Qudbadii Marwo Faadumo Siciid U Jeedisey Jaaliyeda Somaliland Ee Gobolka Minnesota.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Please SUBSCRIBE, LIKE, COMMENT & SHARE Our TH-cam Channel
    Facebook - / gobsoormedia
    Instagram - / gobsoormedia
    Snapchat - / gobsoormedia

ความคิดเห็น •

  • @mohnur341
    @mohnur341 4 หลายเดือนก่อน +15

    Fadumo kuwa buka dhagaha ugu shub Somaliland guul

  • @munirkh
    @munirkh 4 หลายเดือนก่อน +23

    Fadumo Siciid waa fariid reer Somaliland ah, 👏🏾👏🏾

    • @mohemedshide3369
      @mohemedshide3369 4 หลายเดือนก่อน

      15:44 15:44 15:44 15:57 15:59

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 หลายเดือนก่อน +13

    Guuuuul somaliland❤❤❤

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 3 หลายเดือนก่อน +2

    Fadumo Saeed actually she is very educated person Guul reer Somaliland 💚🤍❤️

  • @abdulahiali5051
    @abdulahiali5051 4 หลายเดือนก่อน +6

    Naag adag 💚💚💪🏻💚❤️💪🏻💪🏻💚💪🏻❤️

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน +7

    Reer Maraykan Wayhurdaane Alle Hatuusiyo Aamiin 😊

    • @Ayyhh2022
      @Ayyhh2022 4 หลายเดือนก่อน

      ma hurdaan ee waa shanxabo laangaab kkkkkkkkkkk

  • @AragsanAragsanfaarah
    @AragsanAragsanfaarah 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤mashallah guuls somaliland. 💚🤍❤️

  • @SuldaanMaxamedfoodcade
    @SuldaanMaxamedfoodcade 4 หลายเดือนก่อน +8

    That is the true history thank you

  • @AdanmacalinAdanmacalin
    @AdanmacalinAdanmacalin หลายเดือนก่อน +1

    Waa qabyaaladi qof ah

  • @abdirashidismail3397
    @abdirashidismail3397 4 หลายเดือนก่อน +9

    Marwo guul iyo gobonimo inan somalilan d horuu soco

  • @MujtaanMohamet
    @MujtaanMohamet 4 หลายเดือนก่อน +2

    Faadumo siciid waa fariid somalilanderad ah👏👏

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน +4

    Dardaaranka Faaduma Siciid Meel Adagkugunta Reer Somalilandow👌🏾

  • @FadumaAli-g9k
    @FadumaAli-g9k 4 หลายเดือนก่อน +6

    Viva somliland guùl iyo gobanimo guulaysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 4 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allaah guul soomaaliland

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 4 หลายเดือนก่อน +6

    Mnsha Allah momo guulayso

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 4 หลายเดือนก่อน +6

    Marwo nooloow guul JSL faqashta iyo argagixisadu waxba kama bedeli karaan go'aanka badda Ilhaan Cumar na waay dhacaysaa.

  • @MuxiyadiinCraxmaanKoodbuurgums
    @MuxiyadiinCraxmaanKoodbuurgums 4 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan marwo Fadumo Siciid kuugu hanbalyaynayaa sida
    Fiican ee aad usoo xasuusisay
    jiritaanka qaranka JSL OO leh lacag💵/calan/&Ciidan ugaara
    Waana sifadii looga baahnaa wadan jiritaankiisa(JSL✓)

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Tabarikalla jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland guuuul ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nimcosabriye6938
    @nimcosabriye6938 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah fadumo saciid habo macaan ilaahayo madaxaga no raaji fariid duriyadi reer sheekh isxaaq qalabi baqortooyodii Subeer Awal dadki laga beery hooyodey mcn somalilland guul iyo gobanimo ♥️💚💜🤲💔💕👏👏👏👏👏👏💓❤️ we love you my hooyo mcn dadked somalilan power full 💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💖🌺🥰💗😍

  • @NoorAli-ue9wx
    @NoorAli-ue9wx 4 หลายเดือนก่อน +1

    Daayeer laangaab ah weligiiba cuqdadi kama dhamaato!!

