Aaad u weyn runtii dadka iyo dalkaaba way daaleen dulqaadkana wuu ka dhamaan rabaaa waxayaba dalka ka dhacaayo wax lo dulqadan karo maha dadka somaliyeda wa dad ALLE uun og say u dhaqmayaan iyo lalabadooda Amaana ALLAH RABIGAYGOOW gacantaada ku jirnaa no gargaar YAA RABI☝️🤲
@@riixaanriimaas Soomaaliya ayaan leena dal shisheeye kasto tagto laajiyaa ku tahay isagoo sidaa ah ayaanan meel kale ku doorsan karin Alle ayaa na siiyay dal Islaama. Adduunyada kale waxaa arkee walaalo isla dhashay oo kala diin ah sida Erteriyaanka.
Waxaan moodayay in cawa wixi aniga iyo mudalabka na dhex maray ogaydeen lkn waxaad igaga duwanayd allah ha kuu naxariiste Waad dhimatay ana maqayad kale ayan ka so casheeyay 😂
⚠️⚠️⚠️ Allahu akbar ma waxay noqotay wax falalka xunxun laga hormariyo lakin midaa laftigeeda aflaanta gaaladaa maskaxdiina ku shubtay . İntaa wacyi gelin sameeya iskeedihiin ha kasii darina ☝️
The greatest of all time,the most knowledgable ever mohamed scw💯✅
Hee ma liska yeela hee qoralkyga wa aragtay like-na ima saarin isgaro nio 😂😂😂
Liketa naf mey ku galini
Adna is garo subscribe I dheh nio😂
Hi
C😂😂😂❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂
Aniga ma qasaban kugu saara mise asxaan warya horta😢😢
Kusali rasuulka scw scw scw
Scw scw scw ❤
صلي الله عليه وسلم
Scw
Scw
Scw scw scw scw scw
TeaM sheikh musttafa one LoVe 🖤
🎉
Ninkaa mudalabka mustaqbal weyn oo xagga jilliinka ah ayuu leeyahay
Wll kusaliya xabibkena scw
Funny 😂 reer deynile only love🎉❤
😂😂
Oodweyne
Odweyne😂❤😊
mayee mapa gadnaba..🤣😂🤣😂
Dadka markaa si lid ah wax aad ugu xayeysiisid waxay jeclaanayaan inay soo fiiriyaan waxa meesha ka jira❤
Waa xaqiiqo maqaayadaha ka jirta oo dhab ah
Faraska madow has a talent really😂
Kan cuntada lagaqaadaayo meeshaas baa qosol igudishay eti malugusugaa saxamada dad kale lagusiin rawaaye😂
1 like one push up
50 push up wllka video kasosamey😂
Wara 65 push-up
Walalo video ayaa rabnaa 67 ay marosaaa😂
@@OlaOli-d5i wadada kusoo jiraa video ga 🤣
I did 100 push ups last night and the night before. Maxaa iskuheesin 😤
It's funny as always the whole Team Allahu akbar 😂😂😂
Wlh kuwan berka aye icadeyeen 😂😂😂🎉 congratulation guys
Faraska waa jilaa si fiican wax usoo gudbiyah shaqo wacan adeer
Pu. Ahdijjkepshggei 0:52 😊❤royjfkfifjgfo🎉fjfjns😮jfyyyispbz mcjfhd😢hdhfhhndyporrriutjk
10/10🤣🤣🤣 wllhi soo badiyaya
Maqaayada waalan ❌ maqaayadaha somalida✔️
Omg 😳 tan sowtii xafiiska baasabooradda lagu’dilay sowmaaah, mise waa indhohayga.
😭😭maaaha 😂
Be fr
Hhhh haa iyada waye funny mansha’allah
Maantana ninkii dilaa is diley😂
Waa kuwii podcast ga io basaboorka😂😂
Dumarka intay maqaaxiyaha soo galaan noocaa iyo noocyo kle u dhaqmaa wllhy waa bilaa dhaqan
Allahu akbar kolaha 😂😂😂😂😂
Xaqiiq hadii la helo mehrado aan caqabadahan lhyn, dakhli fican ayaa soo gali lhaa
I love these boys. Actually they have talent ❤🎉
Hhhhhhhh is so funny wllhi
Maska Madow waan Ku wataa wllhi
Wlhi qosol ima dhin na😂 Alah dhunta ikala go,dey walhi😂
Maqaahida waalan prt2 please ❤❤
Beerkaa icasaaday 😅😅😅
Magaayada waalan soobadiya quys❤❤❤❤❤❤❤
Allahu akbar. 😂😂😂😂
😂😂😂😂 Wlh dalkeenna dulqaad saaida ayui rabaa
Aaad u weyn runtii dadka iyo dalkaaba way daaleen dulqaadkana wuu ka dhamaan rabaaa waxayaba dalka ka dhacaayo wax lo dulqadan karo maha dadka somaliyeda wa dad ALLE uun og say u dhaqmayaan iyo lalabadooda Amaana ALLAH RABIGAYGOOW gacantaada ku jirnaa no gargaar YAA RABI☝️🤲
@@riixaanriimaas Soomaaliya ayaan leena dal shisheeye kasto tagto laajiyaa ku tahay isagoo sidaa ah ayaanan meel kale ku doorsan karin Alle ayaa na siiyay dal Islaama. Adduunyada kale waxaa arkee walaalo isla dhashay oo kala diin ah sida Erteriyaanka.
