Kuma ayuu ahaa Hogaamiyihii kooxda XB ee ay Is-r`il dishay, maxaa ka dhacay Lubnaan Jimce ilaa Jimce

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • Kuma ayuu ahaa Hogaamiyihii kooxda XB ee ay Is-r`il dishay, maxaa ka dhacay Lubnaan Jimce ilaa Jimce
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

ความคิดเห็น • 34

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Uu Dhintay Sh Xasan Nasrulah Waxaana Cadaysay Xibulah Sida Aybaahisay Aljaziira Goordhaweyd

  • @Junanilll
    @Junanilll 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xizbullah way soo hadlen hada wayna xaqiijiyeen in ladilay inkar qabihii layay shacabka reer Syria . Shiica miya faaida laheyd markii horaba. Hal sano aya shacabka falastiin laxasuuqayay ayagana duur cidla ayay duqeynayen si,an loo eedeyn .

  • @AndersonWhite-xq7hf
    @AndersonWhite-xq7hf ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kooxda xisbulaat aya si rasmi ah ugu dhawaaqday inu hogamiyeheedi xasan nasrulaat bakhtiyay.
    Alx ... Allahu Akbar ❤❤❤

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xamaas ayaa ka awood badan kuwani waa sida Ilkacase Qays oo kale 😂

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waaruntaa 😂😂

    • @lubiahmed4735
      @lubiahmed4735 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂

  • @MuseFarah-d6z
    @MuseFarah-d6z 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa dhintay. Xasan nasralah

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wiigii. Hore. Ayaa xamaas. Ayagoo. Shir. Ku jira. Lagu. Xasuuqay
    Ma shir. Aan. Qarsoomeynin. Oo israa'iil. Oggaaneyso.maxaa. isugu. Keenay

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Su aal! Lubnaan miyayna Haysan Hubka Lidka Diyaaradaha maadaama waxa gumaadayaa ay tahay Diyaaradaha Dagaalku?

    • @TRYME301
      @TRYME301 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Isgarsinta dhan baa gacanta looga dhigay dhan walba meshay ku balaman xataa waa laa dhagaysan jah warer baa haystaaa

  • @Mohamed-n3z
    @Mohamed-n3z 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    First😊

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah haunaxaristo anagana samir iyo Inman lkn hizbullah way is dayacday way shegen

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cali Sistani waa shiiciye goormuu Xamaas aasaasay

  • @mustafaabdihakim6793
    @mustafaabdihakim6793 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin waa dhintey xasan nasrullah tot ⚰️

  • @maryancali3288
    @maryancali3288 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbulaah xisbi ka daciifsan waligay ma arag Arsenal aa taag loo la yahay ayagana bil gudaheedaa lagu soo afjaray keli hada 1 qof lee ka fiigay shiicda sharwada yaasha 😂😂😂😂😂😊

  • @سعيدالصومالي-د2ع
    @سعيدالصومالي-د2ع 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waar ninka waa uudhintay al jazira lasocda

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar wuu dhintey hsku raagin halkaa

  • @delpierobaidoa394
    @delpierobaidoa394 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xisbullah iney nabad qadato dan aya ugu jirto waye waxa ka dhaxbuxa sirdoon aad u tira badan oo israil ku bertey sida darteda guul kama gari karan degalka socdo

  • @mofirrin7246
    @mofirrin7246 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xusbulaah ma ahnn dawlad e wa jabhad abaabulan istaatijiyadeduna wa ina gasho dagaal dheer oo dhiig bax ku ah Israel wana kaga guulaysanysa yuhuuda marki dhanka laga eego

  • @mohomoudfarah
    @mohomoudfarah 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustad abdiqani

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I liked Geylan Media ❤

  • @HassanHadow
    @HassanHadow 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Speak English man

  • @suleimanabshir2893
    @suleimanabshir2893 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waligay ma arag shakhsi Studio ku jira oo jaakad xiran. Bilaa protocol. Aduunka la soco ama macawiis meel walba la mara qaab darayahay!

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War ninanka maxad ka rabtaa. Studio kuma jiraan banaan yay taaganyihiin😂😂

  • @omarosman8749
    @omarosman8749 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiicadu mar mar ayaan isirahda waa muslimta saxda ah. Marka loo eego kuwa suniyinta ah. Ee aan xata awoodin inay falastin xata aay ka hadlan

    • @hamzahassan9806
      @hamzahassan9806 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Brother Muslim sax ma.ahan ee waa dad geesiyaal eh

    • @najax156
      @najax156 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Me 2 , shiicadu ma foga ee muslinka la kala qaybiyay

    • @omarosman8749
      @omarosman8749 8 นาทีที่ผ่านมา

      @@hamzahassan9806 alshabab. Suni soow mahan. Iyo daacish . Waliga ma aragtay iyagoo gaalo ladiriraya ? Suniga qudhisa % sax mahan.

    • @hamzahassan9806
      @hamzahassan9806 54 วินาทีที่ผ่านมา

      @@omarosman8749 ruushka hadu uso hiiliyo falastiin armaad dhahda cristanka armeeyba tahay diinta saxda eh illaahy cida uu doono ayu uso adeejiya adoomadiisa dhiban ee diintaada baro

  • @CabdiweliQaalib
    @CabdiweliQaalib 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kama xumi inuu dhinto balse waxaan ka xumahay in yuhuudu disho

  • @Wabar613
    @Wabar613 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    What an amazing explanation!!
    Xog badan oo muhiima ayaad iga siiseen lubnaam iyo guud ahaan xisbullaah iyo su'aashii aan u waayey jawaabta ee sababta reer Syria ugu dabaal dageen dilka hogaamiyihii xisbullaah