Dahir Calasow oo xogta saxda ah sheegay Qaraxa liido

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 103

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t 6 หลายเดือนก่อน +3

    Illahay haunaxaristo intii dhimatay inta dhawacahan alle ha uboogadhayo somalina ilahay ha u gargaaro aamiin yaarabi

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 6 หลายเดือนก่อน +4

    Somalia needs honest strong Patriotic leader like sayyad BARE I don’t care what tribe he’s

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 6 หลายเดือนก่อน +1

      It true but time has changed from barre regime ..now their is amisom they are the one who are doing this kiling.to day their are many foreigners at this time

  • @marianm936
    @marianm936 6 หลายเดือนก่อน +1

    saxiiiiix saxiiiiix saxiiiiix DAL XOREEYE ALLAHA XAFIDO CADOWGIISANA ALLAHA JABIYO AAMIIN

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 6 หลายเดือนก่อน

      kkkkkkkkk maaydkaaga sido anaga waxba namayeeli karo dalxoreeye baad leedahaye xaguu xoreeyay adeer balnoosheeg tuugan xabaala qodanaya miidiya oohinta iyo calaacalka kala taga dee halaaydin xasuuqee

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 6 หลายเดือนก่อน +2

    Inaa lilaah w inaa ileeyhi raajucuun Allaha u raxmado inta dhimatay inta dhaawaca allaha caafiyo 😢🤲😭

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 6 หลายเดือนก่อน

    Inalilaah wainaa ileyhi raajicuun allaha unaxariisto janatulfardows allaha geeyo 😢😢😢😢

  • @saiidmoalim5596
    @saiidmoalim5596 6 หลายเดือนก่อน +1

    GURICEEL GUULEYSO WARKAADA WAA SAX.......

  • @marianm936
    @marianm936 6 หลายเดือนก่อน

    WAA QURBA JOOG INTA BAXDAY XAMAR WAA JOOG AA WAANA LA JECEL YAHAY DALXOREEYE❤️

  • @saiidmoalim5596
    @saiidmoalim5596 6 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir calasow suuro badanaa, kkkkkk inuu naxaayo ayuu iska dhigayaa,,,,,, war baroortaada orgiga ka weyn........ Dowlada Xasan Sheekh aan Mucaanad ku ahay dheh.........

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 6 หลายเดือนก่อน +1

    iLaahay..Ha.UNaxariisto..Dhamaan..Tood..AMiiN

  • @mamqadijo8807
    @mamqadijo8807 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inalillhi wa inaa ileyhi rajicuun allaha unaxristo amiin

  • @abdikarimhashi2607
    @abdikarimhashi2607 6 หลายเดือนก่อน +2

    Inlilahi wa inaa ilaahay raajucuun. Allaw umad u gargar

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac 6 หลายเดือนก่อน

    Inaal illaahi wainaal illaahi raajucuun illaahay hakadulqaado shacabka ladhibay

  • @Habiibsharaabi
    @Habiibsharaabi 6 หลายเดือนก่อน

    Wa sax sxb mr dahir

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay haka dulqaado cadowga umadii dhameyey anagana allow hanasoo gaadhsin

  • @mustafeali7581
    @mustafeali7581 6 หลายเดือนก่อน

    Ax ax daahirow wlhi wll wxa meesha kadhacay waa lama iloowaan

  • @AbdilahimahamudAbdilahimahamud
    @AbdilahimahamudAbdilahimahamud 6 หลายเดือนก่อน

    Inlilaahi wainailahirajacun a.n.dhawacana ale havaafiyo amiin daroodbaakadambeeya xasuuqa hawire

  • @nabadiyonoolool9896
    @nabadiyonoolool9896 6 หลายเดือนก่อน

    Ma.😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nabadiyonoolool9896
    @nabadiyonoolool9896 6 หลายเดือนก่อน

    Dairy alh ha ka soo gaaro

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 6 หลายเดือนก่อน

    10checpoint ayey somaray ALSHABAB aawey dowladii kusheegi

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 6 หลายเดือนก่อน

    Illaahow muslimiinta u naxariiso

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cadowga khawarijta alshabab Nacala idin dhalay war umada wala xasuuqaya War halagu jihaafo