Walee majaajilaystayaal waye ragan😂😂😂
Walaahi. Waa run maqaaxiyooyinka somaalia oo dhan baa sidaas ah😂
Ma yaalo walahay😂😂
😂😂😂😂😂😂😂.
Life soomalidhee
Wow waaye short film shidan
Wuu iga qosliyay wlhy
"Ana is dilaya kulaha " isku guda inu dhahayan modaye 😂😂😂😂😂😂
Wn qoslay wllhi😂😂😂😂
maba gadno kan kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣
Al beeerakah😂😂😂
Waa sida maqadaha muqdisho lagu arko😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wadnaha ixnnunay wllg
Bring more 😮
The best il like fraska madow
Wlhi team kan waa wataa maba ka cajiso daadashada muuqaalkan dhoor ayaan daawaday mana ka dhargo wlhi
Maqaayada dadka wal walan😅😅😅
sinko iyo teamkiisa 😂✊
Restaurant of crazy 😂😂😂😂😂
🎉😂 wa film kii ygu goreeyay an ku qoslay hhh
ALAA Faraska NOOLOW YAAKHEY Ha Isdilin Ee AYAGA Dil ADIGA Dartaa Ayaan Ufiirsanayaa Ee😭😭😭
اللهم صلي على وسلم على نبينا محمد ❤
اهم شيء النظافه من الايمان.😂😂😂😂
Aad ayaan uga heley😂😂
Waawax Jira mashallah
Bile TV waxan idinku madcalinayaa dadalka iyo waxkhtiga aad kubixisaan bulshada si aad umadadalisaan waan ka helaya sidaad usoo samayseen film kaan
Aarkuwana dhibadanaa😂😂😂
maqaayada waalan cabsi😂😂😂😂
Haifirinin ee like saar😂😂😂
Aluhu akbar😂😂
Yaaaaaaah 😮
Ragaan waa wataa😂😂ani
😂😂😂😂 waa xaqiiq jirta 😅
😂kuwa lacagta ayaa dhiman hhhjhh😂😂
😂😂war ilen
Faraska Madow tanmatalaa
Kabalyeeri. Haa
Faraska. Ma hubtaa
Kabalyeeri. Haa
Faraska. iikeen
Faraska. Haye iyada mataalo miyaa
Kabalyeeri mataalo
😂😂😂😂😂😂
Adkaatey
Arintaan waa xaqiiqo jirto 😂😂😂😂
😂😂😂maqaayadaan 1xbet ayaa lagu maalgeliyay ayn umaleynaa😂😂
Waxaan moodayay in cawa wixi aniga iyo mudalabka na dhex maray ogaydeen lkn waxaad igaga duwanayd allah ha kuu naxariiste Waad dhimatay ana maqayad kale ayan ka so casheeyay 😂
Wlhi wan qosol 😂😂
Faraska madow is not easy😂😂😂😂
Ala faraskaw qosol baa igu dishay 😂😂😂
Sax waye waa wax magaalada ka jira animahaan
😂😂😂😂😂alla xaraabe badnaa faraska madaw
Kuwan waba funy maqaayad yaaba ka shaqeya dhahay mida kale maqayad nucan waba ku taala magalada😂😂😂😂😂
Wlhi daacad ban u qosly😂😂😂
Gadaal buu ka xumaaday filmka
Waa xaqiiq Marka lagu daahiyo cunada waxan jabiyaa qaadas ama qofka lagu Cabo biyah bash bash😢
😅😅😂😅waa dhinte
Wajiga loquga carar😂😂😂😂😂😂
Sheekadaan Waa mid dhab ah Wlhi 😂
🤣mey anaa isdilaya kuyeen
Hhh ashahaado wll isma qarxinayside
Faraska Madow😂😂😂
😂😂😂qosol hadaa u dhinto bile TV baa ka masuula
Qosol ma ahne fahanka ka qaado sheekada
@@adensomali2053dee waa funny gabadha xaad kuheysata 😮
😂😂😂😂
Al waa gantalka madow 😂
is dil😂😂😂😂lkn dhibkan meelaha qaar wuu ka jiraaa😂
Ka dalabka qadaya wajigisa 😂😂
Asagaaba ubaahan inuu wax cuno
Ayga dil adiga haa is diline 😂😂
Kkkkk Allah akbar 😅😅😅😅
This is funny 😂
Sawirka 2019 😂 la sawiray kulaha
2009kii ayuu idhi😂😂😂
Dhanqankaan somalia miyuu kajiraaa caalamka kumaan arage marka laga reebo meheradaha laxaaqo ama la tirtiro dadkoo fadhiya
Kkk faraska waa wataa
Meeqaalikeuqalmaa😢😢
Funny waaye😂😂
Asc Bile ❤
Qosol iguma harin 😂😂😂😂 lkn waa xaqiiq jirta maxaa kusoo geliyey meshan ado leh aa kaso tagee maqayadaha qaar
Without the music it will be more funny 😂😂😂
⚠️⚠️⚠️
Allahu akbar ma waxay noqotay wax falalka xunxun laga hormariyo lakin midaa laftigeeda aflaanta gaaladaa maskaxdiina ku shubtay .
İntaa wacyi gelin sameeya iskeedihiin ha kasii darina ☝️
Makhayaaadaaas maagdhaaaw beeey iduunki leedaahaaay marku filmku idiin dhmaaadoo 😂
Hhhhhh wax wlbo myl😂😂😂
Part2😂😂