''XASUUQA GAZA XAMAAS BAA KA MASUUL AH'', WAR ILEEN TANOO KALE!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 508

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

    • @abdikaniHashi-d4z
      @abdikaniHashi-d4z 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Abdixafid legend legend dhalay

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      C/Xafiid Ninkaan waa Calmaani caadi ah. Afxumo iyo gef ayuu kula kacay Mujaahidiinta Qaza ee Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa dartii ujihaadaya. War Guusha Ilaah baa bixiya. Maanta way guuleysteen HM oo waataa Gaaladdii ayaa Qireysa oo Xattaa Sahaayinadda baa Qireysa...kan Xaguu kasoo kacay..subxaanallaah

    • @SiblingsK
      @SiblingsK 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      aqoonyahanka warkiisa inta badan waan ku raacsanahay waa sax lkn xamaas sababta ee weerarka uqaaday October waa inay sir heshay taas oo ah weerar iyo qabsasho ladoonayay in Gaza laqabsado sanooyin ka hor trump wiilku seediga uyahay waa kii yiri xeebta gaza wey qurxantahay. Xamaas weerarkan ujeedke ka lahayd waa inay aduunka ku baraarujiso oo ay tusto damaca yahuuda iyo xaasidnimadooda oo aan cold blood lagu dilin maadama October ka hor ahaayeen dad ku jiray xabsi korka ka furan. Guusha ee gaareen waa in xasuuqii Hitler ka weyn loogestay awood aan lafileyna wey muujiyeen yuhuud iyo reer galbeed na ceeb bey dhex fadhiisiyeen. Intaas oo sano wax Muslim ah oo caawiya ama cadowga kala dhex galo maysan arkin marka October waa go’aanki ugu wanaagsana ee doorteen ilaahay oo kaliya na wey isku haleeyeen

    • @xaajia2219
      @xaajia2219 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Plzz Naga dhaaf Dadka gaalada wax soo bartay oo nagu matagaayo mundane.

    • @sadambashir6974
      @sadambashir6974 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@BRITSOMALITV
      Maanta inaan ku dan'baabno ninkan ayaad sabab u noqo'naysaaaa ustaaad
      Cilmi&caqli&waaqac midna kama hadlayo ninkan
      Ka umusha dooxaya&ninkan waa noo mid waaana ka guulaysanay
      Xattaa channelka is 12 ayaa ka aragti&fala'qayn dhaama ninkan

  • @LadanOsman-m5h
    @LadanOsman-m5h 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +38

    Cabdixaafid plz ninkan oo kale ha Soo casuumin plz

    • @sacdiyoxuseen4397
      @sacdiyoxuseen4397 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      لبس صح

    • @deeqaaden62
      @deeqaaden62 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Odaygaan waa cilmaawi Reer falastiin awalba ma nabad bay ku noolaayeen Adeer Qasa oo xabsi kor banaan bay ku noolaayeen odaygaan cilmaawi waaye warkiisu iguma socdo anoo ku Tix galinaaya arag tidiisa uma bogin odaygaan 😳😳

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Odeyga iyo kuligiinbo waa qaldan tihiin Siyaasada barta meesha film Hollywood baa ka socdo, waxa dagaalamaayo oo dhan waa Is og yihiin ee shacabka ayaa meesha ku dhamaadwy

    • @huudbinali4852
      @huudbinali4852 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxan maqli jiray arab sahnuuniyah
      Wayaab inaan arko somali sahnuuniyah
      Lkn wariye aragti dheer ayan kumslenyjiray lkn zero aa tahay

  • @hipoali4557
    @hipoali4557 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Qofkii raba inuu arko qof munaafaq ah waa ninkan uun meel kale ha udoonina allow qalbiga noo xafid oo islaamnimo saafi ah nagu dil🤲