  • @ahmedyasin7759
    @ahmedyasin7759 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sanbalooshe hala hubiyo xaaladiisa

  • @AbdiftahMohammed-tc6yo
    @AbdiftahMohammed-tc6yo 6 หลายเดือนก่อน

    Walaale somali waa halqabiil waana dhamaadeen

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 6 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh dal xooreeye dal xoreeya

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkii sirdoonka itoobiya ugu weynay waa tuu xalene joogay asga baa kadanbeeyey😢

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 6 หลายเดือนก่อน

    💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔🤲🤲🤲

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t 6 หลายเดือนก่อน

    Tacsi udira dhalinyarada dhamaatay reer hebel wax matarayo waa hoogney from sool

  • @AbdiftahMohammed-tc6yo
    @AbdiftahMohammed-tc6yo 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @maryamheris4396
    @maryamheris4396 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sanbalooshe ayaa qarxiyiyay

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxariisto waxaa ka dambeeyo kuwa Xalane fadhiyo oo rabo dhulka inaysan ka bixin.
    Xasan intuu ku mashquulsan yahay dhul boob oo uu Sanbalooshe oo horay u soo fashilmay uu ku wareejiyay oo ka qaaday Mahadkii shaqada qabanayay uu ka qaaday. Muqtaar Rooboow oo wasiir ah oo aabihii Alshabaab nabad la helimaayo.
    Farmaajo iyo Shariifna waa hiil Shabaab

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 6 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali SoomaLi Baa Loo Soo Adeegsadey Dollar ku Dhaafsatey Dadkoodii.🥲😭🥲😭🥲😭🥲😭

    • @AxmadCAbdi-p7w
      @AxmadCAbdi-p7w 6 หลายเดือนก่อน +1

      😢axda igadaa

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 6 หลายเดือนก่อน

      YUHUUDII XERADA XALANE OO ADEEGSANAYA KHAWAARIJTA AYAA KA BAMBEEYA WAAYO MAANTA AYAA MUQDISHO FALASTIIN LOO MUDAAHARAADAY

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 6 หลายเดือนก่อน

    Waligeed xamar noqonmeyso nabad inta qabyaalad hawiyoow aad wadaan

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 6 หลายเดือนก่อน +1

    Eeeley tuugsiley a umad dhameeysey xasan sheikh umada ilahey ha ka qabto bisinka

  • @MohaBirqaye
    @MohaBirqaye 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Ayan-m1f
    @Ayan-m1f 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan aha habr j tolkaay hawiye waanka xumaha daahir

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 6 หลายเดือนก่อน

    Illahow dowlad shareecada islaamka dadka ku dhaqeyso noo keen

  • @mustafeali7581
    @mustafeali7581 6 หลายเดือนก่อน

    Maya lugbay ahaayeen

  • @HanadDayax-qo5kl
    @HanadDayax-qo5kl 6 หลายเดือนก่อน

    Wa bananbixi manta Palestine

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 6 หลายเดือนก่อน

    Dulmigii far maajoaad ka gasheen baa idin ku dhacay guriceel somali wuxu isaga dhigaa nin fiican

  • @marianm936
    @marianm936 6 หลายเดือนก่อน

    WAXAA KA DAMBEEYO SHARIIF IYO FARMAAJO EE XASAN YAAN LAGU MARMAR SIIYO ON ADIGA TICTOK JOOGA AYAA DUMINAAYO DOWLADDA DAN QARAN

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg 6 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo uma baahana muqdisho meeshu joogo aya noqoneysa meel gobed gugn guni dhashey aya tihin dahirna waleys ogyahy oo maha hawiye soocan ee dhiig nasab aya ku jira adeer is hagajiya ama siiya wadanka kenya iyo itooboya adoonsigad ku macantihine lakiin waxan ku shegaya caloxumo hana tusina anu nala gumeysan maayo intey gabari naga nooshahy adeer isxisabiya ceeb wa laga fogada nin sefi qaadey iyo niney soori gaadey kala qurux badan midgayahow