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 4 หลายเดือนก่อน

    Istaakh furalaa Illhaan guuuuuuul hadaan nahay wow fodayna viva Illhaaan❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadoabdi5739
    @sadoabdi5739 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qabyaaladii oo qof umuuqaal egweeye Xasbiyalaahu wanicmalwakiil.

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 4 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations Soomaaliland guuuul ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wll waad ku mahadsaneydeen ku biiritaanka,balse waad goosatee iska daa muqdisho wax ka sheegeeda wllo waxey muujineysaa daciifnimadaada ku bixi awoodaada sidaad wax u qabsan laheyd oo heer u gaari laheyd kuma caayee ha i caayin muqdisha dad baa deganee hadaad dadkaas u socotaan cadeysta hadii kale koofur sida adinkuba dad kale oo soomaaliyeed kuula degan yhn baa loo joogaaye cadeyso bareerahaaga ,geesinimadu waa guul afgobaadsiguna waa fuleynimo iyo dib u dhac akh.

    • @raaxoruuxi3296
      @raaxoruuxi3296 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aaad io aaad

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 4 หลายเดือนก่อน +2

    ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 4 หลายเดือนก่อน

      FADHIISO DHULKAA SAMAROON AYAALEH SEEXO

    • @mustafeaxmed8807
      @mustafeaxmed8807 4 หลายเดือนก่อน

      Faqash faqash

    • @kadragood130
      @kadragood130 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @fadumaabdillahi9266
    @fadumaabdillahi9266 4 หลายเดือนก่อน +8

    Watch your language that’s not professional

    • @bahirfarah4605
      @bahirfarah4605 4 หลายเดือนก่อน +1

      You come down lady

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ma ciyaal ayey u sheekenaysaa' Somaliland wax la yidhada may jirin Somalia Soomalibaa leh.

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa tihiin argagixiso soomaali diid ah ee hargesia iyo burco waa somalia midnimada dalka somalia iyo ummada soomaaliyed waa muqadas weeye taasi dhulka ma guuro ee dadka ayaa guura macsalama

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Somaliland Guul Somaliland Guul Somaliland Guul Somaliland Guul Somaliland

  • @ahmedwali4611
    @ahmedwali4611 4 หลายเดือนก่อน +1

    So markaa dhulkaa soo muusan aheyn dhul somaliyeed mida kale halkee ayeynu ku kala go'nay gumeesta uun baa ina kala qeybiyay

  • @djimalehhaybe5851
    @djimalehhaybe5851 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah fadumo wa gabadh so jiida Somaliland guul guul iyo gubonimo keep going

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Halkaynu Kulabaxnay Magacan:
    BILAAD ALUDUG🫲🏽
    Masri Ayaa Sheekadan Iigadhaca has n 1990 in Ethiopia Subhan Allah!

  • @khadijoosman9618
    @khadijoosman9618 4 หลายเดือนก่อน +9

    Wallaahi way igaqoslisiisay soomaaliya hanoolaato waxay u aqrisa sheeka xariir

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Somaliland

  • @dahaboqurux1858
    @dahaboqurux1858 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah tabaraka Allah habaryatay Fadumo Siciid❤❤❤ afku kumo go'o!!! From Borama

  • @faizaabdi3100
    @faizaabdi3100 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cadowga somalilan ha jabo insha allah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 หลายเดือนก่อน +3

    TAARIIKH XALAAL AH KOONFUR INGAA U DOODNEY IN XORIYD QAADATO CHINE INGAA QARAMADA MIDOOBEY UGA DOODNEY CIGAAL BAA U DOODEY OO FAKIRKAA LAHAA

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 4 หลายเดือนก่อน +1

      TAARIIKHDA BEENTA ADIGAA LAGUU AQRIYE NU US 5 DAYS BAAD IGA HOREEYSEE MA 5 DAYS BAA IIGU DOODAY MEEYE SYL MAXAA RABTAA IN AAD XAQIRTO