    • @sadambashir6974
      @sadambashir6974 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@hipoali4557 aaamiin sxb nin aragti dheer oo halga'maa ah ayaad tahay sharaf ayaad leedahay horay u soco

  • @ajecceja9842
    @ajecceja9842 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Wa fikradisa ayu cabiraya
    Ader reer qasa Allah subxana watacala ya hiil lagarab joga,
    Wana shuhado mey dhiman ee wey nolyihin

  • @NessarHassan-ny9xr
    @NessarHassan-ny9xr 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Reer Gasa waxaa ku dhacay waa guulaysteen

  • @ahmedtahir6695
    @ahmedtahir6695 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    War ninkan ideologykii yuhuudu isticmalaya ufiirsada ereyada uu adeegsanay iyo erayada yuhuuda adeegsadan markey Hamaz ka hdalayan waa same shit.

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Walaalkey wuxuu la dagaalsan yahay xaqa Alle ma ciqaabin ee orad soo akhriso taariikhda Islaamka siirada Nebiga scw soo akhriso

  • @AbdulkadirMohamedAbikar
    @AbdulkadirMohamedAbikar 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Allaha awooda leh ha badbaadiyo reer FALASTIIN, Xamaas Guul iyo Xurnimo

  • @fatimafaynus3360
    @fatimafaynus3360 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Anaa Is Raali galiyay inaan waqti kugu dhumiyay dhagaysigaaga.
    reer falastiin waa gulaysteen allaah ayaa La jira ❤❤❤❤

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Cabdi casiis waxaan ka fahmay raaciyad yuhuuda haloo noqdo ma iloobay aaayadii quraanka ahayd ee sueat Israel ma iloobey in ree qaza rab subxaanahu watacaalaa ay leeyihiin

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ولا تحسبن الذين قتلوا في سبيل الله امواتا بل أحياء عند ربهم يرزقون. فرحين بِمَا آتاهُمُ اللّهُ مِن فَضْلِهِ وَيَسْتَبْشِرُونَ بِالَّذِينَ لَمْ يَلْحَقُواْ
    بِهِم مِّنْ خَلْفِهِمْ أَلاَّ خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلاَ هُمْ يَحْزَنُون. صدق الله العلي العظيم

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Xamaas way ku saxsanaayen dagalki ay qaaden 7.10. Hadii aysan dagaal ay qaadin awalba waa la xasuuqi jiray lkn calamka may ogayn xasuuqa hoose loogu wado reer falistin. Please aniga fikradisa kama helin adeerkan mesha lagu soo casumay. Islam islam maxuu ugu soo celcelin. hamaas iyo reer falistiin waa mujaahidiin ,Ilahow quwee xamas reer falistiina xoriyad kaamila sii.

  • @sadambashir6974
    @sadambashir6974 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waxay ahayd inaad dood &su,aalo muhim ah ku halgaado ama cid ka qabata cudurka uu faa'finayo aad ka soo qayb galiso ayay ahayd

  • @MaxamedaabanAbiikar-y8y
    @MaxamedaabanAbiikar-y8y 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Adigoo kale wey badan yihiin

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daalibaan after 20 years oo Dagaal Maanta Dowlad islaami ah baa ka Dhisan
    Hamaasna sidaas Baan rabi uga Rajeeyn

  • @canabciise6593
    @canabciise6593 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xoriyad iyo halgan aan dhiig udaadan lama hanto geesida dhiigisa wa guusha dadkiisa Falastiin guul

  • @macoz8070
    @macoz8070 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Soomaali sahyuuni inuu jiro ma moodayn hadaa iigu horaysa
    C/xaafid bilaa caleeg ixtiraam umada soomaaliyeed waan jecelahay channel kaaga fadlan ha horkeenin dadkeena ninkan iyo kuwa lamidka ah ee laga dhex hadlayo

