Hadii Adan hadaf laheyn MA Yelan Kartid Dhaqaale😒

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 78

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 ปีที่แล้ว +9

    Ruumiyeey waa hadashey miniiy waano laqadanayo🤣🤣🤣🙏 jazaakala xbbtiy qilafadka qooyskaba waxuu ka bilawda lacag ee gabdhooy shaqeeysta

  • @anisajamac2759
    @anisajamac2759 ปีที่แล้ว +6

    200,10 ayan gursaday anigo 17 ayan jiray wilkayga uwayni mashalaah waa 12 marka waligayba sifican ayan uaqana dhaqslaha oo bisha markan qato waxan kagala hagbad intakalana wan mareya oo xafadan ugu sameya wax wali bisaha bargarka sabayada bankega digaga waxan kunolahay itobiya msgalada diridhaba mataqaan

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 ปีที่แล้ว +1

    Sax sax maanshalah waxaa laysku dhaafay maarayn 0 waa laga fiican yahay

  • @umuabullahi4075
    @umuabullahi4075 ปีที่แล้ว +5

    Waad mahadsantahay Rumney anigu waxan khasarin jiray lacag badan week 8boqol oo yuro 3 cisho waad ilaa talisman waan iska dayaay suqa isbuucan ina wax soo ibsho talaadi baa qatay 6days wax saving kaa sameeyaya 5boqol oo yuro awala dharbaa ku soo ibin jiray kabo dahyada guriga 5baa dalban jiray online kaa bishiiba TAKE WAY MAALIN KASTA 10 yura ku quracan jiray markaa ciyaalka iskuulka geeyo waad mahasantahay sidaas baan ku Socon intaan intaaa ii dhigaantaa baal waliba lacagta kumay jirin taa husband kaligay Bay ahad taa ii soo gashaa shaqada maternity baa kaga jiray dhibtaa wax ii keenay marka yara abahay ayaa lacag lahaa iyo hanti badan sidaas baa bila lixii jaclo uu noqday

  • @soumayasafi8104
    @soumayasafi8104 ปีที่แล้ว +5

    Albayt baytakum wal bintu bintukum

  • @queenasra1432
    @queenasra1432 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin abayo Allaha kaa aqbalo qofkasta meshey ka oomantahay Allaha kawaraabiyo

  • @ayaancarab9996
    @ayaancarab9996 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll jisa kalllah khyran waxan ahy dadka aad u jecel horumarka isla markana kuba noool eee shidalka ka dhigta dhiri gelinta wlhy qofkasta oo mlin idhiiri geliya waxan u aqaana inuu wax wayn itaray alx wll khyr badan alle haku siiyo

  • @nastexomaxamed815
    @nastexomaxamed815 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo tobiga rabay maanta kahadashay abyo pls nosobadi❤

  • @4ksummz
    @4ksummz ปีที่แล้ว

    Aamii n yaa Rabbi. Abaayo macanto Allah hano ka daysto❤❤❤❤🙏🙏

  • @halimaabdirahimmohamed4936
    @halimaabdirahimmohamed4936 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq waye mida❤ love u sister dhira galisadeeyda jazakillah

  • @SahraSiyaad-rd8lj
    @SahraSiyaad-rd8lj ปีที่แล้ว

    Masha allah isku midbaynu nahay allxam alle haynoodaayo Awlaada dhamaan hooyooyinka dhanba hayno inooga dhigo Baari insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimaabdirahimmohamed4936
    @halimaabdirahimmohamed4936 ปีที่แล้ว

    Haa abayo aniga waaan sameeyay alxmdllilh Walibo inta cimrigeena kadhiman iyagana ay mustaqbal dhanwalba ah kagaarayaan an ugu tala galay Ina savin udhigo laga bilaabo hada ay Yar Yar yihiin alxmdllh cimri iyo cafimad allha nasiiyo
    Tankle Waxa igu dhaliyay inaan saving samesto ayaa ka muhimsan o igu daran balse taldaada adbeh muhiim ugu tahay mamoyinka somaliyeed dal ama dibad

  • @aragsanuj
    @aragsanuj ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @ayaancadey3854
    @ayaancadey3854 ปีที่แล้ว

    Please share si hooyoyin badan uga faa.iidaystan maclumagkan

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว +6

    THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE ALL CHEATED PROPHET MOHAMMED SCW SCW SCW ❤️💯

  • @razamualas7845
    @razamualas7845 ปีที่แล้ว

    Aslm aleykum sis JazakaAllah kheir wanada iyo talada fcn, I don't earn a lot but I do safe as much as I can for the future of my kids alhamdulillah thanks again 🥰

