HEESTA CALANKA DDS EE SOO DHAWAYNTII MADAXWAYNAHA DDS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • HEESTA CALANKA DDS SOO DHAWAYNTII MADAXWAYNAHA DDS LIVE ON GARAAD WIILWAAL INTERNATIONAL AIRPORT

ความคิดเห็น • 38

  • @abdi_mo
    @abdi_mo 6 ปีที่แล้ว +11

    Jigjiga one love ❤️👏👏❤️🔥👏👏👏
    Aaway reer jigjiga?

  • @hibaaqmaxamed9677
    @hibaaqmaxamed9677 4 ปีที่แล้ว

    Jecliyaa yaa yeey dadkaygii la iga beeray ilaahayoow anoo nabada igeey mar un wadankayga waan u hiloobay ma un in aan cagaha soo jigjiga iinoolaada reer adeerkay ilaahay ha idin gaarsiiyo horumar wacan♥️♥️♥️💋💋🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @pishardipatt8103
    @pishardipatt8103 หลายเดือนก่อน

    Calankaygi saree waliga❤️🦁

  • @khadarabdicali5656
    @khadarabdicali5656 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah guul dds heesta calanka deegaanka somalida ee kaliya waligiina ahaa calanka deegaanka ahaa ✊🇬🇶👑👊

  • @kikikiki821
    @kikikiki821 6 ปีที่แล้ว +7

    Insha Allah wan xorobaynaa. GUUL SOMALI GALBEED 💕😘

  • @AMAIFTIN
    @AMAIFTIN 5 ปีที่แล้ว +5

    Hadad reer jigjiga tahye like

  • @SiciidQaran
    @SiciidQaran 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalidu ku caantahayoo ❤❤Allah Sharafakum dadkaygii

    • @somWAYN5467
      @somWAYN5467 4 หลายเดือนก่อน +1

      JIGJIGA,SOOMAALIYA

  • @fuadamiir6785
    @fuadamiir6785 5 ปีที่แล้ว +1

    I.a guul iyo gobanimo dadkyga i'am from muqdsho we love all

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 ปีที่แล้ว +2

    Ax yaaa heees calanka dds caadi maha guul iyo gobanimo ❤️😍😍

  • @mucaadmoalim4620
    @mucaadmoalim4620 6 ปีที่แล้ว +5

    Qof ikama horeyso dawashaqa calanka we love jigjiga

  • @Waarre
    @Waarre 6 ปีที่แล้ว +4

    Jigjiga wey xuroobi dhawaan inshaa Allaah😍

  • @hussenahmad1663
    @hussenahmad1663 5 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxan kaasoojeeda degaanka oromooda lkn heeskan aad ayaan ujeclahay mashaa allah

  • @sihamhussen8336
    @sihamhussen8336 6 ปีที่แล้ว

    Allahyoow dadkeyga nabadooda dhoowr,somali oo dhan Alloow cisigooda iyo sharaftooda dhoowr Alloow dad kala danbeeyo isku jaha ka yeel.

  • @badkeyproduction239
    @badkeyproduction239 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah DJ CATOOSH wankutaageera sxb qaliyaa hormarwacan ayaan kurajeeynayaa 💪❤🙏

  • @Waryaboi
    @Waryaboi 6 ปีที่แล้ว +5

    Axyaa hees my hommie😍

  • @somWAYN5467
    @somWAYN5467 4 หลายเดือนก่อน +2

    "Sadexdii maqnaana way soo socdaan....." jigjiga, soomaaliya. gaarisa, soomaliya. hargaysa, soomaaliya. jabouti soomaaliya. SOOMAALIWAYN is coming. #Gaalmodow will be OUT.

    • @maanqurxiye1
      @maanqurxiye1 13 วันที่ผ่านมา

      Jabuuti madax banan nimada inaga u ogalanay

  • @mustaphezahal2115
    @mustaphezahal2115 6 ปีที่แล้ว +2

    Brother hore usoco 😍🔥❤

  • @sharmakebadalsky1519
    @sharmakebadalsky1519 6 ปีที่แล้ว +3

    Jigjiga i love you 😍 😘

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 6 ปีที่แล้ว

    dj somali goforward pro we are the number 1 ur suporters never give up
    enemy #dj catosh

  • @cabdireermagaal4716
    @cabdireermagaal4716 2 ปีที่แล้ว

    jah dadkaygii alaw bara keh🤩aaaaaaaaamin

  • @katherabdinaser280
    @katherabdinaser280 5 ปีที่แล้ว +1

    My blood

  • @abdirahmanmohammed3243
    @abdirahmanmohammed3243 6 ปีที่แล้ว +1

    tAlla wan ilmeyee gulow dalkaanagaa no xooreyo barwaqo noga yeel

  • @hussenahmad1663
    @hussenahmad1663 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah

  • @AbdiRisaaqMahaned
    @AbdiRisaaqMahaned ปีที่แล้ว

  • @abokoryare37
    @abokoryare37 6 ปีที่แล้ว +3

    first

  • @nimcoxiis2958
    @nimcoxiis2958 5 ปีที่แล้ว +1

    jigjig iLvoe yuo 😙😑😑💋💋💋💋💋💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @iidhassannuur
    @iidhassannuur 3 ปีที่แล้ว

    Deegankeena somalida Ethiopia ddsi alow no barwaqi

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 3 ปีที่แล้ว +3

      Orodo hargeisa qaaqda latag aader meeshan waa somali galbeed!!!

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestii hore waa la badaley miya ?

    • @khadarabdicali5656
      @khadarabdicali5656 2 ปีที่แล้ว +3

      Heestii tplf waa labadalay bro waxa lasoo celiyay Heestii calanka deegaanka somalida ee uu laha calanka deegaanku guul somali galbeed from jig_jiga 🇬🇶👊👑

  • @zakariyahassan778
    @zakariyahassan778 2 ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