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waxa meesha kadhacay qofkasta oo Alle rumeeyey wuxuu u arkaa in dad muslimiin ah laxasuuqaayo dowladahii islaamka oodhan ey gacmaha uqabteen oo cid u arxameyso jirin.adika ookale islaamka Alle haka qabto waxaa tahay jaahil aan waxdiin ah aqoonin haduu yaqaane aanku dhaqmin,,rer falastiin iyo .muslimiinta dhan Alle hacaawiyo yaarabi🤲

  • @sadambashir6974
    @sadambashir6974 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    2 million ee gaza jooga raali ayay ku yihiin go'aanka ay gaa'dheen hormuud kooda xamaas

  • @NessarHassan-ny9xr
    @NessarHassan-ny9xr 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waay guulaysteen reer gasa

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dadkii waa shahiideen awalba nolol makunooleen, Istaaqfurulaah weligood ma guuleysan, xms aduunka oo dhan ayaa ladagaalamey welina wey nool yihiin, waxaan Alle qorin ma dhacayaan. Kuguma raacsani fikradaada, Tusaale ahaan Iran maxay ku hestaan

  • @sacidomu2794
    @sacidomu2794 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ninkaan waa nin yuhuuda lajira iyo gaalada iintii dhimatay waa shuhadaa inta noolaatana sharaf ayey ku noolaan doonaan ee gaala raacow islaamka guusha iyagaa iska leh

    • @sadambashir6974
      @sadambashir6974 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@sacidomu2794 eray&ra'yi toosan sxb waad mahadsantahay erayga wangaan ayaan ugu gar'gaaraynaaa wa'laa leheeeen

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ninkaan waa nin la safan Israel oo lacag inuu ka qaataan u maleynaayaa in, kan oo kale ha inoo soo saarin wallaal

    • @sadambashir6974
      @sadambashir6974 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ruqiasalah5744 wax walba wakhtiga uu naga'lu'miayay ayaa ka daran

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wll ninkaan aad baad ugu qaldantay hana inoo keeniin mardabe subxanallah. Asxabti ayaa la liinayay

  • @AarMaxamed-m9w
    @AarMaxamed-m9w 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Marka toban la dooxaba anaga kun dihanee daldaloosha xididada

  • @abdulahimuumin6961
    @abdulahimuumin6961 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Kuligood waxay ushaqeyan yuhuuda

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    imika ninkani mlaha isticmaalka carabi ayaad aqoonyahan ugu haysataa wuxuuna u hadlayaa tabtii yuhuuda 100%

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subaxanallahi ilay dadka somalida fikradaan oo kale dad aaminsan baa kujira😢

  • @CanabCabdi-n5l
    @CanabCabdi-n5l 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bisinka odayga maxa ka si ah Subxanallah guul xamaas inshallah guul iyo gobonimo xamaas iyo falastiin

  • @Sacdiyo-d2r
    @Sacdiyo-d2r 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc C/hafiid dad waxaa jira xagjir ah oo is qariya oo qalbiga ka madow
    Kulahaa gumaysiga ayaa fiican hoos ayuu kala jiraa odagaan mardanbe ha keening xasbunulaah wanimca wakiila

  • @sagalii1
    @sagalii1 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Either way lama dhaafen Somalina wexey tiraahda hadii la dhimanaayo dharerkaa leyska duwa

  • @DjamaIltireh
    @DjamaIltireh 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waar kani Aqoon yahanmaahan ee waa dabadhilif negative

  • @sadambashir6974
    @sadambashir6974 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Adu naftaaada geeeri ka celi

  • @sahracarab5994
    @sahracarab5994 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa maxamuud cabaas kale kani