  • @saadaibrahim2910
    @saadaibrahim2910 4 หลายเดือนก่อน

    Guul Somali ❤

  • @mohnur341
    @mohnur341 4 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland mid jirtay mid jirta mid jiri doonta

  • @HjkHjk-vm8mw
    @HjkHjk-vm8mw 4 หลายเดือนก่อน +6

    Taarikh tooda marka laga waramayo waay muraar dilacaan faqashtu

    • @kadragood130
      @kadragood130 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wahayo Faqshtu? Ciid kasto uu shaqaysay dawladi Ziyad Barreh wa Faqssh..... Issaq BAA uubadnaa wasiiradi dawladii Somalia.....

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 3 หลายเดือนก่อน

    Fadumo indhaha kale qaad wadanka shaqo la aan baa ka jirta.danyarku ma helaal nolal maalmoodkooda.Xasan sheekh waa Dameere iska ilow

  • @abfjxjj
    @abfjxjj 4 หลายเดือนก่อน +2

    subxanallah , miyaanay illahay kabaqayn. SYL XAQAY KU ILAWDEY MARKAY LEEDAHAY ANAGAA XORNIMADA USOO BARINAY TELYAANIGII .WAW.

  • @saadaibrahim2910
    @saadaibrahim2910 4 หลายเดือนก่อน

    Ilhaan cumar ma gaaraysiin Reer Somaliland

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah gull sland❤❤❤❤

  • @hoodoxasan774
    @hoodoxasan774 4 หลายเดือนก่อน +1

    Guuul somalilnad❤❤❤❤❤

  • @KaltounHag
    @KaltounHag 4 หลายเดือนก่อน +1

    May Allah protect Somaliland or Somalia people in USA they are depressed always giving money to fuckin politicians who are very riches , shares holders, millions of lands in a strategic area.

  • @CismanMaxamed-k8i
    @CismanMaxamed-k8i 4 หลายเดือนก่อน +1

    waxay sheegty faadumo siciid waxay sheegty xaqiiqada looga baahanyay muwaadinka dhabta

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maashallah guuuuuuul iyo gobanimo noolow fariid Fadumo Siciid 👏👏👏💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 4 หลายเดือนก่อน +2

    Caqliga hawayin fadumo sicid hadalkagu wa xadis❤

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 4 หลายเดือนก่อน

      Indhaha hawiya kaliya meey arkaan qoladaan darodeey is hayanee kkkkkk. Hawiya Maxaa laga rabaa waa iga kaftan 😂 😂 walaal

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 4 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedAli-cv1yt qoralkayga sifican u eg hawiye ma dhihin ha waayin bn dhahay wll 😁

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน +1

    Marwo Faaduma Siciid ❤❤❤

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 4 หลายเดือนก่อน +1

    Usheeg cadawga maquustayaasha iney udhaanto iney isdaldalaan waayo Somaliland nin jabin karaa madhalan mana dhalanayo Guul iyo gobanimo Alle inasiiyey bey lawada gami layihiin.💚🤍❤️👆✊💪🤲🏽🤲🏽🤲🏽🦶🦶choosteeda cadawga Somalilanders ku ah iyo dalkooda barakeysan🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน +4

    Somalilanders American is in deep Sleep

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน

    LAA’ILAAHA ILALLAHU MUHAMMAD ARASULULLAH IS THEEEE☝🏽

  • @fowziafarrah4007
    @fowziafarrah4007 4 หลายเดือนก่อน +2

    Well said. ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZamzamJama-rv7be
    @ZamzamJama-rv7be 4 หลายเดือนก่อน +1

    Taxiidkanaa Dacalka migtaa siyaaro quruux badaan uu guqoraa🙏

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 3 หลายเดือนก่อน

    Marwo Faadumo Siciid waxayna ogeyn Pharaohs were origionaly from Somaliland!!!.

