Daawo: Maansada Gurmad ee Abwaan Gaariye oo si dhab ah uga hadlaysa Xaalada Maanta uu Dala SL Marayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 447

  • @JanankaUK
    @JanankaUK 3 หลายเดือนก่อน +10

    Maba ka Daalo in aan Dawado Abwan Gariye Allaha uraxmado 2024 yaa ila dawanaya

  • @user-gg1vm2cj1y
    @user-gg1vm2cj1y 6 หลายเดือนก่อน +28

    Who is listening in 2024 👆

    • @A.K.A.C.C.A
      @A.K.A.C.C.A 5 หลายเดือนก่อน

      Me Wallhi 😊

    • @Xigmadsidepodcast
      @Xigmadsidepodcast 5 หลายเดือนก่อน

      Iam watching now

    • @abdallaali-dy4lv
      @abdallaali-dy4lv 4 หลายเดือนก่อน +1

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 3 หลายเดือนก่อน +1

      WAAN DAAWANAYAA 2024/05/20❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-wf7ll5mn7j
      @user-wf7ll5mn7j 3 หลายเดือนก่อน

      7❤​@@A.K.A.C.C.A

  • @mubarakabdiismael7229
    @mubarakabdiismael7229 3 ปีที่แล้ว +28

    Rag uu ka dhaxeeyo geel hadduu kala geeyo damac waxaa isu haysa dane, allow garansii nin moog! Allah ha kuu naxarito😭😭

  • @ayaanruun7013
    @ayaanruun7013 4 ปีที่แล้ว +42

    Gefkana bashar baad uteee
    Hadaad ka garowdo qalad
    gobeey cadadeeda taahy
    ✅ alla yaa raxma abwaane😪🤲
    19july 2020

  • @dayibcismaan9045
    @dayibcismaan9045 6 ปีที่แล้ว +25

    Allah unaxariisto Abwaan
    somaliyeed ayuu ahaaye.

  • @mashuurmawliid469
    @mashuurmawliid469 7 ปีที่แล้ว +52

    "wxn godoptiisu hadhin
    gar ad leduhu og yahay
    nin kaaga masuugay gole"
    Alle haku naxariistu gaariyow kaalintaadii wali wa banaantay

    • @khaalidxasan7823
      @khaalidxasan7823 5 ปีที่แล้ว

      Allaw naxariistii jano kawaraabi run sheeg ayuu ahaa

    • @ahmedyusuf5553
      @ahmedyusuf5553 4 ปีที่แล้ว

      Gefkana basharbaad utee hadaad ka garawdo qalad gobbay caadadeeda tahay

    • @abdikanibidixo14
      @abdikanibidixo14 4 ปีที่แล้ว

      Geeeeeeeeeesi buuu ahaaa

  • @jomaomer3948
    @jomaomer3948 3 ปีที่แล้ว +31

    23/actoobar/2020 habeen jimce ah 1:00am alle haunaxaiirTo aabihii umada somaliyeed😍

    • @Axmedkhayre555
      @Axmedkhayre555 2 วันที่ผ่านมา

      2024/9/9 casar isniina 😢

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 6 ปีที่แล้ว +23

    Waxaa gabay lagu saxdaa
    Candhuuftu gaftaa dalqada
    Markuu milil guudka dhayo
    Golxo dhami maaha dhalan
    Marbay gadkaleeto tahay
    Dibnohoo gargariira iyo
    Gangada waxa keenta been
    Wlhi waarun intaasi anaana aakhiro allah la hor istaagaya
    Mohamed xaashi dhamac gaariye
    Alle haku naxaristo

  • @cabdiraxmaanmuuse5935
    @cabdiraxmaanmuuse5935 9 ปีที่แล้ว +29

    abwaan amxamed xaashi dhanac gaariye
    geesi aqoon laad ahad aabihii murtidaad ahyd alle hakuu naxariisro
    fardawsaan ebbe kuwaydiinayaa

  • @ayaanahmed5132
    @ayaanahmed5132 7 ปีที่แล้ว +134

    hadaan guga Kuu Kordhaa
    gabow mooyee ku tarin
    garaad iyo waaya arag
    ogow wax ma dhaantid geed
    alaahu yarxam
    ...aaabo😢😢😢

