Wan kusalamay saxib maracade show salan kadib saxib ado mahadsan mxay ku dhacday in dhaman sawirada sahuniyada ad natusayso lkn adan natusaynin wax muqal ah haba yarade o tilmamaya in xogaga iska cabinta tilmamaya sida al Jazeera ba ay sawirada dhan ay sodhigayso wa ayo farxad ayay notahay inan aragno yuhuda o latoganayo ugu yaran mahadsanid
Fadlan ha ku taageerin ganacsatada xayeysiiska maalgashiga keenya waayo isweydii maxay dalkoodii hooyo u maalgelin waayeen oo beri hanti looga soo Canaria doono kikuuyu oo aan qarsaneyn cadaawadda ay u hayaan somaali loogu ajarayaa shacabkeena halkii lagu dhiiri gelin lahaa in dalkeena ay maalgashadaan dhalinteenuna ay u ahaan lahayd shaqo abuur
Xamaas awoodeeda way korartay israaiilna hoos udhac wayn ayaa ku yimid. Viana uma eka mid ruushka laga fara maroojin karo. Falastiin dhibaatada alaha ka dul qaado yahuuda dhul gariir alaha ku rido
Asc wll aad noogu qaaliya maxamed ciise marracadde sallaan ka dib, maanta israil xaaladu waxay ku tahay "ma riyaan soo jedd ka dhiggan ,ma dhibaan raaxa moodayaa ?" Taasina waata keentay in generalkii u dambeeyey is casillo Xamaas guul😂🎉
Deriga karka kulayl aya ka keney. Sarakish yahuuda is casilada waxa ka keney waxay kala kulmen muqawinta xamas iyo moral koda. Askarta oo is dibayo ama didhan inay dagalaman aya ku xiga saxiib maracade. Vienna na waxa ka digay xarunta sirdonka ka digaya. Wa gobihi xiligi PLO diyaradaha aaf dubi jiran gobaha inta badhi ay falastin iyo aaf dubayash kale aya haw lahoda ka fulin jiren !!! 😂
Alaahu akbar guuul guul xoogaga islaamu jihaad insha alaah cadawgu hajabo hadhaco hakufo dhirbaaxo ayna filayn alahayow kudhufo adigaa awoodle yaa alaah
❤❤ qofki ubahan in carurtisa America 🇺🇸 am yurub joga in quranka hab online lugu baro sodawaw wlll
اللهم صل على سيدنا محمد عدد ما في علم الله سلاة دا ءمتا بدوام ملك الله
Thank you for the news maracade show ❤❤
اللهم انصر الشعب فلسطين اللهم ارحمه موتاهم اللهم دواء جرحاهم😢
Thanks ❤brother keep going
Marcadde goormee baratay❤
Waxaan safican ubartay malin tii 7 October ila hada cidaan asiga aheyn ma dhageysto🎉
Maasha alaah iscasiladu waxba maaha e ilaahay waxaan kabarinay inugadhsiiyo sahnuniyada burbur aaney kasowaqsan bedelkana gaadhsiyo guuldhameystiran odagdaga walaalaha falastiin insha alaah
Mansha Allah falastiin way xaroobi
inshaa allaah
Veinna markaan maqlo waxaan soo xasuusaani Amina AL mufti basaasaadi israel ushaqeeyneysi ugu dhagaarta baadned
Guul
Xamaas insh allh🎉
Mashaa.alaah ilaahaw lajir falastiin. Aamiin.aamiin.aamiin
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul Palestine 🇵🇸
Alahayaw falastin xore cadawgodana jabi insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahoow ugargaarmuqaawmada reer falastiin ilaahoow dulee gumeystaha sahyuuniyada cadawga aamiin aamiin
mansha alhaa yahuudu ha jabto
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please like ❤️
Scw scw scw scw
Allahu akbar i,a guul 🇵🇸
Masha allah from elwak
❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤
Allow Isku dir yahuuda
Guul inshallah Hamas 🇵🇸🫵☝🏼🦁💪
YA RABI YA RAXMAN U GARGAR MUSLIMINTA
𝐒𝐡𝐚𝐫𝐚𝐟 𝐈𝐲𝐨 𝐊𝐚𝐫𝐚𝐚𝐦𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐜𝐚𝐝𝐞 𝐒𝐡𝐨𝐰
Guul insha alaah falastin
❤
Allahu akbaar
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
Guul inshaa allaah
Asc
Alaha jabiyo yuhuuda Allah akbar
اللهم انصر إخواننا المستضعفين في غزه اللهم ارفع ماحل باخواننا المستضعفين في الفلسطينيين
Insha Allah giusha falastin waa soo dhowdahay
Allahu akbar Guul Xamaas❤
Guulu falastii guulu falastii guulu falastii guulu falastii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul falastin❤❤❤❤🎉❤❤❤
Allah halaago gaalada yuhuud iyo nasaaraba
Inshaa alaah xamaas guul
Habeen wanaagsan
Iyagoo somaliya ka dhistaa uga fiican guryaha Nairobi
Guuleyso Palestine ❤
Way xorobi inshallah xamas guul ❤❤
Maasha allaah tabaarak
Ilahow awododa awood ugu dar
Wcs Sxb Maxamed Ciise
اللهم صل على سيدنا محمد عدد ما في علم الله سلاة دا ءمتا بدوام ملك الله ❤❤
Vienna filimta xitaa ku arkaa side u tahay caasimada basaasiinta 🦅
VIVA ITOOBIYA
Wan kusalamay saxib maracade show salan kadib saxib ado mahadsan mxay ku dhacday in dhaman sawirada sahuniyada ad natusayso lkn adan natusaynin wax muqal ah haba yarade o tilmamaya in xogaga iska cabinta tilmamaya sida al Jazeera ba ay sawirada dhan ay sodhigayso wa ayo farxad ayay notahay inan aragno yuhuda o latoganayo ugu yaran mahadsanid
war gaaban oo murti badan ayaa fiican wariye
Allah AkbarA mashallah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
❤
Maxamed ciise adiga laftaada ayaa ah basaas aan caadi aheyn
New youtuber
KENYATIGII AYAAA CAQLIYEYSTAY SOMALIA 🇸🇴💙 GORME CAQLIYEYSANEE DHULKAA BEN BEN LAGUGU DHISANA .