  • @umusumaya9350
    @umusumaya9350 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta iso duceya ani sanadkan qorshe ganacsi yar Aya ii qorshaysan in Allah ii hirgaliyo

  • @saadaahmed3132
    @saadaahmed3132 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay sida aad noo dhiragaliso

  • @ayaancadey3854
    @ayaancadey3854 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah ruumiyey hadad meeshi loo bahnaa taabayay ilahay ajar iyo xasanad haka siiyo dumarka soomaliyeed information badan ayay ubaahan yihiin guryeherna waxa Ka buuxa ilmo korka Ka qurux badan maskixiyana ebera ilmo korka Ka soomali muslin ah hoostana Ka dunsan dhaqan Somali aqoon afsoomali aqoon diintana lagula dadaalin ,hooyooyinka soomalida qaarkood waxay Ku fanan caruurtaydu waa caruurta magalada soomalida joogta ugu cayilan , please information noocasa naosoo badi , wlhi ilahay baa soomali Ku soo diray ❤️

  • @zeinabmatan9209
    @zeinabmatan9209 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah welcome

  • @Dhiirigaliso
    @Dhiirigaliso ปีที่แล้ว +1

    Man sha Allah tabarakallah no so kordhiy muqaldan oo kale

  • @Safiyo6767
    @Safiyo6767 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ayeshamohamud6964
    @ayeshamohamud6964 ปีที่แล้ว

    M.a xbbtii Allah ku barakeyo

  • @khadracali334
    @khadracali334 ปีที่แล้ว

    MashaAllah shukran qali

  • @rahanoor144
    @rahanoor144 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah waa saxix❣️🥰❣️❣️❣️

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah istaqfurulah ruumi walal waxba lagama hagran dhaqale shaqo wax walbo ay u bahan yihin lo sameyay hada way ku kibrin carurta wadanki joogay dhaqalo haysan wax barten waa aragnay 😂waliba baris anan heli karin walidkod🤗

  • @zeinabsaid9194
    @zeinabsaid9194 ปีที่แล้ว

    Machallah tabarakallah

  • @soumayasafi8104
    @soumayasafi8104 ปีที่แล้ว

    Masha allaah taparaka rahman ruumi dagan

  • @Milkshake-t2v
    @Milkshake-t2v 7 หลายเดือนก่อน

    البيت بيتكم والبنت بنتكم 😂❤❤❤

  • @queenasra1432
    @queenasra1432 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo sanadki dhamaaday 2di bil oo ugu danbeysay ayaan bilaabay kayd inaan dhigto ajir Allaha kasiiyo xamdi home decor ayaan kuxeranahay ayadana firkadaa kamaqlay 2da qof oon youtopka ugu jeclahay ayaa tihiin

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 ปีที่แล้ว

      Aniba xamdi ku xiranahay illhy hanoo dayo gbdhahena smliyed na dhiiragaliyo

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 ปีที่แล้ว

    Wcs washey mcn jazakallahuqeer

  • @shukrisheekhhassan3287
    @shukrisheekhhassan3287 ปีที่แล้ว

    Maansha allaaha abaayo shukaran qeerbaadeen allaaha hakusiiyo

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell ปีที่แล้ว +1

    Qasab in waxmeeldhigataan hadaba caruur heysato plz

  • @umusalman9043
    @umusalman9043 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah jazaa kalaah kheyr

  • @ruumichannel
    @ruumichannel  ปีที่แล้ว +8

    AS ASXABTA IGU XIDHAN SUBSCRIBE NO SARA SI AN U GARNO 50K THANKS

    • @anisajamac2759
      @anisajamac2759 ปีที่แล้ว +1

      Runey walall walahii aniga aad ayaan udadalaa wayo anigu reer markan galay 20010

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว +2

      @@anisajamac2759 man sha Allah allaha ku barakeyo

    • @HamdaHamda-tj9ls
      @HamdaHamda-tj9ls ปีที่แล้ว

      @@ruumichannel abyo side hadaf loyesha

    • @sahrobarre6537
      @sahrobarre6537 ปีที่แล้ว

      Runey farxad kunolow insha alah

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim8089 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo mcnto dumarka somaliya jooga kaso hadal siday wax udhaqaalaysan lahayeen biil baa lasiiya badanka raashinka ragaa so gada marka sidee biilka subax walba lasiiyo side bay udhaqaalen karaan