    • @mohamedessahussein6080
      @mohamedessahussein6080 6 ปีที่แล้ว

      Ayaan Ahmed walee waa xaqiiq ilaahaw u naxariiso Abwaanku tabliiq buu ahaa

    • @Masterking414
      @Masterking414 6 ปีที่แล้ว

      Ayaan Ahmed Ayaan runti Erayadan Wa u riyaaqay

    • @cabdiraxmaancismaanarbe9000
      @cabdiraxmaancismaanarbe9000 6 ปีที่แล้ว

      Naxariisto jano alahu hasiiyo aamin aamin

    • @suhaipapdi4222
      @suhaipapdi4222 6 ปีที่แล้ว

      Wax garad waa apwaan gaariye

    • @GBal-bd4de
      @GBal-bd4de 5 ปีที่แล้ว

      Well done Ayaan. Tuducdii ugu muhiimsanayd baad soo dhufatay markiiba, abwaanad baad noqonkartaa

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 ปีที่แล้ว +17

    Haddan Guga Ku Kordha Gabow moye Ku Tarin wax Garad iyo Waayo Arag ileen waxba Ma Dhantid Geed Legend Abwan Gariye
    12:21 PM 20 April 2021 Ramadan Mubarak 🌙

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 2 ปีที่แล้ว +2

    Xasuuey Wayaheeg allo unaxreso abwan mahmed xaashi dhamac Gariiye

  • @hakeemmusse5561
    @hakeemmusse5561 7 ปีที่แล้ว +37

    Abwaan Hadrawi iyo Abdiqays iyo Gaariye iyo inkale badan ay gabayo u tirinayeen oo lagu xidhxhidayey hadaynan guusha SNM taageereen. Waar isaq We are always support SNM

  • @hamzadhurde620
    @hamzadhurde620 3 ปีที่แล้ว +8

    AllaHa Unaxariisto Abawanka AduunYada Laguma WaDa WaaraYe Walla Kalla HoreYa Un😢

  • @axmedguuleofficialtube5823
    @axmedguuleofficialtube5823 6 ปีที่แล้ว +15

    Hadaan Guga kuu kordhaa
    Gabow mooye ku tarin
    Garaad iyo waayo arag
    Ileen wax ma dhaantid geed
    Murti dhaxal gashay allah haw naxariisto

    • @omarabdirahman90
      @omarabdirahman90 3 ปีที่แล้ว

      Hadaan gu,ga kuu kordhaa
      Gabow mooyee ku tarin garaad
      Ileen wax ma dhaantid geed

  • @safiirka5141
    @safiirka5141 4 ปีที่แล้ว +23

    Waxaan daawanayaa 19 / February/2020
    Time 05:08

  • @abdirisaqfarah8552
    @abdirisaqfarah8552 4 ปีที่แล้ว +23

    “Hadaad gorod diidantahay ku koob dirrirtada gorod ha nicin gobolku kayimid ha giijin xadhkaha ha jarin ha goyn waxa laysu yahay”

  • @abdifatahsheikhahmed
    @abdifatahsheikhahmed 9 ปีที่แล้ว +10

    ALLAH UNAXARIISTO MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE
    DAD BADAN OO QAALI AH BAA INA SOO MARAY AAQIRAASE LOO DHAMAADAY

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 15 วันที่ผ่านมา

    Ale haku naxariisto Adeero 😢27/9/2024 Ale Dalkena Somaliland ha inoo barakeyo ❤
    ❤Amazing Maanso

  • @zakipihi1634
    @zakipihi1634 ปีที่แล้ว +2

    25 08 2023 degaalada soomaalida dhexdeeda illaahi aan rageeni gobta ahaa tusin baa mahad leh. Laascaanood iyo somaliland ba allow nabadee oo huulee soomaliba.

  • @zackosman701
    @zackosman701 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle naxaariistiisii jano ha ku galiyo adi iyo ummada nabi Maxamad SCWS

  • @MahamudAwsalax
    @MahamudAwsalax หลายเดือนก่อน

    Abwan gariye ilaahay naxariistii jano fardowsa ha ka waraabiyo aamiin aamiin

  • @nuuraaabdullaahi4407
    @nuuraaabdullaahi4407 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahy NAXRISTa jano haka warbiyo amiiin

  • @baroakhlaaq1783
    @baroakhlaaq1783 4 ปีที่แล้ว +8

    HADAAD 2020 BISHA JULY 8 DAWANEYSO LIKE SAAR ALLE HA UNAXARIISTO AB MOG LEH AYUU AHA 😢😭

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +2

    2 Aan guur dhex marin .intaan guri wada Furo..hadana Garac Diidayaaa
    Raxmatulaahi Caleyhi. ABWAAN Gaariye
    Iyo ABWAAN. Dhoodaan .aad baab u jeclahay Suugaantooda.

