Hodan Abdirahman Dheere iyo Dalmar Yare - Heesta Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya 'DDSI' | HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 29

  • @TheAguled
    @TheAguled 3 ปีที่แล้ว +24

    Qashin calan amxaaro wata, geesiydii somaliyeed ee 1977, 1964 u dhintay kuwan waa toogan lahaayeen.

    • @Qasaac55
      @Qasaac55 ปีที่แล้ว +2

      1977 laga soo bilaalbo ilaa 30 sano oo kale oo onlf Jabahadaaas walee meel fiican bay dalka soo gaadhasiyeen

  • @abdishakourmuhumed
    @abdishakourmuhumed 3 ปีที่แล้ว +13

    Insha allh hadii aan dunida kusoo noolaado marka uu dalkygu israaco nabadna uunoqdo heestan wan dhegaysan doona waayo heestan waxay u qalanta in dalkena loo qaado calenkana saro loo qaado🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @LpPoi-ll2yb
    @LpPoi-ll2yb ปีที่แล้ว

    Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guuuuul 💪💪

    • @Ddsionelove9
      @Ddsionelove9 ปีที่แล้ว +1

      Ethiopia 🇪🇹 guuuul

  • @Haajirmuse
    @Haajirmuse 2 หลายเดือนก่อน

    From tiktok

  • @sadeali7026
    @sadeali7026 4 ปีที่แล้ว +9

    Dalmar iyo hodan inay heestan qadan way yara diidanyihiin lkn gabi ahaanba inay qadan ma ahayn madama dhulku gumaysi ku jiro xiliigii uku xumaana ay ay ahayd dadka ku calanka ethopia saas u lulayo waxa la yabanahay away damiirkiiiii yaaaab wllhii

    • @zakariyaahmed8286
      @zakariyaahmed8286 2 ปีที่แล้ว

      Heestan bro 2014 eheed markaasna calankaas ayaa jiray wliba Ethiopia ayey hoos fadhiyeen ilaa hda sdoo kle but hda wx wlpo wey I bedeleen mrka hda ayey bedeleen calanka mrka 😢🥺😳😳

  • @bedribeerjacyal4198
    @bedribeerjacyal4198 2 หลายเดือนก่อน

    waxaa tihiin cunsuriyiin kala dilaya somalida 😊

  • @huruseyare367
    @huruseyare367 2 หลายเดือนก่อน

    07/11/2024
    At jigjiga

  • @khadarahmed75
    @khadarahmed75 8 หลายเดือนก่อน

    Old is gold🎉❤😮

  • @iammohamedabukarosman1692
    @iammohamedabukarosman1692 9 ปีที่แล้ว +5

    hodan wll mcnalla kabaq iS ASTUR

  • @barasho24media
    @barasho24media 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi qof somali.ah kazoo calan amxaar sita waa aduunya duub

  • @djajakisofficial2814
    @djajakisofficial2814 2 ปีที่แล้ว

    Boqortooyada Rasuulka uduceye mansha alah

  • @fatximaxamud424
    @fatximaxamud424 2 ปีที่แล้ว +2

    Waw

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 2 ปีที่แล้ว +1

    Rere cabdulale nagag cilami badan

    • @Hamzaabdiwahabibrahim-i7r
      @Hamzaabdiwahabibrahim-i7r หลายเดือนก่อน

      @@anisoabdulaahimaxamuud392 Rer Cabdile iyo heesta mxa iska gale

  • @djajakisofficial2814
    @djajakisofficial2814 2 ปีที่แล้ว

    Boqortooyada barakaysan Mansha alah vevo dds

  • @Ahmethafka
    @Ahmethafka ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @Muud12345
    @Muud12345 6 หลายเดือนก่อน

    Dalmar shuhadadi waa qiyanay

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +8

    Ogadenia💚💙❤ mar un way xoroobi calanka xun Necbiya😡😡

  • @abdirazakcumda3706
    @abdirazakcumda3706 3 ปีที่แล้ว +3

    Lacg hadleeyo am sorry 😞

  • @abdulkadirmoh.dabesa1542
    @abdulkadirmoh.dabesa1542 2 ปีที่แล้ว

    Haal Maliin Xadan Kuu Xelaye Hodaneyy

  • @iammohamedabukarosman1692
    @iammohamedabukarosman1692 9 ปีที่แล้ว +5

    WALAAHI WA DIIIN XUMO TANI

  • @kingamiirka7614
    @kingamiirka7614 2 ปีที่แล้ว

    woo

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 9 หลายเดือนก่อน

      the baste hees dalmar yare hodhan abdirahman

  • @2khanad
    @2khanad 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xataa hadaan itoobiyo jooga maan qaateen calankaan nacalaa Ethiopia ku yaalee?

  • @hanad8226
    @hanad8226 ปีที่แล้ว

    waxa xili uu nin ka soomaliga ahi kala hayn hadaf cad dalkiisa iyo calankiisa doonayana dhuuni oo kaliya

  • @NimcaSamatar
    @NimcaSamatar 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax ax waleee caade qaate soomali kuma yara fanan siyaasi nooc kasta waa dhuuni raaac calankey babinaayan miyuusan aheyn kii lagu leynaayay muwaadininti soomaliyed iyo hooyoyinki soomaliyed iyo dhalinyaradii soomaliyed
    Maekaasey ii heystaan bilaa dhiig aan caqli iyo diin midna laheyn allow xornimaaa kaa barinay iyo inaan gumeysiga ka hoos baxno koley cidna nooma maqne ceelna nooma qodnee