  • @nabadiyonoolool9896
    @nabadiyonoolool9896 6 หลายเดือนก่อน

    Famaajo ha noolaado

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib 6 หลายเดือนก่อน

    Inaa lillaah winaa illayhi raajicuun illaahoow nooga hiili xasbiyallaahu wanicmap wakiil maxay galabsadeen dhilinyaradaa wadankoodii-joogta cadawga shacabka halasoo dabajaro

  • @abdikarimhashi2607
    @abdikarimhashi2607 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dawlada xasan shiikh fashil waaye

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 6 หลายเดือนก่อน

      Mitkasto wa same.wa amisom Iyo amxaroo

  • @ashkirofficial6862
    @ashkirofficial6862 6 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @AsdAsd-wr3wi
    @AsdAsd-wr3wi 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😢😢😢

  • @abdi999
    @abdi999 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @garyaqaanxasanaxmed9562
    @garyaqaanxasanaxmed9562 6 หลายเดือนก่อน

    😅😢😢😢😢😢

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 6 หลายเดือนก่อน

    Walaahi waa calolxumo

  • @sacdioaliwehlie3541
    @sacdioaliwehlie3541 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @cabdiraxman5032
    @cabdiraxman5032 6 หลายเดือนก่อน

    Asc hawiye wey istaahilaan waa cawaan magaaladooda ureysa canshuurtooda dad kale cuno but i am sorry cawaanra hawiye ayaa ka midtahay somali hawiye ayaa meesha dhigey

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 6 หลายเดือนก่อน +1

    WALAHI. FARMAAJO. NIN. DHAAMA. MA. HELAYSAAN

  • @saladdhanged14
    @saladdhanged14 6 หลายเดือนก่อน

    Views miyaad ku raadinee

  • @XaliimoCabdulle-m3r
    @XaliimoCabdulle-m3r 6 หลายเดือนก่อน

    goormuu dhacay qaraxa

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 6 หลายเดือนก่อน

    Maxaa xal ah markaas meesha tuugada iyga waxba gaari maayaan ee dhalinyada hala badbaadiyo reer hebel wax tari meysee talo keen

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 6 หลายเดือนก่อน

    Xataa Daahir shahaadeynta ma sixi karo

  • @marianm936
    @marianm936 6 หลายเดือนก่อน

    WAA AYAAN DARRO MAREEXAAN WAX HA KUU MEERIYO🚫

  • @AbdiftahMohammed-tc6yo
    @AbdiftahMohammed-tc6yo 6 หลายเดือนก่อน

    Cc camera lama ogala waa hal dollar lkn yaaraba

  • @mustafeali7581
    @mustafeali7581 6 หลายเดือนก่อน

    Qaraxa waa lashaaciyay UN way usheegtay shaqaalaheeda xalane markaa why dawladu uga digi wayday dadka 10check up ayaa qaraxa lalasoo maraye mxa loo qabanwaayey qaraxa waa la ogaa asxaabeey ee hadaalina

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 6 หลายเดือนก่อน

    Alasuarxama raximiin alow unaxriiso

  • @maxamuuddahir6331
    @maxamuuddahir6331 6 หลายเดือนก่อน

    Iska hadle af ka nool haraa moryan basas masuuni

  • @abdibashiraden9912
    @abdibashiraden9912 6 หลายเดือนก่อน

    ina lilahi wa ina elayhi raajicuun allaha unaxariisto walalaha mesha lagu xasuqay inta dhawaca ahna allaha ubooga dhayo war xasanow waad ceebowday intay dhulbob ku mashqulsanayd ayaa shacabkii xasuuqay ee xilka iska dhiib 😂😂😂😂

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 6 หลายเดือนก่อน

    Dameeradi wala layey

  • @abdi999
    @abdi999 6 หลายเดือนก่อน

    War waxan been badna 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o 6 หลายเดือนก่อน

    Beenta ha sheegin siyaasiyiin Qawaariyiinta lacagta ku guraayo waaye waxa qaraxa wada .Hassan kama dambeeye qaraxa ee tuugada wadan.