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal1242 ปีที่แล้ว +8

    Allow ha igu aqoon
    Gar leexsana ha iga tagin
    👍👍
    AUN 27 , 1. 2023

  • @Dailyenglishdialogue
    @Dailyenglishdialogue 3 ปีที่แล้ว +11

    24 october 2020 11:39pm 😏😏😢

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 ปีที่แล้ว +7

    aad baan u jeclahay maansadan gurmad naxariistii jano allaaha ka waraabiyo abwaanka

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle hawnaxariisto abwaan gaariye 😭😭

  • @abdifatahmousegasle9818
    @abdifatahmousegasle9818 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariizto mahamet hashi dhamac garie😢🤲
    Inta dawanaysa 2024 like sara☝️

  • @nouhahmed8001
    @nouhahmed8001 8 ปีที่แล้ว +10

    alle janadii fardowsa ha ka warabiyo abwaanka wxba kamuu tagine hadii wx lagu qadanayo

  • @dahaboali1455
    @dahaboali1455 3 ปีที่แล้ว +4

    Allow unxariisoh

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 4 ปีที่แล้ว +2

    ALLAHAW NAXARIISTO MUJAAHID MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE
    HALDOORKII HAL ABUURKA SOMALIDA
    SHALAY RUUX NAGAABAA NAXASH MAANTA SAARANE SAW MA NEEFSANAAYOO KAMA NOOLI GEERIDA

  • @saeedabdiabdulle
    @saeedabdiabdulle ปีที่แล้ว +1

    ALLE HAW NAXARIISTO JANOOYINKA KU ARSAAQO OUR ROLE MODEL MOHAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE🌍🌎🌏

  • @zncabdi2706
    @zncabdi2706 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal cali waraabe ha dhagaysto

  • @khalifabdiawale6655
    @khalifabdiawale6655 11 หลายเดือนก่อน +3

    Gefkana bashar baad u tahay.
    Haddaa ka garaowdo qalad
    Gob bay caadadoo tahay. Yaa salaam 2013 ayaa dhagaysanaa Allow qaladkeena na garan sii ❤

  • @wardanaaji6738
    @wardanaaji6738 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha u naxariisto waxa u aha geesi qaran ilahay naxariisban u waydiinay isaga iyo intii naga baxdayba. Allahu ma amen

  • @zamzamjacfar2440
    @zamzamjacfar2440 3 ปีที่แล้ว +5

    29 / may/ 2021 hapeen jimce ah allah yarxamak albwaan mohamet haashi dhamac gaarriye 😌❤️🥰

  • @deeqhassan3726
    @deeqhassan3726 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahay naxariisti janadii haka warabiyo abwan qaaliya buu ahaa gariye

  • @ciisexasan3930
    @ciisexasan3930 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hakuu naxariisto adeer
    Maxay nin Xabaali haysaaa
    Aduunyooy xaalkaa ba,

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 6 ปีที่แล้ว +14

    gaariyow godka inuu kuu nuuro saaddirku ka tuugnaaye
    guudcadde alle na garansiiyey geeridiisii dabadeed
    baad tahay haddaanse gocaneynaa murtidaad la xabaal gashaye
    geed adag geesiyo ilaahba gabbashada barin baad aheyde
    geestaan doonayo ararta gabey inaan dulucdeed ku ridaa
    garasho hadhey halkey umaddu guda raaceysaaye
    garta raggii feeni yaqiin gabban kama hadhin dabadaaye
    waxaan baroordiiqo gooriyo ayaan kolkaan xasuusto gabayadaadi
    ku gufeeyaa qalbbiga warkii odhan jirey guuleed ifka kama dhamaado'e

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxariiso Maxamed xaashi dhamac gaariye muwaadin ayuu ahaa hadii uu noolyahay maanta ceel af weyn kaligii baa ku filnaan lahaa allow kuu naxariiso