SHARCI WAXBA MAHAN WAALAGAA NAQSAN KARAAA GURI DAL ISLAMED KA DHIS WAA QALAD
𝐓𝐚𝐧𝐤𝐬 𝐰𝐥𝐥
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤PELSTINE
7 October dheh bro
alle ha quweeyo musliminta siiba palestine oo ay duqayni ku socoto geesiyinta garabka wayay
Guul xamaaz
Maxaabiista israaiil hala laayo
Sc somaalay /katashaada cadaawahoo isku tiirsanaada yuu xaalkaygu marayaa.?? ???????????Qazana & reer fastiina guulbaan u rajaynayaa macal max/ed ciise allaah ha ini xafido wll sxb
Asc maxed c/lahi ciise g saaxil s/land waddamad dhexdhexadka ah ustery waa immis gooranay qaate goonka se samayn maku leeyihin siyaasad dunid qaar ka mid ah
Et Djibouti 🇩🇯 c’est pareil.. non aujourd’hui 😂
Kulamaa sirdoonkaagu xooganyhy waa kulamaa awoodaadu sii siyaado
Fadlan ha ku taageerin ganacsatada xayeysiiska maalgashiga keenya waayo isweydii maxay dalkoodii hooyo u maalgelin waayeen oo beri hanti looga soo Canaria doono kikuuyu oo aan qarsaneyn cadaawadda ay u hayaan somaali loogu ajarayaa shacabkeena halkii lagu dhiiri gelin lahaa in dalkeena ay maalgashadaan dhalinteenuna ay u ahaan lahayd shaqo abuur
guul mujahidinta xamas
Naftiisu uu baqay 😂😂😂😂yuhudku
❤❤❤❤
Hadhow kuukuyada maxaa ka imaan kara guriga la iibsadaa ma xumee
Waa inaan aoo degsado war kaste, 700 oo video ayaan marayaaaa😂
Waa khad xumada Ethiopia,n😢
Waa kula Qabnaa Bro iska Samir 🤣
اللهم صل على سيدنا محمد عدد ما في علم الله سلاة دا ءمتا بدوام ملك الله
اللهم صل على سيدنا محمد عدد ما في علم الله سلاة دا ءمتا بدوام ملك الله
اللهم صل على سيدنا محمد عدد ما في علم الله سلاة دا ءمتا بدوام ملك الله
Xamaas waa inay laysaa maxaabiista yuhuuda
very good news alxmdulilaah fashil ilaah idinku rid
Xamaas awoodeeda way korartay israaiilna hoos udhac wayn ayaa ku yimid. Viana uma eka mid ruushka laga fara maroojin karo. Falastiin dhibaatada alaha ka dul qaado yahuuda dhul gariir alaha ku rido
Cadaugu hajabo yuhuda alojabi alahu akibar
Dhaqalo aye kasamesa fiyena passasinta
Muqfisho xayesiiya imankina wax madhehi karee Hadii ad labada dal xayesisan wxba ismadhaman doqanyahow adiga iyo kuwa xayesiyo wadamada shisheye in ladhisto
Allah ha u gargaaro falastiin Israel 🇮🇱 ha jabiyo jabin daran oo lala waayo magaca Israel 🇮🇱
Sax
Mahad sanid waa arin cajiiba
Asc wll aad noogu qaaliya maxamed ciise marracadde sallaan ka dib, maanta israil xaaladu waxay ku tahay "ma riyaan soo jedd ka dhiggan ,ma dhibaan raaxa moodayaa ?" Taasina waata keentay in generalkii u dambeeyey is casillo
Xamaas guul😂🎉
Goaanka natanyaahu eah inuusankatanasulayn marinka saalaxudiin madamatasi ayheshiis sababunoqonaysana maxabistoda ayxoog iyo xeladba kusofuranayan waxakadanbaysay falcelinta muqaawimada eah inlalaayo maxabiista hadii xagooda losodhaqaaqo ama ilaaliyashu culaysdareman!!! Midi midi kutaag
Williams Carol Williams Ruth Lewis Kenneth
S
Please don't make any advertisements for Kenia they are not good for us better we build our country hanooollllàato Somalia
??
Deriga karka kulayl aya ka keney. Sarakish yahuuda is casilada waxa ka keney waxay kala kulmen muqawinta xamas iyo moral koda. Askarta oo is dibayo ama didhan inay dagalaman aya ku xiga saxiib maracade. Vienna na waxa ka digay xarunta sirdonka ka digaya. Wa gobihi xiligi PLO diyaradaha aaf dubi jiran gobaha inta badhi ay falastin iyo aaf dubayash kale aya haw lahoda ka fulin jiren !!! 😂
Sxb mmc
Warka natanyaho wa islawarki abu jahal marki lagakarilaa dagalki badar
Asc
Asc maxed c/lahi ciise g saaxil s/land waddamad dhexdhexadka ah ustery waa immis gooranay qaate goonka se samayn maku leeyihin siyaasad dunid qaar ka mid ah