  • @hamzaahmed7811
    @hamzaahmed7811 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Somaalida jahligaa ku badan waar ninku fikirkiisa ayuu ka hadlay falastiin waxna kuma biirin karo waxna kama dhimi karo dadkuna way kala fikrad duwanyihiin soomaalida dhalin yarta ah wax barta maadi iyo diini labadaba si caqligaagu u koro, cayda waxa ka wanaagsan adigoon danbina ku dhicin cayda badan iyo xumaanta badana qofka maskaxdiisa yarayso adoo fikirkaaga ku qora waxaana waad ku saxsantahay waxaana waad ku qaldantay, hadal iyo dhamaan inagu duco ayuunbaan u awoodnaa falastiin in ilaahay u gargaaro wax badan ayay samreene alle guusha ha siiyo sahnuuniyada iyo gaalada ay wataana ha jabiyo aamiin aamiin aamiin

    • @Ahlamsharif8984
      @Ahlamsharif8984 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Fikir kaga waa kahadli kartaa lakiin dadka kama dhaadhicin kartid fikrad qalad ah bro . Hadalkaga waxaa ka fahmay Yahuuda inaa damqatay😢

    • @Sharmaemail
      @Sharmaemail 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sifiican udhageeso diinta ayuu imbadan duraaye

    • @hamzaahmed7811
      @hamzaahmed7811 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @Ahlamsharif8984 Salaamaad qof muslim ah in aad ku tidhaa yuhuuda ayaad u damqatay ma fiicna, adigaanay danbi kugu tahay anigana danbi ayaad iga rogtay markaa anigaa faa'ido qaba taa ogow, yuhuud waxa ku Jira shaqsiyaad aan badnayn oo ka soo horjeeda fikirka sahnuuniyada ama zionist oo taageera falastiin sida rabbi weiss xataa cimaamada falastiin ku caantahay iskama dhigo, iyo Dr Gabor mate, iyo Norman finkelstein, aad ayay falastiin uugu doodan in ay xoriyad helaan kuwaaba waan u duceeyaa in ilaahay diinta islaamka ku soo hadeeyo!

    • @warisroobo1759
      @warisroobo1759 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      fikirka qaldan ee lagudbiyo waakan hada,aduunka jahwareeriyey waana qeyb ka mid ah dulmiga

    • @hamzaahmed7811
      @hamzaahmed7811 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @warisroobo1759 fikirka qaldan in aad qaadato maaha qofkuna waa in uu caqliga xor ka noqdaa, laakiin waxaan arkay meelkasta baraha bulshada qoraalada marka aad eegto 90% waxa u badan jawaabahooda Caay, bal imika ninka halkan ka hadlayay dib u raac qoraalada loo soo qoray waxay u badanyihiin jawaabahooda Cay, waxii uu inoo sheegay wax runa iyo wax aanan ku raacsanayn intaba wuu inoo sheegay waxii aqoon iyo fikir fiican waan ka qaadanayaa waxii aanan ku raacsanayn ma ka qaadanayo, Mahadsanid.

  • @MoktarAbdi-gy4en
    @MoktarAbdi-gy4en 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    hamaas way guulasatay gaalna kabiqi mayno

    • @sadambashir6974
      @sadambashir6974 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MoktarAbdi-gy4en cizi&sharaf korkaaga ha ahaato sxb

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Falasiin hanoolaato ❤❤❤❤❤guliyogobanimo❤❤❤❤gulxamaas❤❤❤

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Doqonkan oo kale baa makrafoon loo dhiibaya. Falastiiniyiintu ma choice bay lahaayeen. War kan oo kale hawaraysanina mala waaba yuhuud. Way dileen oo askartoodii bay laayeen yuhuuda doqon yahow. Reer qasana Allah baa garab taagan duliyahow munafiqa ah.

  • @bisharoali8638
    @bisharoali8638 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WALalow wadaadkaan mardenbe hasoo casumin waa xagjir afaku mudaca yahaye. HADII KALE NO MORE SHEER AND LIKE Abdixafid

    • @sadambashir6974
      @sadambashir6974 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@bisharoali8638 sharaf korkaaga ha ahaato wll

  • @AmaanCade
    @AmaanCade 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan oo kale hasoo casumin abdixafidow🤘

  • @BarlinHashi
    @BarlinHashi 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yaa Rabi Cidihii Malacag Siiyey makaayeeleyno Niyadjabka

  • @AbdiwahabAhmedNur
    @AbdiwahabAhmedNur 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    sc,
    fadlan kan oo kale, mar dambe ha waraysan.
    waa oday prain wash, lagu sameeyay.