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 2 ปีที่แล้ว +3

    Alh ha u naxriizto🤲

  • @ilameerayso6021
    @ilameerayso6021 9 ปีที่แล้ว +5

    Masha ALLAH yaa Allah naxariistaada jano ka waraabi

  • @guledkilaaz7496
    @guledkilaaz7496 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto mahamad Hashi dhamac Gariye
    رحمة الله عليه رحمة واسعة

  • @abdiqanisalebaan8242
    @abdiqanisalebaan8242 3 ปีที่แล้ว +2

    allha ha kuunaxariito aamin aamin alaan kuuwaydiiyay jano adeer

  • @AminAbdiAli-tk1ox
    @AminAbdiAli-tk1ox 11 วันที่ผ่านมา

    Allah unaxariisto abwaan gaariye

  • @user-so5uw6qv8x
    @user-so5uw6qv8x 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah

  • @Duulaaye_Lyrics
    @Duulaaye_Lyrics 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto Abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye

  • @suldanalimirre
    @suldanalimirre 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u naxriisto abwaan qaaliya buu ahaaye

  • @dhuuxjama1045
    @dhuuxjama1045 3 ปีที่แล้ว +1

    allah ha unaxariisto Abwaan gaariye

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q 2 หลายเดือนก่อน

    ilahay ha unaxariisto abwaan gaariye

  • @teamzaki8880
    @teamzaki8880 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alllah alle hKu naxaristo aabo gaariye

  • @maxamedcisman4343
    @maxamedcisman4343 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah unaxariisto abwaanka wuxuu kahadlayey iminka ayey ahaystaan umada somaliyeed

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 4 ปีที่แล้ว +4

    Allha yarxamak maxamed xaashi dhamac gaariye abwaan qali.ah😭

  • @maxamedabdirahman1685
    @maxamedabdirahman1685 4 ปีที่แล้ว +6

    waa labeenti afkeena abwaan gaariye😍💕

  • @samsamgaas9098
    @samsamgaas9098 4 ปีที่แล้ว +1

    Allayarxamaka raaximiin abtiyo gaariye Alleh godka hkuu nuuriyo

  • @thefantasticone2387
    @thefantasticone2387 6 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye alle naxariista janno ha ka waraabiyo

  • @ridwamoh7282
    @ridwamoh7282 9 ปีที่แล้ว +10

    alla yarxamak alla yarxamak geesi dadka ka baxay 😭😭😭😭😭

  • @mustafenaasir3578
    @mustafenaasir3578 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha u naxariisro abwaaban.gaariye
    Aamin.aamin.aamin

  • @fadxacismancabdi9480
    @fadxacismancabdi9480 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaayarxamak abwaan aan ku aflaxnay soomaalina ay wali banaantahay kaalintiisi qabriga alle hawnuuree
    Dhago uma daloolaan
    Indha male waxlagudayo
    Nabadana dan kamalha .ma

  • @alphaahmed7343
    @alphaahmed7343 9 ปีที่แล้ว +5

    illaahow u naxariiso abwaan gaariye

  • @fadximxmed437
    @fadximxmed437 5 ปีที่แล้ว +1

    ilahay ha unaxaristo abwan ka abwan ka qarniga ee gariye

  • @khadarsheikhmahamud1652
    @khadarsheikhmahamud1652 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto abwaanka

  • @dreamboyfirdh8396
    @dreamboyfirdh8396 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed xaaji dhamac Gaariye

  • @abdiqadirali71
    @abdiqadirali71 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow u naxariiso marxuum gaariye

  • @khadariman4561
    @khadariman4561 2 ปีที่แล้ว +1

    Walee xigmad, maskaxmiirid iyo hadal xariirayn waatan. AHUN Abwaanka.

  • @engayaanleayaanle602
    @engayaanleayaanle602 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay.haw.naxaristo.abwaan.gariye.abwaan.qaliiya.aa.yuu.ahaa.walaahi.isga.iyo.saxiibadi.hadraawi.c.qays.ragqaaliya.aan.mardabe.ina.soomalayn