    • @saaracawil6745
      @saaracawil6745 ปีที่แล้ว

      Kulamid ahay kasoo hadal runey

  • @zeinabsaid9194
    @zeinabsaid9194 ปีที่แล้ว +1

    Hn xata love ima sartid maha jira

  • @aminahirsi
    @aminahirsi ปีที่แล้ว

    Mahaad sanid wall anigu ad ayaan dhaqala ururinta uga faiday

  • @amminasharif2424
    @amminasharif2424 ปีที่แล้ว

    masha alaah❤

  • @googleinternet9168
    @googleinternet9168 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa barnaamij aad u fiican

  • @umuayman6328
    @umuayman6328 ปีที่แล้ว

    Asc Machaalah

  • @bulshokulmiye8998
    @bulshokulmiye8998 ปีที่แล้ว +2

    Wan ku jec lahiiy hooyo macnto dar ilahiin ilahiy janada ha inaku kul miyo ruun 🤲🤲🤲🤲 noso badi wanada roon tin ka waxan ka jec lahiy wanada ana wax ina no fa idiiso

  • @deqoibrahim6329
    @deqoibrahim6329 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaayo wad mahadsan tahay

  • @nuurahaanmed616
    @nuurahaanmed616 ปีที่แล้ว

    Mashaalah horay usoco wall ❤️❤️❤️❤️

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว

    MashaAllah xabibti hoorey usooco

  • @deeqamohamed675
    @deeqamohamed675 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa talo wanagsan

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo guuleso 😘💕

  • @Sarah-oi6gk
    @Sarah-oi6gk ปีที่แล้ว

    Waa sax waa San aminsanahay

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 ปีที่แล้ว

    Walahi fikrad wanagsan waayo ubadka waxay noqden bila jamacad walahi run waye.

  • @umamustalfo6380
    @umamustalfo6380 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi ruuneey imaheeyga cuntada aad uguwaalan aqli ahaan na dadooda umaqalmaanno😢 ma aqaano sababta 😢

    • @umamustalfo6380
      @umamustalfo6380 ปีที่แล้ว

      Diksiyada aandabkasaaro waatyaabeesaa qoosy iga badan ayaa iga diksiyar

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 ปีที่แล้ว

      @@umamustalfo6380 mnsha allh dheh

  • @amiiraahmed4513
    @amiiraahmed4513 ปีที่แล้ว

    Insha Allah abyo waagaren dadaal garo

    • @abdirahimsalman8699
      @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว +1

      ABAYO QALI ISOO BOOQO PLEASE 🙏 🙏🙏🙏👍👏🎊

  • @MunaKitchen
    @MunaKitchen ปีที่แล้ว

    mashallah saxa waye mashallah ❤️ 😍 ♥️

  • @aishaabdalla8193
    @aishaabdalla8193 ปีที่แล้ว +4

    Asc abayo xamar ban joga 350 ayan qata miilka 25 waxba kama hayo wlhi

    • @caashajaamac5460
      @caashajaamac5460 ปีที่แล้ว

      Wll anba kula mid baan ahaye illaahay hayna waafajiyo sida wacan

    • @salmamohamed256
      @salmamohamed256 ปีที่แล้ว

      Sido kle wlhi lacgtan qaato bisha ayado dhaman ayay eber iga noqotaa

    • @caashajaamac5460
      @caashajaamac5460 ปีที่แล้ว

      @@salmamohamed256 wll waxaynu u baahanahay inaynu ka tashano go,aana gaadhno si aynu ugu yaraan biilkana bisha u gaadhsiino daynkana isaga ilaalino ka bacdi way imanaysaa inay wax inoo dhigmaan walaashen ruumina khayr illaahay ha siiyo waxbay noo iftiimisay

  • @hananapdirisak5783
    @hananapdirisak5783 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh no so badiy waanada ❤❤❤🥰

  • @fardosomohamedfardoso6850
    @fardosomohamedfardoso6850 ปีที่แล้ว

    Ruuney

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 ปีที่แล้ว

    Wllhi aad ayaa umahadsantahay xabiibti dhaqalaha waa wax fican keep going qaaliyeey 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sahraeid7760
    @sahraeid7760 ปีที่แล้ว

    Been taa maha burburka qooska

  • @umuayman6328
    @umuayman6328 ปีที่แล้ว

    Walaal waxan ubaahanahay Whatsapp kaga

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว +1

      Snapkeyga ruumi_kitchen igala so hadal

  • @ubahabdalecali7796
    @ubahabdalecali7796 ปีที่แล้ว

    Xabibti WhatsApp kaga isodir