  • @LadanOsman-m5h
    @LadanOsman-m5h 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walahay ninkaan in la aflagaadeeyo ,aha laakiin wuxuusan ogeeyn in geeri jirto oo ;abdhimanaayo maanta intii dhimatay allaah swt ayaa qoray run ahaantii in la iskä celiyo waa waajib geeridu waa xaq maanta reer falastiin Guusha gacantooda Raboow ku sug 🇯🇴💪🇯🇴💪 laakiin aniga ninkaan caqli dheer igama muuqda waana fulay allaah swt aan aqoon oo diidaya geerida

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Saxiix walaalo Ninkaan😮 Fikirkiisa waa Fikir khaldan oo Gurracan oo Calmaani ah. Ninkan soo Casuumay baana dambiga Laleh. Waayo in lagu jeesjeeso Mujaahidiinta Naftoodii iyo Maalkoodii uhuray Xoreynta Diinta Ilaahay in lagu jeesjeeso waa Gaalnimo. Waxaana udaliil ah aayadan:-
      قال جل في علاه سبحانه وتعالى:-
      (وَقِيلَ لَهُمْ تَعَالَوْا قَاتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَوِ ادْفَعُوا ۖ قَالُوا لَوْ نَعْلَمُ قِتَالًا لَّاتَّبَعْنَاكُمْ ۗ هُمْ لِلْكُفْرِ يَوْمَئِذٍ أَقْرَبُ مِنْهُمْ لِلْإِيمَانِ ۚ ).
      Ninkaan si Caadibuu ugu jeesjeesay kulahaa:- (XM sidii jiirkii bey godod galeeno 2m oo dad bey sabab unoqdeen inay qaxaano...bla bla)
      Subxaanallaah.
      War midkan waa Calmaani aan Xattaa Maadiga waxba kagaraneynin waayo haduu wax uun garanayo Gaaladda guusha UQIRTAY inamadda ayuu isaguna Guusha qiri lahaa Ama wuu aamusi lahaa.

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah akbar guul hamaas free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤

  • @faizamohammed7706
    @faizamohammed7706 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc subxanallah. War gaaladi aaba la yaaban say uga adkaa waayeen teeda kale wadamo badan aa falastiin dawlad u aqoon saday horumarka ey gaareen muslimiinta sax da ah oo dhan aa ku faraxsan this man he is something else wlhi yaahuu

  • @najmoxuseen9951
    @najmoxuseen9951 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah maa adiga ooga naxariis badan tahy rer qaza subaxana nallaah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scwb maalin bey jawaabi Karin yuhuud baa imaneyso bi idmilaha. Karim

  • @nuurisakaden4439
    @nuurisakaden4439 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    C/xafiidow walal , kan oo kale mar dambe haa keenin sxpow
    Kan waa eyy

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Awalba jeel madaxbanaan bay ku jireen. war xan doqonka ah yaanaga aamusiiya.

  • @sadambashir6974
    @sadambashir6974 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aduunka oo dhan ayaan ka adkaaanay

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    kulahaa waligood ilaahay guul ma siniin%

  • @ريم6728
    @ريم6728 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan wuxuu ogyahay maleh waa ninkii uguhoreeyey oo kuhadlaaya wuxuusan aqoon ulaheyn ee mardanbe ha warewysan

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaabay dagalka 6 bari gaalada dhan baa ladagaalamayey Israel bes may ahayn

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc c xaafid khofkaan axmakhaa hanagu Soo celin tabar daro miyaa laygu dilaa waa dadaalaa maalin baa alle farakhooda ka baxayaa yuhuuda falastiina guul gaari doontaa