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah faadumo siciid wageesiyad walee noolow reer somaliland now ilahaan qoomuluud dhulka dabada ugujiido ka aarsada guul somaliland👍💪🤍🤍💚💚💚❤❤

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii aynu SL inta IdoorOromo dago anu usexexno ethio maxa didaya oo anu kaga badalno Somali state

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 3 หลายเดือนก่อน

    Fadumo british guul

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 4 หลายเดือนก่อน

    Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor

  • @AdanmacalinAdanmacalin
    @AdanmacalinAdanmacalin หลายเดือนก่อน

    Calakaad uhorqaadeen hadiidina ooxabashida haraacina

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน

    Waalayna Sabaaxadeeyey Balmaanta Ina Eega halkayinadhigtay Jilicsanaanti Shalay💔

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 4 หลายเดือนก่อน +1

    Eado, Soomaali landta aad sheegi lama aqoonsana, ma gaartid Ilhaan Omar waxay u taagan tahay Soomaali, America, iyo taageerayasheda muslin iyo intii dooratey wbt

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 4 หลายเดือนก่อน +2

    CIISE WUU . MAQ LEEYAA. ZAYLAC IYO.LUGHAYA. WAAD. KIIREEYN. WAD. FIICAN TAHAAY. CIISE. BHUUL. DEH. DHUULKIINII. .SNM. WEEY KIREEY NEYSAA

  • @koosmohamed7622
    @koosmohamed7622 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ fadumo Diciid qof jira oonu ku fano 0 S/land dhaba.

  • @MuxiyadiinCraxmaanKoodbuurgums
    @MuxiyadiinCraxmaanKoodbuurgums 4 หลายเดือนก่อน +2

    1:42 ✓❤J❤S❤L🌸🌸🌸🌸🌸(🌻✓)🌹J🌹S🌹L🌹❤🌹❤🌹❤

  • @IstahilHooyo
    @IstahilHooyo 4 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 4 หลายเดือนก่อน

    Fadumo siciid waxa looga fadhiya qisadii jacay ee ay kadagi weyday gawadhidii muuska ka keni jiray muqdisho

  • @khadram3457
    @khadram3457 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shaydaanka gubta marka quraanka lagu akhriyo

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 4 หลายเดือนก่อน

    Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 4 หลายเดือนก่อน

    Inantaa aad baan ugu bogaa hadalkeeda iyo tilmaanteedaba runtii kalmadeheedu dhegaha dadka somaliland iyo dareen koodaba waxay ku abuuran isusu soo dawayn iyo wadaniyad

  • @ahassanhassan7714
    @ahassanhassan7714 4 หลายเดือนก่อน +3

    Qaldaans are crazy...sma habat ama odayama ciyaal....dad bee badam oo aad u emotional ah...bal maxay ku hadlaysaa hada waxani

    • @koosmohamed7622
      @koosmohamed7622 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 Daarod doqon mawaaye are creasi Ciil qbayall kadhintayal Sol iyo Sanaag anigaale Xudukan wala xidhaya buuqa yarayso bilaa tarix So dhwan bax Argagixiso 'garadllawe' huwan,dawlad gacankurimis socon mayso you are nothig.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 4 หลายเดือนก่อน

      Xaarood are non existing qoom! Thinking they can re write the history in 2024 😂😂😂 too late! Somaliland history are in the books all around the world library s Alhamdullilah!💚🤍❤️

  • @mamohalimoabdiabdilahi1629
    @mamohalimoabdiabdilahi1629 4 หลายเดือนก่อน +1

    Inshallha guuuul somalilsna 😊❤❤

  • @gsiswpq
    @gsiswpq 4 หลายเดือนก่อน

    noolashina kama xumin ee dulmiga iska dhafa 😡

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fariid dad badan oo faadumo iyo Adna Adan oo kale raga noqda

