Waxaa iiga soo baxday video iyo documentary kala duwan oon daawaday inay dhibta ugu badan keento Aaminaada dadka qalaad Ama dadka kuu dhaw iyo daacadnimada faraha badan Ama caawinta dadka lkn diinteenu waxee nafartaty in wanaag lasameeyo lkn Gurigaaga cidna haku Aaminin
M.a tabaarakah ilahy ku xafdo zuzan qof jecalahy tahy marwaliba si wanagsn oo fahan kujiro aya nogu so gudbisa qisadan waxa kafahnay in wanaga bdn mar mar dhibkugu noqonayo hade kaga daran qof ku dhow wa xanun bdn tahy any way thanks habibi ilahy ku xafdo
Wlll sundusey wan ku salamay marar dabadan ayan kaso codsaday qiso amerika ka dhacday haday kugu adagtahay kuma so waydinayo mar danbe kuwa kale ayan iska dhegaysn ad so gudbiso manta kadib kama so codnanayo 😂 Wa qisada Ariel Castro
Waxaa iiga soo baxday video iyo documentary kala duwan oon daawaday inay dhibta ugu badan keento Aaminaada dadka qalaad Ama dadka kuu dhaw iyo daacadnimada faraha badan Ama caawinta dadka lkn diinteenu waxee nafartaty in wanaag lasameeyo lkn Gurigaaga cidna haku Aaminin
Si walboo cabsi u yahiin videoyadada maba ka tagi karo sida quruxda badan aad wax u sharaxeeso baa jclhy alle ha ku jeclaado abyo mahadsanid ❤❤
Thanks abayo mcnto duniyo
Anigu dambi baadhayashada ayaan ka mid ahy qiso kasta waan saadaliya dilaaga
Xili aan kuraadinaaye buu muqaal kaagi isoo gaaray ❤❤
Thanks wllshy qisooyin crime golden voice
Aniga sheeko sas u dheer maba xasusan karo😂 maskax baad ledahy abyo Mshlh 👸🥰
Thanks sundusey maalmahan update ba tahay ❤❤❤love you gacalo
Queen waad noo digtee thanks qaali ❤❤❤
Asc mashaalah kheyr mahadsanid Zuzu asc
Malinki ugu horese tiktok so dhigte video shekadi 40 gabdhod ilaa hada ku fiirsada sida wax uga shekeneso waka hela❤
Aww thanks abayo mcnto bugaas wa buga ugu jecelahay bugaagta sanadka akhriyay
Aniga markad dhahdey ayeeyda miisba irada uga gudbana markas baa asiga igusoo dhacey inuu diley ayeeydii shukran xabiibti dadaalkaga❤
Waqti fiican caawa naga soo deysay videoga Thank You sunduseyy❤😊
I'm first today thank you hbbti❤❤❤
Thanks mcnto❤️
Hi Zundus habo
Wllo thank you
4:36
clarke family cube case kasoo hadal quruxey
Thanks sundus
Ila 2019 dawanayay qisoyinka ilahy amarki inan dhiiranan kaqado moyee cabsi ima gasho
Same malin walba wax cusub oo aad ka fahignan kartid ban ka baranaaa
Please please Gabadhan halla taageero sbscrab iyo like
Thnks huno❤❤❤❤
Qofki labaad yeahhh
Alla waan kugu farxay sundusey shukran❤❤❤❤❤❤
M.a tabaarakah ilahy ku xafdo zuzan qof jecalahy tahy marwaliba si wanagsn oo fahan kujiro aya nogu so gudbisa qisadan waxa kafahnay in wanaga bdn mar mar dhibkugu noqonayo hade kaga daran qof ku dhow wa xanun bdn tahy any way thanks habibi ilahy ku xafdo
@@MariaAbdinur-l8y thanks mcnto! Bentana maha waxan maqli jiray maahmaah ah nin aad kabtisa tolysid asna kafantada tolaya
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey sharafeey allaha kubarakeeyo
Please say Asclykum
When you entering the program instead of saying Hi thanks sist
Markii koobaadba waanka shakiyeyy miiska albaabka yaalay
Ayeydey waxay dhihijidhay qofkiii maqo dadkoriyow mandiilo tumo
Wadkeed korsatoy waqwaq makayeertay iisanku ixsaan maleh mararkaqaar bahalbay korinaysay
Mahadsanid Jaceyl❤
Waaba igu bxda dilalka ani anonan habenki 1qiso ku seexan war maba jiro😂😂
ASC❤MAMO❤
@@cawoismail2892 wcs
wllhi waan ku sugayay❤
❤❤❤
kkkk maciln taladadawwan qadana
Wlll sundusey wan ku salamay marar dabadan ayan kaso codsaday qiso amerika ka dhacday haday kugu adagtahay kuma so waydinayo mar danbe kuwa kale ayan iska dhegaysn ad so gudbiso manta kadib kama so codnanayo 😂
Wa qisada Ariel Castro
Qurxdeydii waso dhaqsatay 😂❤
Weyba igu baxda 😂❤ dilaalka ina dhagesto
Asc Sundus wll the menendez brothers wiilash qisadoda nagu sharaf
@@naima9710 wcs abayo, weli research ba dawada maxkamada saaid u badan inshallah wan so dayn
MSHA ALLAH 💕SUZU💕
HORAY UU SOCO GADAL
HOW LAABAN.
Ana uhoreyo yeah 😂❤🎉😢
Bilad sharaftan iga gudoon🫶🏽❤️
zusu nadi qurux bdn❤
Wan kusalamy Qalbi😊
@@RaxmaShakal kaa qaday mcnto
qisada waa mid murugo badan
@@ibitsaammohamed somaha🥲
Ar maxa sameyna 9bilod uur lyhy amu dhib isogaara😂😂mana dhaafi karo
@@halimajeylani9243 inshallah kuma soo garayo waxaad dhali ilmo yar oo danbi baare no noqon
First ❤
Mhdsnd wll qali ah
Aboyo qisiiiyinka carabta kasoohadal galadan nagadaa
Sawda qalib iyo Fatima Ali ayaa ka sheekeya hadad xiiseynayso.
@@axmedcabdirisaaqcalixirs-tn7ws walalo carabigayga saas uma ficna sabbta dartedna raadin fcn ma samayn karo
Asc walaal kisaska aad noosoo gubiso waa ku mahadsan tahay
@@Baareey adna dhagaysiga wad ku mahdsantahay
Asc SUNDUS WAN KU SALAMAY
@@wabaxa wan ka qaday
I just love you 😘 sis depression and anxiety ayaba cawo le sexana lahey but I'll watch this video
@@balqiisakush3109 ilahay haku qalbi dhayo abayo murugtadana haka qaado amin! Adna wixi ku farxad galinaya samee adkarta iyo slaiga nabiga (swc) badso 🫶🏽❤️
Did u just say sep 18 2000🥲😢
Ayeydey waxay dhihijidhay qofkiii maqo dadkoriyow mandiilo tumo
Wadkeed korsatoy waqwaq makayeertay iisanku ixsaan maleh mararkaqaar bahalbay korinaysay