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 16 นาทีที่ผ่านมา

    Ninkan waan ka shikiyay!! Taariikh qalada ayuu aqriyaa

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waligay kana oo kale ma arki

    • @fhdansh
      @fhdansh 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      jahilow wax baro 😅😂

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War ruuxaan akhliga madow ha nagu Soo dhisin

  • @CataniaCatania-y1c
    @CataniaCatania-y1c 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha wareysan ka oo kale qasa dhab weyn ayaa ka dhacday xornimadana hadiyad maaha dhiig ayaa ayaa ku data waaliga halagu gumeysto yuhuud urayaa ha ku gumeysto inaad shahiido oo adoo dagaalamaya dhimato ayaa ka fican janno ayaa Ilaahay SWT u balan qaaday wey dhinteen xataa lama odhanayo dhibaatada falastiin ka dhacaysaa muslimiinta ayey ceeb ku tahay iyagoo ku hareeraysan ayey yuhuud burburin waayeen oo ka dicin wayeen walaalahood guul falastiin Insha Allaah

  • @mahadhussein5112
    @mahadhussein5112 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abdixafid ninkaan maanta aad ku martiqaadey barnaamijkaan waan dhiilaynaa iyo mooral jabka islaamka ayuu ka shaqeynayaa marka fa fiirso intaanad martiqaadin nin kaan oo kale

  • @sahramohamed3655
    @sahramohamed3655 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gafka uma dulqaataan gardarada ma yeelaan geerida ma diidaan geesiyaasha xamaas alaha guuleeyo

  • @abdull_zero5313
    @abdull_zero5313 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War ninkaan waa sidee dulinimo in eey ku nooladaan muu rabaa shacabka Reer fastiin

  • @sacdiyoxuseen4397
    @sacdiyoxuseen4397 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasbiya alahu wanicma wakiil

  • @abdulahi219
    @abdulahi219 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa netenyahu oo afsoomaligaa kuuhaadaalayu
    Afhaayaanka cidaanka Israel EE Somaliyaa

  • @abdisalamhaybefarah7029
    @abdisalamhaybefarah7029 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Abdihafid, Abdicasiis nin caqli badan maasha alaah.

  • @ريم6728
    @ريم6728 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan asagaa axmaq ah

  • @absheefilfil1840
    @absheefilfil1840 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Oday 22 sano xidhan ayaa lasoo daayay

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Darood ayaad u tahay Fulay nimada😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @BaShe-jm1ui
    @BaShe-jm1ui 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abtyo ninkan munaafaq ha soo casuumin Abti Cabdixaafid

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxadagaa lamayey waa mareekan iyo carab. Yuhuud keligeed madagaalanto.

  • @MoktarAbdi-gy4en
    @MoktarAbdi-gy4en 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    awods falastina manta kufaartu wa aragtay

  • @AsadCali-o3v
    @AsadCali-o3v 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxamed ninkan.noo waydii maxaysameeyaan kolay waydhimanayeen haday cid israaciyeen.oo ay sharaf kujihaaden.maceebaa se ilahay markuu inaleeyay akhirka falastiin ayaa gulaysanaysa ma malaag ayaan idiin soo dirayaa ayuu yidhi miyaanu inay jihaadaan Allah inoosheegin wl

  • @habonali9734
    @habonali9734 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Please 🙏 ninkan oo kale hanoso farisin wayo musliminta ow niyad jabinaya reer falastin awalba xabasi kor kafeydan ey kujiren insha allaah illaahey ba ugargari dona mar un

    • @nuurisakaden4439
      @nuurisakaden4439 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa sax walalhi waa bahdilka falastin raba