  • @abfjxjj
    @abfjxjj 4 หลายเดือนก่อน +1

    idinkoo ayo ah: intee qabiilbaad koonfur ku timaadeen ma isaaq oo keliya waqooyiga dega. khaaf rabak walaal. ogowna soomaalibaad usheekaynaysaaye. dadkaad lahadlaysa ka garo inaysan warkaagu sal iyo baartoona lahayn.
    caruurtiina cuqdadbaad ku abuurteene macaruurbaa idiin nool

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 4 หลายเดือนก่อน

    Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor jab

  • @khadram3457
    @khadram3457 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maxay la ooyayn kuwan hadalka faadimo gubayaa

    • @mustafeaxmed8807
      @mustafeaxmed8807 4 หลายเดือนก่อน

      Wllo waa faqashtii form garxajis garxajis

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikhdu Iyadaa Isqortay .

  • @mamohalimoabdiabdilahi1629
    @mamohalimoabdiabdilahi1629 4 หลายเดือนก่อน

    Waaaaaaaaw ❤❤❤❤

  • @saja9892
    @saja9892 4 หลายเดือนก่อน +6

    Ilhaan awoowgeed wadankuu xoraynayey markii awoogaa gaalka xambaarsanaa

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 4 หลายเดือนก่อน +1

      Awowged ke makuwi midna musqusha kudhintey isago cararaya kikalena isago cararaya kaneco kuncuntay jungle sarqanka aha raga hubintoda ka gabyi jire awowayasha wa kuwa adku fantid tarikh maba lihidin labadasa idi ah halyeyo miskin

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f 4 หลายเดือนก่อน +1

      Anagu hadaanu nahay Somaliland waataanu ka saxeexnay gaalka aad sheegayso inuu ka baxo wadan kayaga, nalama gumaysan wabina nalagama talaabi jirin sidiina 😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน +1

      Yuu awoowgeed gaal xambaar sanaa darwiish kaad ku faantaa waa awoow geed nin Isaaqa buu ahaa darwiish

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@usern134-h4g Xaarood awawgood waa iyo adeer kood waa Afwaynii Musqusha ku bakhtiyay iyo Moorgan googarad oo diric iyo googarad ku baxsaday

    • @saja9892
      @saja9892 4 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p ma ogtahay moorgan oo hargeysa ka baxay markii xamar dagaalku ka qarxay inay snm soo geli kari weydey hargeysa iyo burco baqdin darteed iyagoo ka baqaya in siyaad bixi waayo oo uu soo noqdo markii siyaad bil sii maqnaa oo ay arkeen inuu moorgan kismaayo ka dagaalamayo bay soo galeen iyagii baana markaas isku bilaabay ilaa markii danbe harti iyo samaroon kala dhex galeen intaba waad ogtihiine dee beebta soomaali wada aragto oo naagtaan weyn qubayso iyo kuwa canshuurta idinkaga uruursada baad iska dhaadhiciseen waana waxaasina adiga oon bay hoos kuu dhigayaan ku darsoo soomaaliya meesha ay ka taliyaan dadkii siyaad shaqayn jirey oo soocan waa isaaqlaand

  • @FadomaSurer
    @FadomaSurer 4 หลายเดือนก่อน

    Habar nacnacle hoogto illaan gadhkeeda xataa magaadhi kartaa iskadaa kongrayske,iigawaran naxaabiistii gooja cade masoofuratay,iskaddaa kongrayskee

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa habar qaraar haayo kaalayo Mogdisha Soo arag ,si kasto u riyo Mogdisho on ku aqoonsan cidi ku aqoonsameyso ,hada masaakintiiba hada kaa sareyso arimahaada oo dhan gacanta ku haysaa ,.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน

    Tolow miyaynaan Wax’akhriyinde?😮

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 4 หลายเดือนก่อน

    Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor jab

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 4 หลายเดือนก่อน +1

    BEENTA. HEEGO NAASDHEER WAATAAS ❤IIBINEYSA. MUWAADIN KA SLND. NOW ❤BADAADII ❤ HADEY. SLND. KUBURBUREYSO. WALAAHAY ❤ ETHIOPIAN ❤. BAD IYO. DHUL MASIINEYNO❤. TAAS. OGAADA ❤ CIDKAATA. OO. DIFAACEYSA BADA. SLND. WAANU. SOO DHOWEYNEYNEYNAA ❤. HADEY. TAHAY. JEYNA. SOOMALIYA. UGANDA. E5C IWM ❤. MA OGOLIN. BADA. SLND. WALAAHAY

  • @KaltounHag
    @KaltounHag 4 หลายเดือนก่อน

    Reer USA way hurdaan Fadumo siccid lacaag dollars 💰 only ayay Ka guranaysa.