  • @faysalsiciid7280
    @faysalsiciid7280 5 ปีที่แล้ว +2

    Allh ha kuu naxariisto

  • @xamdahaaruun9962
    @xamdahaaruun9962 3 ปีที่แล้ว +1

    ALLE HAWNAXARIISTO

  • @1junior11
    @1junior11 3 ปีที่แล้ว +2

    Marba gafka looliqaa inaan danta guud murkacan 🙏

  • @faraxxasan5757
    @faraxxasan5757 7 วันที่ผ่านมา

    Inta manta so bookhaty mar labaad 4/9/2024 like ❤😂

  • @user-lt1pj7zd8w
    @user-lt1pj7zd8w 7 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto

  • @MustafexasanMustafexasan-uj3zr
    @MustafexasanMustafexasan-uj3zr ปีที่แล้ว

    Halyay qaran alle ha unaxariisto

  • @samurailegendery208
    @samurailegendery208 6 ปีที่แล้ว +1

    Gaariye macalinkii abwaanada alle ha kuu naxariisto

  • @farxaanxasan3093
    @farxaanxasan3093 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii yidhi Gaal dilow
    Gartiisana si ma maqal
    Xaqsoor nin ku gaadhi kara
    AUN abwaan gaariye

  • @warfaalifeshow7584
    @warfaalifeshow7584 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Ale ha kuu naxariisto, dhaxal baad inooga tagtey

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaنننممم

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +5

    I respect him Allah ya raxmoo

  • @guuledcadami7587
    @guuledcadami7587 2 ปีที่แล้ว

    Rabi ha u naxariisto marxuumka gaariye wuxu ahaaa abwaan wayn oo ka tagay dhaxal wayn

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 ปีที่แล้ว

    Illaahoow kuu naxariiso adeero janatul firdoowsal aclaa allaah swt hakaa waraabiyo 😭😭😭😭😭

  • @mounita1009
    @mounita1009 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto

  • @mujaahidgeele1212
    @mujaahidgeele1212 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha kayeelo inta alle realise kayahay ee NABIGA MICIISA NOQOTA AAAMIIN AAMIIN AAAMIIN

  • @abdiabdi2973
    @abdiabdi2973 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow uu naxriiso abwaan gaariye

  • @mohamedEid-nx6hc
    @mohamedEid-nx6hc 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah allow godka u nuur

  • @abdikhadarhashi2357
    @abdikhadarhashi2357 10 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha unaxariisto , abwaan wayn buu ahaa.

  • @farahninwayn7734
    @farahninwayn7734 3 หลายเดือนก่อน

    Alle hakuu naxariisto

  • @A.zhakur_Cr
    @A.zhakur_Cr ปีที่แล้ว +8

    After 9Yrs still listing❤

  • @user-rv3vq4ht9x
    @user-rv3vq4ht9x 11 หลายเดือนก่อน

    Rabbi ha u naxariisto isha abwaaan gaariye isha allah

  • @farhaancabdidhabarlow2371
    @farhaancabdidhabarlow2371 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle haw naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @oneworld3034
    @oneworld3034 6 ปีที่แล้ว +42

    Kuwa videoga dislike ku dhuftay af Somaliga ma yaqaanan lol

  • @kiikoali6198
    @kiikoali6198 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha u naxariisto Amiin Amiin like guys

  • @user-bx9yg4te7d
    @user-bx9yg4te7d 25 วันที่ผ่านมา

    Ilaahy naxarista jano ha ka warabiyo

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +2

    waa gabyaaga keliya ee aan arkey kiiyo aad uga cadaalad falaya gabayadiisa ee aan wax qabyaalada aanay ka muuqan gabayadiisa allow godka kuu nuur aamiin

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 ปีที่แล้ว +1

      weligii gabay qabyaaladeed muu tirin ina xaashi dhamac.

  • @OmarAhmed-gv5ot
    @OmarAhmed-gv5ot 2 ปีที่แล้ว

    Alle hu naxariisto abwan maxamed xaashi dhamac gaariye

  • @abdinasiircadaad1259
    @abdinasiircadaad1259 3 ปีที่แล้ว +1

    Raboow godka ujanee
    Maxamed xaashi dhamac gaariye

  • @jimcaalehaybe4852
    @jimcaalehaybe4852 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah Haw Naxariisto Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Insha Allah

  • @user-lt1pj7zd8w
    @user-lt1pj7zd8w 7 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto 😢

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah haw naxariisto abwaan gaariye

  • @khaalidsiciid6544
    @khaalidsiciid6544 2 ปีที่แล้ว +2

    Wali wxn dhagaysanaa 31/8/2022. 1:00pm. 😊