaad nooshahay 🙏🏻

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 7 ปีที่แล้ว +27

    waxaan layaabay dadka heestan dhahaya dislike maxaa ka si ah mise somaliga ayayana aqoonin Walee waa hees iyo badh macnaha iyo laxanka iyo codkuba waa hees laga shaqeeyay....

    • @shafiyousuf4692
      @shafiyousuf4692 7 ปีที่แล้ว +2

      Hanad Ali waa dadka xigmadii laga ilaaway haday micnaheeda fahmi lahaaye dislike may saareen sxb ee hala yaabin

    • @hanadali6155
      @hanadali6155 7 ปีที่แล้ว +1

      waa runtaa sxb xigmadii ayaa ka dhamatay

  • @arbemuhanigeesiburco9404
    @arbemuhanigeesiburco9404 6 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah afka cano Xasan Aadan geesi

  • @mohamedhasan4636
    @mohamedhasan4636 7 ปีที่แล้ว +1

    aadbaan uga helaa amaanta geela sababta oo ah qur'aanka baa lagu sheegay

  • @mohammedadem7879
    @mohammedadem7879 8 ปีที่แล้ว +9

    what a beautiful song Hasan ans sahro

  • @cabdiqaniabaadir8095
    @cabdiqaniabaadir8095 5 ปีที่แล้ว

    Ereyadi abwanki waynaa xasan xaaji cabdilahi xasan (Ganey)

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +3

    Geela Ilaaliya Soomaaliyeed!!!

  • @indheergaradwaxweydii8656
    @indheergaradwaxweydii8656 4 ปีที่แล้ว +1

    Hees murti ka buuxdo yaa daawanaya 2020

  • @Abrahan-biihi
    @Abrahan-biihi 4 ปีที่แล้ว +1

    heestii dhaqanka somalida hal shay kama maqna