  • @AbdinourMohamed
    @AbdinourMohamed 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllhi O Pillhi O Tallhi Wxa isawiran odaygan dadka ulanolyhy Familkiisa inay dhibanyihiin oo dhibsadeeen Akhash, bal hda wuxu dadka hortooda la imaday day Adeer guushu Ciyaar io fadhi kuma imaato Waa in nafta lo huraa🙏🙏 Ulaabo Nabi (scw) intas kuma sii dhafinayo waa hadad aqon ledahy?🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @sadambashir6974
      @sadambashir6974 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AbdinourMohamed caqliga &garashada rabi kuu daaaa sxb

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kan Wareesigiisa Naga Daa wan Na danbaajinaayaye illahe isagaa kaa Yaqaana Adomadiisa Naxariistana illahe mid loo sheego maaha wuu arkaa Ujeedada Alle uu ka leeyahy Falastiin Allaa Yaqaan

  • @IsakSheikh-Warsame
    @IsakSheikh-Warsame 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan qolbiga ayuu ka jiranyahay ee ilaahay hacaafiyo

  • @mahigan175
    @mahigan175 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fadlan mardanbe cahannelkan sharafta badan hakuso casuumin mosadkan

  • @abdulkadirkadiye
    @abdulkadirkadiye 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliyey laab lakaca hala joojiyo ninkaan arin sax ah ayuu kahadlay taariikh dheer gusha falastiina madidana waxa jira ayu shegay aad bu umahadsnyhy

  • @Abdixakiin-xp8re
    @Abdixakiin-xp8re 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Noocan ookale hanoowaraysan,clxafidaw halkaa.udhaafimaayo,sidaaa,sidaa,munaafaq,kunol wasteranka sidookale ufakaraya.siy.galbeedla

  • @luqmancilmu
    @luqmancilmu 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdul xafiid walal ixtiram ayaan ku heyna lkn fdln eeg qofka aad bulshada hor keeneyso malaha qofkan waa salafiya jadidiyah gaza rabi yaa garab u ah iyo muslimiinta cafimadka qaba waxa mamnuuc ah in laguumeysto qof Muslim ah xms wax weyn ayey qabatay waxey so noleysay qadiyadi falsdhiin aduunki oo dhana waxey tustay xumaanta yahuuda weyna guuleysten inta dhimana wey israci Inshallah

  • @SiradAbdi-k2y
    @SiradAbdi-k2y 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaan waxuu la jiraa yuhuuda sidaas darteed waxba laga waydiin mahayo

  • @sadambashir6974
    @sadambashir6974 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaan guulaysanay

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaan asagaaba shayaadiin u eg

  • @xaajia2219
    @xaajia2219 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balaayo kugu dhacday war waxu maxuu ahaa. Mujaahidiinta iyo xaq u dirirka ku timaamay koox xun.
    Waa kaas waxeey gaalo wax soo baratay!
    Wariye Cabdi xafiid ha hilmaamin wariyaheena inaa tahay, waxa na dhiba waa ineey ku dhibaan, in ninkaan nagu matago Nagama kaa qabato.
    Muslimiinta towfiiqda Allaha waafajiyo aamiin

  • @NasraGulaid
    @NasraGulaid 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habeen baadan galin jeel yahuudeed!!!!!!

  • @hodancigedharaar2776
    @hodancigedharaar2776 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    adeer waa fikirkaaga anagu ma qabno gar iyo gardaro waan la jirnaa walaaladeen reer qaza iyo dhammaan falasdiin

  • @khadarmohamed9951
    @khadarmohamed9951 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    KAN CAQLI IYO CILMI MIDNA MAHAYO