  • @ChoukriAbdo
    @ChoukriAbdo 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 4 หลายเดือนก่อน

    Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley Beenaley idoor jab

  • @ahlanahmed8860
    @ahlanahmed8860 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ilhan Cumar iidoor umabaahna dadkeeda iyo saaxibadeed baa ku filan

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 4 หลายเดือนก่อน +1

      Saaxibadeed 🌈🌈SubhanaAllah !xaarood have no shame 😂

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 หลายเดือนก่อน +1

      WALAAHI HAL COD BAA LAGU BADIYAA HAL COD KAMA MAARANTO

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ qabilwade somaliland meel inay gadho marabo ogaada wadibu socod somaliland dib usocoto Cartoxumata waar hoo qabil wade calamadiya heer hebel BAA iguso biiray waa no taagere yaa igusobiray maxa uddiday iswaydi muwadin

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 4 หลายเดือนก่อน

    Heshiska. Ethopia maxaa ka faa iidayaan maxay eyeliner karaan reer Harti ama Somalia 😊

  • @wardahashi6144
    @wardahashi6144 4 หลายเดือนก่อน

    Somaliland ❤❤

  • @Deeqa-wb1el
    @Deeqa-wb1el 4 หลายเดือนก่อน

    Waad magadsantshay marwaay❤

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ kuwa maddaxwayne kala dhawaysanaya dad mangaban ha xusbiyada walakala tagera balse qabil ninka wax kudoonayaw nin waliba waa qabiil

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taariikhdiina haka ilaawina inaa argagaxiso abuurteen si ay koonfur u dhameeyaan waa isla saxanthiin subxaanallah
    Tan kle maxaa Taariikhdiina ka hadashaan dumarkiinana waa kuwaa qaawan ragiinana balwada dilatay isku laabta oo qabyaaladda dhexdiina ka saara dadka dhexdiina ku dulmanna cadaalad u sameeya bal ka dib muqdisho ka hadla... muqdisho adinkaa xusuuusan ee iyaga idin ma sheegaan😂

  • @FadumoIbrahim-b7x
    @FadumoIbrahim-b7x 4 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉😊❤❤❤❤

  • @ismailyusuf415
    @ismailyusuf415 4 หลายเดือนก่อน +1

    ISLAANTAN MA SHAQAYN , WELIGEED MA SHAQAYSO ,
    WAXAY KU NOOSHAY WAXOOGAAGA MAAMULKA HARGAYSA MEELAHAA KA SOO DHACDO ,
    GURI WAYN BAY KA DHISATAY
    MARKAA WAA KU KHASBANTAY INAY DIFAACATO SANDAREERADA H/AWAL.
    .

    • @mustafeaxmed8807
      @mustafeaxmed8807 4 หลายเดือนก่อน

      Faqash Faqash faqash form garxajis habaryoonis bax waryaaaaaaaa.faqash

    • @mustafeaxmed8807
      @mustafeaxmed8807 4 หลายเดือนก่อน

      Bax waryaaaa hrgysa waa caasimadayda sllnd

  • @saadaibrahim2910
    @saadaibrahim2910 4 หลายเดือนก่อน

    40 charci ma hayaan Ee dada beenta ka daa dhaljnyarta haa kuwa bada ku gurmay

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 3 หลายเดือนก่อน

    Lagama yaabo inu dhaco heshiiskaas xaranta ah citiraafna inta cirkukujiro buu kujiraa somaliya gacanteeda ayuu kujiraa e lasoco