DEG DEG MUNIIRA OOYNAYSA OO MAXAMED BUSKUT SIXUN U KARBAASHTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @samiroawil6277
    @samiroawil6277 6 วันที่ผ่านมา

    Mansha Alaah run badan gabdhan waan ku wada 🎉❤

  • @foozia426
    @foozia426 7 วันที่ผ่านมา +2

    Waruntaa nabsi bay kagashay caruuurteedi

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 7 วันที่ผ่านมา +2

    Gabar uurleh maxey u furmi weysey ma furanto xageed ka keenteen ma kitaab kalaa heysatiin oon Qur"aanka aheyn suratu dalaaq baaba ka hadashey

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 7 วันที่ผ่านมา +2

    NiNKan.Waa..EaLaay.

  • @foozia426
    @foozia426 7 วันที่ผ่านมา

    Wlhy runtaad usheegay garyaqaanad batahay ❤

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 7 วันที่ผ่านมา +1

    wan runta

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 7 วันที่ผ่านมา

    Absolute gabadha warka bilawday
    Maskiin maahee waa doqon.
    Maxaa daba dhigay way arkaysaaye.

  • @khadroabdi2336
    @khadroabdi2336 7 วันที่ผ่านมา

    Waryaa wiilka ha caynina

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 7 วันที่ผ่านมา

    Buskut nin maha hada dhibta ay munira ka hayseey arag Guuri udgone iyo cunto macaan hada ayad hal basal iyo hal tomat pasto kuu cuuni nin gacan adag aya tahay wlh qof xaaskisi oo guriga 24h uu fadhida sida uu galeey dulmigu ma ficno

  • @Maria28832
    @Maria28832 6 วันที่ผ่านมา

    EELAAY SABOOL BEEY AHAAYEEN WALIGOOD TH-cam XOOLO LAGA HELAA MAQLEENEH MARKAAS TH-cam WADA FURTEEN SOMALIA WAA SUN MARKA EELAAYNA HADE GAAJO IYO TUUGSI WAA CADADOOD MARKA BUSKUD NACAS