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Walaalkeed yuhuud iney joogeen laskuma hayo oo ambiyadii baa ka dhalatey carabtan aad sheegi soo faracii Nebiyulahi Ibraahim cs soo ma ahan adiga waxaad fiirin siyaasad ahaan laakiin Diiniyan akhri Qur’aanka Allaa dejiyey dhulka barakeysan hadana Allaa ka qaadey dhulkii markey Alle ku caasiyeen oo Abiyadii ka dhalatey ayey dileen adigu taariikh dow baad ka hadleysaa laakiin xiligii Nebiyulahi Muse ayey galeen dhulka Qudus waxaa hortood deganaa Camaaliqa oo reer Falastiin ah waxa lasku hayo waa Diin, xms ma khaldaneyn wey ku qasbanaayeen

  • @MuniirafeeyMuxidiin
    @MuniirafeeyMuxidiin 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkan waaa cilmaan waan xadajir ween intee kakeentay kan kuuxa iqawaan ladho kan gaaldow lashaqeeya igu soo fiiri

  • @madiino7uuutaxmud491
    @madiino7uuutaxmud491 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninkaan hala baaro c xafiid reerqasa waa guuleyisteen

  • @hassanliban2023
    @hassanliban2023 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Akhi ninkan mardanba hakeen ilaahey ma aaminsano

  • @NasraGulaid
    @NasraGulaid 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdi xafiidow
    Ninkan Mar dambe ha noo keenin, inay Jano galaan ayey ka doorteen inay jewl dusha furan ku noolaan lahayeen

  • @abdirahmanhassankhalif1553
    @abdirahmanhassankhalif1553 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hadhageesan Abliiswaaye ninkaas

  • @bahjaahmed727
    @bahjaahmed727 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War subxanallah ODAYGA SHEEGO ZAUHAYUNITA SIDODA KALE BU UU SHEEKENAY YUHUD IYO SAHAYUNIDA BA MA KALA GARANAYO EE ADEER ALLAH KHAYR HAKU SIIYE ISKU DAAY INAAD SIIFICAN UU SOO BADHID RUNTA SHEEGO ZAHAYUNITA, USA UK IYO SHEEKO DALAD KA NAGA DAA PLEASE 💔💔😡😡😡

  • @rahmasuleman1517
    @rahmasuleman1517 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ooday. Gan.maxa.ka qaldan.waxa.ba.ma ogamiya.gabigiisuba Fakir.qaldan.bu waya😢.🙂‍↕️😏 Xusha.dheh.

  • @zahraadam4533
    @zahraadam4533 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    This man is speaking none cense please don’t invite him again. Thank you.

    • @CabdullahiXassan-q9r
      @CabdullahiXassan-q9r 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Run ayuu sheekayaa beena ma ahan

  • @mariyanjama3819
    @mariyanjama3819 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geerda ayaa ku dhanta diray u noolaayeen ilaahay janno ayaa siinyaa Macaulay shahada qaateen intay dulli ku noolaan manatee.

  • @muslimahhassan8210
    @muslimahhassan8210 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Acuud billaah Abdihafid odeygan ha inagu soo casuumin Palestine 🇵🇸 hadey wax iska celiyeen iyo hadey seexdaanba lama deyneyne aad buu uxaqirey ragaa wax iska celintoodii

  • @somnews6954
    @somnews6954 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidan dad runta uga hadlaa la rabaa Somalidu waa maxma garato waxaa innaguban kooxo diimeedyada…xms xasuuqbay sababeen kooxo diimeedyo ilaahay guul siiyay majiraaan soo baadha taariikhda

  • @IsakSheikh-Warsame
    @IsakSheikh-Warsame 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan fikir khakdan ayuu xanbaarsanyahay afkaar khaldan reer Gaza waxaa ladorisay gaalada oo dhan wayna ka guulaysteen gaalada iyo munaafiqiinta oo dhan laakiin qofka qalbiga kajiran sida midkaan oo kale ooma muuqayo

  • @WalalFiyow
    @WalalFiyow 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wankaso horjeda raiga ninkan

  • @SacdiyaYuusuf-l7k
    @SacdiyaYuusuf-l7k 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaani qolo kale ayuu ushaqeeyaa inAd cacdi xaafid wareesato maah