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r 6 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo miyaa kuu baahan nacas yohow tuugo iyo dil iyo dhac waxaan ahayn miyaa taqaanaan keleb yohow qabyaladu ka ureyso ninkii aabihii talin jirey ha taliyo

  • @SaynabxaajiMaxamuud
    @SaynabxaajiMaxamuud 6 หลายเดือนก่อน

    Wuu soo noqonayaa adiga keligaa lagu dhegeysanaa

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 6 หลายเดือนก่อน

    Iftiinkii xamar
    Ma kuwii fisqiga iyo fasahaadka ka wadaa xamar

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 6 หลายเดือนก่อน

    Dawlad ma wadi kartaan hawiyoow waayo waddaniyad ma lihdiiin waxkasta lacagta ayaad ka jeceshihiin masaajida iyo wadooyinka ayaad mar dhaw gadaneysaan qabiilna qaran ma noqon karo

  • @Hassan-shiddo
    @Hassan-shiddo 6 หลายเดือนก่อน

    Hlo dadka aad arkayso waa dad argagaxay oo dhulka iskutuurey dhimasho waa jirtaa lakin sidaas wax ufahmayso xaalku maaha

  • @fadumaomar3215
    @fadumaomar3215 6 หลายเดือนก่อน

    Dhul kaama rabo dhulkiisii joogaa adaa soo qaxay dhulka dadoowna u oo yaaya kulaabo meeshii aad ka soo qaxdeen barakace kuye dhul raadis ayaad tihiin ma dhargooyin shabaabkuna waa idinka intaad nabad sugida joogteen qarax ma dhicin mahad nabaduu sameeyey ayuu ku soo shaac baxaayyey si uu isu soo sharxo hadana waad bilaawdeen qaraxa maallin uunbaa ale idinkashifi doonaa balaayo caloolweeyn biijoole

  • @ashkirofficial6862
    @ashkirofficial6862 6 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 หลายเดือนก่อน

    unukah leh xamar mah sidah bah u danbaysay canshurtayadih bah lah cunah mah sidah bah u danbaysay hadad run shegaysan mad viladah ugu gashan mashrucan waa mashruc hawiyeh kkkk

  • @Ayan-m1f
    @Ayan-m1f 6 หลายเดือนก่อน

    Maxaad la qoslaasa

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 6 หลายเดือนก่อน

    Ben maxa isu shegten nacla idin dhashey

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 6 หลายเดือนก่อน

    Isaaq u yeertay ha idin xukumane hawiye iyo darod amaan waa sugi waayeen

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hassan should leave

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 6 หลายเดือนก่อน

      It is Hassan who did this.😮

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 6 หลายเดือนก่อน

    Yaa Doortey Xasan Sheekh??? Cadow Soomaali Ah Yaa Illaalinkara???

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 6 หลายเดือนก่อน

    Codka

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 6 หลายเดือนก่อน

    hadaad garateen itoobiya ayaa ka danbeysa qaraxysdaan waana biloow xawaadle mariixaan majeerteen iyo raxanweyna itoobiyeey lashaqeeyaan lkn dib maxay kanoqon

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 6 หลายเดือนก่อน

    Issak

  • @AbdiftahMohammed-tc6yo
    @AbdiftahMohammed-tc6yo 6 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @ashkirofficial6862
    @ashkirofficial6862 6 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @faadumofiicaney
    @faadumofiicaney 6 หลายเดือนก่อน

    😭

  • @maryamheris4396
    @maryamheris4396 6 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @SumeeyoDiini-qw6nx
    @SumeeyoDiini-qw6nx 6 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @AsdAsd-wr3wi
    @AsdAsd-wr3wi 6 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @jabiibaa8188
    @jabiibaa8188 6 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @SaynabxaajiMaxamuud
    @SaynabxaajiMaxamuud 6 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 6 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @fardousaomar906
    @fardousaomar906 6 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 6 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 6 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @mustafeali7581
    @mustafeali7581 6 หลายเดือนก่อน

    😢